qiimaha school lada iyo guryaha magalada qaahira masar fadlan subscribe dheh channel ka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 12

  • @fardowsadaganofficial7585
    @fardowsadaganofficial7585 3 роки тому +1

    Mnsha allah hory u soco abayo

  • @Hanan-h4
    @Hanan-h4 2 роки тому +1

    Carrurta tawaxudka qaba iskuladodu waa imeeqo abayo igu caawi jawata hadad garan

  • @kadraadenguelleh2903
    @kadraadenguelleh2903 3 роки тому +2

    Jazakallah abaayo mcnto. Allaha ku dhawro. Ee inchallaha no forget xafada micaadi intaas guryo manchallah oo 3 qol ah oo raqiis ah micnaha 200$ aa lagu sheegay iyo skuulaadka.

    • @shaymasharaf1797
      @shaymasharaf1797  3 роки тому +2

      Haye xayaati inshallah waan kasoo duubaa video diyaar san

  • @maxamedxasanmuumin7813
    @maxamedxasanmuumin7813 3 роки тому +3

    Abaayo Guryaha oodiyaarsan halka qol meeqo waaye Abaayo waan kaa sugaayaa inshaalaah m.a Asc baaay isboobsi waxaan Ahay mid jaamacada karabo jaamacada Al azar ee masar qaahiro m.a

    • @shaymasharaf1797
      @shaymasharaf1797  3 роки тому +1

      Arimaha ardayda jaamacada utimaado qaahira video ayaan kasoo diyaarinaa bari saacadahaan camal kadaawo halkaan asaxaabtadana u share gareey video gaan si ay uhelaan jawaabahooda

  • @ikramdhalawayn2209
    @ikramdhalawayn2209 3 роки тому +2

    abyo qofka raba inuu ka shaqysto se ku imankaraa iqaamadiisa suu ku helaa kasoo waran ado mahadsan

  • @mahamudobsiye5512
    @mahamudobsiye5512 Рік тому

    Asc

  • @samiraa4535
    @samiraa4535 3 роки тому

    Asc