War. Inanta ka jirka shaashaa magac xumo iyo af somali OO aanad garanaynba wuxuu leeyahay marka geela la dhaamiyo calanka somaliland bay inantu sidataa sharafi korkaaga ha ahaato wll
Buhoodle wacana ayeeyda allah yaa arxmo iyo ehelkay aan jecelahay waa reer shaxda Buhoodle weligey ma arag waa jecelahay in aan udalxiis tago inshaa allah..
Masha allah wa qof sharaf badan kuna faanaayso dhaqaankeeda gob gob dhashay waaye
Cara weelo
Malaqabaa
Mise waa gabar
Hadaba hadaan
Laqabin waxaan
Kula talin lahaa
Inay guursato
Wabilaahi tawfiiq
Maansha Allah
Araweelo iyo Weriyaha shaqo wacan
Wall waxad tahay inan caqli badan lakin is astur alle haku asturee😎😎😎
Mnsha allh abwanad dhamayztiran hore usoco qali dumarey
Mashalaah beautiful sister ❤
Mashaa allah waa fariid fariidi dhashay way asal racaynaa dhaqankeedii bay ku fanaysaa
Barnaamijku waa wacan yahay
Xoogaa Buunbuunin iyo amaan badan baa ku jirta.
Waxa muhiima inaan amaanta qofka lagu dheeraanin
Nebigu sow kuma odhan adhaxda haka jebin SCW asxaabigi mid amaanay
Quruxda saxaafada waxaa laga daydaa ragga inta badan kusoo jirey sid Cabdisalaan Hereri
Mahadsanid
Mashaalllh gabadhaa wan u qiray
Maasha Allah, waa hibo Allah bixiyo halabuurku. Barnaamij fiican Shaashaa!
⁰p
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaaنننم
Wan ku sarya adna ii saar
Carawela lixad ayay ledahay mansha allah
Allaylehe ❤❤❤ lkn tii inankii rerbarbare ugu jawaabay soo qabo
Nolow boqorada reer bicidyahan
Maansha Allah ale.hakuusiyaadiyo.hadaad.nogu.imaanlahad.buuhoodle.cir.iyo.dhulba.waakaaqadilahaan
mashlah alleh haku sharfo wllo
Waa dhaqan aad uxun oo liita gabadh gole jiifta
Masha allah boqortoyo waay inantu
She is cute Mashallah
Asc walashay carawelo malugaqa hada lagu qabin maxad ugursa waysay
Legend
1999 ilaahow hadaan kaa yeelo la i habaaraaa
Caraweelo buugaay adduunyada ku bi'i siyo balan keedi raacdoo wacadkaagi been noqoy (Ahmed yaasiin digfeer)
Masha Allaah
MashaAllah. 🌹❤️🌹
Gmailkaga iso dir an kala so hadle quruxey
Afkaaga cana lagu qabey waa nasab nasab dhalay masha allah
Mashalah geesiyad
Fariiid👍👍👍👍
Walsh Ale hakuxafido
Gomanimi kunoollow huno inan gobeed
Ismahan gob baad tahay
gob gobi dhashaad tahay
gabar ugub ayaad tahay
Gaar ahaan hankeygiiyo
Gabartii aan rabaan tahay
Aniguna geyaanka
guurdon ayaan ahay
Geyigii darwishkiyo
Gobolkaa nugal godan
Goljaniyo guud ahaan
Sool iyo sanaagiyo
Buuhoodlihii wacnaa iyo
guri gobnimo taal
ayaan gaar u leenahay
Ma soo gole fariista
Mise gabaygu iga xiran
Gabaryahay wax ii sheeg ?
Dad iskuma jiree waa dhall daraawisheed
war imaqla gabay maa hee waxaa ladhahaa saar
Waxaad tahay nasab ku faanta dhaqankeeda , waxaad tahay qof laga dhigankara tusale buuxa, allee hakugu nooleeyo adiga iyo dhamaanteenba raynrayn ismahaan carawelo
Hhhh masha allha kuxafido abaayo
Mashallah tabarkallah
Maan sha allaah
War. Inanta ka jirka shaashaa magac xumo iyo af somali OO aanad garanaynba wuxuu leeyahay marka geela la dhaamiyo calanka somaliland bay inantu sidataa sharafi korkaaga ha ahaato wll
Gabar kudayasha mudan ma shaa Allah
Kkkkk wuxyu ju leyahay dhirbu ku cagarin jiren oo ay ku beeri jiren labadan is waraysanaysa ayan is af garaneyn
War.shaashaa.waa.ku.salamay.anoo.reer.hiiraan.ah.jowharna.waa.jano.aduun.waa.u.jeel.qabaa
Muqdisho ileen soomaali kala duwan baa joogto.Gobol Doolo oo caasimada u tahay Filtu 2009 ayaan maray anoo u socda Addis Ababa
Toolow ma aha,waa doolo wardheer
Doolo caasimadeeda waa wardheer sxb fiiltu waa gobolka liibaan
MshAlah
Caro weelo miya mise aro weelo
Carsweloy waa ku taageera
Subscribe igu caawiya walalayaal
M.a
asc
Guleeso
Buhodhle wacana
Buhoodle wacana ayeeyda allah yaa arxmo iyo ehelkay aan jecelahay waa reer shaxda Buhoodle weligey ma arag waa jecelahay in aan udalxiis tago inshaa allah..
Ara
Weelo hadaad maqasha waa reer SOOL
Waa gabadh reer wardheera ah wiil reer shaxda Buhoodle ah bay sheeko wadag lahayeen.
Taaankis arawelo
Soomali sida dabey qadar kulamadagan dadkale dushis maxadajya
Xageed kasoo jeeda aabyo
Waa jidwaaq
waa dadkii hore iyo kuwii dabe
@@kahramaanofficial269 yaakugudhshy wllo runtuwaafiicanthy
Waa bicidyahan gabadhu
War waa majeer teen kulah
somalida itobiya markad tiri ban nacay wareysiga
Wll beenta naga daa 1999 mad dhalayn
Hhhhh wlhi waa yabay 1999 kulahaa
Malaha wey qaladey. Wax ka wadey. 1989.
@@salmaahmed2263 haaa quruxey way ila tahay
@@kahramaanofficial269 sax. Wllo. Videoyada qalad ayaa ka dhaco ileen dadka waa biliAdana ayaan nahey. Kaf uu jiraa.
Haaa waa runta sharafey
Masha Allaah