KHILAAFKA SOMALIA & ITOOBIYA OO GACAN HADAL KU DHOW IYO XAALADDA OO ADKAATAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 107

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 2 місяці тому +9

    Shanta somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos 🇸🇴🫡❤️💎☝🏽💪🦁🇩🇯🫡

  • @AxmedFaarax-r1w
    @AxmedFaarax-r1w 2 місяці тому +3

    الصومال ھذا ھو اقوي في شعب صومال ❤❤

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 2 місяці тому +9

    Somalia Dan ayaa ugu jirta iney Ethopia ladagaasho, isku dhac Somalia iyo Ethopia ahna wuxuu keeni doonaa in Somalia fursad uhesho iney dib usoo ceshato dhulka gardarida uga maqan Ethopia.

    • @Allsportshighlights1600
      @Allsportshighlights1600 2 місяці тому +1

      Laakin dadkeena ma yaqaanaan fursadaha si loo isticmaalo, wax yar nabad hadey helaan xafladii qabiilada ey xooga Saaraan

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 2 місяці тому +1

      DHULKE DEE DHULKA ADEERKA AFWEYNE OO QUWAADI LAA OGA WAAX KUU QAADI WAYEEY MAA HADA SOO CEELIN SOALILAND NAA RAAGI LAAHA BAA JOOGA ADU DHULKAAGA XARASHEYSAAN EE MUSE IDINKU KAALIFAAYE. EE TURKI QAYRADKINI GURANAYO IYO DANTA UMADI DORATAYE. MR QOSLAYE. HAA KAA SHAQEEYO SOMALILAND HAA´´KUU DAALIN EE ADABA GUEYSI KUU JIIRA EE

    • @zeynabahmed732
      @zeynabahmed732 2 місяці тому

      @@hakashakin3306
      waa runta
      Dagaalkan waa kii aan ku midoobi lahayn
      kala gooys ka iyo ictiraafka waa soo xermeen albaabadoda

    • @FarhiaismailMohamud
      @FarhiaismailMohamud 2 місяці тому

      ❤❤❤❤

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 місяці тому

      ​@@Allsportshighlights1600warunta wll qabyalade dhp ugu noqonayan

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmed 2 місяці тому +1

    wa hubaal wana runti pr. Abdiwahab wa iney dawlada f. ay luqad adag kula hadasha oromkaan waxba mahayo Ethiopia wey kala yacdey Ethiopia iyada dhul somaliyeed heysata

  • @abdulahiali7028
    @abdulahiali7028 2 місяці тому +1

    Veri good

  • @hassanalio387
    @hassanalio387 2 місяці тому +1

    Hi hello my brother abdi aziz barow asalamu aleykum warahmatulahi wabarakatu my brother niyohow horta wararki aansoodaineyesoo uficanyahai walal macan warar fican nasoogarsih inshaalah

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 місяці тому

    Professor Abdiwahab Waa Runtiis

  • @farahmohamud5263
    @farahmohamud5263 2 місяці тому +4

    Itoobiya waxaa ka adag cayr

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 місяці тому

      Usheg hee futa kuxarayasha 😂😂

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 2 місяці тому

    Af Hayeenka Itoobiya Hadaalkiisu Waa Habar Fadhida Legdan La Fuduud Somaliya Waa Tiiay Yaqiinen Ee Car Ha yimadano

  • @AbdishakurYusuf-e7t
    @AbdishakurYusuf-e7t 2 місяці тому +2

    Profeser abdiwahaab waa biyo kamadhibcaan warkiisu

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 2 місяці тому +1

    Xabashida iyagaa lugaha naga qabsan doono mardhaw insha Allah daba dhilifkane waa dil toogosho 😅

  • @WadaniYare-p3m
    @WadaniYare-p3m 2 місяці тому

    Itobia ilaahey bat masinin maxey rabtaa ilaahey bat masiiye ❤😂😊

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 місяці тому

    Comments kayga waxaan ku darsanayaa waa in marna Itoobiye aysan iska dayaceynin Furtado ay boqolal sano ka hor ay ku riyoonayaay oo ah nar un in ay Furtado ku hesho Soomaaliya oo dayacan iyo bada iyo dhulka Soomaaliyeed ay gadda,qabsan karto sidaas ayey iska dhaa dhicisey. Weli Abii Ahmed oo u maleeyo culeyska hadda gudaha Itoobiye ka gaysta in uu indhaha shicibka Itoobiyayka ah uu ku soo jeediyo riyadii aan ku riyoon jirnay boqolaal sano ka hor ayaan hadda,idiin rumeeyey ee waa in aadxi boqorataan oo aan noqdo Kingdom of Itoobiyian Abii Ahmed.

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 2 місяці тому

    Waa Laga Yaaba Inuu Abyi Xamad Soo Rajuuco Asago Ka Cabsanaya Dhaqaalaha Ciidamada Soomaliy U Jooga U Waayo Iyo Asago Wadanaha Farta Uga Haaya Ciidamada Masar

  • @GureeyMacalimu
    @GureeyMacalimu 2 місяці тому

    In laga wada hadlo ayaaba qalad weyn ah arimaha bada somaliyeed xasan shiiq dalka asagaa ma's uul ka ah gees ka gees waa wax runtii laga xishoodo ama sharaf dhac ku ah qof kastoo somaliyeed inuu maqli somali iyo Ethiopian ayaa ka wada hadlayo biyaha somaliyeed

  • @AbdiHm-r4p
    @AbdiHm-r4p 2 місяці тому

    Dadkii hore ee somalidu waxay odhan jireen ( xabashi aragnayaaba ferenji xaaji ).erayga ferenji waa ninka cadaanka ah.

  • @CaliMaxamed-db9ze
    @CaliMaxamed-db9ze 2 місяці тому

    Saaxiib dalka iyo dibada iskuwad oo xiisadaha dalka iyo dibadaba waxka taabo 1kii videoba ee marna caalamka kaliya iyo dalka kaliya haka dhigin si ay dadku wakhti badan uusan ooga lumin adna ay kuu fududaato saxiib waxaan rajeynayaa inaad aqriyi doontid adoo mahadsan thank you

  • @DaahirYare-kv4pv
    @DaahirYare-kv4pv 2 місяці тому

    Somalia 🇸🇴 Wale in an laga gulaysey seen

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 місяці тому

    Mr A barow, nabadiino, nabadiina miyaa looga jeeda mise xooga hindi baa galey hh nabadgalyo ayuunbaan u fahmeye. Nabadaada wariye.

  • @zeynabahmed732
    @zeynabahmed732 2 місяці тому

    Marka xiga ha wargaliso shacabkeeda jooga Dibadda gaar ahan kuwa ku sugan gudaha Etopia

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 2 місяці тому

    DEE WAA RUUNTI GUUL ETHOPIA AND SOMALILAND. WAA XOORE HABAR LAAYGU KAARIWAAN MIIDNIMO SOALILAND WAA LAATABTAAN

  • @iidowhussein377
    @iidowhussein377 2 місяці тому

    Dowlada Ethiopia waxa ka goan in ay wada kastaba ay kuhelikarto bada somaliya ay umarto marka dowlada somaliya waxan kacodsanaynaa hadan nahay shacabka somaliyed in ay difacan badena

  • @Allsportshighlights1600
    @Allsportshighlights1600 2 місяці тому

    100% weriyayaasha Somalida waa dad u shaqeeyo Ethiopia waxaad ka garatada su aalaha ey weydiiyaan madaxda, sida gacan ka hadal miyaa bilaabo doontiin hadey sidaan dhacdo, waa maxay su aasha noocaan Ethiopianka kuligood Hal meel ayey ka soo jeedaan,

  • @axmedrashiid8258
    @axmedrashiid8258 2 місяці тому

    Fariinta abdiwahaab haqiimeyso dowladu

  • @abdullahimohamed3066
    @abdullahimohamed3066 2 місяці тому

    Waxad rabtan dadka ushegtan somali wada socota majirta horta eto waynaga adagtahay waqtigan ilaa somaliya wada socota lahelo

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 місяці тому

    😂❤❤❤ku mahadsanid Tabintaada ❤😂😢😂❤❤

  • @CeeldaahirSchool-iw5ck
    @CeeldaahirSchool-iw5ck 2 місяці тому

    Kooxda naynti baa sababu’u’ah oo kama qaybiyey somaliya oo midnimadii qabyaalad ubedeley

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 2 місяці тому

    Itobiya iyo somali dagaalkii 1977 itoobiya cuba ayey uyeeratay si ay duulaankii isaga difaacdu somalia maanta ciday doonto ayey uyeeran

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 місяці тому

    Ethiopia Manta Aa Warning La Siiye Hargeisa Somalia Ee Soo Qoreyn Hada Ma Qori Kartiin Somaliland Aaala Dhahay Weena Kasoo Jaawaabeyn Ethiopia And U A E Baryo Wee Dhamaatay Guul Somalia Always

  • @YuusufDheere-s3u
    @YuusufDheere-s3u 2 місяці тому

    Wariye dadkena ushega inay itobiya qabsaday min dolow ilasaylac. Bada iyo barigaba bal usheeg dadkena

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 2 місяці тому

    Ethiopia ma jirto waa oromo waxa na handadaaya waana iska lama huraan in la is haleeli doono

  • @zeynabahmed732
    @zeynabahmed732 2 місяці тому

    Marka hore ha joojiso Etopia Airlines

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 2 місяці тому

      ETRHOPIA AIRLIN ADAA DAAN KUU QAABA MR CAMBULO AQLIXUN

    • @zeynabahmed732
      @zeynabahmed732 2 місяці тому

      @@umalkhymohamed7492
      Dan aan ku qabo ii sheeg.
      Turkish Airlin ayan haysta
      kolki aan baahida u qabay
      International Duulimaad ah way diidaneyd inay timaado.

    • @zeynabahmed732
      @zeynabahmed732 2 місяці тому

      waxaan heysta$ Money
      beryo kuma juro
      bedaydana laguma iibinkaro
      Airland qarab ah

  • @axmedrashiid8258
    @axmedrashiid8258 2 місяці тому

    Maya

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 2 місяці тому

    Rag idaa kuguma daayo markay halkaa marayso ethiopia xoog iyo xeelba waa inay bad heshaa markey marayso inaad dalkaaaga aad difaacato kaliyo ah

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому

    HERO ABIY GUUUL

  • @HouseinIlmi
    @HouseinIlmi 2 місяці тому

    haaa waa run aqoonyahanka alaha barakeeyo ciidamada halabixiyo duulimaadyada etiopia airlanes halajoojiyo diblo maasiyiinta hadhaaga ku ah xalanana hala eryo wlahi iyagoo baryootamaya ayey imanayaan

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 2 місяці тому +1

    Aabe maxamed siyaad barre Aabihii umadda soomaliyeed ilaahoow kuu naxariiso maanta haduu noolaan lahaa ethopia miyaa dhulkeena damci lahayd soomalidu waxay tiraahdaa meel aar ka kacay atoor sagaaro fadh fadhiisay iannagaa is baa binay is dilnay qabiil qabiil isku cunay bur burinay dalkeenii ciidamadeenii xoogga lahaa ee ilaa iyo meel adisababa u dhow toll'ayeey tolla'ay ma maantaa axmaar ii hanjabi lahaa hadaan aniga is cunin ahay ah ciil weynaa jabhadii USC iyo SNM maxay inoo qabteen waxay inoo qabteen inaan badaha ku dhamaano inaan gaajo u dhimano inuu wadankii shan dowladood kala noqdo qabiil walba inuu calan samaysyo yiraahdo dowlad goboleed baan ahay iyo dowlad madax manaan baan ahay carabtu waxay ku maah maahdaa
    ادا طاح الجمل كثرة الساكين
    Haduu ratiga marka la gowraco ee uu dhaco mindiya ayaa bata soomali markaan wadeenkii burburinay ciidankeenii xoogga laha qabiil qabiil iyo qabyaalad u kala baxay ayuu kenya badeenii inagu qabsatay hadana ethoipa bedeenii iyo dhulkeenii inagu qabsatay iyadoo awalba dhul weyn inaga haysatay walahi waa ciil iyo maradaada oo kugu gubatay

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 місяці тому

      Haa runtii anaga isdhignay mesha ciil bdnaa wll 😡

  • @Xamsemaxamud-z1e
    @Xamsemaxamud-z1e 2 місяці тому

    Asc itoobiya waxa aydoonaysaa bad ay iyadu ledahay manahelayso daniba way urun sheegi doonaa

  • @MouminIsman
    @MouminIsman 2 місяці тому

    Drone haday u baahantaha Somalia Jabuuti baa u haysa Abye waa inu jilbaha u joogsada.

  • @Amal-vy3lv
    @Amal-vy3lv 2 місяці тому

    Waa dad waalan somaliya
    Xishoda Somaliland xad kii African idin dhaxeya

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 місяці тому

    Abdiaziiz barow horay usoco thenkes

  • @Cumarcali-yx4pt
    @Cumarcali-yx4pt 2 місяці тому

    weey kibirtey injireeydu ee waa in ladharbaaxo xabashida

  • @maxamedshariif8191
    @maxamedshariif8191 2 місяці тому

    Ethopiya in lala doodo maahan waayo dulmi ayey wadaa qaawan, waxeey mudan tahey in la tuso Tabarteeda , waayo Luqada kaliya ay taqaan waa xabad ama la soo qabto Abii Axmed oo wado dulmiga iyo yas tinta , waxuu rabaa in uu Dunida ka iibiyo Boqolaal malyan sidee u bad la,aan karaan ,ay Somali Toban malyan aan dhameyn ay u leedahey badaas dheer , Gelinka Shanaan oo Soomaali ah waa in la hubeeyaa oo la tusaa Abii Axmed Tabartiisa !!!
    Xal kale mahaayo aan dagaal aheyn , Dagaal Jabhadeed oo Xanuun badan , aan dhamaad laheyn.

  • @MahdiGaarane
    @MahdiGaarane 2 місяці тому +1

    Itobiya wankufaraxsanahay in aysomaliya ladagasho guul itobiya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 місяці тому

      Nacaas iska qolof weyn mxaa thy oo hada ma af english kuhadleysa hada Somali naceeb uqabtid afsomaliga nodaa noh weceelada amxarta afkoda kuhadal laxyahey 😂😂

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 2 місяці тому

    Asc cabcasiis itoobiya maahmaahba dhahaysa maskax gumaca galayleedahaye maleh tu aqli galo markaa wax hada xukunka qabsadayna waa oromo oromana waaba caloosheeda laciyaar takale itoobiyadii adkay mahaysto ee waa oromo 1ka milyan ee oromona waxaaba ku filan iooku oo soomaali ah waan h.ubaa lkn soomaaliba kala jeedo mooyee oro.o waxba ma.aha

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 2 місяці тому

    Asc. Ina. Adeerkeyga. Baroow. Waxaa. La. Dhaxay. Nin. Naagtaada. Rabo. Gebadhaada. Kuma. Qanco. Itoobiya. Waa. Inaa. Iska. Celinaa. Aniga. Waxaa. Ka. Mid. Ahay. Saraakiishii. Hore. Oo. Itoobiya is. Hor fadhiyeen. Hadal. Waxba. Kuma. Laha. Itoobiya. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Canada Ottawa

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 2 місяці тому

      Masha allah aniga diyaar ayan ahay dagaal

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 місяці тому

    Ethiopia waa runsheeg Weeyi xamarku waxba qaadi Ethiopia cidmadeda ayaaba kataliya koonfurta Somalia

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 2 місяці тому

    war somaliyey halkan diwlad ma joogto e wa kox qowleystada wa jajusin u shaqeya yahuuda?

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 місяці тому

    Qaanuunka Geneva mexeey u ixtiraami waayeen Falastine?

  • @CeeldaahirSchool-iw5ck
    @CeeldaahirSchool-iw5ck 2 місяці тому

    Rayzawazaaraha fadhiidka ah ee falka kadkergey madifaacikaro

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 місяці тому

    Allow kuu naxariisto mohamed siyad bare alla maxuu yaqanay sida xabashida looladhaqmo.
    Shirkii oau eekadhacay moqdisho markuu ahaa mahamed siyad bare germen oau asagoo xeyle salase sigaar ku afuufayo xeyle salasana uusan hadli Karin oo uu dhinacyada fiirfiirinayo ayan arkay

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 2 місяці тому

      Sheeko Daarood iska dheh.
      Siyaad Barre In Sha Allah Jahanama ayuu ku rafaadsanyahay.

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 2 місяці тому

      @@halimamumin3643 hadad tahay qofmuslin ah Alle tobo weeydiiso.
      Asagaa Jano iyo cadab labadaba bixiyo ee gefka aad Alle kagashay katobo keen

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому

    %67 ITOOBIYA KU ILAALISA XAARWAYNE XAMSE NACAS LIITA ABAAL LAAWE

  • @abdinuur370
    @abdinuur370 2 місяці тому

    Barow maahmaaha markaad sooqadanayso sooxafid

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 2 місяці тому

    Itoobiya kama laabaneyzo heshiiska itoobiya iyada oo keliya oo socota bada ma soo gelayso itoobiya.waxay ka shaqeeyaneysa in somaliland la ictiraafo waxay heystaa dawlado ku taageersan in somaliland la.ictiraafo waa sida keliya ee muraadkeedu ugu fuli karo sharciyad ayaan lagu difaacaya somaliland

  • @HassanIbrahim-pv2ij
    @HassanIbrahim-pv2ij 2 місяці тому

    Anigu waxaan aaminsanahay hanjabaada Itoobiya insurance been yahay Itoobiya ma dhano ee waa Oromo kaliya . Wayqaybsantajay

  • @Lovemesomedripppp
    @Lovemesomedripppp 2 місяці тому

    IOC flag waa inu garab yala can Somalia a speech sisnaya media yaha

  • @AbukarAbdi-vu4dl
    @AbukarAbdi-vu4dl 2 місяці тому

    Qof aan shantaada kaa celin sharci kaama celiyo

  • @FarhiaismailMohamud
    @FarhiaismailMohamud 2 місяці тому +1

    Konton sano ijar lo saxixay 20 km bada seylac gobolka owdal dowlada somalia ka hor dadka deganka leh gobolka owdal diday marka itopia dhisan rabto dagal imana shacabka gobolka owdal dowlada somalia marka u gurman owdal stete somalia muse bixi tagi karin owdal stete somalia racnay dhahen marka geska africa dagal folana my god bless him geska africa

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 2 місяці тому

    Sxb ad iyo ad.xaqiiqada aduunka qaasatan somaliya itobiya B dhexe

  • @CadnaanFaysal-l1k
    @CadnaanFaysal-l1k 2 місяці тому

    Free somaliland bye bye south somalia

  • @abdinurfarah1560
    @abdinurfarah1560 2 місяці тому

    War bixin maangal ah

  • @maxamedayaanle5937
    @maxamedayaanle5937 2 місяці тому

    Asc

  • @Kimodadon
    @Kimodadon 2 місяці тому

    Abiy weey dhaaftey inuu raali gelin bixiyo Masarna African Union codsigeedi wala aqbaley abiy wax u banaan maleh

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 місяці тому +1

    Somaliya, Villa Somalia ayaad Illaalin karila'adahay.

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 2 місяці тому +1

    Sax inshallah illahay hanaga qabto aamin aamin

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 2 місяці тому

    Marka ma gob baan nahay Gun ilahay dhul siiyan nahay oo madaxdoodii tuugo iyo shilinqaate wada noqdeen , bal qiyaas madaxweyne dalkii ay ishayeen baryaya oo leh naqoonsada , waxasna waxaa ugu wacan waa hadal badnida iyo meelkasta kahadlaka aan munaasabka ahayn

  • @Yuusufdahirmaxamed
    @Yuusufdahirmaxamed 2 місяці тому

    Itoobiya in af&adinba in laguna dagaalamaa

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb 2 місяці тому

    Xasan mooryaan hargeysa oo diidey midnimo somaliyeed wuxuu siiyaa malaayiin dolar ah puntlandna waa u diidey hal dolar khatumana waa u diiday aqoonsi xaqoodiina wuxuu ka ziiyey hargeysa ma kaas ayaa badda somaliya difaacaya waa been cad.

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 2 місяці тому

    Ithpayo iyo samalia dagaal mahanee wax kale maraadiney so waa dad dagaal u joog ah waligood

  • @yusufsabriye1715
    @yusufsabriye1715 2 місяці тому

    Maya wegeen amaxar iyo somai ma hishin karaan

  • @AliCade-gh7jk
    @AliCade-gh7jk 2 місяці тому

    Somaliyey isku duubni

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 місяці тому

    Walawasi oromada

  • @MuuseAden-w6n
    @MuuseAden-w6n 2 місяці тому

    Ethiopia ugama guleysan karto dagaal siyaasad madnaba wayo Ethiopia waxay,kusocotaa
    Xaqdaro sidas faradeed wax guul ah
    Magazine,karto
    Somalia waxay kutagan.tahy wadada xaqa ah wayo,majirto
    Nin,gurigiisa ugbaxayo ninkale

  • @zeynabahmed732
    @zeynabahmed732 2 місяці тому

    Waxay ila tahay in Somaliya waa, cusub u Barry.

  • @QafiirRiyomarindaje
    @QafiirRiyomarindaje 2 місяці тому

    War maxa dawlad soomaaliya madawlad baalajidha maadqajisid

  • @nimcaandaahir-r7s
    @nimcaandaahir-r7s 2 місяці тому

    Itobiya waa ilaliyaha somaliya wanadhab hada lasoco kalabadh gobolada somaliya waa heysata maxad iska difaci hada laqabsadaye hada laqabso somaliland waa difacaysa itobiya

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 місяці тому

      Maskinowww😂😂😂 wariyoneysaa

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 2 місяці тому

    Nacnac muxuu ku difaacayaa doqonka lugaha dheer ma af beenaya isaga iyo madaxweynihiisa masaajidka beenta ka shegaa markey dadkii kalaqeybiyeen oo isku direen oo qabyaalad dhex dhigeen oo qabiilwalba Kankakee birta u afeysanayo oo isha ku hayo ooynaba u muuqan waxaan qabiil hebel ahayn qaarkooda xabashida dabada lagaleen iyaga oo ka baqaya qabiil kale oo soomaaliyeed oo ku soo duula maxay ku difaacauaan markey ciidamadii dhameeyeen qaarna qabiil ku cayriyeen ooy ciil la tahriibeen maxay ku dfaacayaan itoopia ma cid aan la aqoon yaa u imaaneysa soomaali kalageeye oo isu ciirsan maybe beenaalayaashu malaha iyagaaba itoopia wax lawada eedadka soomaaliyeey yey marinhabaabinayaan

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 2 місяці тому

      Waxa somalia isku heeysato waxaa ka weeyn difaaca dalka

  • @DhuuxFaarax-j9w
    @DhuuxFaarax-j9w 2 місяці тому

    itoobiya iyo xasan shiikh ma ay kalafoga xasan shiikh bad wuu u 0golyahey ee seebuurabaa xasan in uu usaxiixo lacagtana uu qaato asagu buurabaa

  • @MaxamadnuurMaxamadnuur-mb6fr
    @MaxamadnuurMaxamadnuur-mb6fr 2 місяці тому

    A🎉

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому

    Failed Somalia italiya and Republic of soomaliland government between borders afrika nacas liita

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 2 місяці тому

    Uma maleynayo

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 місяці тому

    War hala dagaalamo sanadkan nabad waxba lagu helimaayo ee Somali jileeca hayska daayaan ruux walbaa hub ha raadsado dagaala diyaar ha unoqdo

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

    JAMHUURIYA sland and itoobiya ViVA ❤❤

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 місяці тому

      Amxar haku dhubeeyso laxda 😂

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h 2 місяці тому

    Majiro wax soomaaliya layidhahdo waaqowlaysato

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 2 місяці тому +1

      Ka nax ama ku farax somalia waa qaran jira

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 місяці тому

      ​@@AbdiShakur-f1susheeg hee boladan amxarta dhubeyse 😂😂😂