NINKII GABADHA GADAAL KA ILAALINAYAY.||QISO CAJIIB AH.
Вставка
- Опубліковано 10 лют 2025
- This Is An Interesting Story Please Clickling Subcribe If You Are Interested our stories Please Contact Us On Instagram And Facebook If There Is Any Copyright Problem. By clicking on the link below
Instagram www.instagram....
Facebook www.facebook.c...
#sheekooyin #qiso #story #qisoxanuunbadan #sheekoxariiro #sheeko#qiso_cajiib_ah #qisojaceyl #qisooyin #sheekoqosolbadan #sheeko_cusub#qisomacaan#film #qisooyinka#somalia,#IFTIIN SHOW
First🎉😂
Nabsigii iyo cuqubadii ay ka gashay walaasheed iyo damiirkeedi doqonka ahaa ee ugeeyay ninka walaasheed qaba inay shukaan sato iyada iyo ninkiba si wanaagsan ayuu ilaahay ugee hiiliyay sabbta uu ilaahay ugu hiiliyayna waxa weeye ceebti ay ku sameesay walaasheed iyo ninkeedu dhibaataday ku sameeyeen ayay gudaheeda ku qarsatay oo ay aabaheed ka qarsatay isago xanuusanaya marka ninki iyo naagtiba abaal koodi ayay heleen inan taana ilaahay qalbigeeda iyo quluub teedi gubanaysay ilaahay ayuunbay la kaashate nafsi bad Alleh ha siiyo/ama wax ay ku ilawda oo khayr qaba Alleh ha siiyo.
Ninku waa waraabe naagtaada walaasheed iyo tukale toona ma kala aqaano marku damco soomaalida lafteeda ayay ka dhacday nin naagtu qabay walaasheed shukaan sada.
Waxan usheegaya dumarka afsoomaaliga ku hadla meel kasto ay joogan guri aad leedahay walaasha iyo naag kale toona ha soo dhaweesan nin ku qabana waligaa ha aaminin waa tuug tuug dhalay Aadba idiin salaamaya Asxaabta.😅😅
Illahyba haya caruurta caqlogodi waa side horta dadkan
Waa runta Wll
ASC❤MAMO🎉 waa dadaalaysaaye ilaahay waxad higsa nayso iyo himila daada Alleh ha kugu guuleeyo.
Asxaabta ku xidhan waa inaan uda daalna si uu 100k uxidho inyar ayaa ugee hadhsane intaa waa inu sanadkan cusub bilihiisa hore aan 100k uxidhna i.n waad guulaysa naysa maamo i.n 🤲🏻🤲🏻👑👑💯
Scw scw scw scw scw ❤❤❤
wcs ❤scw scw ❤
scw scw scw
❤❤❤❤
Daadka khaar waa xawayaan
Qofoka xunu meelle xunu buu ku dabeeya subxaan Allaah🥹
Waa runta wll
WCS SXB 👋 SCW ❤ SCW 🫀 SCW 🫀 SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤🫀
❤❤