agan maba naxaan Bambaano & Xabad ayay ciidankii dowlada ooda uga qaadeen ilaa mid ay dhaawaceen |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Ragan maba naxaan Bambaano & Xabad ayay ciidankii dowlada ooda uga qaadeen ilaa mid ay dhaawaceen | Adiga ayay rabeen saaka iney ku dhacaan. Sii gudbi.

КОМЕНТАРІ • 49

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 18 днів тому +3

    Khayr badan Allah siyo cidanka burcada soo qabaty

  • @user-py1bj1rb4t
    @user-py1bj1rb4t 17 днів тому

    Munasar rabi haku xafido

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 18 днів тому

    Waa wiilal la qalday waa askar baahan jaadsumaysana la baray uuna xasan qortey lagana jaray lacagtii dhalinyarada yaan laysku dhameyn ciidan meesha joogan ilaahey ha laga baqo

  • @user-pe4ig2tv5b
    @user-pe4ig2tv5b 17 днів тому

    Ciidamada daacadaa mar walbaa waa jecel nahay thnks kuwan CLL bam u tuuraa intee ciidan ayaa ku dhiman karta waa doqomo an fikir laheen shaqo ha laga qabto wasaqda

  • @fadumoabdulkadir1388
    @fadumoabdulkadir1388 18 днів тому

    Masha Allah ilahey ha idin xafido wilashena sharaf iyo karama ayad ledahin ❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @jamalb6925
    @jamalb6925 18 днів тому +1

    In meeshooda lagu toogto eey eheed

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 17 днів тому

    waa ciyaalkii la shaqeynayey alshababta

  • @موليدنور
    @موليدنور 18 днів тому +1

    Maxeey sameeyeen sxb

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 18 днів тому +2

    Yaawax kuu soodiro adiga muna sarow

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 18 днів тому +1

    Ciidanka dowlada ee daacada u ah shaqadooda amni wey kumahadsan yihiin

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 18 днів тому +1

    Wacalladan kvawaarijta ah guri waalifkood iyo walaalohoof joogaan ayay kasoo weerar tageen
    Mana jirto cid kuwaas laftigooda tallaabo ka qaadaysq.

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 18 днів тому

    Maal mahaan dambe laamaha amniga seefta ayey galka kala baxeen positive ayaan ka maqleyna hambalyo❤❤

  • @user-py1bj1rb4t
    @user-py1bj1rb4t 17 днів тому

    Ku saliya nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤

  • @SakariyeMHussein
    @SakariyeMHussein 18 днів тому

    Qof kasto oo arkakaxeso luk kuleyihiin hala dilo❤❤❤❤❤

  • @MadalitsoMakiy
    @MadalitsoMakiy 18 днів тому +1

    Hye

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 днів тому +1

    ciidanki inti labaabi'yay ma mooryaan ciyaala lagu bedelay dee masuuliyada waxa qaadaya xasan sheekh xamse waxba ma oge

  • @Siciid22
    @Siciid22 18 днів тому

    😂😂😅😂😂😅😂😅Muqadisho Ethiopian 💪🇪🇹❤

  • @QueenAamino
    @QueenAamino 17 днів тому

    Amniga ilaaheyba haayo

  • @MadalitsoMakiy
    @MadalitsoMakiy 18 днів тому +1

    Hala xiro firaash iyo cunto mcn hala siiyo kadibna habaxsadan

  • @free-thinker1046
    @free-thinker1046 18 днів тому +1

    Alshabab hawiye vs cidaanka villa somalia hawiye lol

  • @BoqoramiinAli
    @BoqoramiinAli 18 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 18 днів тому

    war dadkaan Goorme Dhiiga umada iska deynayaan subxanallhe

  • @user-xy3ng2ll1l
    @user-xy3ng2ll1l 17 днів тому

    Shabab ayaa dad qarxisay bad leedihiin hadana ayagaa is qarxin

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 18 днів тому

    Shabaab majirto ciidanka habeenkiina waa gafuurduub maalintiina waa ciidan

  • @salahmoalim2664
    @salahmoalim2664 18 днів тому

    waxaan daganahay madiino ciyaal weero aan xaafada ku aqaanay ayaan waxaan arkayba kuwii ooba askar eh ooba qoryo wato waan salaamay waxaan ku dhahay askar fiican aad tihiin dabcan waan uqarinaayey

    • @amnaali8642
      @amnaali8642 17 днів тому

      alah maclin wa in laguso qabtaa si degdeg ah wayo adaaba la shaqeeya ama ciyalka tababara qoryahana u dhiibay

  • @ShuceebCabdule
    @ShuceebCabdule 18 днів тому

    Somaliya guuuul

  • @user-kv8rf1yz8p
    @user-kv8rf1yz8p 18 днів тому

    Haladilo hala bob siiyo wilibo subxan allh

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 18 днів тому

    MAFIYO AYAA ASKARTA INOOLAGU DHEX DARAY KUWII NOO KEENAY EE DAMIINTAY HALA SOO QABTO OO HANALA TUSIYO QABASHADOODA IYO XUKUNKOODA

  • @user-ws6hn8wl7z
    @user-ws6hn8wl7z 18 днів тому +1

    Hala xanuujiyo

  • @Selma-p2m
    @Selma-p2m 18 днів тому

    Malaha waa naxuusana

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 17 днів тому

    Slc

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 18 днів тому

    Balayadaan madaxa dhuuban caqli badanba kuma jirti 😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 днів тому

    wa alshabaab mooryaantan laakin ciidanka soo qabtay wa geesiyal laakin dhiiga inay dhiiga inay qariyan weye oo meesha uxidhan

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 18 днів тому

    DAWLADA WAXAAN KU BOORINAYAA INEY TALAABO CULUS AY KA QAADO KUWA MOORYAANTA AH EE CIIDANKA KU DHEX JIRA EE SUMCADA KA DILAAYO. DAWLADA AYEY SHARAFTA KA QAADA YAAN WAA IN XARIG ADAG LAGU RIDAA WAA HADDII DAWLADNIMADA LA RABO IN AY HOREY U SOCOTO.

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p 18 днів тому

    Subxanallah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 18 днів тому

    Waa shikhaal kkkkk

  • @AnfacMohamed-qc1rd
    @AnfacMohamed-qc1rd 18 днів тому

    War ninku waa dhawac waxuu lafaruurya qaniinsanayo xeer raga waxba kamataqanid

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 18 днів тому

    Beeeenle

  • @Abdishakurharun
    @Abdishakurharun 18 днів тому

    Guleyso

  • @Selma-p2m
    @Selma-p2m 18 днів тому

    Sorry wiilasha yar .Soomaali maxaa u harey ragii maalin kasto wiil ayaa dhimanaayo.

  • @CabdiReemagaal-j9l
    @CabdiReemagaal-j9l 18 днів тому

    Hal dilo waccalada

  • @seeynabcabdi-q2n
    @seeynabcabdi-q2n 18 днів тому

    Hala dilo tuug

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 17 днів тому

    hala qabto salix macalin ninka isku sheegay asaga madiina dagan wiilashana yaqaan fiiri commentigiisa wa alshabab degan madiina fadlan abniga hasoo qabtaan

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 18 днів тому

    madaxa halaga gooyo doofaarta

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 18 днів тому

    Waa wiilal la qalday waa askar baahan jaadsumaysana la baray uuna xasan qortey lagana jaray lacagtii dhalinyarada yaan laysku dhameyn ciidan meesha joogan ilaahey ha laga baqo