Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Ruushka iyo shiinuhu sidee uga faaideen dagaalka Qaza! Isbadalka ka socda Bariga dhexe!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 лис 2023
  • Nagu garab istaag horumarinta janalka:
    / @waaberi-media

КОМЕНТАРІ • 104

  • @fantastic48art10
    @fantastic48art10 8 місяців тому +19

    Gaalo wanaaglama rabaan islaamka
    Meelkasta qof islaam ah baa ku dhimanay ilaahay ha u naxariisto musliminta dhaman 😢

  • @AbdaleDaahir-wj7bj
    @AbdaleDaahir-wj7bj 2 місяці тому +1

    Guulmusliminta.guul.falastin.somalia ❤❤❤

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim 8 місяців тому +6

    Ilaahayow falastiin u gargaar horay u soco ❤❤❤

  • @Zerpwron143
    @Zerpwron143 8 місяців тому +16

    From River to the Sea
    Free Palestine insha'Allah 🇵🇸

  • @ahmedcawil-G36
    @ahmedcawil-G36 8 місяців тому +7

    Sku Sali nabi Muhammad NNKH scw❤

  • @khadracdiraxmaan2413
    @khadracdiraxmaan2413 8 місяців тому +5

    Reer galbeedka waa midka aduunka qaribay balo hala tagto , horta meesha dhan waa in laga saaraa

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 8 місяців тому +2

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @Hanamohamed25
    @Hanamohamed25 8 місяців тому +6

    Maanta aniga ugu heero wall reply ❤❤❤

  • @Kaafimedia1
    @Kaafimedia1 8 місяців тому +3

    Big fan waaberi media🥰

  • @Cidaxafada
    @Cidaxafada 8 місяців тому

    Big fan waberi media the best youtube 2023 voted

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 8 місяців тому +3

    ALLAHU AKBAR ALLAH IS ONE🥺☝️❤️

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 8 місяців тому +3

    Haa waan qabaa in dagaalkan lagu jebinayo Washgton & Talafiif

  • @maxamedxariir575
    @maxamedxariir575 8 місяців тому +6

    Channels hore 1m u gaarsiiya wlleyal❤❤😊

  • @HamzaWaliid
    @HamzaWaliid 8 місяців тому +6

    First🎉😊 Hore usoco❤ Waaberi
    Allow palastine ugargar😢

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 8 місяців тому +6

    🥺🥺🥺 - ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 8 місяців тому +2

    Waa isma dhaanto iyo dhashood lkn laba shar kii roonaa ladoor bidaahe waa inlaga tirtiraa bariga dhexe kumeystaha sahyuunjga iyo reer galbeed mareekan ugu horeeyo oo isku daban duliyada allaha ujabiyo sida ugu xun oo cadawga islaamka horay ugu jabay walaaleheen falastiine oo reer gaso ugu horeeyaan allaha guuleeyo walcaaqibatu lil mutaqiin

  • @NasroAbdirahman-pm9lf
    @NasroAbdirahman-pm9lf 8 місяців тому +3

    Frist one sami aabahey❤❤❤

  • @user-sh2rk8qu5s
    @user-sh2rk8qu5s 8 місяців тому +4

    Zxp wankula socdaa ❤

  • @user-pn4on9en3x
    @user-pn4on9en3x 8 місяців тому +3

    Qofkii ugu horeyey

  • @user-ds5ru6dw4u
    @user-ds5ru6dw4u 8 місяців тому +6

    Free Palestine 🇵🇸

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 8 місяців тому +1

    Yuhuudu way burburaysa

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 8 місяців тому +2

    Thanks

  • @alimohamedwaberi2360
    @alimohamedwaberi2360 8 місяців тому +2

    Asc waberi waan kusalamay salan kadib waa ali mohamed waberi oo joga magalada garissa ee dalka kenya waad kumahad santahay sida aad noola wadagtid wararka xasaasiga ah ee marinka(QAZA)mahadsanid

  • @AyuubGaab
    @AyuubGaab 8 місяців тому +5

    اللهم انصر اخواننا فلسطين 🇵🇸 ❤❤ 0:35

  • @user-gj6hv4bj7b
    @user-gj6hv4bj7b 8 місяців тому +1

    Ok haye waran

  • @abdirahinabdiwahid7007
    @abdirahinabdiwahid7007 8 місяців тому +1

    Akiid waye marekanka io reer galbeedka iney gacantoda ka baxdey bari dheexe

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 8 місяців тому +3

    Guul falstiin 😊❤❤🎉

  • @user-hq8pj3og2o
    @user-hq8pj3og2o 8 місяців тому +2

    Haa wasurtagal

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 8 місяців тому +2

    Sxb sare waabari media aad baad umahadsantahay ❤❤❤❤

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 8 місяців тому

    ASC brother waberi media

  • @mohamettahmettibraahim4881
    @mohamettahmettibraahim4881 8 місяців тому

    Hambalyo macalin 400k and coming soon hafl million

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 8 місяців тому +2

    Gaalada waa daniistayaal

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 8 місяців тому

    Ilaahow u garaar falastiin❤adaa awoodleh

  • @XaawoMaxamuud-ld4us
    @XaawoMaxamuud-ld4us 8 місяців тому +4

    Shinyhu waa mangooli mangoolina soòdhawaysasho malahan miyaadan arag suu ugali muslimka wiigarka ee dhexdiisa kunool

  • @Xeno_4026
    @Xeno_4026 8 місяців тому +3

    Soo badi waabaru😂😂

  • @xaajikaash4574
    @xaajikaash4574 8 місяців тому +2

    Keep going libaax 🎉

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 8 місяців тому +1

    Hogamiyaasha carbeed waa naago, waxaa yeelanayaa ninkii gus adag. USA ama Rush,Shiine dheh. Hogaamiyaasha carbeed waxaa ka daneysan doona nidkii cabsi galiya. Mareeykana qaaidadaa sifiican buu u fahmay.

  • @abdullahikanyare004
    @abdullahikanyare004 8 місяців тому

    Scw

  • @cabdullaahixuseendhaqane158
    @cabdullaahixuseendhaqane158 8 місяців тому

    Waa macquul bro in mareykanku ka duuduubto bariga dhexe
    Mahadsanid crxman waabari

  • @mohamedosman909
    @mohamedosman909 8 місяців тому

    Waanku taageernaa bro
    Go ahead ❤❤❤

  • @user-gi4dj9fk8d
    @user-gi4dj9fk8d 8 місяців тому +1

    zhp waaxnkuu sheegi kaaraa haadii aad soo dhegtid qiisooyinka nabiyadaa inuu views kaagu kor uka cayaa mahadsanid

  • @user-zw3kc8go2s
    @user-zw3kc8go2s 8 місяців тому +2

    Our channel

  • @SiciidXasan-fk8rx
    @SiciidXasan-fk8rx 8 місяців тому +1

    Kacdoonka soo socdo haduu kadhaco waaku daayay marekan hadusan dhicin reer bari waa u toostay ileen

  • @1cnmg1
    @1cnmg1 8 місяців тому

    Abdirahamaan sxb videoyada 2 cisho ama 3 cisho soo dhig lkn weak naga daa bilaahi calayk

  • @aragtidamaanta8916
    @aragtidamaanta8916 8 місяців тому

    Meeshaaa ninka walan ee bidaarta leh kama baxayo carabta

  • @axmednaasir-sx5ho
    @axmednaasir-sx5ho 8 місяців тому +2

    First person 😂❤

  • @elmaqeys8991
    @elmaqeys8991 8 місяців тому +2

    Fast comment ❤❤❤

  • @cumaryuusufibraahin18
    @cumaryuusufibraahin18 8 місяців тому +1

  • @keynaynmoha309
    @keynaynmoha309 8 місяців тому

    Waa mar kale iyo codsiyo badan kadib
    c/rxmn top 5ka 8da ama 10ka jaamacadood ee uugu fiican aduunka iyo kuliyadahooda iyo waxey ku fiicanyihiin ama kusii kala fiicanyihii noso bandhig adigoo raali ah plz🙏🙏🙏? no🤐 codsiga shacabkaaga tixgili

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 8 місяців тому +2

    Alle haw gargaaro falastiin gaal waxba utari maayee mahad sanid nabad galyo

  • @user-oz1em7ox4m
    @user-oz1em7ox4m 8 місяців тому +2

    Ninkii carab walaashada ciil qaba

  • @anabnuur5521
    @anabnuur5521 8 місяців тому

    May may

  • @user-bc2ur8wf7f
    @user-bc2ur8wf7f 8 місяців тому

    Ustaad stefan hawking kasoo hadal tarikhdiza

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 8 місяців тому

    Kuligood shartooda alle hana mootiyo

  • @saidking8442
    @saidking8442 8 місяців тому +2

    1st🎉

  • @DaahirCabdi-sl9og
    @DaahirCabdi-sl9og 8 місяців тому

    Gaalo waa gaalo

  • @user-wp8kr2zk1p
    @user-wp8kr2zk1p 8 місяців тому

    Haa

  • @mascuudhussein6206
    @mascuudhussein6206 8 місяців тому

    ❤❤❤❤ MACALIN ABDIRAHMAAN WABARI NOLOW INTAY NOLALI JIRTO MACALIN❤❤❤❤

  • @xuseenxcm958
    @xuseenxcm958 8 місяців тому +2

    First 🎉

  • @user-mg7ut9nv6s
    @user-mg7ut9nv6s 8 місяців тому

    Wllo maxraysankaraa anoo haysta ashahaado camputer oo kaliya mid iskuulna haysan

  • @user-sv1gu7oj3u
    @user-sv1gu7oj3u Місяць тому

    ❤❤❤❤

  • @ameennikke
    @ameennikke 8 місяців тому +1

    Diyaar 😂❤

  • @Mr_kotc23
    @Mr_kotc23 7 місяців тому

    🥰🥰🥰🥰🥰
    Le je

  • @user-fo3uy1fo4d
    @user-fo3uy1fo4d 18 днів тому

    Gaalada wx Naga dhexeyo

  • @LovelyHammerheadShark-pj8rb
    @LovelyHammerheadShark-pj8rb Місяць тому

    ❤clraxmaancumer

  • @abdimaalikali-th8hh
    @abdimaalikali-th8hh 8 місяців тому

    wll maxaan ahay wiil yar oo jecel in uu noqdo xog curiye ama falan qeeye adee macquul tahay mai caawi kartaa si aan unuqdo xog xuriye waxaan kaa cosanaa in aad iku soo darto teem kaaga

  • @maxamedcumarcabdilaahi8415
    @maxamedcumarcabdilaahi8415 8 місяців тому +1

    Haa samaryn Coogan ayaa ay ku reebaysaa

  • @xigmadahena
    @xigmadahena 8 місяців тому

    Aniga aya donayo ina barto sida muqalada loo hagajisto iyo muqalada uu qofka uga bahan yahY bar namij kisa xagu ka heli laha xge kala so xarira

  • @Mohamed-amin_chanel
    @Mohamed-amin_chanel 8 місяців тому

    Hadii ay dhacto inu américainku laka kulaysto waxa dhici karta isbahaysika musliminda inu awooda adunka noqoto

  • @SYMAN-IS-MY-LIFE
    @SYMAN-IS-MY-LIFE 8 місяців тому

    Marar badan ayaan ka arakay video Gaan calanka Somali balse ma arkin dad ka socdo😢

  • @user-js1nc2ce9z
    @user-js1nc2ce9z 8 місяців тому

    الله منسراخواننافي فلستين🇵🇸

  • @abdishakuuribrahimhussen526
    @abdishakuuribrahimhussen526 8 місяців тому

    Haaa

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 8 місяців тому

    Cwm maxa kasocda conko walalo man fahmin balka so waran mahadsanid 🥰🥰🥰

  • @user-nj6my3vk6i
    @user-nj6my3vk6i 8 місяців тому +1

    Assalmu calykum. Sanadka wuu dhamaanaya fadlan ustaad SCHOLARSHIPs ardayda ka faaideysan karan ka so hadal

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid1040 8 місяців тому

    Africanka qiyaamuhu wuxu inoogu dhacaya inagao daawadayal ka ah caalamka

  • @alisoubanehfarahabdek7754
    @alisoubanehfarahabdek7754 8 місяців тому

    😢😢😢😢😢

  • @saadoaxmed2351
    @saadoaxmed2351 8 місяців тому +1

    Waryaa mafahmin😅😂😂😂

  • @AbdikadirAdan-
    @AbdikadirAdan- 8 місяців тому

    Somaliyey baraaruga Ethiopia 🇪🇹 waxay idinkadhex araktay waa danaheedi ma,ahan dan maanta ay wax idinkuqabanayso Waysooduushay Ethiopia waxayna kusooduushay dekada saylac

  • @hadraawialihussein9789
    @hadraawialihussein9789 5 місяців тому

    China pawor

  • @sheekowadaag1234
    @sheekowadaag1234 8 місяців тому

    Illahow isku jabi gaalada

  • @AbdullahiAhmed-ct9lk
    @AbdullahiAhmed-ct9lk 8 місяців тому

    Reer galbeed bye bye

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 8 місяців тому

    Uu kabaxayaa maraykan saaxada bariga dhexe isagaana isasoo gabagabeyay 8-9/10/2023 wuxuu si qayaxan isugu yiri Israel oo lawayo waa maraykan oo lawaayay hub iyo lacag wixi maraykan lahaba wuxu kenay Israel ilaa heer dadka American ka ah ay nacan Israel oo dhexdooda dhaqale xumo wajahan diplomatic ahaana uu ku fashil may oo dagalka guul kamay garin kooxdii uu tageyay askar American ahna waaba ku baxeen

  • @Aulihans3030
    @Aulihans3030 8 місяців тому

    Shanta sac yaa uman qaman kor koda wax lagu kale badalanaye

  • @deeqmaxamuud3980
    @deeqmaxamuud3980 8 місяців тому +1

    Waligeed way cadayd fariinta ama maw qafka rer galbeesku inuu laba wajile nimo yahay marwalbama ay dano hooda un ka fushadaan dalalka islaamka ah lkn dalalkan islaamka ayaa ah dad hurda od is odhanayso uqubo samaawiya aya haysata
    Dadmaaha carabtu

  • @user-is7pq9hn8y
    @user-is7pq9hn8y 8 місяців тому

    Refer galbeedku waa dantood yaqaN

  • @user-xm1fy7zw4u
    @user-xm1fy7zw4u 8 місяців тому

    Waxa kacabsi qabo maraykanku ayaaba taasah ainiga aragtidayda

  • @Aadamuu
    @Aadamuu 8 місяців тому

    Brics soo Iran way ku jirtaa kabtan meeshaan ku laabta

  • @hassanmoud-uv1jz
    @hassanmoud-uv1jz 8 місяців тому

    Free palestiniens

  • @NuuraynAhmed-db4pm
    @NuuraynAhmed-db4pm 8 місяців тому

    Waxaan umalayn in uu maray kanku xaalad xun kusugan yahay

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 8 місяців тому

    Allow gaalo isku jebi

  • @mohabrpoi6145
    @mohabrpoi6145 8 місяців тому +1

    the faster waching video

  • @hassanmoud-uv1jz
    @hassanmoud-uv1jz 8 місяців тому

    Vive hamas

  • @RadwanHusein-maydal
    @RadwanHusein-maydal 8 місяців тому +2