#MOMBASA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

КОМЕНТАРІ • 42

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 роки тому +5

    Masha Allah Wariye Sare Ayaanle Guuleso Hanoolato Viva Calanka Somalia

  • @mubarikvivasland676
    @mubarikvivasland676 3 роки тому +6

    Somalida Ganacsiga Illaaheybaa u Barakeeyey Maasha Allah

  • @abdifatahibrahim201
    @abdifatahibrahim201 3 роки тому +4

    waan jecelahay huramarka dadkayga, markasta oo aan arko somali dhul shisheeye wax ka qabsaday waxaan
    xaqiiqsadaa inaan aan nahay dad hal abuur leh, masha allh

  • @SenseQuran
    @SenseQuran 3 роки тому +6

    Anigu waxaan jeclahey inaan kusaliyo Nabiga (scw)

    • @fdama
      @fdama 3 роки тому

      Completely irrelevant comment.

  • @taqwatube1372
    @taqwatube1372 3 роки тому +2

    Mashaa Allah waxaa kuu dhiman magaalada wajeer oo caan ku ah xayawaanka Gariga kaas oo habeenkii soo gala magaalada iyo geella.

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 3 роки тому +5

    Waamagaalo quruxbadan muslimintana kubadan yihiin

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 роки тому +2

    Mashallah mombasa beautiful city

  • @indhososman7854
    @indhososman7854 3 роки тому +7

    Magaaladeydii mombasa maxan u xiisey 🔥

  • @daniistecaqlileh482
    @daniistecaqlileh482 3 роки тому +2

    Maasha allah ha noolaato good news

  • @Mm.ibrahiim2016
    @Mm.ibrahiim2016 3 роки тому +7

    Fikrad kama hesto mambasa lakin somalida alle ha ku amansado

  • @dragonsomalipreezzy4105
    @dragonsomalipreezzy4105 3 роки тому +2

    Sxp wadan adan laheyn ha ku fanin wadan kn kenyA leh

  • @arafoffcguumays6596
    @arafoffcguumays6596 3 роки тому +4

    Ayaanle shaqo wacan ayaad haysa Ilaa Soomaliya ku shub Caasimada waanka ka hiloow

  • @suleimanmohamed3776
    @suleimanmohamed3776 3 роки тому +1

    My 🏙 city Mombasa

  • @mustafeahmed2547
    @mustafeahmed2547 3 роки тому

    Manshallah

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 роки тому

    Masha Allah

  • @mohamedaden3711
    @mohamedaden3711 3 роки тому +2

    M, a Hanoolato

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 3 роки тому +2

    Masha Allah blue and white 😍

  • @hfhdjjtiir4u329
    @hfhdjjtiir4u329 3 роки тому

    Masha allh

  • @ahmedwarsame7449
    @ahmedwarsame7449 3 роки тому

    Manshallah Gaman salaan sare saxib

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 3 роки тому +1

    Ustaad Ayaanle barnaamijtadu waa kuwo xiiso gaara leh

  • @shud600
    @shud600 3 роки тому

    Masha Allah imbw magaladeyda igu salaan

  • @Soloman2001
    @Soloman2001 3 роки тому

    Hanoolato

  • @yarowbashiirsheikh684
    @yarowbashiirsheikh684 3 роки тому +1

    Wer ana wanjogaaye xagee isku aregnaa?

  • @mohamedisse9986
    @mohamedisse9986 3 роки тому

    Markiiti levis radio ayaan ku gedi jirey

  • @meersiissports2515
    @meersiissports2515 3 роки тому +1

    Mahad sanid ayaanle xusen

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 3 роки тому

    1.5m lee ?

  • @hazaamhakim3053
    @hazaamhakim3053 3 роки тому

    Waxyar aya kadubte sxb

  • @abdirizakicic2384
    @abdirizakicic2384 3 роки тому

    Fadlan subscribe #HANOLAATO wa abdirizak IC from cape town +27672531301

  • @abdiabdillahi9179
    @abdiabdillahi9179 3 роки тому +2

    Somalidu hal calan malaha waxad tidhaa calanka somalia sidaasa ku quruxbadan wariye ahaan cunsuriyadana iskadaa

  • @markisshamsudiin9127
    @markisshamsudiin9127 3 роки тому

    Warder heesta maad nagadeesiddee aynu kudaawanee

  • @markisshamsudiin9127
    @markisshamsudiin9127 3 роки тому

    Hana dambaa jinim

  • @iman1527
    @iman1527 3 роки тому

    This song for Asad Hagio

  • @AAhmad-hi4pg
    @AAhmad-hi4pg 3 роки тому

    Afsoomaali waa lau tuntay siiba naagtaan soomaaliyaan ka imid dhehee kkkk masaanaad soomaali ku tahay walee ajnavigu waligood soomaali maba noqon karaan waase iska dhigi karaan kkkkk cajiib badanaa

  • @cabdiraxmaanibraahim2276
    @cabdiraxmaanibraahim2276 3 роки тому

    HaNoolaato,
    Soomaalidu hal-calan ma laha, Calanka Soomaaliya dheh.
    dhex-dhexaadnimaan kugu ogaaye, dhinac kale ha u raran warkaaga.

    • @jacfarcali9691
      @jacfarcali9691 3 роки тому +2

      Somalida calanka buluuga ka dhaxeeya xidigta kutaala tilmaamaysa qaybaha dhulka soomalidu ka koobanya.

    • @cabdiraxmaanibraahim2276
      @cabdiraxmaanibraahim2276 3 роки тому

      @@jacfarcali9691 Soomaalida calanka buluuga ahi kama dhaxeeyo wll, waxaa se wadaaga oo sheegan kara kana dhexeeyaa waa ( Somalia ) inta ku sugan qaybaheeda kala duwan.
      Dawlad Soomaaliyeed ma jirtee, dal Jamhuuriyada Soomaaliya la idhaa ayaa se jira. halkaa ayada fahan bro.

    • @jacfarcali9691
      @jacfarcali9691 3 роки тому

      @@cabdiraxmaanibraahim2276 wall calanka Somali oo dhan buu ka dhaxeeya xidigta kutaalana waxay tilmaamysa 5 soomaliyeed, waad aragtay xitaa dawlad deganka somalida(Somali state) in uu calankodu qayb kamid ah uu yahay kan buluuga ee xudigta cad leh aygo itoobiya katirsan mamul ahaan marka calanka buluuga iyo dastuurka Somalia ba waxay utaaganyihim 5 tii soomaliyed in la mideeyo.