Suxuurtii Caanka Noqotay | HARGAYSA Afurka Iyo Suxuurta Suuqa 🧆

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 83

  • @akramkhalid5177
    @akramkhalid5177 5 місяців тому +4

    Mahadsanid ustaad Hargeisa wa mararka jeclaan jiray weeyi wakhtigan o kale 🤝

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому +1

      In aad timaaddo ayay ahayd

    • @akramkhalid5177
      @akramkhalid5177 5 місяців тому

      @@cadceedka Insha Allah sxp 🤝

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 5 місяців тому +1

    Hargeisa Dadba u haysta Magalo Tarikh wayn leh Magaladu wax ka Yar 70sano ayay Jirta Hadana Wata 2m oo qof ayaa ku Nool manta 😊 wow inshallah magalada Bariga Africa u wayn malinbay noqon

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi 4 місяці тому

    WAA CAASIMAADA GEESKA AFRIKA

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 5 місяців тому +2

    Masha alllah ilaaahow hargaysa barakeeee aamiiin❤

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 5 місяців тому

      🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 5 місяців тому

      🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 5 місяців тому +1

      ​@@awiladen7814calankan xaarka ah ee gaaladu sameysatay hanoola iman

  • @CLCASIIS234
    @CLCASIIS234 5 місяців тому +1

    Mnsha allh muqalki igu qurxona❤

  • @Goobwayne
    @Goobwayne 5 місяців тому

    Si wacan baad u duubtay.. laascaanood noosoo duub Legend

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому

      Insha Allaah magaalooyinkeenna oo dhan waan soo duubi doonaa

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 5 місяців тому

    Hargaygsa city 🏙️🌆❤ hooyada xadarada iyo horumarka Somaliland iyo geeska Africa 🌍 mancha alh 🔥🏠💪🦁💯✅🙏🌍🌆🏙️🔥

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 5 місяців тому

    Maansha alaah Maansha alaah Maansha alaah alxamdu lilaa ilaahow nabad wada teshiga umada Reer soomaaliland u siyaadi guuleysta inshalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dalmarvlogs
    @Dalmarvlogs 5 місяців тому +1

    magaalo wacan hore u soco Cadceed

  • @sajarstudio5082
    @sajarstudio5082 5 місяців тому +1

    Aad iyo aad uu u qurux badan yahay zxb ((-lkn marka aad duubayso music yar oo markaa taagan ku dar lph ))-👍

  • @mustafelamo
    @mustafelamo 5 місяців тому

    Masha allaah❤❤❤

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 5 місяців тому +1

    From borama ❤ hargeysa

  • @hananahmed8827
    @hananahmed8827 5 місяців тому

    Dalkiii hoyoooo ❤❤❤ i miss hargeisa 😢❤❤❤

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 5 місяців тому +4

    Best video for ever ❤

  • @B-0922
    @B-0922 5 місяців тому

    marka labad nooso dhig lacagta laga siinayo iyo location wlo

  • @saamipoi4568
    @saamipoi4568 5 місяців тому

    Waa vediogii ugu quruxda badnaa ad so duubto

  • @musj21
    @musj21 5 місяців тому +1

    Muqaal an ku farxay casimadi oo shidan 💚⚪️❤️
    LAKIN Mic ka xun in sha Allah so habe

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 місяців тому +2

    Barwaaqo Masha Allah❤🤍💚

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 5 місяців тому

    Well done

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 5 місяців тому

    MashaAllah 😊😊😊😊

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 5 місяців тому

    Somaali bilaa nidaam iyo Buuq😂😂😂😂

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 5 місяців тому

    Horta hargaysa iyo xamar tee wayn oo qurxooon❤

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому

      Quruxda qof kastaaba tiisa ayuu dooranayaa hh

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 5 місяців тому +3

      Meelkasta oo aad nabad ku helayso wa meel qurxuun

  • @burcaawidb5170
    @burcaawidb5170 5 місяців тому

    magaalada labaad, waan soomanahay ee waan ku caayi lahaa.

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому

      Hh sidaas ayaadba igu cayday, ha siyaasadayn meel walba

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 5 місяців тому

      Dhal shabaab ishaada lahel

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 5 місяців тому

    Masha Allah. Cashada imisa qiimaheedu weeye? "12:08" hotelkuna waa kee?

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому +1

      😁 $9.2 ka danbeeya mawlaca Nasiiba

    • @kbpost6947
      @kbpost6947 5 місяців тому

      @@cadceedka Mahadsanid 👍

  • @iissa7685
    @iissa7685 5 місяців тому

    Not bad🎉

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi 5 місяців тому +1

    MAGALADA ISLAMKA AFRIKA EE UGU WEYNE AFRIKA HARGEYSA

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому

      Insha Allaah way noqon doontaa

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 5 місяців тому

      🙏🥰🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 5 місяців тому

    SOOMALI NIDAM XUMO MILKASTA O AY JOOGAN AYAR MAY SAFKA GALAN MAXAY LA QAYLINAYAN!!

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 5 місяців тому

    Raga Muqmada ufurtay hudheelka ayaa ka badiyey magaalada Lacag ayey qabanayaan

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому

      Hh wixii danbe uun

  • @nasrudiinabubakar001
    @nasrudiinabubakar001 5 місяців тому

    Muuqal Qurxoon, inkastod aad udibirtey😂

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому

      Muuqaalka qaybta cuntadaad aad u daawatay miyaa hhh

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому

      Muuqaalka qaybta cuntadaad aad u daawatay miyaa hhh

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 5 місяців тому

    Roobka dallaayad ka qaado ❤

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому

      Maannu filanayn in uu da'ayo

  • @abdulazeezfarah8437
    @abdulazeezfarah8437 5 місяців тому

    MIYONES miyaa bariis lagu cunaaya reer waqooyigu waaba xaraabad miiran.

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому

      Shigni ama qaji ayuu ahaa

  • @AliHassan-rx2pm
    @AliHassan-rx2pm 5 місяців тому

    Yementu waa sidee horta bal ayana kasoo duuba

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому

      Kuwaniba Yamani ayay ahaayeen

  • @fdama
    @fdama 5 місяців тому

    Magaalada labaad dhulka Somalida ugu weyn waa Jabuuti

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому +1

      Hargaysa ayaa ka weyn, Jabuuti oo idilna Togdheer ayaa ka weyn

    • @fdama
      @fdama 5 місяців тому

      @@cadceedka Google maps isku eeg labada caasimadood.

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 5 місяців тому

      Jabuuti bulaacadaha xaarwada

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 5 місяців тому

      ​@@fdama Dadka Jabuuti oo dhan ku Nool waxa ka Badan dadka Hargeisa ku nool, jabutiba waa magaladayadi Waan u ogalnahay Ta kowad Xita ha Noqoto

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 5 місяців тому

    2 SAXAN oo barisa cunten iyo maraq afurki EE MA casha idin sii dhiiman?
    Ha isoo marina idinko martiya😂

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому

      Bariiska iyo maraqa mid baa meesha soo dhigtay, yaan nala hafrin 😆

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 місяців тому

    Ma Nasaajidki Lalahaaba habeenwalba Waalagu Dhintaba?😅

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому

      Kaas lagu dhinto maan maqalbee hhh

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 5 місяців тому

    MIDKA GADHKA WEYN CIRO AYAA DHASHAY ANIGA AQAANA

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому

      Hh sidaad qof u caayi karaysaa?!!

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 5 місяців тому

    Soomaali Istusnimo udaa 😂😂😂
    Meel hadii Social media laga
    Sheego way ku jabayaan xataa
    Hadii Hilib dameer Lagu Cunayo😂

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому

      Hhhh waxaas lama tuso

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 5 місяців тому

      Dhal shabaab ciilbaa haya sameyso

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 5 місяців тому

    🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 5 місяців тому +1

      Dhal shabaab ciilbaa haya sameyso dee

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 5 місяців тому +1

      This is not not West Florida is a Republic of Somaliland

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 5 місяців тому

      @@hasansudi9404 hhh calankasad ku khasban tahay laangabow🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 5 місяців тому

      @@awiladen7814 aniga ma amisom ba I gumaysta de 🤣 Calanka West Florida u dhiga, jareer aniga ima qasbi karane 🤣

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi 5 місяців тому

    HARGEYSA UGU WEYNE DALALKA SOMALIDU KUNOSHAHAY. XAMAR SOMALI UMA BADNA

    • @cadceedka
      @cadceedka  5 місяців тому +1

      Xamar ayaa magaalooyinkeenna ugu weyn

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv 5 місяців тому +1

      Aniguba waxan aaminsanahay in ay hargaysi ugu wayntay dhulka somalida❤

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv 5 місяців тому

      Masha allllah reer hargaysa nooooooolaaada aamiin❤

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 5 місяців тому

      ​@@cadceedka oo ma ada xamar leh 🤔 ader Tanad ledahe amin Xamar kurdi bad ka tahe

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 5 місяців тому

    Mash allah ❤