Kuma ayuu ahaa Wasiirkii Siyaad Barre u diray Henry Kissinger ee ka yaabsaday?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 лис 2023
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 75

  • @user-kr9tu4hn8u
    @user-kr9tu4hn8u 8 місяців тому +7

    Ilahay cadaabta haku fogeeyo boqolaal qof oo bani aadama ayuu laayay

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 3 місяці тому +2

    Abdiqaadir Xuseen qaasim Ogaaden aqoon Yahaan waa ninka ugu aqoonbadnaa Somalia 🇸🇴 jaalle siyaad barre uu u doortay

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 8 місяців тому +3

    MaSha'Allaah Aqoonyahan MrRukuub....

  • @cabdalexaji4588
    @cabdalexaji4588 8 місяців тому +4

    Ninkani waxa UU ahaa Yuhuudi ka mid ah dadki Falastiin dhibta weyn u gaystay, Isla markaan dabinnada u qoolayey dalalka islaamka.
    Ilaahay cadaabta ha Ku fogeeyo. Aamiin Dhaha.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 8 місяців тому +9

    Allah cadaabta haku fogeeyo
    Gaal gaal dhalay buu ahaa, Awoowgii Allah ha gubo.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 8 місяців тому

      Amiin yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @salmanhassan1644
      @salmanhassan1644 8 місяців тому

      Wll qofka hadii uu geeriyoodo wixii danbi ah oo hore u sameyay asiga allah ayaa kala xisaabtamaya adiga iska daa hadii marba dunida ka tagay diintana wax ka baro maadaama aad muslim tahay 👋

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal 8 місяців тому

      ​@@salmanhassan1644nijaas buu ahaa cadaabta alle haku fogeeyo qashinka

    • @AliHassan-hb1bn
      @AliHassan-hb1bn 8 місяців тому

      Sxb Kissinger guul darro ayuu udhintay awowgii lagubka, waa ninkii dilkii Cabdirashiid soo abaabulay, wixii madax afrikaan ah ladilayna kadanbeeyey, iidoor waqaashna Soomaaliya ka go-a yiri.

    • @nugaal012
      @nugaal012 8 місяців тому

      Allah ha caabo inta sharka u saaxiib ah ee kufaarta iyo Munaafiqiintaba ah.

  • @nasiraden4628
    @nasiraden4628 8 місяців тому +3

    Dofaar dofaar Dhalay- 100 sano oo xamaan ah ayuu horey issoo- i hope he gets a parts of the naar preserves for Pharos people

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 8 місяців тому +5

    Eex baa lagu siiyey waxan ay ku sheegaan Nobel price?????
    Naartii jaxiima Alle ha geeyo.

  • @advyser
    @advyser 8 місяців тому +2

    Shayaatiinta maasoonka waaweyn baa lagu tiriyaa
    Waa nin yuhuudi ah oo waliba nimanka sida dahsoon shaxda caalamka u dhiga (freemasons) kuwooda waawayn ahaa

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 8 місяців тому +1

    Ninkaan waa sheydaanka ugu weynaa.cadow islam

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p 8 місяців тому +4

    Henry.kinsinger.yahuudi.bakhtiyey.naarta.ilaahay.ha.ku.fogeeyo.dabino.farabe.badan.ayuu.muslimiinta.u.dhigay.ilaahay.naartii.jahanaba.hà.ku.fogeeyo.aamiin

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 8 місяців тому

    Aad baad u mahadsan tihiin dhalinta mm tv.

  • @Salugla
    @Salugla 7 місяців тому

    Dad malaayiin ah ayaa ku sugaya maxkamada Allah walee maantuu hayaa

  • @XusenMaxamad-je6uq
    @XusenMaxamad-je6uq 8 місяців тому

    Muxuu ahaa

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 7 місяців тому

    Wuxuu ahaa Yuhuudi dhibaatooyin badan u gaystay dalalka Muslimiinta, marka waxaan u rajaynayaa in Allaah uu cadaabta ku fogeeyo

  • @Manalhaji584
    @Manalhaji584 7 місяців тому

    Maxaad ka helaysaan ajar ah yahuu waxaad sheegtay baad waydeen

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 7 місяців тому

    Cimrigiisa wuxuu ku dhamaystay Dulmi, Cadaabka Allaha ku fogeeyo Daalimkan weyn

  • @user-ze6nn2wm3h
    @user-ze6nn2wm3h 8 місяців тому +2

    Am sorry, inaad tidhaahdo wuu dhintay baa xaaraan ah.
    Waana guulweyn oo islaamka u soo hoyatay.
    Maantaanay bilaabantay in muslinku guulaysya

  • @austonliifo5796
    @austonliifo5796 8 місяців тому +2

    Kani wax badan ayuu isku qasayaa

    • @mohamedadem4053
      @mohamedadem4053 8 місяців тому

      Sxb
      Maxaaad kafahantay ee uu isku qasayaa soo qodobee waxaad kaga soo horjeedo.
      Nagadaaa eedaynta kaliyaa 😂😂😂😂😂😂😂😂t😂😂😂

  • @nugaal012
    @nugaal012 8 місяців тому +3

    Waxaan micno lahayn ayaad ka sheekeysaan. HK wuxuu ahaa Gaal yuhuudi ah asal ahaan, mana istaahilo in laga sheekeeyo. Bal maxaad uga sheekeyn waydeen Halyeeyada Muslinka ah.

    • @munaahmed2997
      @munaahmed2997 8 місяців тому

      Quranka iyo Siirada Islaamka intii Alle Cizeeyey ee wanaaga iyo kheyrka ka shaqeysay wey ka sheekeyeen iyo intii Furaha Sharta ahaa inla bartana waa muhiim weliba.

    • @nugaal012
      @nugaal012 8 місяців тому

      @@munaahmed2997 Wll. Waa maxay muhiimada ku jirta ka sheekaynta Sharwade caan ah. Waxaa kaliya oo laga sheekeeya markaad is barbardhigayso laba roox oo ilaahay kala family sida Nabi Muuse iyo Fircoon. Laakiin yaad baraysaa HK, muxuuse kaga duwan yahay Tony Blair oo isba ka sii darnaa. Ma istaahilaan in laga Sheekeeyo ilaa aad ku dabakhdo sharkiisa sida diin ahaan cilmiyaysan.

  • @mogamedabdurahman7183
    @mogamedabdurahman7183 8 місяців тому +1

    Waqtigaas aad ka sheekeynasan arimaha debeda ee somalia waxaa ahaa cumar Carte qaalib yaan taariikhda la qaldin iska hubiya wax farabadan oo qaldan baad taariikh ka dhigasaan wax la hubo lasoo fadhhista

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 8 місяців тому

      Waqtigas lama hubo wax wasiir arimo dibad ahaa waxase la hubaa wasiirka qassim oo ahaa macdanta baa loo soo direy newyork lana kulmey henry kissinger oo aha us secretary of state dood dheer bana dhex martey oo netka lagu soo dabacey iskaga celiyey

  • @user-vy4vk7lw3k
    @user-vy4vk7lw3k 7 місяців тому

    Saxiib bal iska hobi 1976 wasiirki arimadabada

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 7 місяців тому

    O'Day Bakhiyey Soomaaliya Guulwacan Shacabka Isaaq Waa S😢

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 8 місяців тому +1

    Henry kissinger wuxuu ahaa xoghayihii arimaha dibada ee america kolkaa 1969kii jamhiiriyada somaliland markey xoriyadii qaadatey wuxuu ka mid ahaa wasiiradii somaliland usoo saxiixey iney somaliland tahay dal madaxbanaan somaliland guul forever insha allah❤❤❤❤❤❤

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 8 місяців тому +1

      Oo somaliland ma Mareykanka bey xoriyad ka heshay mise england???

    • @noorawdoll3128
      @noorawdoll3128 7 місяців тому +1

      Kkkkkkkkkk bal amuurtan daya

    • @MS-vz4ep
      @MS-vz4ep 7 місяців тому

      @@asamadhassan1419
      Xaajiga maxaad karabtaa, taariikhda ha inoo sheegee😂

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 8 місяців тому +1

    Yaahudiy xuun buu aha

  • @caliqarshe4170
    @caliqarshe4170 8 місяців тому

    Wàbaqtiyey emadhiman

  • @abdiroble5107
    @abdiroble5107 8 місяців тому +1

    Ninkani waxyaalo aan islahayn buu isku xidhiidhinayaa. HK wuxuu wasiir u ahaa Richard Nixon iyo Gerald ford. Heshiiskii Camp David shaqo kumuu lahayn.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 8 місяців тому

      Adiga lunsan HK Tv ajnabi baanka dawaaneyaaeyigaoo leh ka mid buu aha dadkii Camp David arinteda keeney hadanu aheynj kii keenba shaqduu doono marka ha hayo

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 8 місяців тому

      Thats tru, heshiis kas waxa mweyne ahaa carter us pres , waa sida shegtey wax bu madaxa isu gelinaya walow uu hadana ahaa ninkii qarnigaan siyasadd amareykanu ku socdo dhiibaa u tagey oo carab dhulka la jarey

  • @bootanmedia6360
    @bootanmedia6360 8 місяців тому

    Henry Kissenger waxa uu nodey Xoghayihii Arrimaha Debedda Mareykanka lataliyaha lix 6 Madaxweyne ee Arimaha Amaanka Qaranka waxa uu ahaa dublamaasi aad looga dambayn jiray masraxa siyaasadda ee caalamka waxa uu dhashay 27 May, 1923 waxa uuna geeriyoodey 29 November, 2023 waxa uu noolaa Qarni buuxa, asalkiisu Waa nin yuhuudi ah waliba nimanka sida dahsoon shaxda caalamka kuwooda waawayn u dhigay (
    Xuseen Qaasim, iyo sida isku kalsoonida leh ee uu ugu jilib-dhigay Henry Kissenger oo ahaa dublamaasi aad looga dambayn jiray masraxa siyaasadda ee caalamiga ah ilaa maantadan na wali la hadal hayo isaga oo in ka badan 40 sanadood shaqada ka sii maqnaa iyo maanta oo uu geeriyoodey
    Xuseen Cabdulqaadir Qaasim, isna waxa uu ahaa Wasiirkii Macdanta iyo Biyaha, isla markaana xiligaas ahaa Sii Hayaha kumeel gaarka ah ee Wasiirka Arrimaha Debedda ee Soomaaliya

  • @abdiroble5107
    @abdiroble5107 8 місяців тому

    "ayaabuu" waa lahjadee, xagee lagaga hadlaa

    • @user-fj8vk5og1q
      @user-fj8vk5og1q 8 місяців тому

      Lahjada - Iyabaa, iyaabuu, - waxa ku hadla Ciisaha Ethiopia dega. Ninkan hadlayaa waa ina Xasan Rakuub oo asal reer Hargeysa ah, isaga aabihii iyo awoiwgiiba Hargesay ku dhasheen dhinacna inaanany u dhaafin baa lag yaabaa. Laakiin reerkoo dhan ayaa beryahan bilaabaya inay lahjada Ciisaha iska yeelyeelaan, xataa Suldaankoodii ayaa bilaabay inuu yidhaaho "iyaabaa". U fiirsada kani wuu ku xejinayaa carrabka "ayaabuu" henery Kissinger...Runtii waa wax laga naxo, waa caalamadaha kalsooni la'aanta, inteena kale aan carruuteena ka ilaashano inay lahjado kale iska yeelyeelaan. Qofna yaan shaki ka gelin inuu ninkani in Xasan Rakub yahay.

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 8 місяців тому

    Alla isaaqow gaal baqtiyay maxaad buunbuuniseen

  • @mahamedcudhi7497
    @mahamedcudhi7497 8 місяців тому

    Dr Cabdiqaadir Xuseen Qaasim weyaan waxuuna aha wasiirkii Macdanta iyo Biya, waxuuna ahaa reer Dhagaxbuur ama reer DDS taas la socda amerika ayuu ku aasanyahay 1999 ayuu geeriyooday

  • @awilwarsameaar4744
    @awilwarsameaar4744 8 місяців тому

    Aqoon yahan Abdirisak iska sax 1976kii Abdiraxman J Barre ma hayn xoghayaha WAS. arimaha dibedda ee waxaa xilkaa hayey
    Dr Omar Arte Kalib

    • @moha.abdi1
      @moha.abdi1 3 місяці тому

      Wakhtiga wasaradu way banaanayd waa markii cabdiraxman jaamac bare loo diyaarinayey kusiye waxa ahaa dr qasim

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 8 місяців тому

    1963 ayey somalia kubiirtey USSR BEENAALE NAHAAB AH WAXA KA JIRA MAJIRTO JAAHIL AYAAD WAREYSATEY

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 8 місяців тому

    Sxb mugeeriyoone wa baqtiyey hadalka iska saax kkkkkk mise wad ka xishoonaysa

  • @abdalehassan4598
    @abdalehassan4598 7 місяців тому

    War criminal ayuu ahaa

  • @sismail120
    @sismail120 8 місяців тому

    Waar nacasnimada nagala taga oo dalkiina iyo waxa ka dhacayaa dadka usoo bandhiga wsydun ka gaabiseen wacyigalinta bulshada

  • @abdalehassan4598
    @abdalehassan4598 7 місяців тому

    War criminal ayaa ku sheegaysaa “Nin gacan kulul”. Ereyada aad dooratay jilicsanaa!!!

  • @cabdigureyabwaanka242
    @cabdigureyabwaanka242 8 місяців тому

    maxaa.ku.jira.inaad.gaal.xunoo.bakhtiyay
    inaad.ka.sheekayso.oo.waliba.islaamkana
    hagardaameeyay.

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 7 місяців тому

    Wax sharafdhaams mas inoogssheekaysaan

  • @majid2968
    @majid2968 8 місяців тому

    Ma 69kiibay dawladii somaliya ku biirtay shucigii

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 8 місяців тому +1

    Fidel Castro ayaa boqol jeer dhaamay.

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 8 місяців тому

      Fidel Castro waa ninkii Somalia
      Buuburiye ..... .ordo haddi aada rapto
      Palastiine aadigu Qabo

  • @user-vy4vk7lw3k
    @user-vy4vk7lw3k 7 місяців тому

    Nin walba waxa urbo ayu iska shega

  • @Bune1963
    @Bune1963 7 місяців тому

    Nacas Buu ahaa.

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 8 місяців тому +2

    Ku bakhtiyay dheh xoolayahow yuhuuda kabaqaadka u ah 👎🏼💩🤮💩🤧👎🏼👎🏼👎🏼

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 8 місяців тому

      Quraanka ama axaadista maku heysaa meel gaal dhintay loo isticmaalay erayga wuu bakhtiyay een la dhihin wuu dhintay? Soo gaal iyo Muslimba erayga carabiga ee dhimasho looma isticmaalo.

  • @abdifatahali428
    @abdifatahali428 8 місяців тому

    Odaygaan yuhuudiga ah in xataa magaciisa la soo qaado mahayn .
    Wax aad ka hadashaan ayaad waydeen.

  • @Manalhaji584
    @Manalhaji584 7 місяців тому

    Waxaad ka ogtahay iska yar shadan buu ah dad badan xasuuqay dowladaha islam isku dirijiray and maxaad ka falanqonaysan galka xunka jahnamo jidkeeda aaday

  • @cabdullahicumar6247
    @cabdullahicumar6247 7 місяців тому

    Xusen cadulqaadir qaasim

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 8 місяців тому

    Miyaad garanaysaan inuu Cigaal NFD Ingiriisa lacag dhulka Soomaaliyeed ka siistay miyaad garanaysaan in Cigaal dagaalkii 1964 haw bilaabay Cigaal wuxuu booqasho ku tegay Kiniya iyo London Qudbadii hay Londaon ka jeediyay ayaa lagu waydiiyay Soomaaliya ka waran wuxuu yidhi waxay dhisaysaa Ciidan aad u xoog weyne oo hay kula dagaalto Itoobiya iyo kiniya oon markaas xor ahay.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 8 місяців тому

    Kuwani waxba kama oga history waana BEENAALE NAHAAB ah FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO