Waxba isma anan dabarine hadan nahay shacabka la dala dhacaya nolshoda gar iyo mida guudba balse waa gardaro. aan ahayn sax doododa ay ku baneysayanaya hantida iyo sharafta umadda Soamliyeed balse waa in aan tusan inan ahayn dad ka qeyb qaata wax is dabamariska la sheegay ilahay hanaga qabto wixi shara 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
what can you tell us about senior brother MR. Suleiman Hashi: The achievements of the people of Mogadishu. years 2021 & 2022. which they confirmed nationalism and the negative image of the promotion of statehood and the failure of any attempt against the somali state that serves to divide and conquer on the basis of clan or political affiliation in a clan-based manner. and ninjecleysi .day morning a century later.
Guul guul Somaliya guul farmajo nabad iyo nolol guul ❤️🇸🇴
Guul guul soomaaliya way guulaysatay hore ayay usoconaysaa insha Alaah
Xaarfadhi iyo xarmajo sidhcaya
Viva Somalia 🇸🇴 Viva Farmaajo Viva Nabad iyo Nolol.
Rabbiyoow soomaali Rabbiyoow ugargar cadowga iyo munafaqiina shartoda nooga filnoow Aamiin yaa Rabbi
Amiin
Mudane madaxwayne maxamed cabdilahi farmajo mar kale so noqo Amin ya rabi
Amiin
Masha Allah
Midnimo somaliyeed
Hormar/Nabad/nolal wanaag San.
#Handsoffsomalia
Mahadsanid Masha allah wadani soomaali umada soomaaliweeyn diyaar bilaaba guul soomaaliweeyn hadhaco adowga soomaali hadhaco qabiil hadhaco soomaali guul yaarab
Soomaaliya guul guul guul cadowgeeda ha jabo gudo iyo dibadba 💙💙💙
Mansha Allah somaliya
Guul insha Allah somaliya ha Noolaato 🇸🇴♥️🇸🇴♥️
Maanta anaa ugu soo horeeyay waan ni salamay team horufadhi
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
Masha allhaa Guul Somaaliye madaxweyn farmajo insha allha 💕💕🤲🤲🤲🤲
Viva Somalia 🇸🇴 inshallah
Qllow Naagu guulen Kursiiga aan Ordiidoono aamiin yaa rabi Allow dhowr dhulkena aamiin yaa rabi guul iyo goobanimo muudaanayal dhamaantiin haaguuleysato Ummaada Somaliyeed aamiin yaa rabi
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🥬🥬🥬🥬🥬🥬🥬🥬🥬🥬🥬🥬🥬🥬👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🏆🏆🏆🏆🏆💯💯💯💯💯💯
ismaaciil cumar geele waa oday xishoonin oo Xaasad ah
Waxay horaw marin aaad u wayn ku samaynayna...warbahanta..💯💯
Qabkii yio
Hankii iyo
Hididiiladii iyo
Higsigii iyo
Himiladii
Ayuu soo celiyee
Allow sooceli
Farmaajo
(Dhibta lagu ma waaroo dhaxal loomayeshe walag dhamaada
Farmaajo hore usoco
Asc horfadhi media aad ayaad umahadsantihiin sida hufan eed noolasocodsiisaan wararka iyo dalkeena hooyo horey usocda🇸🇴🇸🇴👍💯❣
Guul dalkayga iyo dawladayda soomaalia
Allaha garabgalo Dowlada Soomaaliya
Guul iyo gobanimo
Viva Horfadhi Media ❤️🇸🇴❤️
Guul somaliya insha Allah
Maasha'allah
Horfadhi Madia ⭐🇸🇴🇸🇴🇸🇴
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guuuuuuuuuul
Somalia guul
Guul iyo gobanimo Somalia 🇸🇴 hanoolaato
Waatusaale.fiican.kobciye.oo.kale
Horufadhi.media.guulaysta.wall
Munaafiqiinta carbeed iyo gaalada ilaahay ha isku ceebeeyo
Foundationkaasi ma khuseyso somalida oo dhan keliya reer somalia
Guuuul soomaliya
Goood joooob xashi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍
Farmaajo allalha sooceliyo is uudalkaan horay ugusocdo Hadaan Allah uqorin waxaan Allah waydiisanaynaa madaxwayna daacada oo dalkeena horay uwada
Walaal halkeee kala xiriiraaa kobciye markaan joogo USA mahadsanid
asc dhamaanantiin si gar ah horafadhi media oo markasta ku xirnahay kuna kalsoonahay wararkooda mantey aniga number 1 ah like i saara ❤️📍
Thanks horufadhi media
Maanshaa Allah illaahay soomaaliya cadawgeeda hajabiyo
Asc
Somaaliya horumar badhaadhe
Insha allah
ILAHAY hanoxifdiyo Dadkeena, Diinteena iyo Dalkeena ALAHUMA aamiin. ILAHAYOW Mudane Madaxwayne Farmajo nosoceli asagow nabada iyo dalkow nabada aamin YAARABI. YAARABI shacabkii inaydoortaan waa ludiiday ee RABOW quwadaada nogusoceli asagow nabadqaba iyo dalkow nabada aamin YAARABI. ILAHAYOW Somali mideeh cadowgana nagaqabo aamin YAARABI,
Insha allh guul baan eadankeena urajeynaa 🇸🇴🩸🙏🏽
guul farmaajo adow gaada hajebo soomaali xanoolaato
Maashaa.allaah.tabaarakallaah
Soomaaliya.oo.maalin.walba.horay
U.siiqaadaysa.tallaabo.loobaahnaaa
Horu.marka.dalka.soomaaliya
Waa.gorod.axmednuur.swaziland
Ilahayow dadkana iyo dalkeena u kaalmeey
Dalkan xataa waa u baahan yahay 👍🇸🇴
ALOW NOO FUDUDEE YAA RABI AMIIN GUUL DHINAC WALBA AMIIN GUUL QARANKEENA GUUL CIIDAMADEENA AMIIN GUUL MADAXDEENA DAACADA AH GUUL (((? MW FR GUUL INSHA ALLAAH GUUL GUUL GUUL
Bar naamijka kobciye ayaan daneynayaa Laakiin wax xog ah kama hayee fadlan noosoo gudbi thanks.
ASC all hor fadhi media jouralists keep working 💫⚡️✨🌙☑️🌙✨⚡️💫✅💫⚡️✨💥✨💦⚡️💫✨✅💫⚡️✨💥💦💫⚡️✨☑️🌙✨⚡️✅💫💥✨🌙⚡️💫☑️✨⚡️💫
Insha allah
Karamada alle korkaaga ha ahaato wllo
Guulaysta.xooga.dalka.soomaaliyaaa
Mahadsanid xaashi
Asc horufadhi wan gunplay jaramaka kuxiran away warranting mashalaa
((( MASHA ALLAAH GUUL I IYO GOBANIMO ALLAAH HANAHU GUULEEYO ARIMAHEENA OO DHAN KUWA DIIDAN NABADA HORUMARKA IYO WANAAGA ALLAHA NAGA QABTO DABA DHILIFIINTA DAALIMIINTA CAADA QAATAHA DAMIIR LAAWAHA U DULAYSAN CADAWGA UMADEENA ALLAHA NA DHAAFIYO QAAINUL WADANKA MEEL XUN ALLE IDIN DHIG (((( KUWA NABADA HORUMARKA WANAAGA IYO KHAYRKA IYO DIFAACA DADKOODA IYO DALKOODA DIINTOODA ALLAHA GUULEEYO ALLAHA NOO XIFDIYO DAL IYO DIBADBA AMIIN YAA RABI YAA ALLAAH GUUL GUULINSHA ALLAAH (((( GUUL MW FR AM )))
Xili wanagsan ayad nosodeysen
ha laga soo celiyo jabuuti yaan cad yar oo ay soomaaliya leedahay cidna loo deynin
Asc xashiyoow waan ku jiraa kobciye igu soo dar
Anigu diyaar baan ahaye xageenkudira walal yasin
الحمد لله الحمد لله يا رب 🤲
Guul iyo gobonimo
Guul
Maanta alaah war kaas ayaan jeclahay
Waxaanu allaah kabaryeynaa dowlad xooggan oo kittaabka allaah nagu maamusha
Mashaa.allah mahadsanid hurufadi
Asc asaxabta horfadhi media wan ini salamay melkastod jogatinba
somaliand wala aqoonsan rabaa dhulbahante xal u ah
WAN la soconaa waan diray Ani SHALAYNA xataa qadkey soo galeen suaal la weediyey ka jawabeen
Guulyso suleban
BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN
sida heti bay nala raban reer galbedku
Jabuuti isciil cudur geele sharkiisa Ilaahey haka najeeyo
Waxba isma anan dabarine hadan nahay shacabka la dala dhacaya nolshoda gar iyo mida guudba balse waa gardaro. aan ahayn sax doododa ay ku baneysayanaya hantida iyo sharafta umadda Soamliyeed balse waa in aan tusan inan ahayn dad ka qeyb qaata wax is dabamariska la sheegay ilahay hanaga qabto wixi shara 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
msha allh
Asc hashi waxanrabaa inan ogatho xabkalobixiyow lacagta kobciye shukran
Asc horufadhi Media iyo dhamaan asxaabta ku xiran
Gul 🇸🇴
Waa ku saxan yihiin xuutiyiinta iney gubto imaaraadka , waxaa layab leh UN ka wax jiro ma'ahan Yemen dowlad layaqano ayey aheyd oo la is kugu tagey sacuudi iyo imaaraadka 11 Sano ayaa laleynayey shacaabkoda oo la burbuuriyey nabadoodi oo xata 1500000 milyan iyo bar ayaa shacaabkoodi lalaayey qaarna curyaanin iyo indho la'aan iyo naafo iyo cuno la'aan ladhigey oo wax dalka sogalikaro eysan jirin xata daawo waxaana u sabaab ah UN ka ayaa yeeshey maanta marki ey garaaceen imaaraadka iyo sacuudia UN ka iney garaab istaagto imaaraadka waa qalaad oo waa UN ka waa tuugo America iska leh guul xuutiyiin kuwada ilaa aad dhulka dhigta imaaraadka oo xata aad leysan 5milyan oo imaaraadka ah gaaskana ka guba iyo ceelasha imaaraadka iyo sacudia kusocda guul ilaahey waxba kama reebok imaaraadka iyo sacuudia waa guuleysaneyna ku socda xuutiyiinta guba dhamaan imaaraadka .
Hooyaad. Bents usheeg
Salaama ka dhaha asxaabta
Farmaajo media
Cuqdad ba ku hysa ka soohadal ictirafka somaliland
20 xildhiban ayaa joogay meesha waana 650 xildhibaan waana ceebeyen U.K. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴form hargaysa
Somalia waa mid isku diina isku dhaqan isku af Muqdisho 2024 .26.juun calanka buuluga hargaysa ayaanka taagi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪habar awal🇸🇴🇸🇴guul iyo gobonimo
Magacii horafadhi medai maaha waa farmaajo midea
Asc. Jecliyaa. Wadankayga. Iyo. Dadkayga. Warka. Farxad. Gelinaya. Ee. Aan. Maqlo. Aad. Ayaan. U. Jeclaystaa. Illahow. Nabad. Iyo. Nolol. Fiican. Soomaali. Ugu. Deeq......farxad. aan. Dhanaan... .
Sweet girl Amy 🤦🏽♀️
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Zxp xashin aaad ayaan ku salamaya sidad delkena hoyo iga shaynaso iyo wanada umad somaliyed ad u dhiri galinayso
Alow wadanka iyo shacabkeena nooxifdi
what can you tell us about senior brother MR. Suleiman Hashi: The achievements of the people of Mogadishu. years 2021 & 2022. which they confirmed nationalism and the negative image of the promotion of statehood and the failure of any attempt against the somali state that serves to divide and conquer on the basis of clan or political affiliation in a clan-based manner. and ninjecleysi .day morning a century later.
Somalia waxaa iska leh Somali
Somaliduna waa dad qab leh
Sida farmaajo sheegay!!
Cbb
Telka lagu dirayo lacagta kobciye plz
Xaashi isaga oo uga faaiidaynaya horufadhi media tirada dadka koonfurta Somalia ayuu maalin walba warar positive ah ku madadaaliyaa.
Shaqayso libaax.
Lacagta xagee lagu diri wllo salabeen xaaji
Asc Haashi waxaad kadhawaajisay Barnaamishka kobci xagee lagudiraa Faahfaahin naga sii
Asc
maan
Faqash, faqash dhashay iska hadal
Xagee lagu dirayaa lcgta
Tuugsi iyo inaad lacago naga urursataan yeeli mayno
Asc xaash aawey kobcey xareey laga xarireyo
Somaliya waa burburiya kuwii manifesto
LACAGTII AASAASKA AHEYD EE KOBCIYE XAGGE LAGU SOO DIRI KARAA XAASHI???
Halkan ayaa ka helaysaa wixi kobciye ku sabsan