SACUUDIGA O 200 QOF SOMAALI AH WAR KASOO SAARAY IYO TURKIGA O LAGA MASERAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 218

  • @naruurochannel2174
    @naruurochannel2174  5 годин тому +8

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
    chat.whatsapp.com/ETXbOPgsCOpL5SILW2rW8w

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 2 години тому

      200 oo Qof in la dilo waa xasuuq, xataa argaagixisada Somalia ka dagaalanto carabtaa ka danbeeyso, sababto ah in ay Somalia nabad noqoto ma rabaan. Somalia waxa nabada looga daahinaayo waxaa ka mid ah shidaalka ku jiro in aan la soo saarin.

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 45 хвилин тому +2

    Salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warwokayeh2089
    @warwokayeh2089 Годину тому +3

    Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤

  • @maryanmuse379
    @maryanmuse379 3 години тому +12

    Abdullahiyoow ABTI Maryan oo markii aad BUGTEY OO AAD XANUUN SANAD WAA TII KUGARAB TAAGNAYDE see wax ujiraan Abti???!!??????????

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 3 години тому

      🤔🤔🤔🤔🤔😢😢😢😢😢

    • @baarwiil3789
      @baarwiil3789 2 години тому

      Walee Anigu yaa wax weyn baasiya

    • @baarwiil3789
      @baarwiil3789 2 години тому

      😮😮😮😮😮😮reerkaadi Mee walalka😢

    • @umuclahimaxmudumuclahi
      @umuclahimaxmudumuclahi Годину тому +1

      waxaa laga yaba markuu wax walba uqabto inuu video dubo oo uu noosoo gudbiyo wixi cusub
      nin xaskiisa ma cawin waayin wll

  • @aminomacalinbashiir635
    @aminomacalinbashiir635 2 години тому +9

    Taas hanoo danbeeyso allahana soo badbaadiyo
    Ee adiga reerkaaga xageed ku ogthy hoyada umusha oo cisbataal kadaba wareegeeso mawadan kawar dooneen

  • @hakimwais
    @hakimwais 5 годин тому +14

    Laba boqol oo Sucudi aynu inakuna dilno, Safarada Xamar iyo Shaqalaheedana aynu dab qabasino hadi ay qof qudha dilaaan.

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 4 хвилини тому +1

    اللهم صل وسلم عليه وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما ❤

  • @jibriiljessow6783
    @jibriiljessow6783 47 хвилин тому +1

    Waa in dhammaan ummadda soomaaliyeed banaan bax.sameeyaan.Goboladd dalka oo dhan waa in degdeg deg.deg degdeg!!!!!!!!!!!!!

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 години тому +6

    Muxuu inoogu Fadhiyaa MD Hassan Guurgurte Deg Deg haduusan Ugu Duulin wadankaa Sucuudiga oo uusan kala Xaajoonin 200 ruux Somalida uusan ku Hagoogan Isaga hala eryo Madaxweyne inooma Ahaanayo MD Hassan Guurgurte Deg Deg ha Usoo Xaliyo hadii kale madaxweyne Somalia kama Sii Ahaan Karo

  • @snw9257
    @snw9257 43 хвилини тому

    Allahuma Amiin Amiin SCW SCW 😢😢😢😢😢😢😢Illahay ha babaadiyo dhalinyaradas Somaliyeed dawlada uu hadashana mahaysano

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 4 години тому +4

    Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤

  • @AntonioMartial-t4p
    @AntonioMartial-t4p 4 години тому +11

    Siyaad barre aakamaqan soomaaliya wadani waa loo dhashaa

  • @haji_khaliil
    @haji_khaliil 5 годин тому +6

    Illahaybaa somali u maqan

  • @sumeyaa890
    @sumeyaa890 4 години тому +6

    Cabdulahi waxan kuwadiyay away xaskada iyo ilmihi Yara isbitalka kujiray maxakugu dhacay sidan umadxumay Cabdulahi kuguma aragno garab istagaga xaskada oo umul ah

    • @SaynabAxmed-je1zi
      @SaynabAxmed-je1zi 4 години тому +1

      Waan yaabay kamaynaan filayn sidaas wax ku dhacay garan mayno iyo in ay inaga hadalsiinayaan oo uu kaamirada is ka qariyay

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u 3 години тому +1

      Fiyus waye mahan waxkale mabaratan miyaa UA-cam ley inaa war jeceshihin ogyihin

    • @umuclahimaxmudumuclahi
      @umuclahimaxmudumuclahi Годину тому

      oo maxaad rabtaan in uu iddin dhoho waa tan xaskaygii way fiicanahay arka hooyo umul ah iyadaba camero rabin janis u hayn wax fahama khasab miyaa inaad wax walba ogaa tan ar somali baa waa jornaal bilaa lacag ah yahuu

  • @Ayan-mf9yx
    @Ayan-mf9yx 9 хвилин тому

    Waxaanu waa ehlunaar naxariista Allah ka fogeeyey masaakiin utimid gumaadaaya Somalia 🇸🇴 sucuudi waa codowgeena ee hala ogaado 200 oo qof waligeey maqlin tanoo kale yaab yaa Allah masaakiintaas u gargaar.

  • @AJama-d9d
    @AJama-d9d 25 хвилин тому +1

    18 jiro. Qaangaadh. Wuu. Dhaafay
    15 ayaa. Lagu qaan gaadhaa. Goormaan. Shuqulkii. Gaalada
    Qaadanay

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze 35 хвилин тому

    ☝️ALLAH BAA KU DEYNAY INTA DULMIGA NAGU HEYSA

  • @AbdiRahmo
    @AbdiRahmo 3 години тому +2

    Cabdilaahiyow umushan daashay maxad uga tagtay ilaahay kabaq

  • @MaxamedCarab-wg2sj
    @MaxamedCarab-wg2sj 41 хвилина тому

    Aamiin❤

  • @MaryanMaryangarad
    @MaryanMaryangarad 54 хвилини тому

    Walaahi aduunako dhan waxa ka qarason in soomaalidu leedahay abatirasii nayo ah ( soomaali maxamed taas oo ku tuseyaso soomali oo dhan ay isaku aabe tahay maanashallah,dhalinayaradanadan waan ku dhifaaceyana soshal midiyaha inashallahu wiilasheena lama toogan doono

  • @CumarhaybeYackoo
    @CumarhaybeYackoo 3 години тому +1

    1992 waxaa goobaha shidaalka degaanka soomaalia la waday ayay soo weerareen carabihii atagoo dhahaya waxaanu u soo gurmanay dad Muslim ah oo la gumaysto

  • @abdulkadirmohamed4776
    @abdulkadirmohamed4776 2 години тому

    Asc Adeer Somalida la xukumay maxaa sabab u ah in dil lagu xukumo.

  • @Sheeqnuur-p3k
    @Sheeqnuur-p3k Годину тому +1

    Scw scw scw❤❤❤

  • @Secularism25
    @Secularism25 Годину тому

    Where's the link of this news brother i couldn't find it anywhere I'm Saudi born and bred I know the laws there very well

  • @nasiromar7817
    @nasiromar7817 2 години тому +1

    ALLOW SIYAAD BARRE OO KALE SOMALIA U SOODIR OO MADAX-WAYNE UGA DHIG

  • @MsryanCali-vs9mk
    @MsryanCali-vs9mk 3 години тому +1

    Afka hadii aad kalaqaadabo
    Qaladkasta kusoo dar
    Xasan sheikjh
    Ninkaan cunsuriga eh
    Walee like kuumo saaro
    Uff

  • @sahrojamayusuf3045
    @sahrojamayusuf3045 3 години тому +4

    Ilaahay ha ka badbaadiyo masaakiinta la xasuuqayo

  • @maden7818
    @maden7818 33 хвилини тому

    Dadkaas oo la dilaayo maxey sameeyeen oo loo dilaa??

  • @AmiraAbdullahi-ms4ll
    @AmiraAbdullahi-ms4ll Годину тому

    Sacudigu arxan ma leh waa cadow inkaar allah ku ridee🤲

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 2 години тому

    Aamiin ducada allaha inoo wada aqbalo.
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @CabdaleSaleban-n9v
    @CabdaleSaleban-n9v 36 хвилин тому

    Malla sucuudigu go. Aankaa waxa udhiibey gacmo a
    Kalle oo ah heer gal beedka lkn sxb shidaalku Maha wax ah dareere ee waa wax .Fadhiya dhulka hoose

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 2 години тому

    Warka keen cabdulaahi macalim xuseen cidii aaway??? waayaabe aduunyo ma baranka mese shaydaan AA jiro acuudu bilaahi mina shay dhaani rajiim

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 4 години тому +1

    Geesibaa tahaye howbaqan
    Halka xasan sheekh adigaa ku fiican

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 3 години тому +1

    ASC WLLE SHEEG DADKAAN DEMBIGEY GALEEN SOMALI KALIYA MEESHA MA DAGANEE SOMALI BADAN OO DAROOGO XASHIISH JAAD AYEY KU GADAAN SACUDIGA SHARCIGA WADANKUNA SHARCI DIL AYAA LAGU FULIYAA

  • @kiranpath7033
    @kiranpath7033 3 години тому +1

    Emirate ka iyo Saudi guba ma ogola in Soomalia ay la soo baxdo oil🛢,
    Waayo dhulka soomaaliyeed ayaa hooseeya. Ilaa 1974 marking la ogaadey in ay Soomalia ay oil iyo gas ⛽️ heysato wey horjoogeen . Waaney ku guuleysteen Soomalia in ay kala qeyqeybiyaan .
    Jin land iyo jaanland ayey is kugu direen

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 Годину тому

    Dulmi koley aniga kuuguma kaalmeynaayo warka aad tiri parties oo islaamka wax raad ah aan ku laheyn adiga sow ma ahaheyn ninki yiri 200 oo qof 2000 u dila oo weliba ayagoo nool duuga saas ma cadlibaa xagee ka keentay waa diintee waxaas

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Годину тому

    dadkeygoo cabdulaahi qof caadi ah ma, u eko waxbaa ka qaldan salaamaad

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 години тому

    Subxaanallaah Allow xaqah adaa u hiiliya yaraball caallamiin Aamiin 🤲😭🇸🇴💎🇸🇴💎🌺🕋❤️🕋❤️🕋❤️🇸🇴❤️🕋🇸🇴❤️🕋🌺🌴💎

  • @Daadirshidane
    @Daadirshidane 4 години тому +2

    Allow shidaalka khaliika Allow dhankeena ku soo leexi Allow noo gargaar

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 3 години тому

    Bro جزاكم الله خيرا

  • @munahaji8716
    @munahaji8716 4 години тому +2

    ilaahey ha u naxariisto maxamed siyaad bare 🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭

  • @fadumohassan7608
    @fadumohassan7608 2 хвилини тому

    Asc Qbdullahi. Why r not supporting ur wife and baby? U r responsible, be a man and get urself together. It pains me to see maryan so broken😢😢😢. May Allah support her.

  • @hibaqkhalif
    @hibaqkhalif 4 години тому +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @khadara8172
    @khadara8172 2 години тому

    Arab waa dad anan saas u aqli badneen war kaaga waa xaqiiq wll key inshaa ALLAH qeyr wadambeeya

  • @Test-ui4ee
    @Test-ui4ee Годину тому

    Arintaan waxey u eg tahay in M Xassan sheekh iyo Madaxda Sucuudiga ay ku yiraahdeen Jooji qodista shidaalka Xassan sheekhna uu diiday, Marka jawaabtii Sacuudiga wataan.

  • @sahrasadabdi-pm3jt
    @sahrasadabdi-pm3jt 3 години тому

    Ilaahay ciqaabtii aduun si day daga ha u keeno sucuudiga amiin

  • @yahyeibaar6089
    @yahyeibaar6089 3 години тому +4

    Ànaga oo soomaali ah ayaan dhexdeena halmar iska dilnaa boqol iyo ka badan markaa waa ku dhiiranaayaan shisheeyaha inay dilaan

  • @Maxamedcumar-f8h
    @Maxamedcumar-f8h 47 хвилин тому

    Areer.lewaaa.sacuudiga

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 Годину тому

    kama amuseyno waan dacwayneynaa oo UN Ayaan gaarsiineynaa

  • @nimconadar8114
    @nimconadar8114 5 годин тому +3

    Xaaaskaadii meel ku sheeg dadkale ah u doodine 😊

    • @JdndHdjdjsn
      @JdndHdjdjsn 5 годин тому

      ❤❤❤❤😂😂😂😂😢😢😮

  • @snw9257
    @snw9257 40 хвилин тому

    Mujaahidintas waxay ka walanayan shidaalka la soo Sarayo ayey ku xunyihin cadawga umada musliminta

  • @AJama-d9d
    @AJama-d9d 26 хвилин тому

    Somali dalkoodii. Ayey. Gubeen
    Markaasay. Aduunka. Mooryaanimo. La waregayaan
    Sharci ayey. Umadaha. Aduunku
    Leeyihiin. Ay wadamadooda ku
    Ilaashadaan

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m Хвилина тому

    Somali dowlad malahan wey udhamatay may kahadlan dowlad kushega majirte somaliya cid kahadleyso majirto

  • @MarimAli-b3p
    @MarimAli-b3p 5 годин тому +1

    Waa ka xumahay walaahi

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 4 години тому +1

    Abdulahi good news a ku haya calamka dacwo a laga gudbiyay arintan wa ku mahadsan tahay.

  • @RoblehMako-f2r
    @RoblehMako-f2r 3 години тому +1

    Amiin amiin amiin

  • @MaryamaAliCaamir
    @MaryamaAliCaamir 48 хвилин тому

    WAAR. INTAAD SUCUUDI IYO WAR AANAD HUBIN. OO XAQIIQO UHAYN. KAHAD LAYSO MEE REERKAGII UMUSHII IYO ILMAHAGII HOSPITAL KUJIRAY MAXAAD UCAAWIN WAYDAY

  • @4ktsalah
    @4ktsalah 25 хвилин тому

    Hassan ayaa bilaabay waa wax nalaga arkay safaarada sucuudiga ee xamar ha la halo dila waxii carab ee jooga dalka

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز Годину тому

    Walaaaloow ilaaah ka cabso waxaaa kuhad layso satus ala yooma qiyaama 200 in ay kuxukuman yahiin qaar aan qaan gaarin yaa kuu sheegay hubso xataa safaarada aan ka ogaaday way jirtaa laakiin200 xata 50 ma maqlin waa dadka kashaqeeyo safaarada ma ogo qof dhee dheel loomadilo ilaa wax alaah uku am ray sida quraaan ka ilaah halaga baqo

  • @elminaahmed1070
    @elminaahmed1070 Годину тому

    FARMAAJO TUUG BUU AHAA AMXAARO DALKAN SIINLAHAA KURSI KUDOORSANLAHAA EE HANOOSHIIGIN DEKEDAHA NINKII SIIYAY XABASHI .

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 3 години тому

    xasan sheikh iyo asxaabtiisa waa mashquul wax ee booban ku maqan yihiin

  • @AhmedYusufmoumin
    @AhmedYusufmoumin Годину тому

    War sacuudiyaanka ee somaliy yimada unban kajaraynaa oo laynaynaa

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 години тому

    Allow naga qabo raball caallamiinow naga qabo Subxaanallaah xasbiyallaah wa nicmo wakiil 😭😭

  • @IbraahimOsmaan-m2t
    @IbraahimOsmaan-m2t 2 години тому

    Baro 15sana ayaa lagu qaan karaa iyo kayar markaaa. Dhahay dad musliminaa 18sano gaalada ayaa ku qaan kaarto
    Mida kale sucuudi dowlada ka shqeeeso waa yahuud iyo ilma mareekan

  • @AhmedShido
    @AhmedShido 2 години тому

    Maxeeye Sameeyeen Dadku ?? AWaayeye Safaaradii Somali weyn??? SOOMAALIYA WEYN safaaraded ?? Sacuudigu??sacuudiga Safaaridiisaah Mogadisho Ka GubeenaDig Dign Dignii Sacuudiga????????????????????????????????

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 3 години тому

    Amin Allow noosoo leexi sacuudiga tasi iyuu nalaga xarbinaya Somalia wa ina Walaaleheen Tukiga anu uogolaano inay imcadayada inoo soo saaraan 🤲🤲🤲 amin Allaha ha inoo hagaajiyo oo Somalia mid hanoqoto qabiilka cansar ama cudurka kaanserka kunoqotay haan iska saarno let as United Somalia let as 🛑 stop qabiil please haanu iskadhaafno wax qabiil la dhaho oo Somalinimo iyo walaaltinimo haanuku dhaqano nabad iyo caano haanu kunoolaano wabillahi tawfiiq 🤲🤲🤲 Allah Somali oo dhan bogooda buracad isumariyo Allahuma amin 🤲🤲🤲

  • @hamdiabdi624
    @hamdiabdi624 Хвилина тому

    Tiisa daryela tu kale ku dara cunugagii ispital ku jira war kama haysid sucudugu ha no dambeye Maryan garab istag oo ka war hay wll 😢

  • @aishamohamed5469
    @aishamohamed5469 29 хвилин тому

    walaahi kuma dha aan arinkaas sacuudiga been habartooda

  • @AsiyaBerger
    @AsiyaBerger 2 години тому

    Sheikadan Somalia yaa foororta horaan u maqalay, oo yaman isku haysteen. Tan 200 boqol inay yidhaahdaan qoortaan ka jaraynaa, isagaa laga arkay mdx weyne ku sheegaad sheegaysid. Xasan sheikh shaqsiyad ma leh. Bal muxuu ka odhan

  • @مريمالصيعري-ج8ر
    @مريمالصيعري-ج8ر 4 години тому

    Salallahu caleyhi wasalim ❤

  • @cabdicumarmaxamed2381
    @cabdicumarmaxamed2381 3 години тому

    Walal soomaali ayaa ku maahmahadaa ishiis laga.arke ushiis lagu tumaa marka walal soomaali isheed laga arkay kii shala soomaalida tuugsana maant meel walba haku laayo balse mar ubnaa la xisaabti doonaa

  • @XaawoCllaahi-ou9bl
    @XaawoCllaahi-ou9bl 4 години тому +1

    Allaha badbaadiyo

  • @rodaali169
    @rodaali169 3 години тому

    Ilahay ha u sahalo somalidaa oo ha ka badbadiyo,

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj 3 години тому

    Maxay fallen oo lagu dilaya?

  • @RoblehR.a.j.
    @RoblehR.a.j. Годину тому

    Waxan ka xumahay sida ay soomalidu uga qusanlayihin,. Dhamaan dawladaha carbeed waxay xoog uga xumaan badan yihiin kana cansiirsanyihin yuhuda.. EE safiirka jooga Riyad ha dadaloo, hadu Karina xafiiska ha soo xidho oo xamar ha Iska yimad''' car...car..car..kuma dhacdo carabii dhamaanteed

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 3 години тому

    ان شاءالله

  • @yahyeibaar6089
    @yahyeibaar6089 3 години тому

    Dadkaas allaha badbaadiyo

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 4 години тому

    SUCUDI IDIN MA MADAB TAKOORE SOOMALI AYAGAA BA IS MIDAB TAKOORO DAD MUSLIM AH O SOOMALI AH AYAA DAHTHAN MIDGAN IYO JEREERWEY IYO LANGAAB.MAASHAALAH SUCUUDI SURKA HAKA WADA JARO

  • @مريمالصيعري-ج8ر
    @مريمالصيعري-ج8ر 4 години тому +1

    Allow badbadi Adiga Awod lehe

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 4 години тому

    Allah haa ugargaro walalehen insha allah

  • @maxamudmaxamedbare6995
    @maxamudmaxamedbare6995 2 години тому

    Allow nabadyeel wixii cadaw haysto

  • @CabdiMaxamuud-ov6us
    @CabdiMaxamuud-ov6us 3 години тому

    Waad.ku.mahadsantahay.sida.qiirada.leh.ee.soomaalinimadu.ay.kuugu.wayutthaya.somilitary.&.sucuudiga
    Waa.in.ay.xiriir.danbe.lahaanin.adiguna.sucuudiga.waxba.dacwad.kaagama.samayn.karound. xiriika.haloo.jaro.hana.laga.hortago.arrintan

  • @wabaxa
    @wabaxa 5 годин тому +2

    MA WALIYAAD SO HADLEESAA ALLOW DUCADA IGA AQBAL OO
    NINKAAN KU RID CUDUR XUN AMA GURISA DHAXDIISA CEEB UU KAGA MASHQUULO CEBEENTA DOWLADA SOMALIYA KA SII

    • @liibaan8210
      @liibaan8210 5 годин тому +1

      Wll maxa laga sameeye

    • @fartuunmohamed1062
      @fartuunmohamed1062 5 годин тому +2

      Habaarame hoostaada ka hel xaasidnimada adiga Allah ha kugu celiyo aamiin

  • @MaslaxMideeye-yo9
    @MaslaxMideeye-yo9 4 години тому

    Ilahey baan ku dhaar taye sacudiga 200 qof oo somalia 🇸🇴 hadey disho 2000 oqof Ban ugu badli doon naa in

  • @abubakarhaji5722
    @abubakarhaji5722 20 хвилин тому

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 3 години тому

    Sax agamawada go’do 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @rodaali169
    @rodaali169 3 години тому

    Asc mahadsanis Scw walal aduguna ku Sali anga un baad na tidhahdaa ku saliya nabiga

  • @maxamedcabdulahi-q1i
    @maxamedcabdulahi-q1i 3 години тому

    Madhici karto waan kuduu leynaa hadey dhacdo

  • @Abz_146
    @Abz_146 3 години тому

    Warsucudiga hanagu dirina maxay sameyen dadka lolaynaya runta ka sheeg miya layska layman run Allah Og Subhanalah

  • @exenjoya
    @exenjoya 2 години тому

    Waan kula qabana saxiib arinkan sida aad ugu hadashay

  • @FatumaGambes
    @FatumaGambes 4 години тому +1

    Scw

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d Годину тому

    Carabta waa cadow shidaalka ha lanaloo soo saaro

  • @Test-ui4ee
    @Test-ui4ee 22 хвилини тому

    Hadii ay dhacdo in la dilo dadkaan , waxaa dhici doonta meelkasta in lagu dilo Soomaali!

  • @sahroosman2119
    @sahroosman2119 2 години тому

    Maanta soomaaliyeey dadkaa sida foosha xun loo dilayo hadaynaan ka dhiidhiyin oo aynaan ka mudaharaadin oo aynaan dhihin kumanaan sucuudiyaa u dhimanaya soomaliba yaynaan sheegan meel walba halaynagu cuno

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 години тому

    Aaway maxaa cadeeyn haaysaa bro

  • @habibohussein2019
    @habibohussein2019 3 години тому

    Adaa mudan

  • @sumeyaa890
    @sumeyaa890 5 годин тому +1

    Somali allaah umaqan

  • @somaliyeymidnimo8529
    @somaliyeymidnimo8529 4 години тому +1

    Sucuudigu wuu na midab takooraa ka na yeeli mayno ugu yaraan Afkeena ayaan malaynaa.

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 3 години тому

    Hala laayo Somali ayaga dalkoda qabil ku difaca oo tuugoda halyey uyahay adiga xitaa c/laahi qabilesta tahay ee laftirkaga hada masar qalad ka gasho muftiga ha ku dhiiban Somalia asxan malahan hala laayo siiba rag is ku sheega oo qabilka ka buuxo mesha nin somaliyed lagu arko hala kufsado dil waba dhawyahay I guul sacudiga 🇸🇦🇸🇦❤️ laya

  • @Shirwac-pw2yo
    @Shirwac-pw2yo Годину тому

    wariye isku xisho waxa aad tebineyso ka fiirso.Shidaalka sacuudigaa nagu soo shubmaya.kkkk.dhulku digsi miis saaran ma ahan.