Dhibaatada somalida guryaha Iyo dhismahooda ka heesata ayaa waxeey tahay qof kasta hamigiisa waxuu yahay hal maalin ku tijaar mida labaad ayaa waxeey tahay aqoonta xaga dhismaha oo aan aad uga liidano caro iyo dhagax Iyo shamiito oo wadanka guudihiisa laga heli karo ayaa maraakiib naloogu keena mida kale ayaa waxeey tahay dadkeena shaqada uma fir fircoona waxaa sii dheer fahamka meesha eey lacagta jirto Iyo meesha eysan jirin dadka taajirka ah Iyo mid ka aan aheyn kuwa aan aheeyn ayaa badan hadii aad lacag raadis tahay la imoow wax eey iibsan karaan kuwa aan aheyn oo ah suuqa weyn.
Jimaale waa kaaga mahad celinaynaa program kaan maanta aad soo bandhigtay . Please ninkaan mar kale noo soo fadhiisi , maxaa yeelay wuxuu taabtay points oo in la sheego aan lagu dhiiran Karin , sida in shikadaha waa weyn ay daafaha magaalada ay iibsadeen kumanaan guri iyo pointiyo kale thanks Jimcaale. Koley constitution xakameeyo haduusan jirin way adag tahay yaan u malaynaa .thanks again
Sideey ku dhacdaa wadan sida somalia oo ah wadamada dadkeeda ay yahiin dadka ugu faqrisan uguna mishaar yar aay guryahooda ku qeeymo noqdaan London, paris and New York not only somalia xataa kenya waa sidoo kale waa sualaha aan fahmi la,ahay?
Ascm Aduunka dhaqso uga taajir baa ka jirta Somalia waxaa u mooda ganacsata in ay wadanka leeyihiin waxaa caadi ka ah ganacsata wadanka jooga in ay lacag qaali ah ku siiyaan dadka dhulka ama Guryaha hadana u qabtaan 2 Sano ama 5 Sano Meesha Aduunka lagu bixiyo Guriga la qaatay mudo 30 Sano ah si dadka dan yartaa u helaan fursada ay ku bixiyaan lacagta Gurigaas Somalia dadka ku nool waxay u badan yihiin xoogsato waxa soo galana kama badna 200$ ilaa 300$ dad ku shaqeeya 700$ waa dad kooban Marka Garabsiin iigama muuqato meesha
Somalia shir kada ha ama ku wa dhulka maal geli naya gur yaha dhi saya. Ayaa dad ka dha cayaa. Waxa ay u socdaan waa dadka yurub ku nool. Wadanka rwanda curiga ugu raqii san waa 15 dollar. Madax weynaha wadanka rwanda dadkiisa ayuu ka fekereya . Iyo suu wadanka u dhi si laha. Guriga ugu normal ka ah. 40 dollar. Somalia waxaa lgu lee yahyay guri an u qal min 70 dollar dhulka 150 dollar. Dadka wadanka jooga ma iyaga ba ka fekeraya. Muqdisho iyaa doo an nabad jirin. Ayaa lgu lee yahay. Ayaa qaali. Laga ga dhi gayaa. Anaga yurub ku nool ayaa ku heli kara. Guri qurux badan . 250 dollar..
Arinta layaabka ah waa in Dadka na daawada, 80% subscribe na dhihin.
Aniga waxa layabanahay in somaliya waxa ka socdo oo dhan 90% in ee luuqad qalad kawada dhigeen waxwalbo 😂😂
Nin yahaw illahay khayr hakusiiyo
Aad Amal vileg oi sawir guryaha ❤
Waa fikir aad u fiican dhalin yarada waxeey heli lahaayeen shaqo abuur
Yes, thank you jimcaale runti Qof fcn bulshada uu ruun thy ilahy haku barakeyo noolashada shar kuma tuso. Aad ayaad ugu mhsanthy warbixinta inu so gudbisay
Waa fikir fiican dhalin yarayadanq shaqo abur ayeey hili lahaayeen
Dhibaatada somalida guryaha Iyo dhismahooda ka heesata ayaa waxeey tahay qof kasta hamigiisa waxuu yahay hal maalin ku tijaar mida labaad ayaa waxeey tahay aqoonta xaga dhismaha oo aan aad uga liidano caro iyo dhagax Iyo shamiito oo wadanka guudihiisa laga heli karo ayaa maraakiib naloogu keena mida kale ayaa waxeey tahay dadkeena shaqada uma fir fircoona waxaa sii dheer fahamka meesha eey lacagta jirto Iyo meesha eysan jirin dadka taajirka ah Iyo mid ka aan aheyn kuwa aan aheeyn ayaa badan hadii aad lacag raadis tahay la imoow wax eey iibsan karaan kuwa aan aheyn oo ah suuqa weyn.
Balaayo allaha kugu rido xasan shiikh ow nagu soo iftiininaaya
Wll dhalinta wax baratay niyad jabinayaan dadka dhul badan ku leh waa in canshuuraa si qiimaha guryaha hoos u soo dhaco
Waxaa la suuxsantahay caabuqa qabyaalada
Jimaale waa kaaga mahad celinaynaa program kaan maanta aad soo bandhigtay . Please ninkaan mar kale noo soo fadhiisi , maxaa yeelay wuxuu taabtay points oo in la sheego aan lagu dhiiran Karin , sida in shikadaha waa weyn ay daafaha magaalada ay iibsadeen kumanaan guri iyo pointiyo kale thanks Jimcaale. Koley constitution xakameeyo haduusan jirin way adag tahay yaan u malaynaa .thanks again
Waxaa sababtey Dowlad Somaliya Muwaadinka Somaliyed haduu guri awoodin inuu gato waa iney Dowlada guryo kiro ah oo qiimahooda ijaarka Hooseya waa iney udhistaa muwaadinka Somaliyeed Maanta oo lataagan yahay 2025 in Dowlada hoose ee Mogdisho lahaan weyso dhulal in jaar ah oo waa Ceeb aduunkii wuu hormarey ee allah fahansiiyo Dowlada Somaliaya iney hoos u fiirisa Umada masaakiinta ah ee aanan adoodin guryo❤
Affordable housing (waxaa dhisa dowlada waxaana badanaa loogu tala galaa dadka dakhligoodu hooseeyo sida shaqaalaha hay adaha dowlada tusaale IF IYO AAKHIRO Ama xamar bile, guryaha caymiska kuwa police ka, bankiyada dhulalkaas oo dhan dowladaa shaqaalaha ijaar yar kaqaadijirtay hadase waxaa igu maqaalaa gacan ganacsato ayeey galeen) somalida europe dagan 80% guryahaas ayeey dagan yihiin
Asc shirkadan xagee laga helaa
War guryahaas naga soo gaarsiiya tol hadaa tihiin ijaar na baabiyey
sxb arinta beeraha green house ka part two noo samee ninkloo culusna noo keen
Sideey ku dhacdaa wadan sida somalia oo ah wadamada dadkeeda ay yahiin dadka ugu faqrisan uguna mishaar yar aay guryahooda ku qeeymo noqdaan London, paris and New York not only somalia xataa kenya waa sidoo kale waa sualaha aan fahmi la,ahay?
m.a barnamij qimo badan oo runti aan wax badan ka faidey ayu aha thanks jimcale deals and maal microfinance
*Asc*
WAA RAQIIS MARKII LOO FIIRIYO KUWA AY KU GATAAN KENYA OO AAN DALKOODII AHEYN
Ascm Aduunka dhaqso uga taajir baa ka jirta Somalia waxaa u mooda ganacsata in ay wadanka leeyihiin waxaa caadi ka ah ganacsata wadanka jooga in ay lacag qaali ah ku siiyaan dadka dhulka ama Guryaha hadana u qabtaan 2 Sano ama 5 Sano
Meesha Aduunka lagu bixiyo Guriga la qaatay mudo 30 Sano ah si dadka dan yartaa u helaan fursada ay ku bixiyaan lacagta Gurigaas Somalia dadka ku nool waxay u badan yihiin xoogsato waxa soo galana kama badna 200$ ilaa 300$ dad ku shaqeeya 700$ waa dad kooban
Marka Garabsiin iigama muuqato meesha
Waxaa kalo oo laga reesan lahaa jiinkada wadanka ka badaday kuleel & foolxumo intaba waa looga reesani lahaa waan soo dhaweeyneenaa
Chanelkaan 39k ama 40k subscribers umaqalmo se camal?? War ninka channel-kisa kor u qaada 100k subscribers garsiiya🤝
Canshuurta waa wadanka dhismadiisa, hadii aan daacad unahay.
Aada baada u mahadasan tahay sida mar walba noogu sharaxadida maalgashiga wadankeena
Somalia shir kada ha ama ku wa dhulka maal geli naya gur yaha dhi saya. Ayaa dad ka dha cayaa. Waxa ay u socdaan waa dadka yurub ku nool. Wadanka rwanda curiga ugu raqii san waa 15 dollar. Madax weynaha wadanka rwanda dadkiisa ayuu ka fekereya . Iyo suu wadanka u dhi si laha. Guriga ugu normal ka ah. 40 dollar. Somalia waxaa lgu lee yahyay guri an u qal min 70 dollar dhulka 150 dollar. Dadka wadanka jooga ma iyaga ba ka fekeraya. Muqdisho iyaa doo an nabad jirin. Ayaa lgu lee yahay. Ayaa qaali. Laga ga dhi gayaa. Anaga yurub ku nool ayaa ku heli kara. Guri qurux badan . 250 dollar..
waxa aan fahmi lahay somalida waxa faido uleh iyo waxa kale makala yaqaanan miyaa yarkan waxa u qalma 1biyan supscriber waxa arkee kuwo bilaa yacni uhadal u haysta malayiin
Su’al baan qabaa lakiin su’alaha kama jawaabtid
Kaligaa maaha dadka aan loosoo jawaabin
China halaga keena guryaha diyarsan ku waas ayaa dadka awoodi karan
Qiimaha eey ku fariisani ayaad ilaawaday jimacaale qiimaha ayaan kaaga baranay
labadan wa labo tuugo ee iska ilaaaliya yaabka adunka
Jimcaale waa warye see tuug yahay
@@Daadir-media hada arko doono ee orod wax iga cawi dhee yaabka adunka
Talo bixintu bilaash maahan sxb adna taas ogow@@MarshalHavana