Anigo garxajis ah taagere u ah waddani Dr gaboose wuxu magac iyo wanaag ugu hiiliyey tolkii garxajis ama isaaq wa gobinimo adeer reer awdal inaad u hurtid uruka
War garxajis cudur Somaliland u qaban aya midkasto xisbinimo u tartama ku dhaca .duqan asasaqay e laba jeer o hore yidhi wanku fashilmay inan xisbi hogamiyo .lakiin umada Somaliland ban u kala abtirin o aan iska horkeeni .khain umada rer sheikh isaxaq iyo qabada codhifyada iska horkenaya. SOMALILAND cadawkake ma waxma yeelikaro .cuqdad garxajis ba ku buuxisay .
Adiga cidi kuma doorateen waligeed, sababta oo ah ma ninkaaga yidhi hala igu arko $50 dollar si aan kuu daaweeyo miyaa shacabka naxariis kaa sugayaan 😂😂😂😂😂
Ilaahay danbigaaga ha dhaafo qarannimo waad muujisay
Wasoodhwaynayaa inrurka barwaaqo kuwareego degaanka
Awdal state beesha habaryoons
Ururadu waaku banayeen
🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝
DREAM ON MR CAY CIIL KU NOOL 😂😂😂😂
Waa guul iyo Gobnimo wale iyo tariakh cusub lama alawaan ah
Waa quusatay markaasaad ku wareegaysaa Gadubuursi.
Bal sidii faysal uun hadhow hakaga murmin murashaxu waa aniga ha odhan doorashada dambe
Dr Gaboose Wadani buu u Olaleynayaa H/YOONISnimada yaa cirka iskushareertey
Anigo garxajis ah taagere u ah waddani Dr gaboose wuxu magac iyo wanaag ugu hiiliyey tolkii garxajis ama isaaq wa gobinimo adeer reer awdal inaad u hurtid uruka
Waar Gaboose bari buu hadana odhan Urur kale ayaan furay oo soyaasadii waan ku soo noqday
Gusha reer burco lama shegan karo
Kkkkkk Marka horeba waa lagaa walaye dadka ushaee oo kabax waxaan 😂😂😂😂
Ninkani muxuu ka hadlayaa anigu maan fahmin
Waar Gaboosow reer Awdal Somaliland ilaa maalintii la asaasey iyagaa kursiga ugu sarreeya ku fadhiyey ilaa maanta iyaga oo aan xisbi laheyn.
Maantana.
Somaliland ❤18 May aya Burco loga dhawaqay ❤Hooyada Somaliland wa Burco
Tuug asa ah xarami gaboose ina afwayne
Munaafaqada jooji reer awdal 8 sano ayey somaliland xukumiye ha ka dhigin qaar la dulmiyey
Odaygu ma reer xamar ba lah jada reer konfur ku hadlay
Markii u arkay in la dooranayn ayu ka hadhay
Runta ayaa u sheegay reer awdal Waa inay la so baxan xisbi ay leeyihin oo anay dooran ku wan beesha dhexe ee fashilka ah
Daweeyihii ku yiri bukkaanka aragtidayda 50 doolar ku bixi 😁
War garxajis cudur Somaliland u qaban aya midkasto xisbinimo u tartama ku dhaca .duqan asasaqay e laba jeer o hore yidhi wanku fashilmay inan xisbi hogamiyo .lakiin umada Somaliland ban u kala abtirin o aan iska horkeeni .khain umada rer sheikh isaxaq iyo qabada codhifyada iska horkenaya. SOMALILAND cadawkake ma waxma yeelikaro .cuqdad garxajis ba ku buuxisay .
Yaa munaaxaq gaboose duli yaa huuuh
munaaxaqna waa maxay
Xanuun miya gabta
Wad iscadysay nio
Tuug donimyno 😂😂😂😂😂😂
Adiga cidi kuma doorateen waligeed, sababta oo ah ma ninkaaga yidhi hala igu arko $50 dollar si aan kuu daaweeyo miyaa shacabka naxariis kaa sugayaan 😂😂😂😂😂
waar aduunkoo dhan baa qaali noqday ee gaboose keligii maaha waa nin wacan oo ciro dhaami lahaa
Lacag baan lenahay iyo 50$ kaka daaaa
Gaboose waa munaafaq isaga iyo muuse biixi iyo kuwa la da,da qaarkood weydiiya sida reer boorame xisbi loosiiyo? Waa hadal munaafaq.
GABOOSOW ADIGA HADAAD DADKA KA HADHO KUMAAN DOORTEEN SABABTOO AH WAXA ALLE KUGU IMTIXAAMAY DHAKHTARNIMO TIINA WAAD KU ASRAAFTAY
OO $50 DOOLAR AYAA LAYGU ARKAYAA MARKAAS IMTIXAAMKII WAAD KU DHACDAY MEEL KALE TAGI MAYSID
Shaqadisi miya ugu daktay xasisnima ka badatey
Dr reerka a ka so jeedo tacliin wa heysatan ka go,a Besha-Dhaxe Isxaaq
Yaad uu taqana Dr gaboose waa isaaq habar yonis ah
Wa Garhajis dhee har yonis ku walo eh