Waxyaalaha Ku Cusbaa So Dhaweynta Ceerigaabo ee Waftiga Madaxwaynaha JSL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 65

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 2 місяці тому +3

    MashaAllah ❤❤❤
    Mabruug reer Cerigaabo sida gobonimadaleed waftiga Muusee Biixi Cabdi usoo dhaweeyseen. Cadawgeeni qac weeyn baad ka yeedhsiiseene guleeysta❤❤❤❤

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 місяці тому +3

    Masha Allah. Ilaahay midnimada iyo is jecelka Reer Somaliland ha inoo siyaadiyo. Reer Somaliland waa il iyo diirkeed. Guul Madaxweyne, guul Sanaag guul Somaliland ❤❤❤

  • @zainabh8652
    @zainabh8652 2 місяці тому +2

    ❤🤍💚GEESI QARAN ❤🤍💚
    ❤🤍💚Muuse Biixi Abdi❤🤍💚
    Somaliland Guul iyo Gobonimo
    ❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 місяці тому +1

    Masha alla Guul somaliland

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 місяці тому +1

    Maansha Allah Hambalyo Guul JSL somaliland

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 2 місяці тому +1

    Mashallah gobolki awowo sheikh isaxaaq binu axmad (gsirahu)

  • @caashadiriye5060
    @caashadiriye5060 2 місяці тому +1

    Abwaan caqaayada geesi geesi dhalay walaalkey guulayso guulayso somaliland somaliland guulayso guulayso somaliland somaliland guulayso guulayso somaliland somaliland guulayso guulayso somaliland somaliland guulayso guulayso somaliland somaliland guulayso guulayso somaliland somaliland guulayso guulayso somaliland somaliland guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munirkh
    @munirkh 2 місяці тому +5

    Maanshalah, waa top reer Ceerigaabo 👍🏾🔥💪🏾

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 місяці тому +2

    Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar m.allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 місяці тому +2

    Geesi Qaran Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi. Guulayso. Guul Qaranka Somaliland.

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 2 місяці тому

    Mansha Allah tabaraka beautiful Somaliland guul guul iyo gobanimo Somaliland mansha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉waw that's true and beautiful

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 2 місяці тому +1

    Mansh Allaah guul guul guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HusseinDheereeye
    @HusseinDheereeye 2 місяці тому +2

    Waa.guul.gobanimo.somaliland

  • @NimoMohamud-ct1jb
    @NimoMohamud-ct1jb 2 місяці тому

    Mansha Allah tabarak Allah waa runtaa guuleysta insha Allah guul qarank jamhuriyada Somaliland guul iyo gobanimo 💚 🤍 ❤

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle 2 місяці тому +2

    Ciirigaabo abaal ayeeyleedahy wadada dheeyr ee loodhisay

  • @caashadiriye5060
    @caashadiriye5060 2 місяці тому

    Abwaan caqaayada salaan boqortooyo walaalkey guulayso guulayso somaliland somaliland guulayso guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 2 місяці тому +6

    ربي يحفظك يا رئيسنا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Halgame334
      @Halgame334 2 місяці тому

      SL QARAN DHISMAY

    • @Halgame334
      @Halgame334 2 місяці тому

      GOBAL UBAHAN IN LAGU MITIDDO DHAN KASTA ARDUL AJDAAD

    • @jonyar701
      @jonyar701 2 місяці тому

      @@amnoali8348 امييييين

    • @Araweelo74
      @Araweelo74 2 місяці тому

      Aamiin M.B.C. muusee ictiraaf iyo Qarankaba Aloow nooxafid❤❤❤❤

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 2 місяці тому +4

    Ceergaabo ha noolaato quruxda iyo taariikhda facaweyn ee aan ku wada faano hooyga Awyadayada Guul Adeero Ismaaciil nooloow !

  • @Amal-vy3lv
    @Amal-vy3lv 2 місяці тому +1

    Masha alaah rer cerigabo iyo madax weeyne muuse bihi hanbalyo rer cerigabo madax weeyne muuse waxad ubixisen muse dahable
    Anagu rer hargeysa ahaan waxan unaqana muuse Rooble
    Haguleysto madax weeyna heenu Somaliland haguleysto

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 місяці тому

    Magalada Ceerigaabo Meeshaan ku
    Soo Koray Maan kaye kutaalaa
    Mahadana Allah iskale Masha Allah

  • @DhooboJamac
    @DhooboJamac 2 місяці тому

    Mansha. Allah. Soomaliland. guuuul. guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 місяці тому +1

    inaanlilahu wa ina ilaahu raajucuun war ilahay ha u gefin ninkow roobaka ilahay baa keenay wixi hargaysa odhan jiray hanoola imana roobka rabul calam baa keena

  • @susmongraal9834
    @susmongraal9834 2 місяці тому

    Masha Allah
    Soomalilaan guuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 місяці тому +2

    Masha allllah ismaaaciil xaaji nuur nolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому +1

    Shuushoow bax❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 2 місяці тому

    💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️somaliland viva guuuuuul somaliland guuuuuul somaliland somaliland guuuuuul 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @amalhassan56
    @amalhassan56 2 місяці тому

    Guul❤❤❤❤❤ Somalind ❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 2 місяці тому

    Maaanshalaah

  • @FarxiyoMaxamed-q8i
    @FarxiyoMaxamed-q8i 2 місяці тому

    Alaahuakbar

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

    Maasha Alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 2 місяці тому

    Maasha Allah

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 2 місяці тому

    Guul somaliland Abaan h s maal tv

  • @fadumoissa532
    @fadumoissa532 2 місяці тому +1

    Masha allah guuul guuul Somaliland jeceliyaa Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 місяці тому

    waxasi wa shirki roobka Allah baa keenaa imisay kuwa galada shegayeen abartaa ka dib roob badan baa iman doona subaxan Allah walahay shirkiga dadka waxa ugu soo dhuuntaan sidii qudhanjo madow oo laaami madow maraysa rooobka Alllah ugu shukri muuse oomakeenina waalidan cas bal eega reer kulmiye way washeen nag o sidas lehna waan arke bisinkow

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 2 місяці тому +1

    Alla Jecliya Midnimada Somaliland ❤️❤️❤️

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 місяці тому

    Mulkigii Isaaq iyo Magacii Duriyadaa
    Mayedh iyo ku qoran Xiis

  • @MudaneSayidCaliHaadi
    @MudaneSayidCaliHaadi 2 місяці тому

    Yufle hees Baan Ku maqlay Magaalo May ahayd ( waan yaabanee Abw Aadan Tarabi- Fann Kinsi).

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 2 місяці тому

    president Musa Bihi president of somaliland long live to him his government ❤insha llah

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 місяці тому +3

    KKK Ahmed Karaash mee xaguu sii cararayaa/////////////////////////////

  • @ahmedgureyismail9440
    @ahmedgureyismail9440 2 місяці тому

    CERIGABO wey is cadeeysay weyna abtirsatay KULU SHAY YARJACA ASLUUUU DHULKIII AWOOWYASHEEN

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 місяці тому +1

    Kkkkkk

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @saadoxasan-x8n
    @saadoxasan-x8n 2 місяці тому

    𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

  • @YaxyecaliMaxamed-j3b
    @YaxyecaliMaxamed-j3b 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    😊😊😊😊

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 2 місяці тому

    𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐛𝐨 𝐧𝐢𝐢𝐢𝐦𝐨

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 місяці тому

    midba waxay lahayd waa reeermiyaga roobka ayay jecel yihin roobka u sheegaya kulmiyey dooranyaane tii buu maqlaay tik tok waxaa kalahayd wakaa ninkii wayna waxas la shir yimi rabi ugu mahadnaqaa roobaa

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 2 місяці тому

    Qaar baa yidhi maya 😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 2 місяці тому

    War nimanki huwan kal kal aha ee wadani la oran jiray iyo kuwi dabada ka waday oo mal gelin jiray. Ma afki ba juqda gabay ? "Sidhay wax uu jiran ugaas, bal wax ee sheg saxiib" ?@ Concerned kenyan born and patriotic somalilander. Happy to see the solid, ossified, unity, and patriotism, showoff of somaliland people to the world and heat shock to the internal and external enemies of somaliland existence/sovereignty !!! 😂😂😂

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 2 місяці тому

    👍👍👍✋✋🌹🌹💜💜🌷❤️💓💞👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏mashallah

  • @FarxiyoMaxamed-q8i
    @FarxiyoMaxamed-q8i 2 місяці тому

    A

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 2 місяці тому +1

    Kuwii foognaa kala qaybinta reer Somaliland way qandhaysan yihiin beentoodiina saw taa dhicisay waxaanu leenahay cadawga Yaahuuuuuuu!😂

  • @mymmym8283
    @mymmym8283 2 місяці тому

    Marada meesha loogu xidhay eeg, reer Ceerigaabo ayaanay aqoon u lahayn reer galbeedku 😂😂😂😂😂
    Ismaaciil xaaji Nuur wllee caadi maaha 🤣
    Waa lagu soo dhowaynayaa waayo marti baad tahay 🤣 is

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 2 місяці тому

    viva somaliland ❤❤❤

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 2 місяці тому

    which city called SANAG?

    • @ahmedgoryahmedgory
      @ahmedgoryahmedgory 2 місяці тому

      comments needed for Sanag names from which country city called SANAG?

  • @saadoxasan-x8n
    @saadoxasan-x8n 2 місяці тому

    𝐦𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐱 𝐰𝐚𝐲𝐧𝐞 𝐦𝐮𝐬𝐞 𝐛𝐢𝐱𝐢 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐠𝐞𝐬𝐢𝐠𝐢 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 місяці тому +1

    Maasha allah

  • @FadumaMire-g2i
    @FadumaMire-g2i 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

    Guuuuuuuu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤