yes bro waa runtaa waxaan layabaa sida ddku uga hadlayaa wxaan loo joogin ilahey haka dhigo kuwa wax ku qaata riwaayadaan si gaara dumarka ayay ka hadleysaa
Naciimo Jokar waxa u egtahay qof aan dadka la heshiin karin maalinba jilaa baa ka carara...liban waslad waa ka tagay...hadda noo keentya wiilkat walalaha ku jilayeen in ay ku dhigo ninkale hadan wali riwayadu magacii va wadata waana xalqadii 19aad isma qabata dadka ha wareerin
Hahahhahahahah Naagta Kaliya Iga qoslisa Keep going My dear sister ❤️🔥 War Like ta Iisara Nin Austria 🇦🇹 ah Baan tartan kula jiraya My maryoolay pppl 😂😂
@@zupeyrabdulzalan525 haa oo hada ka hor waresatay darmar yare somahan hadan qaldaneen. Oo universal tv ka shaqen jirtay oo hadana maa fananadba iyado heesasa arke
runtii ruwayadu way fican tahay lakiin mataladeeda qaldan wayo wiilki aad walal ku matalesay wilkana wata gabadha yawaa soo kii party 16 iyo 17 walalka aha hadana wa maxay kan wata gabadha muxu aha hadana party 8 9 10 niin aad ku matashay inaad ka qaday sxbta party 11 iyo 12 waxad ku matalesay hadana inu yahay abaha markalena inu yahay adeerka meelahas dhan waxba ka qaldan
alla dumarku doqonsanaa horay ka qaadatay hubsiimo hal baa la siistaa baan maqli jiray bal may hubsato maxaa waalay jookar riwaayadaan macna badan ayay xanbaarsantahay ha laga faa'iideysto gaarahaan dumarka wax ku qaata adinka ayay idinku socotaa
Nimco jookar, you are my favorite female actress on UA-cam. This movie is talking about the real situations between Somali couples.
yes bro waa runtaa waxaan layabaa sida ddku uga hadlayaa wxaan loo joogin ilahey haka dhigo kuwa wax ku qaata riwaayadaan si gaara dumarka ayay ka hadleysaa
Waligeey 100 like ma helin illhey dartiis igu sara xitaa 50 iga dhiga😥😓
Maariya Cadey
Si fcna u tuugsaty
O maa likes baad geleeysa Janada miyaa? 😂
Wallaahi qoftan Nimco Jookar ah waa funny,waan ka helaa riwaayadaheeda
Wixii reer mudug ah like ta ha ila dhafina
Amdaad T.hussein subcuribe iggu caawi wllo
Kkkkkk Anaaa rer mudug Ah riwaayadanna Kartidaydan kudawanaaa😂😂
Nimco jokae reer mudug miyaa 😂
@@oaed7902 haaa
Anoo daawan ayaan halkaa ka sii qoslayaa inta ila midka ah like
R
Ffuytfngdhruyrdmpvfhotdu is required
Somali mohamed Suulashana isaga eg ku Teh war ilayn jookar mid maaha love Saara jokar Team 💐
suulashana isaga egnhy yaroow ogooe
Suul io faro haduu ilahay kusiiyay like iigu wada karbasha asxaapay
👇🤣🤣😂😂
Nimca jokar sowta jarkii kala dirtey waba isku dir lugeynaya funny😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wixiii soomaliya like isaara
you guys are getting better by the episode great actors by all👍💯✌️
Best somali sheeko ever Masha Allah
Riwaayad kalakacsan igadheh maskax fayow ocaafimaad qabta ayay kasobaxday alle hakuudaayo
Gabadha cusub quruxleey waaye masha allah
Ilmaderayaal wlhy gabadhan wan jecelahay talow faysal xawaase ma ii furayaa😂😂😂😂😂😂😂
Hada wuu furay raadsa
Jokar you are funny lkn boorsadan igabadal isku facbad noqotene kkkkkkk
Waaaaaw gadisan ku arke wlh aadban ugufarxay ruwayada arageda
Naciimo Jokar waxa u egtahay qof aan dadka la heshiin karin maalinba jilaa baa ka carara...liban waslad waa ka tagay...hadda noo keentya wiilkat walalaha ku jilayeen in ay ku dhigo ninkale hadan wali riwayadu magacii va wadata waana xalqadii 19aad isma qabata dadka ha wareerin
Hassan waa funny 😆 hore u soco bro
Inta abti liiban dhuusadisa u xiistay. Like iisara😂😂😂
She is so funny Jookar 😂😂😂😂😂
Wixii reer samadan dagnaa like iisaaraa tol hadaad tihiin🤣
🤣🤣🤣👌wllhi nacimo waad kawadataa horay usoco abyo
First one team nimco jokar like yaan la igala bakhaylin
Riwayad lama oran karo my quen nimco jokar horey u soco walee lguma gareh
Abayo subscribe igu caawi plz
Umu Muzamil Cooking hye byo
Waiting list labo sano ugu jiray markasbu dadka le isootajin kulah😂😂
Waan sugieaayay wlhi war maalin walba isoo daaya plzzzzz jookar waan ku heystaaa
Allaale saxib wuxu waa riwaayad ay jilayaane caadi iska dhig iyago walalo marna ah marna abti bu noqon marna ninkeedu noqon adigu ha iska walin sxb 👍😄
Hhhh cajaib tolow dadku like ta majanadey kugalaya baryi okaa
Cakuye naguhu fuduudaa
Balayey kudhigtay wlhii
Jookar so funy qrxey
Waar waan kala socda🙌🤗😂😂😂😂😂
Masha Allah naciimo jookar horay usoco wll qaali
Kkkkkkkkkk walahi qof ayan soxasuustay inteyh ninka iyo naagta iskudirtay ayey tiri ma aniga waley gabadhas ayan xasustay nalka jokar hore usoco
Hahahhahahahah Naagta Kaliya Iga qoslisa
Keep going My dear sister ❤️🔥
War Like ta Iisara Nin Austria 🇦🇹 ah Baan tartan kula jiraya My maryoolay pppl 😂😂
Ninkaan sowkii Ninkaagi dhabarka kaa qaninayee ee wlalka ahaa Nicimooy
caawa anaa u horeeya azxpta qliga
Haahey waana kana dadki dhafarka laga soo gaaray😂😂
Waryada umadan like tuugsatoy waad walatene maxad kuheshan like ta
Nag cadaw geda wa nag kalee
Wlhi dumar soomalia sidaaan ayee boqolkii 99 saan ayee u fikiraaan horaa loo yiri hubsiimo hal baaa lasiistaaaa🙏🙏🙏🙏
👏✅✅✅✅✅✅⭐⭐⭐ Nimco jookar waa Xaraabo wlhi
Sootan anoo umacaan sadey oo shaah usooqaatey markaan soo fariistey dhamaateyba
Ilma ilka dheere AA naw ma sawiran waxaa waligay ma arag Naa maxaad ahayd hahaha Hassan wayka xaraabaysteen 😂😂😂😂😂
Mansha Allah❤️🥰
acuudu billaah xiligaa miyaa like la raadinayaaa
war maxad ukala jarteen agah
Farxiya jokar waa qof shactira badan caadi mahan waan wataa aniga
Naciima waaba tii inanta sara kiciday
Allah caqli badnaa oo afsomli badnaaa
Mash allaH
Plz heestan yaaa qaday isheeg hadad garaneysan san uradinaye wan dalay
First one
Innan tan cusub ban ka halley quruxdeeda
Waaw waa film caadi aheen
Mashallha like oh saaria nimo jokar mashallha nice film wow titga iscou tirrtay 😗😙😜😂😂😂😂😂😂😂😂💪💞💖 nimo💞💪💪💪💪💪💪💪💪😍😜
Wlhi dhuunta idilacday saan u qoslayay ilma ilka dhere mataqaa kulaha
commentga akhrintiisa walhy waxan u nacay like iisaar uu qof waliba kuleeyahay iimaanka alle haydinka qaado
iish wuxu yaraa noo badiya video ga
Wax Tayo leh keena,,,, WAXANI WAA DHAQAN BIISE,,,, NACIIMA JOOKAR WAXAY USOO DHIGATAY SIDAY U DHAQMAAN#NAAGAHA MINESOTA ,DHAQAN XUMO
😛😛😛😛😛
@@najahmohamed5386 waad canbaareysaa soo maaha NACIIMA JOOKAR,
Filimkan xaaka qaldan
Nimco jookar walaalkeda sooma aheen wilka shaarka gaduudan hadana waxay...
Wllhi Nimca joker wan tageera❤️👈
Hhhhh nimco mel ad dagantahay maso dago wale
Gabadhaani tii liiban waslad ku dhuusayey soow maha 😂😂😂😂😂😂
Haa 😂😂😂😂
Gabadhan maa midi waryaha ahen ee ladhahay filsan axmed mase waa mid uu eeg shega asxabey
Haaa iyada waaye
@@zupeyrabdulzalan525 haa oo hada ka hor waresatay darmar yare somahan hadan qaldaneen. Oo universal tv ka shaqen jirtay oo hadana maa fananadba iyado heesasa arke
@mahad Abdi Maya fananimo kuma arkin lkn xalay ayaan ruwayad so jilen tan iyo abti liiban waslad
Nimco funny aa tahay,,,ninkaas meel an kuarkay kulahaa🤣🤣🤣
🤣🤣🤣 Naciima caadi maha ilmo ilka dheer mataqan
M.a nimcoy sharaf nowad ruwayada wakuhesta ❤❤❤❤❤
Niciimo masha allah wllo walhi kal iyo laab baan uqoslay
Film hindi aye kadigeen wilkan kii walaalkeed kudigaayey ma ahan
Soomaali maxamad suulashana isaga Eh kkkkkkkk
Waa argagixiso nimco jookar 😂😂😂😂😂😂
Kkkkkk wlhi naimo aadbey iiga qoslisey u so funy
Hhhhh hadi aan murugsahy nimc jokar firsadaa nimcay ku jecliyaa xabbti farxad ku nolow ilaahey wax ku dhibo kuma tuso 💖💖💖💖💖💖💖💖💋💋💋💋
Ruwayadahan waan fahmi waayey qeyb kasto ismaba lahanba yaab.. hal wax uun ku eekaata ilaa uu qaytaas dhamaato kadibna midkale noo bilaawa wah waanba kala garan waayay halkaad wax u wadaan!
Halkaan Dadka like ta waa layska siyaa wlh dad gacnfurn tihiin Bal manta wax iigarta😂
Kkk nicimo joker shaydamad ninkii iyo naagtiisii isku dirtay 😂😂😂😂😂
Ar like isiiyaay isiiyaay bulshoy isiiyay
Arjecliya nimca jokar fani iga dheh
Hassan yare Jilaa Kma Soo Baxaayo
Gabadha buuran isu eeka tufaax darajo
Kalay ma anaga na walysiin soo walaalked mu ahayn asxabta yaa fahmay
Haa anigaba waa yaabanahay
Kiii jabuutiyanka kiii dilayey waye tiktok aya isku naqana hassan ismail wana walalked
Qeybtii ey walalaha ahayeen wey dhamatay qeyb cusub iyo sheko cusub waye
abwaadand manaal dhooley Ali sax qaybaha dambe xitaa ninkedu noqon karaa
Dee markii horu ahaa ilayn filmku waa qaybqaybbe waxna way ku so birayaan waxna way ka baxayaa dadkuna way isdaba marmarayaan
Inantan cusub tufaax darajoy u cod eegtahay
Haa Shadia wlahi waa qiyastay ani xataa Tufaax Derejo aan u maleyay
Waa runtaa
waaw khatar ayey siinoqoneysaa riwaayadu
Qisadan oo dhan ah baa igu dhacday 2016
Allayle lanbar 1
Somaliyoodhqan baa isku eg kulahaa waan iska rifaa
Riwaayad Xuma Lagugu Cadaba yaahuye Waxaan Riwaayad ma ahaan
Hhhhhhhh jokar caadi maha wllhi waa asal❤❤❤❤
Waw nimco dheman reer Djibouti asaal kkk
Jokarw midka badiso ma la wayey???
Tani buuran waa reer jabuti siday uhadlayso
w filsan dheman wll wa fananad
manta ma shidna riwayadu sidii horey ku wacneed
ba'aa astaaqfurulaah maninkeeyga qaaligaa oo nolosheyda u hibeyay baan waryar ku diraa ilahoow kaan rabo isii koolo bir cmlaa ugu dhagi lahaaa dhab😂😂😂nagaa nin arkin waligeed cml
Aniguba sida kooladda ayaan kuugu dhegi lahaa👍
@@shcybshcyb8229 😂😂😂🤣🤣🤣🤣
Rowdo diyaar matahay sida koolada isugu dhegsanee
Aqli xumada naagahaa laga wadaaa in naagi iska dirto
Nicimo jokir keep going sis u are so funny 🤣😂😂😂😂😂
Naagtan dhib badanaa tolow sidaan miyey ula dhaqantaa xaajigeda yaa isoo ogaado 😂😂
Kal madi yarta ahaydi aan udhi hadad ku la tagten markii hore ka socteen kula niciima 😃😃😃😃😃
Kkkkkkkk funny inabo caadi ma aho
Waleegeey 10 lake mhelin waalaal lake isaar
wa doqoni mada dumarka qaar guri geda logabixiyo
Asc asxbta kuxiran xogmaal waxanidinka codsana inad Subscribe isartan youtube channeleyga hamdi qurux thnks all asxbta plzz halmar igucawiya Subscribtina thnks all asxbta
runtii ruwayadu way fican tahay lakiin mataladeeda qaldan wayo wiilki aad walal ku matalesay wilkana wata gabadha yawaa soo kii party 16 iyo 17 walalka aha hadana wa maxay kan wata gabadha muxu aha hadana party 8 9 10 niin aad ku matashay inaad ka qaday sxbta party 11 iyo 12 waxad ku matalesay hadana inu yahay abaha markalena inu yahay adeerka meelahas dhan waxba ka qaldan
Nimco joker hhhhh dhibaato soconesa caawana ma gabadh jibuutan ah baad colkii gelisey kkkk 😄😄😄
alla dumarku doqonsanaa horay ka qaadatay hubsiimo hal baa la siistaa baan maqli jiray bal may hubsato maxaa waalay jookar riwaayadaan macna badan ayay xanbaarsantahay ha laga faa'iideysto gaarahaan dumarka wax ku qaata adinka ayay idinku socotaa
Kkkkkkkkkkkk doqonsa Dumarka qaata