MAXAMED YARE AYAAN KADIS UGU iiBIYAY…..😢

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 349

  • @NasrudiinHiilShacab
    @NasrudiinHiilShacab  14 днів тому +83

    Waanu idin jecelnahay insha Allah Aniga iyo Maxamadba ❤️

  • @mahamedjamaal1110
    @mahamedjamaal1110 13 днів тому +6

    Sida aad uga farxisay maalinta ay xaaladu culustahay ilaahay hakaga farxiyo❤

  • @ayanmohamed2357
    @ayanmohamed2357 14 днів тому +11

    M.a allahuma barik wll sida uga farxisay Ilaahay hakaga farxiyo

  • @KhadraAli-pe4bg
    @KhadraAli-pe4bg 14 днів тому +6

    Ilahy Waxa ku farxadii nasradiin haku siiyo🎉🎉🎉🎉

  • @cabdiraxmaan7260
    @cabdiraxmaan7260 13 днів тому +4

    Walhi nusriidiin wa ilmeeyay allow ku xafid hadan 1m inan ku garsiiyo ayodii lahay wa ku garsiin lahay❤❤❤

  • @YusraMahamed-d1o
    @YusraMahamed-d1o 14 днів тому +6

    Farxad canugaa yar ka muuqata ayaan la ooyay wlhi 😢wll allaha kaa farxiyo🤲🤲

  • @nastehomohamed4429
    @nastehomohamed4429 14 днів тому +9

    MnshaAllha wllky sidda aad ugu farxisay Allha kagag farxiyo

  • @DeeqoAxmed-hh8gd
    @DeeqoAxmed-hh8gd 13 днів тому +3

    illaaheey hakaa farxiyo wll

  • @AyubMohamed-xj3uo
    @AyubMohamed-xj3uo 14 днів тому +3

    Hala garsiiyo 1M wayo kuwa xumantaba waa faafina ee qeyrka iyo wanagana an u kacno insha allah ❤

  • @hibaaqyasiin5988
    @hibaaqyasiin5988 14 днів тому +3

    Sidaas uga farxisay ilaah hakaaga farxiyo aamiin

  • @hiboyousef3346
    @hiboyousef3346 13 днів тому +1

    Yaa alllah❤masha alaah walahi❤ saad uga farxisay alah hakaaga farxiyo wllky❤❤

  • @caishacabdulaahi1833
    @caishacabdulaahi1833 13 днів тому +2

    M.a saa uga farxisay maxamed yare aduun iyo aakhiroba allaah hkga farxiyo aboowe

  • @mumtazqurux8814
    @mumtazqurux8814 14 днів тому +2

    Masha Allah tabarakallah nasradiin iyo maxamed yare Allah idin xafido ❤❤

  • @IqruushPpe-pe7sl
    @IqruushPpe-pe7sl 14 днів тому +2

    M.a wiilka yarka sida ugu farxise allha kaga farixiyo adneh ❤❤

  • @mohamedwali9909
    @mohamedwali9909 11 днів тому

    allah haka farxiyo nasrudiin ❤❤❤❤

  • @RahmaRun-w2f
    @RahmaRun-w2f 8 днів тому +1

    Waxad tahay qof qalbi fican❤❤❤😊😊

  • @Aminhasanomar
    @Aminhasanomar 11 днів тому

    Masha Allah nasradin sidad kaga farxisay Allah kaga farxiyo 🎉🎉

  • @AhmedMohamedAbdisalan
    @AhmedMohamedAbdisalan 13 днів тому +2

    Allaha haa ku xafido wll sidaad ugu farxisay Allaha haa kaga farxiyo

  • @drsawomohamed
    @drsawomohamed 8 днів тому

    Masha Allah si qurux bdn ayaad uga farxisay

  • @Ahmett__Dhiirane
    @Ahmett__Dhiirane 7 днів тому

    Allahu akbar 🎉🎉 m.a wll Allah kubarakeyo

  • @maryamxasan-r9r
    @maryamxasan-r9r 13 днів тому +2

    Masha Allah ilaahayow siduu ugu farxiyay ugu farxi nasridiin

  • @Amirodegen
    @Amirodegen 13 днів тому +2

    ilahay saa ugaa farxisay adigan ale haa kaga farxiyo🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @SayidcaliCadude
    @SayidcaliCadude 12 днів тому

    Ma alaah wll alha kubarakeeyo ❤❤❤

  • @tufahabdinour4907
    @tufahabdinour4907 12 днів тому

    Mansha allh wll sad oga farxisay illahy hakaga farxiyo ♥️

  • @sulymanibnumumin3561
    @sulymanibnumumin3561 14 днів тому +3

    M.a allaah wllkay nasradiin Hil shacab ku galeyso ❤

  • @hiboyousef3346
    @hiboyousef3346 13 днів тому +2

    Million’s ka dadka qaar adigaa u qalma NASRIDIIN let’s go 2M iyo ka badan masha alaah calayk❤🎉wlalkay

  • @NimcoFarxan-j3f
    @NimcoFarxan-j3f 14 днів тому +9

    M.aallah❤❤❤

  • @MascuudAbdulaahi-y5l
    @MascuudAbdulaahi-y5l 14 днів тому +2

    M.a Allah wll Saad ooga farxisay alaha. Kaaga farxiyo wll

  • @hiigsiganoloshaofficial1747
    @hiigsiganoloshaofficial1747 14 днів тому +2

    Masha allah

  • @KhadraKhadramaxamed
    @KhadraKhadramaxamed 14 днів тому +4

    Allaha kaaga farxiyo Saad uga farxisay wll

  • @Ibraahindhereproducts
    @Ibraahindhereproducts 13 днів тому

    Masha alaah walaal nasradiin alaha ku barakeeyo😢😢😢😢

  • @FaaTi-r9y
    @FaaTi-r9y 13 днів тому

    M.a ilahay hakaa farxiyo nasradiin😢❤❤❤❤

  • @IdilMohamed-s5x
    @IdilMohamed-s5x 13 днів тому

    Masha Allah Allah ku barakeeyo wll

  • @saniiromahamuud6011
    @saniiromahamuud6011 13 днів тому

    Masha alah tabarakalah 😢Jazzakalaah kheyr walal sidaa masaakinta ucawisid marwalba 😢

  • @umumohamed5293
    @umumohamed5293 11 днів тому

    Ale darti ayan kujecelhy wlky qali❤❤❤
    Ale haku barkeyo wlky mcn

  • @FadxiMaxamed-u3d
    @FadxiMaxamed-u3d 14 днів тому +2

    Wlhi waan ku farxay wiilkas yar walalkay qli ilahay ha ku xafido ❤❤

  • @fathimohamed1080
    @fathimohamed1080 10 днів тому

    Mohamed baan ka socdaa tiim mohamed yre ismuujiya❤❤❤

  • @AminoXareed-i1j
    @AminoXareed-i1j 8 днів тому

    mansha alah walal alah haku barkèyo wll

  • @Hoodo-nr7rn
    @Hoodo-nr7rn 13 днів тому

    Mansh Allah wllo ilaahay ha ku xafido

  • @ifrahibrahim216
    @ifrahibrahim216 13 днів тому +1

    There’s no better feeling than making a little kid happy

  • @NafisoMaxamedxuseen
    @NafisoMaxamedxuseen 11 днів тому

    Aĺow Saad ugu farxisay yariiskaan kaafarxi😢

  • @sundusabdikaafi6104
    @sundusabdikaafi6104 14 днів тому +2

    M.A wll waan kula socona until dead respect💯

  • @AbdulahishOsman
    @AbdulahishOsman 14 днів тому +2

    Manshaalah aboo iyo hoyaa ayad oo noqoteeee ilahay ayaa kugo farxaa

  • @safiyamohamed8148
    @safiyamohamed8148 13 днів тому

    Mashaa allaah ilaahay haku xiftiyo

  • @FadumoNuur-k8s
    @FadumoNuur-k8s 6 днів тому

    😢masha Allah allah kafarxiyo wllo nasrudiin

  • @RahmaRun-w2f
    @RahmaRun-w2f 8 днів тому +1

    Walal dire dhaba kalay❤❤😢😢

  • @FaysalHassan-mn9ub
    @FaysalHassan-mn9ub 14 днів тому +4

    Mashalah

  • @DaganXasan-j8x
    @DaganXasan-j8x 14 днів тому +3

    Mnsha allh wlal ilhy sidad uga farxisay ilhy hakaga farxiyo

  • @ashaabdi6714
    @ashaabdi6714 13 днів тому

    TikTok baan ka so arkay sida caruurta iyo dadka masakinta ogu farxisid Allah ka Farxiyo wllo

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 13 днів тому +1

    nasradiin hiil shacab 10 wiil iyo 10 gabdhod oo barya alle ha kugu irsaaqo inshallaah adunka fil nibco Akhiro fil jano waa Agoon iyo rajo adaa u galay boskoodii yaa rabi saa uga farxisay alle ha kaga farxiyo inshallah asagana caqliga rabi siiyey alle ha u barakeyo mansha allah dhaman

  • @AsmaAhmedAhmed-i7v
    @AsmaAhmedAhmed-i7v 12 днів тому

    Hore u soco wll

  • @NaimaOmar-k6f
    @NaimaOmar-k6f 13 днів тому

    Masha Allah wlhi waan ilmeyay farxad darted 😢🙏🏽

  • @khadanadan5196
    @khadanadan5196 13 днів тому

    Ilaaahy haku barakeeyo wll🎉❤❤

  • @prettyproductions9191
    @prettyproductions9191 13 днів тому

    Allah kuxafido aboowe ❤❤

  • @ShukriMaxamud-dp2gy
    @ShukriMaxamud-dp2gy 13 днів тому +1

    Yamani miya m,allah ❤❤

  • @NastexoYaasin-vy1qp
    @NastexoYaasin-vy1qp 12 днів тому

    Maansh Allah wllo qaali ILAAHY ha ku ilaaliyo

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 14 днів тому +2

    Msh alha illhy ha ku xafido hno😢😢❤❤❤❤

  • @CabdimajiidBulzhaawi
    @CabdimajiidBulzhaawi 13 днів тому +2

    M.a wll nasrudiin 1m ayaan uqalantaa
    Aynu garab istaagno 🙏

  • @RahmaRun-w2f
    @RahmaRun-w2f 8 днів тому +1

    Sidan ku tagiro m,a❤❤

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 13 днів тому

    Mashaa allaah ❤❤❤ maxamed yare ❤❤❤

  • @ForeverPuntland
    @ForeverPuntland 13 днів тому

    Mash Allllh Walallo Barakoow

  • @NimcoMaxamed-qt9sq
    @NimcoMaxamed-qt9sq 14 днів тому +1

    Masha allha ❤

  • @abdiwasacali5644
    @abdiwasacali5644 13 днів тому

    Mnsha alah alha ku barakeeyo ❤

  • @BashirAliAbdi
    @BashirAliAbdi 4 дні тому

    Msha allah wiil yar oo caqli badan

  • @SafiyaCali-h4g
    @SafiyaCali-h4g 12 днів тому

    Mansha Allah ilhay hakafarxiyo wll wlhy wan farxa markasta soboqato wilkan yar🎉😊

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 13 днів тому

    Oh masha Allah he so nice walah habo fariid

  • @mohayare2409
    @mohayare2409 12 днів тому +1

    Ukala kiciya page ka walaalkiin nasrudiin❤

  • @itsrayanswed6386
    @itsrayanswed6386 11 днів тому

    Masha Allah Allah hakaa farxiyo

  • @NimcoDheman-b6m
    @NimcoDheman-b6m 11 днів тому

    M.a walal ilahy ha kula garap qabto❤

  • @Asma-f2l6z
    @Asma-f2l6z 13 днів тому

    Masha Allah tabarakallah sad oga farxisay Allah hakafarxiyo wll❤❤

  • @user-po4tk3tt1h
    @user-po4tk3tt1h 14 днів тому +2

    Masha Allah wll

  • @xalaawimumin1337
    @xalaawimumin1337 12 днів тому

    Ax ilinta waa ceshan wayay waa dareen wlhi xaqiiq ah

  • @rahmaomer9469
    @rahmaomer9469 13 днів тому

    Mansha Allah tabarakalah ilmuhu waa masakin❤❤❤

  • @LuizBadho
    @LuizBadho 14 днів тому +1

    M.a

  • @DaganHodan
    @DaganHodan 13 днів тому

    ManshaAllah ManshaAllah

  • @nusaymaaxmed2885
    @nusaymaaxmed2885 14 днів тому +1

    Masha allh wllo alle haku barakeeyo

  • @hamdiINdhacad
    @hamdiINdhacad 14 днів тому +1

    M.a❤

  • @user-jf4zu5wv4i
    @user-jf4zu5wv4i 13 днів тому

    Mash allllh ilahay haku barakeyo wll qli❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbiibCaateye
    @AbiibCaateye 14 днів тому +3

    Maasha allah ❤

  • @ismailmohamed7730
    @ismailmohamed7730 12 днів тому

    MashaAllah 💕 barakaAllah

  • @XalimoMaxamed-qc8hg
    @XalimoMaxamed-qc8hg 13 днів тому

    M.a allah kudaayo wll oo saa ugu farxisay allah kaga farxiyo❤❤

  • @ZuhuuraNuura-gr9qn
    @ZuhuuraNuura-gr9qn 13 днів тому

    M.a shalah

  • @djxaanmoha1807
    @djxaanmoha1807 12 днів тому

    M.a sida uga farxisay alle hakaga farxiyo🤲

  • @jimcaale7735
    @jimcaale7735 7 днів тому

    mcha allh❤from swiss kep going bro

  • @KhadarMohamud-re8hs
    @KhadarMohamud-re8hs 13 днів тому

    Masha Allah fariid yar weeyi

  • @FarxiyoXaaji-k4k
    @FarxiyoXaaji-k4k 2 дні тому

    Mash Allah

  • @ifraaxaxmed959
    @ifraaxaxmed959 13 днів тому

    Mashalah alle hku barakeeyo 🥺🥺🤲🤲

  • @hanuuzupdullahi768
    @hanuuzupdullahi768 12 днів тому

    Allh ku jclado wll adiga io walidkad

  • @zabrinadhemon6839
    @zabrinadhemon6839 14 днів тому +1

    Alle wllo nasroudinow San kujecLnhy iLhy janada hakaga jecldo ❤

  • @XamdaCiise-wb7us
    @XamdaCiise-wb7us 13 днів тому

    Kama haysa. Karo wn ku saaray 🙏🙏🙏❤️😭

  • @walalahaqalbiga7811
    @walalahaqalbiga7811 11 днів тому

    Nasradinow ilahay hakucawiyo walahi hiil shacab watahay

  • @nimcomuse183
    @nimcomuse183 14 днів тому

    Masha allh wllo illhay haku ilaaaliyo abalkagagna jano illhay haka dhigo wllo

  • @Koyama548
    @Koyama548 13 днів тому

    Masha Allah Nasrudin Allah ku xafido sxb qali kuwi adiga ku gu dayda Allah naga dhigo from Mogadishu to Amsterdam love my Somalia people qerka ku dadala respect🇸🇴🫡❤️

  • @MohamedJama-ep5sh
    @MohamedJama-ep5sh 14 днів тому +1

    Maansha allaah zxb aakhiraad liibantay❤

  • @IbrahimMohamed-sj4ov
    @IbrahimMohamed-sj4ov 13 днів тому

    Mash allah good job ilahey ha idin wada xafido adi iyo maxamed bro

  • @canab-m6q
    @canab-m6q 11 днів тому

    Msha wll

  • @Beeldaje
    @Beeldaje 13 днів тому

    wllhi qalbiga ayuu ka hadlay wilka yar🥺🥺

  • @fartuunosmaan3517
    @fartuunosmaan3517 13 днів тому

    Mashallah wiilka yar funny waye allah haka farxiyo sidad ugu farxisay ❤

  • @mariaahmed5451
    @mariaahmed5451 13 днів тому

    masha alah 🤴🏼

  • @user-zx7np9ol5c
    @user-zx7np9ol5c 13 днів тому

    Masha allh