Gushuu waa socod oo kaliya ee ma ahaan goaan aad iska qadato inay taloyinkaan ku anfaac waa laga yb

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 94

  • @MustafabdihasanMustafabdihasan
    @MustafabdihasanMustafabdihasan 3 місяці тому +8

    Wll guul baanku rajeenayaa😢😢 allahkucafiyo😅😢 from somaliya muqdisho😢😊

  • @Marian-p9n
    @Marian-p9n 3 місяці тому +3

    Guulayso Habo ❤❤❤❤❤❤

  • @leylomohamedali1514
    @leylomohamedali1514 3 місяці тому +3

    Abowe hore u soco

  • @quruxsan3313
    @quruxsan3313 3 місяці тому +3

    Horo u soco wllo

  • @CaliaKaamil
    @CaliaKaamil 3 місяці тому +2

    alle khayr hakusiiyo

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z 3 місяці тому +2

    Allaah ha kucafiyo

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 3 місяці тому +4

    Ilaahay caafimaf ha.ku siiyo

  • @ahmedmuktar2734
    @ahmedmuktar2734 3 місяці тому +4

    Maanta haddii aan malaysia joogo jeebkaygu hadduu rabo haba madhnaadee wlhi garab ayan ku siin lahaa akhii lkn guul ayaan kuu rajaynayaa inad nolosha ka gaadho❤
    Waxan toos kagaso salaamaya jigjiga🫡 Qofna ha ujabin waligaa waad caafimaadi insha allah walal

  • @hasanshekh4366
    @hasanshekh4366 3 місяці тому +7

    Legend laba Aha walalkey qali gulayso. Insha Alah one day 1m waad gaadhidonta

  • @Axmed-Kayd
    @Axmed-Kayd 3 місяці тому +4

    SOOMAALIDU GARAB ISTAAGA AYAY KU WANAAGSAN TAHAY WAXAAN KU ARKAA ADOO HAAF MILYAN MAALINAAN FOGAYN MADAXA KA JARAY
    haquusan haysdhiibin lolosha sideeduba waa tacab guulayso wall 🎉

  • @amiiradadan4444
    @amiiradadan4444 3 місяці тому +4

    Masha allh guuleso abowe🤴

  • @UgbaadMohamed-x7h
    @UgbaadMohamed-x7h 3 місяці тому +1

    Maansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 3 місяці тому +1

    Masha allah hore usoc zhp

  • @amiirahaji7687
    @amiirahaji7687 3 місяці тому +4

    Wallaal qof iimaan leh baatahay ee hamigaada iyo hadafkaaga caafimaadku ugu horeeyo allah ha ku siiyo

    • @farhia2984
      @farhia2984 3 місяці тому

      Aamiin yaa rabi❤

  • @raysQowow
    @raysQowow 3 місяці тому +4

    Inshallah abowe wacafimadaysaa amin

  • @ambarashkir3336
    @ambarashkir3336 3 місяці тому +2

    We are beside you❤

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 3 місяці тому +5

    Ilahay cafimaad tama haku siiyo aamiin wllo hore u soco

  • @Kingshiine4K
    @Kingshiine4K 3 місяці тому +3

    Guuleyso zxp hana raja dhgin

  • @zamzambashiir2583
    @zamzambashiir2583 3 місяці тому +2

    Insha allah qeyr 😢

  • @saabiriinmohamed883
    @saabiriinmohamed883 3 місяці тому +1

    Guulyso bowe qali❤

  • @amaalmahad2789
    @amaalmahad2789 3 місяці тому +1

    Maasha allh wll qali hore usoco ilhy ha ku caafiyo

  • @khadiijoali9455
    @khadiijoali9455 3 місяці тому +2

    from saki somaali horay usoco

  • @ShukriaAlii
    @ShukriaAlii 3 місяці тому +1

    Masha allh ❤❤❤❤❤❤

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 3 місяці тому +1

    Masha allah 👌

  • @QiyasaHassan
    @QiyasaHassan 3 місяці тому +4

    inshallah wad cafimadii
    dontaa manshaallah ilahii hakugarab qabtooo

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 3 місяці тому +5

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 3 місяці тому +4

    Legend wll guulayso alle Haku garab galo from Hargeisa

  • @ZaamYarta
    @ZaamYarta 3 місяці тому +1

    Ilahy wx ad rajy nyso hakusiiyo walala❤❤

  • @hamzaabdi9332
    @hamzaabdi9332 3 місяці тому +1

    Manshallah

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z 3 місяці тому +1

    Wll allaha kuu rumeyo riyoyinkaga

  • @anisamohamed474
    @anisamohamed474 3 місяці тому +1

    Guleyso Bowe Allah ku garab galo insha Allah ❤❤

  • @YaxyeMuuse-zz6ke
    @YaxyeMuuse-zz6ke 3 місяці тому +1

    M.a keep going wllo

  • @xaqiiqraadis
    @xaqiiqraadis 3 місяці тому +1

    Carafaadoow zzp Sarah bulshad aad is ticimaasho oo dhan falow ka soo dhacay guulayso zzp ragga maalina midbaaa baahan zzp gaciye

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 місяці тому +4

    M.a keep going my brother ❤❤❤

  • @ZaaraahmedZaara
    @ZaaraahmedZaara 3 місяці тому +1

    Inshalh bowe wad gulaysanysaa

  • @Ubahyasin-i9f
    @Ubahyasin-i9f 3 місяці тому +2

    Hakucaafiyo insha allaah ale riyadaada ale hakuurumeeyo

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 3 місяці тому +2

    Riyadaa Allah hukuu rumeeyo

  • @مزونالشمري-ص6غ
    @مزونالشمري-ص6غ 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HafsaNour-ii3et
    @HafsaNour-ii3et 3 місяці тому

    Aboowe insha Allah guul kuu rajyn 😢❤😊farxad ku noole1

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac 3 місяці тому +1

    MashaAllaah Allaha kuguuleeyo wallakay inshaAllah wad kuguulaysanaysa nolosha horay u soco hadafkagana Allaha kurumeeyo

  • @AyaanMohamett-q1r
    @AyaanMohamett-q1r 3 місяці тому +2

    Walalayaloo xasisanidinaa 400 kun aadawatay ee masartaan subasgaraka kucaaweya lacagmaeheee

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 3 місяці тому +1

    GUUL IYO CAFIMAAD AYAAN KU RAJEYNAYAA MASUUL

  • @AbdiaziizAhmed-sf6gp
    @AbdiaziizAhmed-sf6gp 3 місяці тому +1

    keep go in bro m.a

  • @YamaniMaxamed-j9s
    @YamaniMaxamed-j9s 3 місяці тому +1

    Soomaaliyey wiilkan soomaaliyeed ee miskiin ka ah bina aadamku waaa cadow maalintaa liicdo rabi baa qani ah waa siiyay luguhiisa isgaa udooray siin kara qofkas alle haw baryo intaa kadib youtub kiis haloo gurmado 100 si dig dig ah hala gaarsiiyo wa codsi wll ajar iyo xasanaad baan kahelaynaa walaahy aniga facbook baan ka sooraacay walahy waanaxay ilaahay bina aadam inama huusgeeyo isgana rabi caafimaad taam ah hsiiyo

  • @farhiamohamed4916
    @farhiamohamed4916 3 місяці тому

    Cafimad qer qabo abwe inshalh

  • @ayshoayshoabdi3054
    @ayshoayshoabdi3054 3 місяці тому

    Illhy caafimad taam ah haku siiyo aaamiin yaarabiii aaamiiin

  • @SamiiraCaamir
    @SamiiraCaamir 3 місяці тому +2

    Somaliyey wiilkan walalkena hala cawiyo asaga inoga bahan cawimo qofkasta has boqdo UA-cam kiisa

  • @saidnoor9609
    @saidnoor9609 3 місяці тому +2

    ASC WALLE ILAHAY CAFIMASD HAKU SIIYO 2BO MA GAARSIINAYO EE DAD BADAN AYAAN GAARSIINAYAA ADNA ILAHAY AYAAN CAFIMAAD KAAGA BARYAYAA SOMALINA WAY KU GAARSIINAYSAA WAAYO WIILBAA YIRI AABOOW WAX ANA WAX ITATA ADNA WAX KUU DHIMAYN AYAAN KAA RABAA ABE AYAA YIRI WAA MAXAY WIILKIIBAA YIRI AABE GEELA MARKII LA MAALAYO WIILKA HARUUBKA HALOO BUXSHO AABE HADALKII WIILKA WUU KU QANCAY SOMALINA HADALKAGA WAY KU QANCAYAAN WAANA KU DHIIRIGALINAYSAA 200.000 WAAD KA SARAYNDOONTAA TAAS AYAAN ALE KA RAJAYNAYNAA INSHA ALAAH WAXAAD TAHAY CODKAR WAXAAD TAHAY DHALINYARO WAADNA CAAFIMAADI INSHA ALAAH GUUL GUUL GUUL ASC

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 3 місяці тому

    Masha allah sxbsare

  • @sihaamabdirisaaq9302
    @sihaamabdirisaaq9302 3 місяці тому +1

    Cafimaad tam eh ale kaka barya wllo qali sax waye nolosha waa caqabada badan tahay 😢

  • @DAACADofficial-v2c
    @DAACADofficial-v2c 3 місяці тому

    Guuleyso ninkarti leh allah ha ku garab galo wll guushaadu waa guushayada ❤

  • @amaalmoha3681
    @amaalmoha3681 3 місяці тому

    Ilahay ha ku cafiyo wallo qaaaali

  • @sakariyecrte
    @sakariyecrte 3 місяці тому +2

    Garabkaagan nahay wllo maalin walbana noosoo gali muuqalo

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 3 місяці тому +2

    Come soon 50k 😢❤

  • @Faisa945
    @Faisa945 3 місяці тому

    Allah ha ku caafiyo wll lugahaagiina dib ugu istasg insha Allah 😢

  • @AbdiazizAli-op7um
    @AbdiazizAli-op7um 3 місяці тому +1

    Guuleeyso brother ❤❤

  • @zaynabsheekeeye4589
    @zaynabsheekeeye4589 3 місяці тому +1

    Guulyso walalo

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 3 місяці тому

    Waad ku mahad san tahay wll dhiiro galin ta aad na siiday allha ku saacido wll

  • @ShukriJamac-gq1nt
    @ShukriJamac-gq1nt 3 місяці тому

    Mnsh allla guulyso

  • @adonti1alle
    @adonti1alle 3 місяці тому +1

    Keep going aboowe

  • @ZakariaAbdikarin
    @ZakariaAbdikarin 3 місяці тому

    Guul iyo caafimaad boowe i.a

  • @LilyDybala
    @LilyDybala 3 місяці тому

    Mashaallah guleeso brother❤

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 3 місяці тому

    Masha allh wll far xad ku nooloow aboowe waxaan rajeeynaa in aad hesho caafimaat tam ah wllo hor mar waxan wll qaali

  • @abdirisaaqcumer2606
    @abdirisaaqcumer2606 3 місяці тому

    Guules wll horey usco ❤❤❤

  • @Zamzamcadeygamil
    @Zamzamcadeygamil 3 місяці тому +1

    Keep going wallo❤😊

  • @Izaphara1
    @Izaphara1 3 місяці тому +1

    Keep going abwe

  • @Haawaali566
    @Haawaali566 3 місяці тому

    Wll saliga nabiga aqriso dhip walba wa ka baxeysaa❤

  • @nuracali8482
    @nuracali8482 3 місяці тому

    Never give up brother 👍👏🎉

  • @zakariaabdi4580
    @zakariaabdi4580 3 місяці тому +1

    Hore usoco walal qaali

  • @yaxyenur39
    @yaxyenur39 2 місяці тому

    Inshallh wllka wad gadhi❤

  • @DeeqoYussuf
    @DeeqoYussuf 3 місяці тому +1

    Hore usoco wll

  • @Happy-woman15
    @Happy-woman15 3 місяці тому

    Wllo waan kuso ducaynayaa ee isku day inaad malinwalba inaad marwalba soo duubto muuqaal guulayso wllo

  • @nasroCumar-cp5yp
    @nasroCumar-cp5yp 3 місяці тому +1

    Illhy xagiisa garab hakaga noqdo wll😢

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 3 місяці тому

    Never give up brother❤

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 3 місяці тому

    Ilaahayow wiilkan caafi

  • @Najmamohmut145
    @Najmamohmut145 3 місяці тому

    I.a wllo ilaahey haku caafio😭😭😭

  • @aminosahro1068
    @aminosahro1068 3 місяці тому +1

    Sorry wll qali allha ku xifdiyo

  • @fatimayasin4381
    @fatimayasin4381 3 місяці тому +1

    Horay usoco wllky❤

  • @NaimaSaid-fx5op
    @NaimaSaid-fx5op 3 місяці тому

    Guulayso sxp ❤🎉

  • @SakariyeAhmed-7699
    @SakariyeAhmed-7699 3 місяці тому +1

    Saxiib carafado editing iska yarey awalbad cadayde😂😅😅

  • @VIPOmad
    @VIPOmad 3 місяці тому

    I like your vidoes

  • @HindaAhmed-p4w
    @HindaAhmed-p4w 3 місяці тому +1

    Kuleyso wll

  • @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws
    @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws 3 місяці тому

    M.a

  • @FariidoMoha
    @FariidoMoha 3 місяці тому

    Ya allah riyooyinka aan lenahy no rume i.a

  • @IfrahMohamettahmed
    @IfrahMohamettahmed 3 місяці тому +1

    𝗴𝘂𝘂𝗹𝗔𝘆𝘀𝗼 𝗮𝗽𝗼𝗲

  • @Ubahyasin-i9f
    @Ubahyasin-i9f 3 місяці тому

    Aboowe ale

  • @hassanb468
    @hassanb468 3 місяці тому

    I.a dunidan warerkeda malin un walagabaxa ilahay idinki

  • @QueenLul-p9p
    @QueenLul-p9p 3 місяці тому

    Asc

  • @naimayarey5736
    @naimayarey5736 3 місяці тому

    Caafimaad taama bwe

  • @hananhassan7371
    @hananhassan7371 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XamdaAli-j6s
    @XamdaAli-j6s 3 місяці тому

    Horay usoco wllka ❤

  • @AnuushDaimond
    @AnuushDaimond 3 місяці тому

    ❤❤❤❤