UGUDANBENTI WANGARE…….?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 597

  • @filimchannel4
    @filimchannel4 2 роки тому +542

    keep going hor mar wacan sis ❤

    • @Ballo_moha39
      @Ballo_moha39 2 роки тому +6

      Ninka magaca udaa neefyow

    • @niimamekuparts5328
      @niimamekuparts5328 2 роки тому +1

      @@Ballo_moha39 😂😂😂🥺

    • @daarulqaraar7536
      @daarulqaraar7536 2 роки тому +6

      Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..'"'"

    • @abdallaali9204
      @abdallaali9204 2 роки тому +1

      Adi maxa isu yasee magac malihid miyaa

    • @abdullaahigmail9088
      @abdullaahigmail9088 2 роки тому

      Asad hagio miyaa mise ninkale weeye

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 роки тому +84

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🤲❤🕋

  • @axmadcade1230
    @axmadcade1230 2 роки тому +41

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhamad scw❤❤💞🕋

  • @mapzoud1609
    @mapzoud1609 2 роки тому +17

    Dirisle iyo quruxkudhiigle habeen iyo maalin bay isku yihiin😂quruxkudhiiglow fariid bd thy dookhaagu waa another level❤️

  • @djweerofficial
    @djweerofficial 2 роки тому +90

    THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD ❤

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 2 роки тому +39

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 2 роки тому +74

    the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤

  • @kowsaromarali1292
    @kowsaromarali1292 2 роки тому +11

    Qurux ku dhigle dooqisa wa wax kle cadi maaha
    Masha Allah alha ku barekeyo ganacsigaga walshy

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 роки тому

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please 😻🤍🤍🤍

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 роки тому +11

    Masha Allah 💕💕💕 barako Illahay ganacsigaga hakaga dhigo 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @Soodhawowsamia
    @Soodhawowsamia 2 роки тому +14

    Aww Mashallah!! 🥰 Ilaahay dukaankaaga hakuu barakeeyo! Many more locations to come inshallah🧡

  • @saamisiman1736
    @saamisiman1736 2 роки тому +4

    Qurux kudhigle m.a wuu doq qurux badan yahay🥰🥰

  • @moniraali3255
    @moniraali3255 2 роки тому +6

    ماشاء الله تبارك الله ❤️ ألف مبروك Hunu samixa 👏👏👏👏

  • @bulshokitchen2146
    @bulshokitchen2146 2 роки тому +7

    Maasha alaah ilaahey ha kuu barakeyo habo horey a usoco mar kastana ilaahey ilaahey ku xinoo waat guuleysaneysaa love you 😍

  • @ashajamal6495
    @ashajamal6495 2 роки тому +3

    I am coming from US and will come visit your dukan. I always support you sis.

  • @ibrahassan6418
    @ibrahassan6418 2 роки тому +13

    Masha allah alla ha barakeeyo ganacsiga💯✊❤ walsheen samiiha khaliil guulayso walal 🤝🤚✅

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 роки тому

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please 🫶🏽😻😻😻

  • @ahmed239abdirahman5
    @ahmed239abdirahman5 2 роки тому +12

    Mash allah walaalo mabruuk qurux ku dhiigle dookhiisu waa good

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 роки тому

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😻😍🫶🏽🫶🏽

  • @aaminoibraahim1679
    @aaminoibraahim1679 2 роки тому +2

    Mashaa Allah hambaliyo abaayo samiixa quruxeey guul wacan qaaliyey

  • @samdaiid7712
    @samdaiid7712 2 роки тому +1

    Wllhi labiska qurux ku dhiigle ka helay👑💯😍

  • @ayaanmuuse2178
    @ayaanmuuse2178 2 роки тому

    Mzha Allah Allah hku brakeyoh

  • @khadrauk
    @khadrauk 2 роки тому +2

    Manshallaha Tabarkalah ilahay haku barakeyo business ka walaal ❤️❤️❤️👏👏👏👏

  • @yousra52
    @yousra52 2 роки тому +8

    M.a abaayo allh ku barakeyo ganacsigaga🥰 qurux ku dhiigle m.a dooqaga wan ka heley🤣 marish bad u so ibin jirtan u maleyna🤣🤣

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 роки тому +1

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍😻😻😻

    • @yousra52
      @yousra52 2 роки тому +1

      @@amalamuli376 waan kugu so birey walashey mcn🥰

  • @rodabest4798
    @rodabest4798 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @hindasaid5827
    @hindasaid5827 2 роки тому

    Mansha allh barakalah hambalyo samiha alhaku rabkeyo tukankaga wa ifarxad wayn takerayashadan ahay

  • @awoahmed1963
    @awoahmed1963 2 роки тому +1

    Horta reer nairobi in collection la furto mooye shaqo kale ma yaqaanan malaha😂👋

  • @hibaaqahmed9277
    @hibaaqahmed9277 2 роки тому +1

    MnshIIh illahay ha ku xafido

  • @nawaalcabdi2798
    @nawaalcabdi2798 2 роки тому +1

    Masha Allaah, ilaahay hakuu barakeyo Abayo Dukankada inshaAllah Guuleyso .🥰😍👍👌

  • @najmonashaad5866
    @najmonashaad5866 2 роки тому +2

    My queen samiixa khaliil keep going sister i love 💘❤you so much

  • @saaraawad6504
    @saaraawad6504 2 роки тому +1

    Maanshaa Allah Abaayo qali Allaah ha kuu barakeeyo ganacsigaaga kii aad ku barwaaqoowdo allaah ha kaaga dhigo aamiin yaa rabbi 🤲🏻

  • @iizabellainaabdi4481
    @iizabellainaabdi4481 2 роки тому +1

    M.a sis Allah'a ku barakeeyo ganacsigaada cusub hormar wacana ku rajeynaa inshallah 👏👏🎉💯

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 Рік тому

    Mashaa Allaah Mashaa Allaah Mashaa Allaah Allaha kuu barakeeyo oo kuu bulaaliye ilium Alle kuma tuso. Aamiin. Mashaa Allaa. Guuleeyo iyo Shaqo wacan❤❤❤❤❤❤

  • @iqraxasan5125
    @iqraxasan5125 2 роки тому +5

    Mansha Allah happy happy walshay samiixa ilahay hainoo barakeyo maherada waan ku farax sanahay ❤ 🥰 💖 💓

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 роки тому

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍😍😍

  • @sabirin-iq1pz
    @sabirin-iq1pz 2 роки тому

    Masha Allah tabarakalaah Allah ku barakeyo dukanka

  • @nimohussein3779
    @nimohussein3779 2 роки тому

    Maansha Allah tabarakalaa Allah ha ku barakeeyo huuno mcn

  • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و

    Princess Miiha. Illahay SWT haku barakeeyo ganacsigaada horey u soco.

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 роки тому

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please 🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽

  • @umuzaynabsalebn9232
    @umuzaynabsalebn9232 2 роки тому

    Qurx kudhiigle waxkale weeye dookhiisa idirsle waa celis
    Alle hakuu barkeeyo Samiixa ganacsigaga wll

  • @munaabdullahi6809
    @munaabdullahi6809 2 роки тому +7

    MashaALLAH Hambalyo walashey qali Allah ha ku barakeeyo ❤️

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 роки тому

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 🫶🏽😍😍🫶🏽

  • @sadiqf7683
    @sadiqf7683 2 роки тому +1

    Dirisle wuu dookh fiicanyahay

  • @elmifarahihtidal11
    @elmifarahihtidal11 2 роки тому

    ماشاء الله تبارك الله

  • @shukrisaciid9925
    @shukrisaciid9925 2 роки тому

    Maasha Allah ilaah ha ku barakeyo dukankaga

  • @umalkhayrhassan5586
    @umalkhayrhassan5586 2 роки тому

    Mnshlh wlshy samixa khalil ilahaw kuu badiyoo kuu barakeee

  • @sabirboxser
    @sabirboxser 2 роки тому +1

    Keep going my sister

  • @mariemomer1954
    @mariemomer1954 2 роки тому

    Qurux ku dhiigle dookhiisu wa another level

  • @muunaliban786
    @muunaliban786 2 роки тому

    Boqaradeena hambalyoe
    Macaanto Illawarra kuu
    BarKeeyo

  • @hodanahmed1549
    @hodanahmed1549 2 роки тому +1

    masha Allah Allah hakuu barakeeyo tukaanka mid khayr qaba Allah hakaaga dhigo samiiha qurux 🥰

  • @monam7931
    @monam7931 2 роки тому

    Mansha Allah hanbalyo hanbalyo samixa alle ha ku barkeyo xabti

  • @cayuushalthut3010
    @cayuushalthut3010 2 роки тому +1

    Maasha Allah xabiibti alf mabruk Allah kuu barakeeyyo dukaanka horunar wacan my sister 😘😘😘😘❤❤👍👍

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 роки тому

    Keeps goings always collection samixa khalil go forward

  • @abdifatah1994
    @abdifatah1994 2 роки тому +2

    Masha Allaah horey u soco 🙏

  • @nafisomire7071
    @nafisomire7071 2 роки тому +2

    Masha alaah ilaheey hakuu barakeeyo ha kuugu dhoowro

  • @ahmedyassin6504
    @ahmedyassin6504 2 роки тому

    Xbbti illahay ha kuu barakeeyo horomarkaad gaadhayna wan kuugu hambalyaynayaa

  • @rukiasubow9145
    @rukiasubow9145 2 роки тому +2

    The sky is limited, Aunty keep it up. Allah Bless

  • @amalasad4027
    @amalasad4027 2 роки тому +1

    Qurux ku dhiigle waa wada Dookh mansha Allah

  • @hamzemohamud8983
    @hamzemohamud8983 2 роки тому +3

    waaw qurux ku dhiigle wa wada dooq ninku caadi ma aha

  • @atoshahmed2020
    @atoshahmed2020 2 роки тому

    @Samiha queen 👑 illhay haku barakeeyo adiga iyo xaruntaada ganacsigaba

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi 2 роки тому +1

    mashllh huno mcn Allha kadhigo
    meherad barakysan dad iyo duunyo
    anfacda bidnillah🎉🍁💥🎊💯🎉🦋😍

  • @sabnaaasaabiriin8954
    @sabnaaasaabiriin8954 2 роки тому

    Masha alaah wlshy dukanka ALAAH HAKU BARKEEYO AMIIN M.A WLHY QURUX KU DHIIGLE DOKHISU WAA OK

  • @ayaanchannel7579
    @ayaanchannel7579 2 роки тому

    Alaha ku barkeyo ganacsigaga wall

  • @sainabhamari3781
    @sainabhamari3781 2 роки тому +13

    Masha Allah 🙏🥰🥰💯💯

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 роки тому

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please 😻🫶🏽🫶🏽👍🏽

  • @bileali8846
    @bileali8846 2 роки тому +1

    Masha alh hamblayo

  • @simangabow2147
    @simangabow2147 2 роки тому +1

    Maaasha allah huno mcn intaaa iyo inbakadan allah ku gaarsiiyo horey u soco♥️♥️♥️♥️

  • @Suleimanmoallim
    @Suleimanmoallim 2 роки тому +4

    Jack wuu isla helay kabaha boorsada iyo tan kale magaceeda maba aqaaand

  • @riyansaid1047
    @riyansaid1047 2 роки тому

    Masha allah dirisle gabadh aad u caqli badan buu helay

  • @togsantecnology3742
    @togsantecnology3742 2 роки тому +14

    I can't wait wllhi to do like this omg.

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 2 роки тому

    Waaw qrux kudhiigle dookhiisu caadi maaha aniga isoodhiib intas jeck dirislena maxuma mansha allah

  • @sharmaboy9591
    @sharmaboy9591 2 роки тому +8

    NABIGII IGU FICNA UGU KHEYRKA UGU NAXARISTA BADNA UGU KHEYRKA BADNAA UGU DULQADKA BADNA INTUU U ALLE ABUURAY 《SALALAHU CALAYHI WASLAM》🥺🥰❣

  • @queenzamahmed8130
    @queenzamahmed8130 2 роки тому

    M.a qaliyey hormar wacan, Hori uso xuno

  • @nimcoaamir8699
    @nimcoaamir8699 2 роки тому

    Qurux kudhigla walahi dokhagi ayu qatay waba nin shobin lo dirsan karo I love you walalkay

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame 2 роки тому +4

    Keep up the good work!

  • @Ayan-lr3te
    @Ayan-lr3te 2 роки тому

    Mashallah tabarak'allah

  • @mulkimohamed4064
    @mulkimohamed4064 2 роки тому

    Mashallha Allow kuxifdii my queen

  • @cookwithkhadraqaali
    @cookwithkhadraqaali 2 роки тому +2

    Masha Allaah abaayo ilahay hakuu barakeyo shaqada Aamiin keep going sister ❤️🎁

  • @sadiqf7683
    @sadiqf7683 2 роки тому +1

    Maashaa Allah keep going Samiixa

  • @medfarah720
    @medfarah720 2 роки тому +1

    Mashallah walashay illahay haku barakeyo ganacsiga aad sameysay horey u soco sister

  • @cabdirashiidgiire1969
    @cabdirashiidgiire1969 2 роки тому

    Keep going

  • @queenamiish8541
    @queenamiish8541 2 роки тому

    Masha Allah maproug

  • @Faadumo-Siciid
    @Faadumo-Siciid 2 роки тому

    Mansha allaah calayk hppty ♥️ ilaaahay hakuu barakeeyo horumar wacan samiixa ibraahiim khaliil

  • @iqra10lul50
    @iqra10lul50 2 роки тому +6

    Congratulations 👏

  • @shahad2629
    @shahad2629 2 роки тому

    maasha alaah ilaaheey hakuu barakeeyo

  • @monam7931
    @monam7931 2 роки тому

    Dirsle dokh digag hhhhh kuwad dortay NAF maleh qurux ku dhigle dokh ficn🙏🌹

  • @xasanxusein7978
    @xasanxusein7978 Рік тому

    Best Best Ina aderteyd ilahy Haku dhooro meesha aad jogtid

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 роки тому

    Congratulations my sister keep going 👑 Queen 👑 mansha allah walashey

  • @AyaanColaad-g3j
    @AyaanColaad-g3j 6 днів тому

    Keep going ina ader. ❤

  • @jiyamohamoha6874
    @jiyamohamoha6874 2 роки тому

    Masha allah abaayo waxan kacodsanaya hada i awoodid shaqo Aya rawa dukankga inaad iga siisid hadey macquul thy pls sharafey 💋👑💕😊💯😭😭😭😭😭

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 2 роки тому +1

    Samiha Ibrahim khaliil👸🏻❤️🥀
    The real queen aad bn ugu faraxsanhy hormarka aad gadhay iyo ganacsigaga cusub ba waxan ku leyhy ilhy haku barakeyo meheradada am so proud of you sister And Keep going ❤️🙌💝🌹

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 роки тому

      Iso boqo wll qali ado mahadsan please ena igu so bir please

  • @cubeyda
    @cubeyda 2 роки тому

    Bbe 1M hdaa gaari lhed mxa kle oo iibsa lhed 🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂

  • @umumaxamad7015
    @umumaxamad7015 2 роки тому

    Maasha alaah abaayo mabruuk ale hakuu barakeeyo bisnilaaga abaayo waad istaahishaa wax walboo qeera alena hakusiiyo wixii wanaagsan wixii Xuna ale hakaa weeciyo aamiin ❤️❤️❤️👏🏻👏🏻👏🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👍🏼👍🏼👍🏼

  • @farhiyomohamed9614
    @farhiyomohamed9614 2 роки тому +1

    Mansha Allah tabrkallah Allah ku barkeyo waxan ku rajenya guulwcan inshallah guuleso Habomcan❤❤👑👑🌹🌹🌹👑👑👑👑❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 роки тому

      Iso boqo wll qali please ado mahadsan ena igu so bir please 😻🤍🤍🤍🤍🤍

  • @daarulqaraar7536
    @daarulqaraar7536 2 роки тому +5

    Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..'"'"

  • @umulhilwiin405
    @umulhilwiin405 2 роки тому

    Mansha Allah

  • @abdullahiabdihusein9420
    @abdullahiabdihusein9420 2 роки тому

    M.a abyo hambalyo hormar wacn

  • @munamnir171
    @munamnir171 2 роки тому

    Mansha Allah qrudhibley perfect choice

  • @zameHD15
    @zameHD15 2 роки тому

    Ilmaha aad meesha ku hayso ee qayrkii ka hadhay 1m maad gaadhsisid duli ayuu noqdee

  • @ifrahabdillahi4575
    @ifrahabdillahi4575 2 роки тому

    Mashal Allah walal macan Qali

  • @shoombeofficial9687
    @shoombeofficial9687 2 роки тому +5

    Ilahay waxad ku farax Dan ha idin siyo🥺🥺

  • @dahermahado3419
    @dahermahado3419 2 роки тому

    Masha Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo Wll

  • @mahamadyare8108
    @mahamadyare8108 2 роки тому +1

    Dirisle dookh durwaaga meesha kala tag 😂😂 kftn lee

  • @hibosiciid3695
    @hibosiciid3695 2 роки тому

    Masha Allh wllhi jegak dokhas warer waye istelka labare wan 👏🤴🏻👑🥰

  • @nimcoxasan8270
    @nimcoxasan8270 2 роки тому

    Mnsh allh walashay qurux rabi haku barakeyo dukanka ad furatay wll samixa waxan kurajaynaya ilahay mid khayrle alle ha kaga dhigo macanto mid barakale Insh allh

  • @farduwsmohamad629
    @farduwsmohamad629 2 роки тому +1

    Maasha Allaah Samixa waxkasta oo fiican waad istaahishaa.♥️🎉🥳

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 2 роки тому

    Maaha Allah