Mansha alla ina xasan ganey goortaad dhalatey iyo gurigaad ku dhalateyba goob joog ayan u ahaa inyar oo albaabada isu muqdan ahayn waalidkaa sheekh madar tukaan burciidle ayey ahayd waqti gad na soo xasuusisey asxaab badan ayan ku xasuustey in badana naga hoseyan alla haw naxaristee
Kkkkk cabdilaahi Hassan he very smart Boy garanaaya garanya Abdi good kubada sifidud ayuu ugu baasay waxan aad iga hadlimayo anywayz Abdi good wuu dareemay ku badu inay ku socoto lol
BEERDARE RAAXEEYE afkaaga caano lagu qabay, anba waan ku dawakhay waxuu ku sharxayay kkkk sidaa aad imika sheegtay ayaa micno farabadan ila samaynaya !!! hal-door hashii geela ugu fiicnayd, that makes a lot of sense to me !!!
LAASHIN YARE magaca somaliland bay cuqdad ka qaaden reer Amizon ader mad is dili mise waad dilaaci mise waad is dooxi somaliland waligeed bay aheed wayna ahaaneysa wayna ahaan doonta
Bal eega Somaalaay....Bal eega Dhal fanaaan, haddana fikirkiisu ay ku fadhido falsafadda diiinta Bal eega Somaalaay......Hadalkii Nebiga (csw) MAN YURIDU ALLAHA BIHI QAYRAN YUFAQIHU FI DIIN Somalaaay..............Waanu wada dhegaysanay weedhahaaa wacan oo waano iyo wadeecaba leh.....Ayaa se ku waaaaano qaatay?
maansha Allah abwaanada somaliland ilahay baa ehlu xigma ka dhigey maansha Allah good job abwaan
masha allah waa loo dhashaa abwaanimadaiyo xigmada waxban baan kaa faaiday waad mahadsantay abwaan cabdilaahi xasan ganay
Masha ALLAAH abwaan cabdilaahi xasan iyo abwaan cabdi good
Cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suubaan baan ALLAH idiinka baryayaa
mansha Allah waa gabay qiimo badan xaqiiqdana tabanaaya Alleh ha ku daayo abwaan Cabdilaahi Xassan Ganey
waa hibo wa lo dhasha abwaankii ganey ba dhalay masha wiil yaroo caqli badan isna
man shaallah halyeey ilahay haku xafido walakay
Mansha alla ina xasan ganey goortaad dhalatey iyo gurigaad ku dhalateyba goob joog ayan u ahaa inyar oo albaabada isu muqdan ahayn waalidkaa sheekh madar tukaan burciidle ayey ahayd waqti gad na soo xasuusisey asxaab badan ayan ku xasuustey in badana naga hoseyan alla haw naxaristee
Mansha allah abwaan alle ha ku xafido bro
Mansha allah abwaane,Xeerkeena hiinraagayee hoo du qodobayso, ilahay umadda soomalida waxaan wanaagooda ka shaqayneyn haka qabto umadii aduun raac bey noqota wlle
masha allh abwaaan murti illhey siiiyay allha kuuudeysto
illaah haku dhawro abwaan caadi ma tihid malaha diina wy kugu dantahay wlhy gabaygaga wn kugu taagersanahay
mazha allah abwan c/lahi xasan ganay alle ha ku dhawro
masha ALLAH tabaraka ALLAH 😍 😍 😍 soomaliyeey duliga, is cunid, abaaro qax iyo cadho ALLE ka bixi mayno inta dad walaalaheen ah oo gaaloobin dad wax u gaysan dambi ay galeen habayaraatee aanay jirin ay cunsuriyadaynayno faqooqayno dulmiyayno walibana bahdilaad tii ugu darnayd bani aadamtinimadaba kaga saarnay !!!! wanaag xaga ALLE inooga yimaada yaynaan filanin, intaan waxan wadno ama ugu yaraan kaga raalida nahay !!!!
dadku waxay moodaan hadduu qofku wax tirin karo inuu af soomaaliga kabaday anba bahda godadka maansada wax ka curiyaan ahay barashada dhismaha afka iyo maanso dhaadhigu waa cilmi aanay badanka gabyaaga iyo hal abuuradu lahayn oo qof aqoon ahaan u barta mooyee odeyga miyiga joogaa aanu kuu sheegi karin waanan ugu mahad-naqayaa af u halgame cabdi good abees.
Masha allah masha allah masha allah thank you
Abwaan abwaan dhalay cabdilahi xasan geneye walee abwaan iyo badh
Mansha Allah dhal abwaan alle carabka iyo caqligaba haku siyaadiyo
Abdilaahi yare waa abwaan weedhiisu culustahay aad iyo aad ayaan ula dhacay gabayadiisa
illahay cimrigada ha dhereyo amiin
mansha allah waa abwan dayar oo aad u aftahan ah waa hidda raac
manzha Allah Abwaan saree guushu waa garabkaaga ehelu xikma
Kkkkk cabdilaahi Hassan he very smart
Boy garanaaya garanya Abdi good kubada sifidud ayuu ugu baasay waxan aad iga hadlimayo anywayz Abdi good wuu dareemay ku badu inay ku socoto lol
hh maansaa isaga kusaabsan nio hhh
Maashaallaah abwaan murti culus noolow waa gabay macna wayn ku fadhiya
Mash Allah LA quota I'll bill ah
I Lahey ha barakeeyo
Waa inan yar ee heesihii Aabahiis soo kala hormariye Adeer abdi good naga dhaaf Qardaha hanasiiye
hhhh nin wanaagsan buu noqday abdi goob markuu c.lahi xasan ganey soo horfadhiistay...
Mansha Allah tabarakallah subxanallah waa qof wanaga jecel xumahana neceb,we Somali people are blessed to have him. illahay ha daayo.
masha allah afkaaga caano lagu qabay
mahadsanid
masha allah abwaan
Cabdi Good Suugaan Dhaadhi Maaha Sida Rashiid Gadhweyne Ama Maxamed Baashe ,Qaryaana Maaha ,Abwaana Maaha Suugaana Wuu Ka Hadlayaa Badaha Sugaanta Waxba Kama Yaqaano Lkn Waa Nin Muran Haya .Xaga Action ka Wuxuu Iska Dhigaaa Macalinkii Weynaa Abwaan Gaariye ,Hal Qabsiga Erayga Subxaanaka Yaa Cadii Waa Hal Hays Fiican Lkn Caan Waxa Ku Ah Abwaan Hadrwaawi .Hoo Baaruud Waa Dhacdo Ama Sheeko Ka Dhacday Ber Bera Finally Waxay Ahayd Inuu Cabdi Ka Hadlo Faaqidaada Kubada Because Maaaha Sugaan Dhaadhi Sida Rashiid Gadhweyne Ama Qoraaga Maxamed Baashe
Masha Allah runtii waa murti qiimo leh Abwaan Alle ha KU xafido
mansha allaah
Illaahay cimrigiisa ha dheereeyo abwaanka
Abwaan Abwaan Dhalay 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
axyaa abwaan Allayaxfadakum
Waa runtaa mansha alaah waxgarad Baa tahay yaa abwaan
Hal-door waa (Neefka-geela) tan ugu saraysa ee maahan tiro ama tirsi ku xulasho. Macnuhu geela hashii ugu wacnayd ee lagala bixi lahaa.
BEERDARE RAAXEEYE afkaaga caano lagu qabay, anba waan ku dawakhay waxuu ku sharxayay kkkk sidaa aad imika sheegtay ayaa micno farabadan ila samaynaya !!! hal-door hashii geela ugu fiicnayd, that makes a lot of sense to me !!!
afkaaga caano lagu qabay ina xasan ganey nin abwaan dhalay
Woow😍 wallee dhashii xasan ganay waatahy
caqlisame abwan cabdilaahi xasan genay ale ha ku daayo abwan
Thsnks legend ABDULLAHI HASSAN GANEY KEEP OUR TRADITIONAL BYE
mncha allah raga ree waqooyiga illaahba cigmad udhiibay
Deqa Cabdi ****Ana waxan kuugu darayaa waliba waxa ay ka faanaan kana fogaadaan inay Gabayada qaba ilka ay kaqayb qaataan.
Masha Allah..gabey anarko kii u ficnaa..
maansha Allaah tabaarkallaah
masha allaah thanks always
cabdilahi xaji xasan ganay abwan abwan dhalay wa hida raac
Eesh calaa abwan
m.allh alle caqliga iyo cumrigab ha kuu siyadsho abwaan
Sheekada hada mataagne waxan dhihi lahaa dowlad kasto aduunyada jirto qof markuu gaaro 78 sano guur in loo ogolaado waayo datka ayaa badan datka markey yaryihiin wax kasto ayaa hirgali karo
Maansha ALLAH afkaaga caano lagu qabey.
i
Fonaen
baac inuu yahay cabdi good soomaaliya ayuu yiri hadana wuu ku laabtoo soomaalilan
lkn abwaankaa ah mid macna wayn u taagan oo yiri markaan ka imid dalkeennii
De wu saxsanyahay ya ibnu amisom
LAASHIN YARE magaca somaliland bay cuqdad ka qaaden reer Amizon ader mad is dili mise waad dilaaci mise waad is dooxi somaliland waligeed bay aheed wayna ahaaneysa wayna ahaan doonta
Omar Abdi .
LAASHIN YARE abwaankan laguma soo korin nacayb 2 ruuxoo somali ah oo aan cuqdadaysnayn weeye
Waayelka Jaqafsada wiilkan waalidiin wanaagsan baa dhalay cudur iyo cudad laguma soo korin
horta cabdi good ma wariyaa mise waa abwaan
Mouna Warsame midna maha😂😂😂
Waa nin hadla Lee😁
ninkan cabdi god inu u yimado maha wayoo cabdi god isga uun ba raba inu hadlo
😂😂😂
magaca ha jiro Cabdulaahi
Abwaan Cabdulaahi xasan Xaaji Cabdulaahi ganey
masha allah
Mshaaalh adaaban ujeclhy gabyeeyad
waar abwaane kan ha ag fadhiisan waa suugaan ba'shee
Ömer Zadiiq waar somaliguu dhisayaa uu ku dhaamaa amaan sii ninka
Mouna Warsame aa kulatahay soomaaligaa malaha aad aqoon adiguye
Abwaan jira noolow
Naagtada wa ifuri karta kuye
Cabdigood waa yaabay kkkkk ship iska dheh
kkkkkkkk waar kaasi waa Aniga
Moh x ibrahim cigal mee
Meel u socdo lama garan Karo ... kolba baab cusub ayuu ku booda hayaa...deel qaaf .intarey ee u maray
Ok
Somalia intu yiri kulaha Somaliland kkk wale qabiil dowlad noqon waa
Bal eega Somaalaay....Bal eega Dhal fanaaan, haddana fikirkiisu ay ku fadhido falsafadda diiinta
Bal eega Somaalaay......Hadalkii Nebiga (csw) MAN YURIDU ALLAHA BIHI QAYRAN YUFAQIHU FI DIIN
Somalaaay..............Waanu wada dhegaysanay weedhahaaa wacan oo waano iyo wadeecaba leh.....Ayaa se ku waaaaano qaatay?
Kkkkkkk