heestani markaan da'da yara ayey i xasuusisaa. waa hees fanaan reer djibouti u qaado allaha u naxariisto SAID XAMARQODH. QOf djibouti ku dhashey oon heestani yaraantiisi dhageysan maaha reer djibouti asal dhalad ah ee waa qof isaga oo weyn iska soo galey djibouti. vive les chansons djiboutienne. bravo awaleh davoir repris ce tube enorme. cest une tres belle reprise.
Maalin sabti ah/8/2024 /24 ban dhagaysanaya guurkayga iso dhow isbuuuc kadib wan xaroonaya iso duceeya insha allah qoys qurux badan iyo sowj rabi raali kayahay in alle iga dhigo idinka alle haidnka raali noqdo nolosha alle haidinka nuuriyo hadafkiinana alle haidin rumeyo ❤😢🙏😫
Qui a un lien vers la chanson originale Said Xamarqodh svp je la cherche depuis un moment sans la trouver. Merci. ✌ How got link to the original song from Said Xamarqodh please looking for it without finding. Thanks. ✌ Heestii asaalki ee Said Xamarqodh ayaa hayaa please. Share link. Mahadsanid. ✌
Heesta waxan ku bartay arooskii Abdirkarim Ali Shaah Best channel Reer jabuutiyow wiilka hoy ilaashada
Thanks zaki heesaha macaan kolay way kusoo raadsadaan ❤️
heestani markaan da'da yara ayey i xasuusisaa. waa hees fanaan reer djibouti u qaado allaha u naxariisto SAID XAMARQODH. QOf djibouti ku dhashey oon heestani yaraantiisi dhageysan maaha reer djibouti asal dhalad ah ee waa qof isaga oo weyn iska soo galey djibouti. vive les chansons djiboutienne. bravo awaleh davoir repris ce tube enorme. cest une tres belle reprise.
Marka uu cumar aadan qaadayo ayaa wacan
Waa ruunta huno 🇩🇯✌️
Maalin sabti ah/8/2024 /24 ban dhagaysanaya guurkayga iso dhow isbuuuc kadib wan xaroonaya iso duceeya insha allah qoys qurux badan iyo sowj rabi raali kayahay in alle iga dhigo idinka alle haidnka raali noqdo nolosha alle haidinka nuuriyo hadafkiinana alle haidin rumeyo ❤😢🙏😫
Allaahumabaarik 💍❤️ Abaayo guurkii baraara alle ha kaaga dhigo Aamin Aamiin ❤
@@niyaalshilall5914 amiin amiin abayo mahadsanid quruxeey♥️😇
Thnks walashay mcney ❤❤@@niyaalshilall5914
Hambrook eedo adiga iyo adeeroba awlaad alle haidinkala siiyo🎉❤
Aamiin abyo hamplalyo❤🎉❤
2024 inta dawanaysa ❤😂
The way I’m having goosebumps right now cause this song reminds me so much of home 🇩🇯 thanks to awaleh for remaking this jam ❤️❤️❤️🤟🏾
😢😢
Heestan showgii xabad olad ee canada lagu soo dhawaynayay inta ku baratay farta taaga ☝️😄
hesta waxa leh said hamadgore. one of de legend in Djibouti. hesta djibouti xita xarurta ya taqan bro
Muraad ayan leyahay 7/1/2024 10:47:PM allow ii gargaar oo gacan isiii.🤲🤲❤
Cawaale best fanaan lenged hadaad daawanayso 2021 like iisaar
Caska Best Editing And Best Remix Alë Djibouti 🇩🇯
Illahay you be
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Heestan ali zaki iyo saalax sanaag baa ijeclaysiiyay meherkii abdikarim ali shaah markaas baan maqlay 🥰♥️
Si qurux bdn ayey u qaden💯
Geesod abdo aya qaadey 2011ayay aheed markan maqlay
@@adanmahameth6642
¤~}4.
Q■
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤@@nimcobuule736
heestane mlintayda shidanaya insha allah🙏😜
⁰0
Insha Allah
Xasusti Awowoge Saïd Harmargod Thx couz Awaleh Aden legend ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Casku waa waqalka barrito Hargeisa ayaan idinka soo salamaaya dadkaygii reer jabuuti
Caska films ShaQo wangsan Baad HeyZaan Keep going cazka
hestan anoo yar radio RTD ayey ka bixii jirtey xasuus djabouti my homland
hesta darteda cawale fanka ugu so labto 🙈❤
Best Somalian singer for all the time. Stay strong and always hungry. Big love 👍🤴🤴🤴
L
@@aswaankeyse8614 w
@@boohoo951😄
Cawale fanki uu ka fadhiistay😢
War igu tuura like ta Awaale wanu wada joognaye wowo
Eeshcalaa hees xasuus gaara igu leh weeye caawa Ayaan dib u Daawanayaa
Guuloow alloow galadloow ilaah aduu ii gargaar oo gacan isii alloow kuu naxariiso saciid xamarqoodh cawale aadan fanaan aan jeclahay barteedaad dhigtay
The one and only awaale🥰
Caska films❤
Awaleh Casri 😍🥰💕💗❣💓💚💓❣💓 ABTIGAY
Guulo alow galad le ilaah adi igar gar oo gacan isii 😭😭 13/2/2022 febry ...... Ah way hurdada gamee 💘💔❤
Gullow allow galad low ilaah adu ii gargaar oo gacan nasii😘
Heesta wan jeclahy inshalh arooskayga shidan dona hadi ale nafta idayo
Guunyo waa dhaqdine hooy geel iyo la.daaba geesigii haye ee u gaar hayee gaarab jooga ah wey hurdada gam ee hees uqaday mooye dadaki fami una baa famayay alh maa dadad nosha ciishayan😮😢❤
My Fav singer Lagend Awaale Aadan🐐❤🥰🤟
J'aime cette chanson depuis longtemps "Guulaw Allaw galadlaw Ilaah adu igargaar o gacan isii "Said Hamarqoodh.
Heestan Waxa Aan Si Wacan Udhageystaa Wakhtigaa schoolka Aniga Iyo Saxiibkey
Sacad Abdiqaadir Hassan Daauuska ❤✋🏿
Legend caska
Waw xasuus qaliya Allah ha u baxariisto legend Djubiuti
Heesti heesa eryatay .Awale adan ku wadaNa gar iyo Gardarapa 😇⚘
Amazing song
Amazing singer
Thursday
04/1/2024
2022 abdikarin Ali shah aroos wacan legend✋😂😂
You are the best don't worry ❤ notre fierté awaleh aden.
Thanks for sharing this song make me feel like I'm at home it takes me away far away 🇩🇯
Heestan ariido ayaa Simacaan uqaaday♥️
Ilyas Abdi casod batomy
benbadnidaaa
Awale intertament profisinoal 🧷🧷
Masha allh hees aan cadi ahyn ayaa loo qaday capdi karin cali shah lkn in kasto ay tahay xasuus intaas ayaa qaladay heesta
Hestan inta tiktoka kaso aragtay ha ismujiyan
History Melody of all-times Awaleh 🌟 🎖️ 👑 SOMALI 🌟 Pianist 🌟🎖️🇸🇯🌎😎👑🌟
Cawale besti fanaan💯
The one and only
U my favorite singer god blessing you ❤
2022 arooski Abdikarin Ali shaah 🤣🤟
Allah rahmo Saïd hamaro
Wow hees iyo badh
Legend awale aden💖
🎉🎉🎉🎉🎉 cawale adaaan fanaan kaygi
HaDaaH 2023 Dhagee SaneeSid Like HaygaH Iloopin 😂❤
Gabar io wiil😊😊😊
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Caska✌
Fankii oo qofa the legend awale adan🎉❤🎉
Hees Funny ah wllhi go cawaale
Awale Adan is The best somali singer ever. My day isn't good if i didn't listen him. 🖤🤍
Ninkan hesa aroosyada halo daayo barteedu dhigaa❤
Fanka Hada jira isaga halo daayo
@@hazard4514haa wllhi xitaa viewskiiisa eeg heesta tmashlayn 24milliom
Yaa alaah iigargaar oo gacan isii😢😢🤲🤲🤲🤲
Inaa adeen bro wa jiirta ee jiifka ka kaac anaga ku wadane bro
CaWaaLe aadaN FaNaaN sooMaaLiYeed Alle HakU daaY0 Waay0 BadaN
Legend awale adan 🙏🙏
Xirsi
Awaleh
Caska films haadaad tahay dhuniqatee tahay cadayso iog waan jid jido donaa mar aynoqotaba
Hestan aad ayaan ujeclahy dareen qaas eh ayee ileedahy Runti
the biggest man awale adan❤❤❤
the one and only awale adan
Cawale sari xasusti xamr qodh
Inta 2024 ka dhagaysanysa❤😂
Cawa 😂🙋♀️
Nationalism Hit Melodi 👑 Awaleh Super Star 🌟
Waa. Heeshii. Lagu. Talagalay. Aroosayada
Sacid xamar qoodh and then cumar aadan dugsiiye
keep foing Awale
Eesh cala,💝 way isku dhamaty
I.a arooskyga ayaan shidan wan jecldy heestne
Vive ntr pays 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍😍😍😍
Yaaa jooga weli qaarada madow😢2025
Hestan waxn shidn Dona malinteda insha.allah❤️😂👰✌️
Insha allh sidkle wlhi 😅😅🥰♥️
Humm le meilleur chanteur de Djibouti 🥰💯💯
Awale on 🔥
Mashallah awaleh aden isganolow notre légende
CawalE Legenk¡¡ SoMal¡da♥️
Hesta marka dawadey wan qirodey😢
Tani way hees dhaaftay xaiqiqdi awale
Muusiga heestan arido ma tumin ee fadlan soo saxa.
Waa arido
2024 hestan igu horaysa❤
Awaleh aden légende
Légend awaleh yare we love you
Awaleh aden i da
Bisadeye sharaftadii waad ibsaray iuda daaka hesohoda
Awale adan big legend
Waaar odayga hees video ah soo qaad dhe
Www Nice song👌
Si jamais,j'aurais la même chance,je vous ferai ma part remix pour ce chef-d'œuvre.
Àjdùìtvò😂😂😂
Masha Allah inader nolow
cawale. aadan. wan. ku. wata. bro
Mashallah awale
Hestydii🥺❤
5/2/2023 dhageysanayaa❤️
Qui a un lien vers la chanson originale Said Xamarqodh svp je la cherche depuis un moment sans la trouver. Merci. ✌
How got link to the original song from Said Xamarqodh please looking for it without finding. Thanks. ✌
Heestii asaalki ee Said Xamarqodh ayaa hayaa please. Share link. Mahadsanid. ✌
Wow ilike dancce
Bestie ♥️👸♥️
Awale's voice is unique👂Legend❤
Best song awale adam