Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Samatar Iima Laabna.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 чер 2011

КОМЕНТАРІ • 5

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf410 Місяць тому

    Maxamed cali kaariye looma gali karo ilaahaw unaxriso xasan long life inshalh

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 5 місяців тому +1

    Ma Laabna iima Laabna
    Wallee hawli iima Laabna
    Inkastoon Lab'aa
    Raganimo Luntay
    Laqanimo Hadhay
    Waanan Liitaa
    Sidaan ahay Laammaan xiid
    Laamo doodi waayoo
    __________________________
    #LyricsSongIimaLaabna
    Miyaan Ladaa hurdoo
    Miyaan Liqaa cuntoo
    Sow Ladh iima baxayoo
    Sii Laaban Maayo
    Lugtaan faras ku
    Ku daba Luudayaa
    Leexaa i qarisee
    Lixbaan keli u laab
    Dhiganahayaa Laxaad uma hayee
    Labaan ku loolooliyaa
    Waanse Liicayaa
    Libta waxaan Hayoo
    Dumarku ku Laakimoodaba
    Tanay Legadayoo iga Loolsatee
    Miyaan ka Laabmayaa
    Miyaan La hiinayaa
    Sow Lugooyadeedii
    I Leeleelin maysoo
    Hadii Laysu dayn Labadayada
    Tallo ma Laalan teene
    Dad Lurkayga Jecel baa
    Intaa Hoosta Kaga Lamaane
    Anoo Lahan
    Abaar ugu Lumay
    I Looyaamiyee
    Libta waxaan hayoo
    Dumar ku Laakimoodaba
    Tan baa I Legadayoo
    Iga Loolsatee
    Miyaan Ladnaanayaa
    Miyaan Lulanayaa
    Sow Jacayl i Laasimay
    I Ladaaban Maayo
    Dadka i Leh iskaga Leexo ee
    ILa yaaban anigee
    Waxa i Lumiyey
    Laafyaha iyo Leeg Leegsigeedee
    Ladaabyada Qalbigaa i
    Luxmoo Laabtay Furtee
    Libta waxaan hayoo
    Dumar ku Laakimoodaba
    Tan baa i Legadayoo
    Iga Loolsatee.
    #MusicbyAbdisalaam Jimmy.

  • @MrDalka
    @MrDalka  12 років тому

    Mr Hoobal aamiin intii dhimatay alaha u naxariisto laakin waxaa u maleynaa in uu leeyahay erayada maxamed cali kaariye

  • @asadyoung069
    @asadyoung069 10 років тому

    THE BEST

  • @khadarjama9388
    @khadarjama9388 12 років тому

    waa heeso wacan