Zakariye ayaantan waa lugu waayay barnaamijkaagii soo badi kuwan qosolkaa ah reer burco waa dad talent ilaahay hadalka u siiyay caadi matihiin joogoo jira
Ninkaan marka uu qof iyo aabihii isku dirayo asaga dantiisu waa video inuu ka duubto waxa ka dhex dhacaya laba qof oo is dhalay si uu views u helo lacagna uga sameeyo balse qofka u duubaya ee camerada hortiisa isku bahdilaya waalidkiina ka wal walsiinaya waa kuwa rag lamoodka ah...
Wa Funy Odaygu Kulaha Girgiran Ku ibinayaaye Dhuxulayso Inta qososhay Like Sar👍🏻
War dee aabo waynu Dhaxomoneynaa Naag beynu rabnaa Fuuny waaye wllhi 😂😂😂😂😂
Wax funny ah kama arko vidéo gaan ee waxaan arkaa ciyaal walidkooda si’anshax xumo ula hadlaayo
Walaahi asluubtii iyo kala danbeentii way dhimatay. Walagay aabahay ama hooyaday sidaas uula ma hadleen.
Xushmada waa muhiim wiilka jakada guduudan wata wlHi aabihii suu ula hadlayo waa xushmad daro
Anigoo wax so dhadhamiyaybaa qol kula seexda kulaha 😂😂😂😂
ree burco adayg u daaa kkkkkkkk dadk aiga qosliya
Wax fadaro ah baa tahay 24 saac Saas ucalaa calayo😂😂
Midka yar mxa ka siya siduu abihii ulahadlayo wa maxay subxana allh wlhi aabe wa naxaris wa nimco eebe nogu deqay nsb waxa leh midka abihi nool ka faidayso nimcadas wll zakari aduguna markaad aragto qof walidki si qalafsan ulahadlaya ku dheh walidka si dagan wula hadal. nabad galyo🙏
Rahma masha Allah wll qali halka kaa waad wll qali
run maaha wllo waxan lama aamino waa prank
😂Girgiraaan kuu iibinayaaa kulahaa Reer abtigay isaaq Funny weeeeye Runtiii
Hhhhhh
Girgiraaan maxa laga wada
@@mohafaizo2733 sxp girgire waxaa la dhahaa bahasha dabka lugu shito ee cuntada lugu karsado
@@samataraadan3972 burjiko dheh 😁
@@mohafaizo2733 kkk haa sxp waa ayada girgire iyo burjiko labadaba waa la dhaaa af soomaaligu waa laaama badanyahay masuul 🤣
Wlhi maalmahan saan uma qoslin
Thanks sxb Jakaarta
we are waiting part 2
Zakariye ayaantan waa lugu waayay barnaamijkaagii soo badi kuwan qosolkaa ah reer burco waa dad talent ilaahay hadalka u siiyay caadi matihiin joogoo jira
Kkkkkkk aabe gir giraan ku ibinayaa fani walaahi reer burco
Hhhhhh haadihiil cajiib walaahi waa hadal Dareen xambaarsan
Nimco reer burco Abaaaha iyo carurtaba hadal lagu gaadhi maayo maansha allaaha dhawar girgire miyuu yadhi baan ku iibin mise hal girgire kkk
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
WAR DEE ORODOO NAAG DOONO ANNAGUBA HOOYADAA BAAN SOO HELNAYE ♥ 👌 👍 ❤
Kkkkkkkkkkkkkkkkk zakariye sxb dadka waad washay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Walhi wiilkan waaku cesh ceshtey several times funniest🤣🤣🤣3 u bahanah kulah soo celi weelkas bro sakariye
wiilka u danbeeya bal dhageysta abihii cida uu yahay waa wiilka lagu lahaa girgiraan ku iibinaynaa barnamijkani waa barnamij laga soo shaqeyaya
Wiilka ogu dabeyo timo jileeca haleygu sooqabto🙄🙄😂war mamaqashaan🤣🤣
Anaa tuu haya😂
Kkk Waa Asal barnamijkaan Aad badan ula dhacay xaqiiqdii
Jhhhhhhhhhhh reer burco jecliyaa❤️☑️☑️aloow idin dhowr waa dad xadaarada
Midka yar ma caasibaa sidee buu aabihiis ula hadlayaa subxanalaah🥺🥺🥺🤔
Dayrtii dhawyd manan buste ku iibin 😂
Walhi waan foorey 🤣🤣🤣🤣
War gir giran ku ibanaya kulaha odaygu waa funny😁😁😂
Digsibaa isladhacnaaa wllhi fanny wayo wllhi😂😂
war maxad usan wayday oos bustahada ugali weyday kulaha 😆😆😆😆😅😅😅😅😅
8:00 wa qofay isla ogyiin maha aabahi
hhh waa naf qaac ahoo qayilo waaye kulaha aabihi buu ceynaya
Sakariye jakarta our legend ❤️🤩
Hhhh😂😂
Inoo soo badi
Barnamijkani waa barnaamij fake ah hadad u fiirsatana waad daremaysaa hal wiil oo aabihi qaracay kuma jiro caqligayaga maad ku cayadhaysan imika😂
Jakarta sxb call prank lagu sameenayo aabo aad ayuu u qosol bdnyahay ee soo badi
Aabo anigiibaa iskaanbulo ah 🤣🤣🤣🤣
Aabo naftaa i hayso 🤣🤣🤣🤣
Ilaahoow iskaabulo nimada naga saar oo mid qayrqabta
Anigii ku dhalaa iskaabulaaye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Asc kkkkkk hhhhh haa sxb barnamijka Soo badi❤🎉😊😮😢
3:44
Anigiibaa iskaabulo ah.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Melwalbo anjogno dhibka waa nahayaa viva iskaapulo🤣🤣
Anoo wax dhandhamiyeyba iskaa bulaan ka ahey😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Qosol wlhi
.wax fadara ah baad tahay goor walba sidaa u calaacalaya😂
.aabo girgiraan kuu iibine iska dhuxulayso😂
.anagoo wax soo dhadhimaan hadana qol kula seexda😂
.waar sowdigii imikuun 5kun iwaydiinayey😂
😂somaliland isaq funy wlhi
Manan dayrke dhaweed bust ku ibin aa🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂 Girgiraan Kuu iibinayaa kulahaa 😂😂😂😂
HAL qof ayaa abo iska dhigayo 🤣🤣🤣
Waa keena ma leh digsi baanu isla dhacnaaba😂😂😂
I feel sorry aabaha cunuga jaakada gaduudan wata dhalay he is so disrespectful
Walahi waa runtaa
War waxaan waa jiliin nio😂😂 staged waaye
@@IbrahimMohamed-ti1nx abihis jilinka miyu LA ogyhy wlhy wnxy kn yar wa inkaro
@@IbrahimMohamed-ti1nx even stage haday tahay in bulshada stage nuucaasa loo soo gudbiyo makula saxantahay it’s totally wrong to me bro
Dadkan wey dhasrsanyihin 😂😂
Viva iskaabulo 🥰🥰🥰
Kkkkk wlhi daacad ayan u Qoslay reer burco wa funny
😂🎉😅
Wiilka dhexe ee aabihi ku yidhi Gir Gira ku iibinaya waa bila anshax wlhi
Kkkk afarti miro laxoox(canjeero) we guriga ba iga haleesaye😁😀😁
Girgiro Waa Maxay Asxbey Bal Ii faa'iideeya Wn Garan Waayee😂
Hh wa burjiko
@@kamiilahkulmiye1755 mahadsanid wllo
@@Gacal-Moha ada mudn wll
Waalidka cayaarta ka daya wllhi qosolba ka radinaysa lkn naar ha ku mutaysan😭
War nio ma odayki odayka aha 🤣🤣🤣🤣 wlhi wa qosol dariska xalasha somaliland love u yakhi from 🇩🇯💉😘🤣🤣
War girgiraan ku ibinaya 😂😂😂😂😂😂abahasi abo wcn ayuu ahaa
WAAR WAAA LA ISLA OGYAHEEEE😂
PRANK MAAHA WXANI
Aabuhu waxaa ma qoro nio waa prank runa😅
🤣digsi ban isla dacnaa😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 kulaha waa naf qaaco qayilo 😂😂😂
Maxd useexan weydey oo bustahaaga ugali weydey🤣🤣🤣
Jikaarto sobaadi wllo🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Jakaarta legend wx cuzub ba dadka kuzo kor dhizaa zo badi zxb
Waaa inama yar yar oo xaraabaysanaya
Gir giruhuna Muxuu Ahaaa😂😂😂😂😂😂
Waxn ku qsl walidka wlhy waa fani kulha girgiraan ku ibinya hhhhh wa wad fani walidku her burco qof weyn & qof yarba wa qsl
kan yaree koodhka cas abihii maaha saxiibkiibu garaacaz ta kale sakariyow qofku markuu hadlaayo xam xamta daa mise adeey kugu baxda waxaasi qofka isaga iyo abihi isku daa waalidku yagaa kajecel ineey caruurtooda uguuriyaane prankiga anakaad nagu sameyneysaaye
Hhhhhhh kani prank maahee waa waa waa wax laysla ogyahay
Kirkiro mxa la dhaha horta 😂Reer burcoooy
Burjiko
@@amiramoha7053 haa tnx
@@amiramoha7053 translate Somali to somali kkkk
burjiko waaba ii maqalkaaga thnk wllshay wanka faa'iiday
Girgire weeye
SakariE jakarta waad naga qoslizey alah kaa qosliyee😂😂😂
Far kan jakada gududan sxb kuye 🤣🤣🤣🤣🤣
Ragad nafta ah intey jogan allh cafiyo
Girgire ku ibinay kulaha 😂😂😂
Dee girgiraad noo tahiin
Ninka Aabaha matalayo waa isla halkii nin codkiisa waana barnamij lasoo diyariyey yutublee lacag laguradsanaa Allahayoow shaqo xalal ah dhalinyaradena sii
Aakhiru zeman wllhi maan filayn in waxaasi ka suuro gali karaan wiil Somali ah oo waliba Burco jooga. Dhiiranaa dhalinyarda waqtigan joogtaa.😡😡😡😡
Jakaarta inuu isagu ka hoos hadlo maaha waayo aabo iyo inan kiisu iyagaa hadalada isla fahmaya ee adigu haka hoos hadlin pls.
WaaR sownigii shanta kun markii dhawayd kuso dirayaya 🤣🤣maxad Naag doonataa😂😂
Dayrti dhawad sotan bustaha ku iibiyaya😂😂
@sakiriye jikarta
Sxp noso badi prank hadanahay iskapulo wan wadana
Waa Hal qof waxa lala hadlay wayo wan u fiirsaday codadka isku eega idinkun
Girgiraan kuu iibinayaa.😂😅🤣
sxb xaniin yahaga saarna weligaa zakariyow faca hadaba socon
Kan yar majaajilada meel qaldan la gashay bal eeg siduu ula hadlayo aabahii
Girgiraan kuu iibinayaa kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ku hesta soo badi wllky🤴🤴
😁😅 wllHi sakariYe wa wada maskax ragan inTa laleg abohod mha Kwada dhigey dhlinyar sakariyOw far ban Kutagey
Ninkaan marka uu qof iyo aabihii isku dirayo asaga dantiisu waa video inuu ka duubto waxa ka dhex dhacaya laba qof oo is dhalay si uu views u helo lacagna uga sameeyo balse qofka u duubaya ee camerada hortiisa isku bahdilaya waalidkiina ka wal walsiinaya waa kuwa rag lamoodka ah...
Reer waqooyi waa itixaan anigiibaaba iskaabulo ah waa aabo reer magaala
Dadkaan afkooda xaraabo malaha waa wax iska qalaafsan iyo dad wada shig shigaayo un xtaa hdl mayaqaanaan ciyaal xamar halkaa hala geeyo😀😀
Mahmoud dadka lagama ma suugo, anigu ma ihi dadkan hada aad tilmaamayso, ciyaal xamar iska daaye 70tan jirka koonfureed Baan waxba laga fahmin, see wax kaa yihiin, xikmada ciyaal xamar ku jirta xagee jirtaa!
@@mrsayid3640 hhhhhhh🤣🤣🤣
@@mrsayid3640 sax bro lkn xikmad kama hdlin micnaha hdl ee funny ilama aha luqada waa mid sida habar duqowday oo xiiso laheyn ciyaal xamarna xikmad hku sheegin dhiiqo socoto wye 😀😀
Sakariye zxb lijin baad thy waan ku wataa zxb
Wax fadara batay 24 sacadod cabanaya
Aabaha iyo wiilka see iskulahadlayaan waamaxay
abaha oo qayilayo wlhi wa nasib daro
Qolkaagii kaalay🤣🤣🤣
Ilahow xaqa nawaafaji oo iskaabulanimada faraj nooga bixi
Wiilka jaakada guduudan waa bilaa ixtiraam siduu aabihi ula hadlayo
Daacadsanidaa Wlloh Maaha Aabihi😅
Guriga kaley de😂😂😂😂
Prankyada soo badi zhp
Girgire cid ii iibisa Mala helaya 😅😅😅
Jikaartow soo badi sxb sare
Ninkaa sakariye wuuu iga waaay runtiii
Waa wax laysla ogyahay
Kani koodhka cas wato waa caasi walidiin wlhi War waxaaz hdlka ka zax nio jakaartow
Waalid inkaarnimadu ma Qurux badna
Kan waa waalid inkaar noocaa lama waraysto siduu abihii ulahadlaayo eeg
Dhuxul ba ku ibinayaye shido kulah wlhi abalkagu kugusugay 🤣🤣🤣
luuqada woqooyka waxaad modaa in naxarista laga siibay