MUUQAALKA GUUD EE LABA DHAGAX ILLAA HURWAA WADANKA HORMARKIISA AYAA SOCDO HADAAN LAXAQIREEYNIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 9

  • @udbiabdi742
    @udbiabdi742 Місяць тому +1

    Waa ku mahadsaantay sidda aad u daneyso so tebiinta horumarka wadanka.

  • @abdulabdi7293
    @abdulabdi7293 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Місяць тому

    Masha allah jidka 30 waadhisanyahay waa kumahadsantahay noo soo badi.

  • @maxamedaadanxasan2106
    @maxamedaadanxasan2106 Місяць тому

    M.a

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulabdi7293
    @abdulabdi7293 Місяць тому

    Taas ba run ah isla caawa bn dawanayay

  • @shukriahmed352
    @shukriahmed352 Місяць тому +1

    Asc habo Grasbaaley nagu soo wareeji bilow ilaa dhamaad waa xiiseyneynaa mahadsanid xaafadaheeda

  • @user-dg2sz3ow1i
    @user-dg2sz3ow1i Місяць тому +2

    assalaamu calaykum walaasheey waan kaaga mahad celinayaa clip walba oo ku saabsan muqdisho lkn caasimadu waxay u baahantahay qorsho wasaarada qorshaynta ma jirto calaamado taraafikada ah iyo magacyo xaafado iyo wadooyin la mid ah aduunka oo dhan waxaa ka jira dayacaad ka timid wadamada Carabta, Afrika iyo Yurub, sidoo kale aaway duqa Muqdisho

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Місяць тому

    Magaalo manoqoneyso ilaa dadkamida magaalada ayleeyihiin unukaaleh hada madaxweynaha gudoomiyaga gobolku waa isku reer loda daka lehn waa dadkii kasoo qaxay baadiyaha waxna waa ka qaban layihiin hadii maanta madaxweyne asn aheey dadka magaalada sheeganaya uu yimaado waxaa laxoqayaa qabyaaladii qurmuuneed ee dadka qaar ku sok caana maaleen marka anigu waxaan dhihilaha gudoomiyaha dadka loda le waxbadan ayaa loo digay laakiin xoog ayeey ku joogaa hooluhu meesha yaa marka dowlad nimo loo sheegana ma caqliga umadaa lycaayayaa?