Cabdi jibaar Gacaliye HADIMO offical Vedio 2017 From Calimahdi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 156

  • @sundusjaamac4658
    @sundusjaamac4658 7 місяців тому +7

    2017 ban dhageysan jirey anoo Schooley ah Class Form 1 ban,ahaa ilaa hdana wan jeclhy 2024😢❤

    • @Haleeye
      @Haleeye 7 місяців тому

      Iskumid baan nahay huno form1 anoo ah baan dhageysan jiray jaceyl baa isoo galaaya barigaas😢

    • @zakariagoh6687
      @zakariagoh6687 4 місяці тому

      Form 3 baan ahaa anu berigaa wanaan dhagaysan jiray💔🥲

  • @NimcoAden-xb6qu
    @NimcoAden-xb6qu Рік тому +7

    Ya dawanaya Arooskedi kadib wlhi labadan Fanaan ma tageeri jirin lkn hada wxn ku tageera wa dad wllnimoda wax ka yaqaan 10/june 2023/12:33

  • @axmedshefeec7112
    @axmedshefeec7112 2 місяці тому +1

    2017 gabr isku class ehen isjeclen wan is rabna hdana mid mid kle u ka jakira ane shukansi bilow aha sida u dhageyzan jiray

  • @farxiyobaasto2910
    @farxiyobaasto2910 6 років тому +7

    aniga wilkaan waan.ku heestaa waa wil cod mcn leh abwe horey usoco

  • @abdimajidahmed4869
    @abdimajidahmed4869 2 роки тому +4

    Hestan aniga iyo asxabteyda isla dageysan jirnay aniga oo highschool diganayo form 2 ayaan ahaa wagaas 🥺

  • @shuaipjama6462
    @shuaipjama6462 2 роки тому +6

    2017 Markay soo baxday aniga iyo asxabtayda class 8 bosaso santarlyska dawlada diyarinayma ban dhagaysan jirey manta asxabtaydi midna kama hayo rag wada joogi waqti baa diiday waqti farxaded olaso dhafay😭😭😭😭

    • @zakariagoh6687
      @zakariagoh6687 2 роки тому +1

      Amba midh kama hayo F4 dugsiga Sheekh abdisalam jigjiga🥺🥺

    • @AkramAhmet
      @AkramAhmet Рік тому

      Zxb lying schoolki ma dhamayn miyaH 8 hda diyarinsyn asxbta m tahriben

  • @ayaanbadan8414
    @ayaanbadan8414 6 років тому +67

    C/jibar iyo hibaaq reer burco
    Intataageta burco like hayladhfin

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 7 років тому +22

    walahay wiilkan cod ba ku dhacay masha Allaah dhaha dhaman gabadhana qurux ba ku dhan wan ku ceshada heestan

  • @sweetyquruxsancali8394
    @sweetyquruxsancali8394 6 років тому +7

    mashallah coda dardary wiilkan quraanka ku aqri abwe

  • @sabrinasalah655
    @sabrinasalah655 2 роки тому +16

    Who else listening 2022🌺❤️❤️

  • @mohdayax3921
    @mohdayax3921 2 роки тому +5

    Hees iyo badh wan jecelhy 😍 heesta

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 3 роки тому +27

    Who else listening 2021♥️🙆‍♂️

  • @nimcofaisal8906
    @nimcofaisal8906 7 років тому +16

    mansh allah hees aad macaan ALI MAhdi walky ilaahay ha ku daayo

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 7 років тому +6

    eesh calaa fanan iyo gabadh yaroo qurux badan iyana fanaanda ah noolaada best song

  • @babymasklyrics6729
    @babymasklyrics6729 3 роки тому +9

    Heestan Malaayiin Views ayee u qalantay Waxay Kamid tahay Heesaha La dulmiyay oo Dadkii Isku Hawlahay Aan marnaba loo mahad Celin iskadaaye xaataa lama siiin mudnaan😢😢😢😂

  • @hassandweeu4096
    @hassandweeu4096 6 років тому +29

    Runti waxn moda inay aniga sii tosa iga hadlayso asxp like igu sharfa

  • @sharmoak4713
    @sharmoak4713 3 роки тому +5

    Still 2021/5/25 dhageysanaya inta iga danbeysa like

  • @laylayusuf2816
    @laylayusuf2816 5 років тому +6

    Manshallah ninkan waa in lasiiyo boqorka codka.

  • @cabdijibaarrendy3526
    @cabdijibaarrendy3526 6 років тому +5

    My name is best
    Cabdi jibaar mataankeyga aad iyo aad ku tageraa
    King jira

  • @inapoqor4916
    @inapoqor4916 4 роки тому +4

    2020 mn cha Allah

  • @boqoradasomaliland7841
    @boqoradasomaliland7841 3 роки тому +2

    walalhey an ku fano gobaad iyo gacaliye wlnimo ha waarto 🥰💋🥰💪

  • @sweetyquruxsancali8394
    @sweetyquruxsancali8394 6 років тому +3

    wlhi qofkaan cod wuu hayaa mashllah

  • @abdullahiadan803
    @abdullahiadan803 5 років тому +2

    Abdijibar ilkihisa wan ba iskajeclahay qurux kuwansa cayaya ayagaa kafoolxun isku xishoda ciyaal hestan wan iska dhagaysta

  • @a.rahmanmohamed2922
    @a.rahmanmohamed2922 Рік тому

    Gabadhaan so HIBAAQ GOOBAAD MA,AHA .
    6YRS KADIB MANTA AYUU AROOSKEDA DACAYAA🎉

  • @barkhadth2735
    @barkhadth2735 5 років тому +3

    cI jibaar gacaliye waa reer burco guul ban Ku rajeenaya

  • @faaruuqdabaq3883
    @faaruuqdabaq3883 4 роки тому +11

    Kkkkk Waagi hore waxan naagtan naf yaro heesta qurxinaysa mise waa ba Hibaaq gobaad🤣🤣🤣🤣 2020 am ila daawan

  • @indhodiamond1820
    @indhodiamond1820 6 років тому +3

    man sha Allah heees shidan IGA dheh

  • @mushtaaqfaysal692
    @mushtaaqfaysal692 2 роки тому

    2022 ayaan dib u daawada

  • @AkramAhmet
    @AkramAhmet Рік тому

    Hest manta wx qoraya T. 2023 June 20 2017 aya jecldaY hdana u shegan wyy

  • @bahjoquruxley2024
    @bahjoquruxley2024 6 років тому +1

    Nice abdijabir gacaliye hestaa usoqado ayn kuhestaaa manshllah nolow abowe

  • @mustafagk1270
    @mustafagk1270 6 років тому +10

    I'm from Puntland I like Somaliland Music

    • @saedarahman7521
      @saedarahman7521 5 років тому

      Kuraxayso sxp musika

    • @yussufjelle1404
      @yussufjelle1404 3 роки тому

      Are you mad what do you mean ...Somali is one

    • @kingclkhaalaq6750
      @kingclkhaalaq6750 2 роки тому

      @@yussufjelle1404 Somaliland country ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maame8564
    @maame8564 7 років тому +5

    Mashaaaaa alllaaaaa hees iyo badh weyeee walahi

  • @mohawarsame7249
    @mohawarsame7249 4 роки тому +1

    Candi jabar wan ko amen sadahay wll an jiclahay

  • @hassanabdirizak8418
    @hassanabdirizak8418 11 місяців тому

    Xasuus ANo JaceYl aqoon dhageysanyey hadana abo 3 ujogta aHeY

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 7 років тому +7

    libaax gacaliye runtii fanaan soobaxay IGA dheh

  • @abdi12sata2r2
    @abdi12sata2r2 5 місяців тому +1

    Still 2024❤️

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan2362 3 роки тому

    Ninkaan Heesahiisa Hit waaye.

  • @ibrahimsiciid6234
    @ibrahimsiciid6234 2 роки тому +2

    2022❤️💙🌧️

  • @halooyelochannel9798
    @halooyelochannel9798 2 роки тому +4

    Awesome song Who else listenin 2022😍🥰

  • @bandheyz3790
    @bandheyz3790 6 років тому +6

    Ii nolow wllkey Gacaliye

  • @fathiabraarofficial3031
    @fathiabraarofficial3031 6 років тому +1

    Caadi mahin nin kani fanan iga dheh

  • @mohametdy9815
    @mohametdy9815 5 років тому +1

    Cabdi jibaar gacaliye a love you bro

  • @habooncadeey91
    @habooncadeey91 6 років тому +3

    Wwwwwwwwww inaba cadi ma ahan

  • @cabdiraxmaanaxmedcilmi4315
    @cabdiraxmaanaxmedcilmi4315 Рік тому

    Who else listening 2023

  • @meecadsoftware3761
    @meecadsoftware3761 6 місяців тому

    Gabadhaasi meeday 2024

  • @sahrasagal7589
    @sahrasagal7589 Рік тому

    I am listening 2023

  • @AhmedMohamed-fi8km
    @AhmedMohamed-fi8km Рік тому

    Top song

  • @farxaanmuse2226
    @farxaanmuse2226 2 роки тому

    Cidii dawneysa 2022like

  • @cargameios2411
    @cargameios2411 2 роки тому

    2022 yaa joogo

  • @apirahmanmohametthusseinma9737
    @apirahmanmohametthusseinma9737 2 роки тому

    Who listen 2022

  • @micrajhassan6769
    @micrajhassan6769 6 років тому +1

    woow wntqgeraa from muqdisho

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 3 роки тому +1

    Legend ✌️

  • @gabadhsomaliyed536
    @gabadhsomaliyed536 4 роки тому

    naa hibaaq markaad qacnaha soo qaawisey waan kunacay markii hore waa kutageerijirey lkn hada bes waaye

  • @dhulkifl1494
    @dhulkifl1494 3 роки тому +1

    2021

  • @hamsesaleban7579
    @hamsesaleban7579 5 років тому +1

    Abti hipaaq namberkeeda igu caawiya

  • @fatxibotan9606
    @fatxibotan9606 4 роки тому +1

    Heesta San aduunka ujeclahay

  • @ilhaanxusan9876
    @ilhaanxusan9876 7 років тому +2

    oppppppppppp xaqiiqi IGA dhee

  • @Malikahmed961
    @Malikahmed961 6 років тому +31

    Intii jecel cabdi jibaar gacaliye like igu qabo

  • @maryancb1351
    @maryancb1351 Рік тому

    2017

  • @hamsemahamed1567
    @hamsemahamed1567 6 років тому +1

    Wllhi ninkan sheeka na dhwx martay anoo jooga gobtayda shaqo

  • @FadxiMaxamed-j6k
    @FadxiMaxamed-j6k 7 місяців тому

    Okay ❤❤❤❤❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Рік тому

    Abdijabar gacaliye big legend keep going 💪👏🙌

  • @mohnasri3908
    @mohnasri3908 6 років тому

    Ñiçe pice maxanka hakaday markad ihortimih

  • @dkapdirahim3362
    @dkapdirahim3362 Рік тому +1

    iLaaMaTa i am listing i don't know

  • @mohahaqabtire9249
    @mohahaqabtire9249 6 років тому +1

    Ish calaa hees

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 7 років тому +4

    way u qalantaa wwwwwwwwwwwwww

  • @sadiomohamoud1603
    @sadiomohamoud1603 2 роки тому +1

    ❤️❤️

  • @caliruush2567
    @caliruush2567 3 роки тому

    War sxbw gabadha waad kadher tahee ufadhiiso ayadana istaag dhe yaaqe qoorta xanuutaye kkkkkkk

  • @zuhyrmohmed1968
    @zuhyrmohmed1968 2 роки тому

    Jan Thursday 2022

  • @hafsabea14mhmud23
    @hafsabea14mhmud23 7 років тому +8

    Caadi ma aha wacdale 😂😂😂😂😂😂

    • @ahmedabdirahman6269
      @ahmedabdirahman6269 7 років тому

      waaaw ishcalaa hees c/jaabir sxb waad cod maxaan tahy baro

  • @Khalid-lx9wb
    @Khalid-lx9wb 7 років тому +4

    nice song

  • @saabirboy5519
    @saabirboy5519 6 років тому

    Kuwo wilka caynayo mxa ka qaldan😡aburista ialhe haku mashqulina😉wilka ma folmume nice kapo mansha alah

  • @deeqodoolardagan4922
    @deeqodoolardagan4922 7 років тому +7

    Waaaaaaw

  • @HiboMohamed-w9f
    @HiboMohamed-w9f Рік тому

    Karoon❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @dhiigasoomalilnd5843
    @dhiigasoomalilnd5843 6 років тому

    fananiinta qarniga

  • @deeqaahmedali2583
    @deeqaahmedali2583 Рік тому

    Faanaan

  • @AhmedSalah-sx9rl
    @AhmedSalah-sx9rl 3 роки тому

    Cabdi.jibar

  • @asmakhaliil5898
    @asmakhaliil5898 7 років тому +2

    walhi hibaq gobad doqon ayay gabdhas u eegtahy dabka ka yara dhac san way huru daa

  • @dheemanibrahim1121
    @dheemanibrahim1121 5 років тому

    Masha alah

  • @asmacabdisalaan2532
    @asmacabdisalaan2532 4 роки тому

    Hipaaq gopaad quruxley

  • @muhiimmanka7805
    @muhiimmanka7805 7 років тому

    War asxabta gabartan maga ceeda yaa ishegi karo plz

  • @mohamedismailaaden8279
    @mohamedismailaaden8279 4 роки тому +3

    hibaaq gobaad iyo waagaa😂😂

  • @dheemanibrahim1121
    @dheemanibrahim1121 5 років тому

    Asc

  • @samiiroofficialxasn5941
    @samiiroofficialxasn5941 6 років тому

    cod. mnsha allh

  • @rashkacadde9201
    @rashkacadde9201 7 років тому +1

    Ninku foolxuma lkn heestu way igu socota walahi

  • @haniomar4061
    @haniomar4061 6 років тому

    Ayaa hesta soqaden

  • @salmailyaas2055
    @salmailyaas2055 7 років тому +2

    fanaaan jira

  • @sahrocabdulahimaxamed285
    @sahrocabdulahimaxamed285 3 роки тому

    Hhh naag gaban iyo nin Dheer yaab

  • @mohaayaanle743
    @mohaayaanle743 Рік тому

    Dartii

  • @ayannna5473
    @ayannna5473 3 роки тому +1

    Waaa Dad meeel fog ka imaadey yaan dib looo Celin🤣😂
    Hibaaaq Sidey u fiirineyso Surkaa xnuuuney 2 jibaar ka dheeer yhy🤣🤣🤣

    • @sadaamartsofficial3146
      @sadaamartsofficial3146 3 роки тому

      Waryaa Adigu ma 12saac iga horeesay daawashada heestaan
      Anigu markey soo baxdey daawadey😂😂

    • @ayannna5473
      @ayannna5473 3 роки тому

      @@sadaamartsofficial3146 hhhh Heestan waan dhageysan jirey lkn Muqaalkeeda hadaa iigu horeysa
      hdaan is dhahy daawna hibaaq gobaad baa iga Soo Hor baxdey 😀😀

  • @Nashaad452
    @Nashaad452 7 місяців тому

    Hibaq miya qofkas😂

  • @summayanoorlocog812
    @summayanoorlocog812 3 роки тому

    Gabadha wa hibaaq gobaad ogow hee 😂😂😂

  • @maahiryare2301
    @maahiryare2301 4 роки тому

    Waaw

  • @kingjaceylowshortfilm3810
    @kingjaceylowshortfilm3810 7 років тому +4

    Gabadha Waa lasoo qalday hhh maskiinka jilitaanka eber wayee

    • @somalistars1320
      @somalistars1320 5 років тому

      Kingjaceylow Films&Vlog mxa laga so qalday stop jealousy🤣

  • @sowdamohamed9645
    @sowdamohamed9645 5 років тому

    War ninku muxuu la jiryimi

  • @حبيبةلاامها
    @حبيبةلاامها 5 років тому

    Hees copy ah ayuu Soo qaday😏😏

  • @SomaliHD2388
    @SomaliHD2388 6 років тому

    gacmo

  • @haniomar4061
    @haniomar4061 6 років тому

    Rahma rasmi

  • @mounamaneta8553
    @mounamaneta8553 7 років тому +2

    eshcalaa fanan nihow afkaa kawayn niyow

  • @Qurankaiyomucjisojinka
    @Qurankaiyomucjisojinka 6 років тому +1

    opp