waraysi bbc da soomaaligu ila yeelatay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 107

  • @khadarshide4585
    @khadarshide4585 9 років тому +37

    Walaal sida aad xoolaha aad ugu naxariisanayso ilaaha hakuugu naxariisto maalinta aakhiro iyo aduunkaba aaaamiin ayaan kuu leenahay!!!

    • @ashaaahmed5920
      @ashaaahmed5920 7 років тому +2

      khadar shide aamiin wll abdi malik muse coldon ilahy adunka khayr ha ku siyo akhirana ilhay jannadi ha geyo

  • @Cadnaan07
    @Cadnaan07 9 років тому +2

    Cabdimaalik Waxaan Allaah kaga baryayyaa in caadaabkiisa kaa badbaadiyo adiga iyo dadka kale ee kaalay qaygalay, naxariistan wacan ee Dameerka aad ugu naxariistateen Allaah hadiin naxariisto dhamaantiin amiin.

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 9 років тому +5

    waa arin aad u wanaagsan in loogu naxariisto xayawaanka sxb adigana ILLAHAY ha ka ajar siiyo sidaa aad ugu naxariisatey mayeedhanka.

  • @sundusmdeeq8981
    @sundusmdeeq8981 7 років тому +13

    c/maalik muuse coldon illaahey dartisa ban kujeclahay illaahey xur ha kadhigo bi idnillah

  • @abdikade8509
    @abdikade8509 5 років тому +1

    Jazakallahu khyiran cabdimalik barkallahu fiik wllky Qali allha ino maxariisto damnteemba allhuma amiin

  • @samiradek5987
    @samiradek5987 7 років тому +2

    Wll illhay dartii banku jeclahay wlhi cabdimalig wa lalyay illhy adunyo Iyo Akhiro Haku.naxaristo allh cadowga ha ka qabto wll ✅👌

  • @Shaacuur
    @Shaacuur 8 років тому +2

    mansha allah c/maliksh. muse waa hayay usoo baxay jiilkeena waxaanarajaynaa inuu nodo mid looga daydo camalkan sama falka ah waa nin aanu ku faani karno jiilkeenan
    thank u for doing all of your program/ and we liked it

  • @jrjr1210
    @jrjr1210 9 років тому +3

    mansha allah saxiib wariye waxaad tahay halyeey ajar badan thanks bro

    • @abdisamadmuusa6731
      @abdisamadmuusa6731 7 років тому +2

      masha allah dameerku waa insaan ilahay abuurtay kuna dulman geeyiga somalidu dagto xuquuqdisa wala duudsiya

    • @abdisamadmuusa6731
      @abdisamadmuusa6731 7 років тому +1

      cabdimalik qayr allaha siiyo

  • @faisalkamil5156
    @faisalkamil5156 7 років тому +1

    mahadsanid JAZAKUMULAH KHEYR ma sha allah

  • @Kawsar20
    @Kawsar20 9 років тому +4

    Manshaallaah cabdimaalik ALLAAH ha siiyo ajar iyo xasaanaad

  • @mohamedxaajow1098
    @mohamedxaajow1098 4 роки тому

    Masha allah cabdimaalik illah haku xafido aduun iyo aaqiraba

  • @abdinasirfarah304
    @abdinasirfarah304 9 років тому +2

    masha allah, ilahay hakaa abaalmariyo, i really appreciate your commitment bro.!

    • @aminaqaali1193
      @aminaqaali1193 4 роки тому

      man'sha alaah alhku xafido ajar iyo xasan ad ha kaa siiyo xaywaan kaa aad u gargartay

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 7 років тому +3

    mash allh.alle.hku.janeeyo c.maalik

  • @abdifatahabdulldayib3748
    @abdifatahabdulldayib3748 4 роки тому

    Alle naxaristad ugashay xawaykad
    Hakugu naxaristo oo haka Soo daayo xabsiga xaq darada ah

  • @geeska
    @geeska 9 років тому +2

    Nin baniaadanimadu ku dheerthy! Good job cabdimaalik

  • @sakiaarhotmail
    @sakiaarhotmail 9 років тому +7

    Maasha allaah nin khayr qaba

  • @ikranibrahim6462
    @ikranibrahim6462 7 років тому

    Ah msha allh c/malik ilaahay hakugu naxariisto sad uga naxday xayawanka an hadlayn oo dadki turen

  • @ikraamwanqasheabdi522
    @ikraamwanqasheabdi522 8 років тому

    maasha Allah coldoon aadbaad ugu mahadsantahay wlh dad iyo duunyo waad caawiso allaha ku cawiyo aaaaaaaaamiin.

  • @khalifjama5754
    @khalifjama5754 4 роки тому

    Ilaahay khayr hasiiyo akhiro iyo adunba

  • @samiirosearchchannel2387
    @samiirosearchchannel2387 4 роки тому +8

    Ramadan mubarik somaliyeey Allah dartiis igusaara subscribe isaar like

  • @samirofayah4160
    @samirofayah4160 7 років тому +4

    waar inanka soo daaya LAA'ILLAAHA ILLAAH firiiiiiiiii coldooooooooooon

  • @abdullaahimohamedosmaan5664
    @abdullaahimohamedosmaan5664 7 років тому

    jasakalhu khyr wll cabdialiga

  • @abdullahiyare1904
    @abdullahiyare1904 7 років тому

    mashaa allah allow kuu naxiso cabdi malik aduun v aaqiro

  • @kaafuuyaxye5408
    @kaafuuyaxye5408 6 років тому +1

    Sama falle c.M.Coldoon horay usoco

  • @hoooyoaabo4224
    @hoooyoaabo4224 9 років тому

    masha alah . cabdi malik qeer ilahey hakusiyo amiiiin

  • @fanaxjazakallah6739
    @fanaxjazakallah6739 8 років тому +1

    Jazakallah to all who did all those may Allah guard u to the right path

  • @naasirismaciil2480
    @naasirismaciil2480 7 років тому

    Dar illahay ayaaan kuu jecalahay wllky c.maalik muuse coldoon

  • @dahirdhalxalucky5281
    @dahirdhalxalucky5281 4 роки тому

    Asc rmadhan kareeem
    Coldooon freeeee
    Xuraydada Alloe kuso celi

  • @adeshweye6059
    @adeshweye6059 8 років тому +1

    MASHALLAH!!! walal waxa tahay qof ku dayasho mudan

  • @xamdimaxamuud9635
    @xamdimaxamuud9635 8 років тому

    masha alaah walaal ilshay hakaa amaalmariyo adiga iyo dhamaan

  • @cawaalejaamac5240
    @cawaalejaamac5240 7 років тому +7

    waaa wax lagu fano sii wad shaqadada bro

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse9438 8 років тому +17

    wlh waxyabahan oo kle jaanada baalu galaah

  • @omarhassan7627
    @omarhassan7627 8 років тому +1

    Allaa yacizak...qof nadiif ah...oo damiir leh..

  • @cabdiraxmaancawil829
    @cabdiraxmaancawil829 4 роки тому

    Jasakalah khayar

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 8 років тому

    Masha Allah, Masha Allah Thank you Coldoon..

  • @cshakuurisaaqmaxamedufurow9675
    @cshakuurisaaqmaxamedufurow9675 4 роки тому

    Mshllh c/malik nin karmeed iga dheh

  • @umubukhari1796
    @umubukhari1796 6 років тому

    Masha Allah Illahey haku daayo

  • @kadrahansshi4970
    @kadrahansshi4970 8 років тому

    hadii qofkasta ahaan sidawiilkan Cabdimaalik Somaalidu mayka qaxdeen wadankooda! laakiin waxay u nahay dhamaan danaystayaal!!!!

  • @Gloriouslyupright324
    @Gloriouslyupright324 4 роки тому

    Alxamdulilaah,dad badan oo khayr qaba yaa weli jooga aduunka

    • @darishore814
      @darishore814 4 роки тому

      Haa Xabsi buu kaga jiraa aduunka

  • @mahmoudhussein9363
    @mahmoudhussein9363 8 років тому

    Col. don Alaha Ku xafido sxb

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha3661 6 років тому

    Mnsha allaah jazakumulaah khair

  • @saidnur2555
    @saidnur2555 7 років тому

    C/malik aakhiro iyo aduun ba allaha ku liibaano

  • @umhasan2154
    @umhasan2154 8 років тому

    msha allah wllo ale haku xiftiyo

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse9438 8 років тому +2

    thanks , thanks alot

  • @hamidaskari7946
    @hamidaskari7946 8 років тому

    alle ha ku naxariisto

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 роки тому

    Wllhi dameerkan waankanaxay waxa igu sodhacday wakhti 7 sano laga joogo dameer layga sheekeyay oo ciin daaqay daawana lolayahay🤗😢

  • @Walal-cabdi
    @Walal-cabdi 4 роки тому

    Xuriyadada inaa dib u hesho ayaan rajeynayaa

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 6 років тому +1

    Thanks c.malik allah ku barakeyo nin adag 💖✅

  • @yahyehassan8067
    @yahyehassan8067 8 років тому

    well done Cabdi malik.

  • @tawakalyusuf9676
    @tawakalyusuf9676 7 років тому +1

    jazakallahu kheyran

  • @Abdiwalinadaara
    @Abdiwalinadaara 8 років тому

    waraysi bbc da soomaaligu ila yeelatay
    Cabdimaalik muse coldoon
    Cabdimaalik muse coldoon

  • @iglancaday2480
    @iglancaday2480 8 років тому

    maasha alaah cmaalik jzkq insha alaah

  • @gamuduggalmudug5645
    @gamuduggalmudug5645 8 років тому

    maasha allah Olathe hakudhowro

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 4 роки тому +1

    Waar ninkii dameerka dabiibay ayaa maanta la haystaaa
    Ilahay ayaa cadaaladi agtiisa taalaa

  • @xamdimaxamuud9635
    @xamdimaxamuud9635 8 років тому +2

    waayo hadaad unaxarisano wayawaanka ilahay ayaaa inoo naxariisan

  • @abdulahiomar9794
    @abdulahiomar9794 4 роки тому

    illahey cadowga gacantiisa hakasobixiyo waa mujaahid ducadiina u bahan somaalaay

  • @mohamedaliyare8670
    @mohamedaliyare8670 8 років тому

    ManshaAllah caldoon wad helaysaa wanaga aad sameysay malin aan manta aheyn

  • @omarabdulahi9111
    @omarabdulahi9111 7 років тому +6

    walahi runti dayasho ayaa mudan tahey

  • @umubukhari1796
    @umubukhari1796 6 років тому

    naxariis ledahay

  • @cumarramos
    @cumarramos Рік тому

    coldoon legend ❤❤❤❤

  • @aminablock5034
    @aminablock5034 6 років тому +1

    miskiin xaywanda xuquq dooda maba yaqanin somlida

  • @cshakuurisaaqmaxamedufurow9675
    @cshakuurisaaqmaxamedufurow9675 4 роки тому

    Illaahay habsiga hakaso saaro

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 6 років тому

    Mashallah brother

  • @abdhakiinaxmed1728
    @abdhakiinaxmed1728 7 років тому +1

    mashalah

  • @abdirashiidibrahimmuse5771
    @abdirashiidibrahimmuse5771 6 років тому

    nooolow Coldoon nin qalbigayga Ku weyn ayaaad tahay runtii iyo quluubta umada soomaaliyeed ba

  • @haboonhuseen2079
    @haboonhuseen2079 6 років тому

    Oh wllo ilaahay jannadii ha kaa waraaniyo sida aad xawayaanka ugu gargaartay ax ax damiir laawaha iskaga tagay ayaa danbigaa iska leh

  • @RochelleHa
    @RochelleHa 8 років тому +1

    thank you from the bottom of my heart for what you did for that poor donkey.

  • @seydkatube8065
    @seydkatube8065 4 роки тому

    Masha ALLAH

  • @maxamedclaahi9455
    @maxamedclaahi9455 6 років тому

    Marshall
    Allaah

  • @maxamedmaxamuud9849
    @maxamedmaxamuud9849 4 роки тому

    Waa qiso dhaba waxana lagu jar lugta jaamacada burco

  • @yusufugas8835
    @yusufugas8835 8 років тому

    masha allaah allaha kuu dambi dhaafo

  • @halimaahmed616
    @halimaahmed616 4 роки тому

    Asc

  • @abdnuur8950
    @abdnuur8950 9 років тому

    Mashallah

  • @xamdimaxamuud9635
    @xamdimaxamuud9635 8 років тому

    dadka kale ee kalaqabgalay ilahay wuxuu naguyidhi iskunaxariista hadaad iskunaxarisatiin aan idiin nsxariisaniye

  • @marryjama7368
    @marryjama7368 4 роки тому

    Coldoon ilohow xoriyadisa uso celi

  • @habibomohamud852
    @habibomohamud852 7 років тому +1

    waxaan marqaati ka ahay in aad tahay wiil soomaaliyeed oo ah Muslim gar gaar ka jecel

  • @omarmahamed416
    @omarmahamed416 8 років тому

    janagale

  • @abdullahhhhhggdh1340
    @abdullahhhhhggdh1340 7 років тому +1

    asc

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 8 років тому +1

    waxaan nahay dad u dagaal iyo kala qaybsanani ay dashatay laakiin sheekadani waxay igu abuurtay rajo. rajadu waa in dadka
    nalooshooda la qiimeyo oo aan lagu dacadiyin waajibku weeya islamarkaana in xayawaanka loo naxariisto oo dhibta laga ilaaliyo.
    Badimaalik muuse aad ayaad u mahadsan tahay shaqadaad wado oo aad loogu bahna sii wada

  • @cshakuurxasan992
    @cshakuurxasan992 4 роки тому

    Hadana jeel ayu ku jiraa sama faliii

  • @gulilatwoger7673
    @gulilatwoger7673 7 років тому

    shugraan

  • @hiboharuun9220
    @hiboharuun9220 4 роки тому

    Njko

  • @sahalhuseinali4740
    @sahalhuseinali4740 4 роки тому

    Kkkk

  • @jimmyali2306
    @jimmyali2306 9 років тому

    شكرا اخي

  • @nasroahmed2210
    @nasroahmed2210 9 років тому

    MA had Sanid

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 8 років тому

    Qaliin Dameer lagu Guulaystay hhhhhhhhhhhhhh cajiib

  • @yasminmamaan5775
    @yasminmamaan5775 6 років тому

    Masha allah

  • @greenvedio5018
    @greenvedio5018 8 років тому

    mansha allah