HADUU CIRO DORASHADA HELO GELINKA HORE MARKUU GUULAYSTO KA DANBE AYU CERIGABO HUWANTA KU WAREEJINAYA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 79

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 2 місяці тому +2

    Masha Allah Mr Cali duulduul cadowgaa cagta hoosteeda geesi qaran guul

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤garaci mee ina darawal ina Cai kaarshe .garaad garaca oo leh reer baan matalayaa waligeed lama arag

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 місяці тому +5

    Ciro huwan illaahay nooga dhiibo qaranka jilic cadowgu ka iibanayaa qarankan STOP TIIM TENEG XASHIISH

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 місяці тому

    INSHA ALLAHHU NUUGAL OO DHAAN INEEYYE KAA QAXI BAA HOOBALE DHULBHANTE

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 місяці тому

    illaheye inoo maa keeyno xiiro HUWANTA uu shaaqye

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 2 місяці тому +1

    Waar warkiinu waa fiican yihiine qodobeeya iyadoo qubanaha salaasada oo kale ah

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 місяці тому

    MAA MAXABISTYE SHEELL KAA DHIGANYAN

  • @ahmetakram1488
    @ahmetakram1488 2 місяці тому

    Caliyoow ciyaal baad ushekayn baan umaleen huwan Cerigabo haday qabsan maantaba may qabato inta wiil hoog Hy haysto weligood ha waysan maayaane

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 2 місяці тому +1

    Jaamac baadi DNA malaga qaaday wali

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 місяці тому

    jama kediyae sowkii lahaaa isaaqaa wa yaahuude xabshidan wlaaalo nahay ilhaay hadaalkasu wax ka raaciyaay duriyada qofka aflagaadeyaa ilahay baa qabta qabasho aran

  • @MuxiyoApdalla
    @MuxiyoApdalla 2 місяці тому

    Somaliland guul

  • @dribrahimmaxamed8781
    @dribrahimmaxamed8781 2 місяці тому

    10:11

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 місяці тому

    Ethiopia waa garab taaganthy iyo sxpdoodkle iyo qaarjlec badabba dee Somaliland viva

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 2 місяці тому

    Qofka garaca hooyadii ayaa loogu abtirinayaa .garaad jaamac in hooyo. Ama ina cali Karshe

  • @CrisaaqXasan-c7o
    @CrisaaqXasan-c7o 2 місяці тому

    Xisbiga rajada shacabka somaliyeed ee wadani

  • @mohamedabdikarim3820
    @mohamedabdikarim3820 2 місяці тому +1

    Eeyaadhahee labo jawaan iyo sooraan hj uunbaa lagahelaa markasta❤😂😂😂

  • @mohmednuur237
    @mohmednuur237 2 місяці тому

    Horta cali niyow wuxuu ku fiicna in laga dhigo lataliyaha madaxweenaha

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 2 місяці тому

    A true Somalilander should think before voting for WADAN. The party is a danger to Somaliland's existence and many Somaliland enemies support Wadan with finance and morals so that Somaliland will be destroyed as a country.

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 2 місяці тому +2

    Horta muuse isaaq ceebee oo Somaliland ceebe idaacadan wuu dhgaysta 😂😂😂 in la doortana waa raba laascoond ka baq maxaa laga yeelaya

    • @nimcohirsi2878
      @nimcohirsi2878 2 місяці тому

      Huwaneey qaranka waxaa usoo kordha ka naxaay shib iga dhe

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 місяці тому

    CERIGABO MEEYNE RAAGA UU DHASHEYE DEFACANYAN CIIRO MAA ASAGA LEEH OO DEGA

  • @dribrahimmaxamed8781
    @dribrahimmaxamed8781 2 місяці тому

    caliyow guulayso

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 2 місяці тому

    Markale waxan uso jeedinaya Madaxweynaha qaranka inu Wasiirka Warfaafinta ka dhigo......

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Casha bac kuu xaar iyo dhadiga isaaq baroor

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 2 місяці тому

    Cabdi shakuur Salaan sare
    Khabiir cali Haka cadhaysiin ❗️

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Dhadiga isaaq iyo casha bac kuu xaar dhulbahante inkaa dhigay yuhuud oromo

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 2 місяці тому

    haduu ciro hello doorashada
    in ka yar saacad ayuu ku dhawaaqayaa in uu ku daray somalia dalka

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 місяці тому

    Garad garac daabshid haa kuu guuro dhulbhante daabka 😮😮😮

  • @muuseabdullahi8400
    @muuseabdullahi8400 2 місяці тому

    Absolutely wa ruunta caliyow

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

    Jaamac shabeel maanu sheegin Ciro inuu midnimo soomaliyeed kujiro

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Viva somali kaa fiican dhadiga isaaq iyo cashaa bac kuu xaar

    • @CrisaaqXasan-c7o
      @CrisaaqXasan-c7o 2 місяці тому

      Labeebkii.isaaq ama.futoxejis markay faqash maqlaan wey nikiyaan

  • @bashe3051
    @bashe3051 2 місяці тому +2

    Salaan sare!

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 2 місяці тому

    Haduu muuse guuleysto ceeri gaabo malysku deynayaa

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 2 місяці тому

    Kanyar ee odayga hor dhigsya ethoipia slmlnd bay ciidan u soo diragsaa wax ka jiraa majiraan smlnd way isku filantahay

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 місяці тому

    Somaliya madonaysaa inuu dalkeedu nabad noqdo ayaakahoraysa kashaqayso amnigeeda

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 2 місяці тому

    War Hadal Xumada Iyo Badhaaciska Meesha Kala Baxa

  • @shakiibfarah152
    @shakiibfarah152 2 місяці тому

    Cirjiidho tv

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 місяці тому

    MADAXWEYNAHA SOMALILAND WAA MUUSE BIIXI HADII DOORASHO DHACDO IYO HADII KALEBA WAAYO SOMALILAND WAXAY U BAAHAN TAHAY MADAXWEYNE NIN AH OO QOODH AH SIDA MADAXWEYNE MUUSE BIIXI SOMALILAND UMA BAAHNA QOF WUXUU YAHAY AAN LA AQOON OO XIRSI IBLIIS UU JIIDAYO

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 2 місяці тому

    Etoobiya meel daarood leeyahey xabad kuma ridi karto waligaa ma shisheeyaad weheshan doontaa kkkkkkkkkkkkkl

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 2 місяці тому +1

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Dhadiga isaaq iyo casha bac kuu xaar baroor

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Free casha bac kuu xaar ina bootaan

    • @nimcohirsi2878
      @nimcohirsi2878 2 місяці тому

      @@hassan-mp1pkgaajooy afkay kaga hadhay huwaneey cageed kudanbaysay barwaaqada kanaxaay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      @@nimcohirsi2878 free 450 askar free ina bootaan

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 місяці тому

    Caliyow waad qaldan tahay, hadii Ciro helo ood leedahay gelinka dambe ayuu isdhiibayaa, wadanku miyaanu ciidan lahayn, Ciro hadii uu waxaa ku dhawaaqo jeelka ayey ciidamadu dhigi doonaan wadanku fowdo maaha, waxay doonaan ma samayn karaan ninkii xadka ka talaaba isagaa Somaliland dibeda looga saarayaa, ciidamadu daawadayaal maaha waa wada mujaahidiin iyo dhashoodii.

  • @muxyadiincabdi8570
    @muxyadiincabdi8570 2 місяці тому

    Owali afkii waadsloola muusemadiiday

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 2 місяці тому

    kkkkkkkkkkkkkk xaqiiq dhaba weeyaan ciro laa ta aaminu

  • @lagendarygamer349
    @lagendarygamer349 2 місяці тому

    Mr Cali duul duul Waa qabiir beeshiisa udagaalamo 😂😂

  • @Mustafejaamac-z7z
    @Mustafejaamac-z7z 2 місяці тому

    Huwan tii way jabtay

  • @MaryanAbdi-n8d
    @MaryanAbdi-n8d 2 місяці тому

    Guuul somsliland❤❤❤❤❤❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Casha bac kuu xaar iyo dhadiga isaaq dhulbahante kaa dhigay oromo

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Munafaqadiin maxa guul free 450 askar waxa guul muajahdiintaa dhulbahante

  • @IbrahimOsman-k9k
    @IbrahimOsman-k9k 2 місяці тому

    NA

  • @xamudjama8998
    @xamudjama8998 2 місяці тому

    Faqash futo qadhmuun maxay nasab ka taqaana

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 2 місяці тому

    War Waxa ka baaxa wa fagateen

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 2 місяці тому

    Mansh alha GuuuuuL kuLmiye

  • @halimosugule76
    @halimosugule76 2 місяці тому

    Soo wadaay

  • @munirkh
    @munirkh 2 місяці тому

    Cali 😂😂

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 2 місяці тому

    Cali Ismacil Carab

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Casha bac kuu xaat free ina bootaan

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 2 місяці тому

    Waa Laba beenaale oo dadka isku dira

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid 2 місяці тому

    Horta idinku ma waxad mesha uu so fadhisateyn in aad habeen iyo maalin Muse uu nacam leysan? muse iyo group kisa camalkodi ba eryanaya. You can’t help them. Dagal ooge nimada isga daya, walaahi tan wad ku gubaneysiin.🔥🔥🔥🎭 let me unsubscribe.bye

  • @sacadxasan3323
    @sacadxasan3323 2 місяці тому

    Waa huwanti oo wada socota

  • @abduulabdirizak895
    @abduulabdirizak895 2 місяці тому

    Iidoor afqudhmuune dhammaantiin waxaa idinka nasabad fiican
    Kabaha ayaad gacanta ku qaadanaysaan ??????

    • @mohammetziyat508
      @mohammetziyat508 2 місяці тому +1

      maxa ku dhex dhigay halkan? maxaase kugu kalifaya iidoor daawashadiisa?

    • @madoorankareealownoodooral770
      @madoorankareealownoodooral770 2 місяці тому

      Iidoor ilaaha guusha sii gaatamaa dhimane
      Af qadhmuune waa ina ibliish waana lahubaaye
      Alow guusha noo wada hibee waa ku ayidaynaaye

    • @abdihakimibrahim9506
      @abdihakimibrahim9506 2 місяці тому

      @@mohammetziyat5084buurood dhexdood baanu idoor ka saaray somaland waanu duminey waa xarood caqli xumadiisa adeer tuulada laascanood oog ba ka wayn waxbana lama maqna adana u yaqaan in hj ka xoroiday
      Goorma ayeey ku beegantahy xoriyadii aa hj ka qaadateen
      Muuse moorgan gurgiisi ayu degenyahy
      Afwaynena afku dhulka udaray aakhirkii suuli bu ku dhintay 😂

    • @mohammetziyat508
      @mohammetziyat508 2 місяці тому

      @@abdihakimibrahim9506 ader aniga ha ii jawaabin dee ninkaa daarood ayaad midhaa jawaabta uwaday

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 2 місяці тому

    Dhalinarada reer Somaliland hadaanu nahay muuse haduuna laaska qaban isaga ayaanu haragaysa ka qabsan doona ceebta qaranka uu la dul jooge rag cadaysima lagu eedaynayo waa aan iswaalne

    • @muuseabdullahi8400
      @muuseabdullahi8400 2 місяці тому

      mudane madax wayne geesi rag dhaafay nacab ka oohiye talaabadiisu boqol suuxisay lagu daba go ay muuse biixi cabdi rouble xildiid❤️💛💚❤️💛💚❤️💛