QORALADA AAD ISOO QORTAAN WAAN WADA AQRIYA, COLLAGEN-KA AAN ISTICMAALO WAA KANA SOO TIJAABI ADIGANA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 36

  • @nasraabdilaahi9371
    @nasraabdilaahi9371 Рік тому

    Mash allah wallshey qaali wad ku mahadsantahay sida aad codsigeena inooku tixgaliso ajar iyo xasanad Allah kaa siiyo naciima qaali

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 Рік тому +1

    MashaAllah TabarakaAllah nacimo cadey illahey haku barakeyo adun iyo akhiraba adiga iyo familkaga daman. Ameen thuma Ameen ❤️

  • @rodaabdile2730
    @rodaabdile2730 Рік тому

    Wallaahi wan kaa faaidnay waxbadan jisaakallaah qeyr mcnto aniga waxan kugu soo biiray 2020 alxh illaahay haku barakeeyo adiga io family kaaga aaaamiiiin yaarabbii

  • @rahmbillan9886
    @rahmbillan9886 Рік тому

    Asc walalo Naima masha Allah barikallah Illahay ha ku xafido amin

  • @caliabuukar3389
    @caliabuukar3389 Рік тому +1

    mahadsanid abayo

  • @maryanahmed378
    @maryanahmed378 Рік тому

    wcs abaayo mcn allaahuma amiiiiin allaahuma amiiiiin jazakallaahu kheyr

  • @piixez7425
    @piixez7425 Рік тому

    Masha alaah walaa jasakalahu kheyr

  • @CabdiqadarQadar-n3x
    @CabdiqadarQadar-n3x 2 місяці тому

    Maash Allah wallashey

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 Рік тому

    Asc naciima guuleyso horay usoco viva

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 Рік тому

    Masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr abayo

  • @rahmbillan9886
    @rahmbillan9886 Рік тому

    Kabo masha Allah barikallah

  • @allaaaminofficial352
    @allaaaminofficial352 Рік тому

    Asc abayo dawo somali sokorta iisoo sheeg allaha ku xafido

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Рік тому

    Masha allha Shukrn

  • @saadamousse5756
    @saadamousse5756 Рік тому

    Allahuma amiiiin

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 Рік тому +1

    Ma hoyo macn waan ku salaamay su aalan raba inan kuwaydiiyo wanna kugu cusbahay

  • @naduushxalane8464
    @naduushxalane8464 Рік тому

    Shukran qaali waxan ku weydiinaa collagen ta ma isticmaali kartaa hooyo uur leh tan kale hayaluronic acid serum hooyo uur leh ma marsan kartaa? Jizaki laah kheyran

  • @fathumokyrane3825
    @fathumokyrane3825 Рік тому

    Aamiin aamiin Allaahu ma intaa iyo in kabadan ayaan idiinku duceeynay ❤🎉

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 Рік тому

    Asc wllo ilaahay haku barkeeyo
    Marka labad waxan ku weydin lahaa gestritis ayaan leeyahay bila appetite ahay

  • @lifewithsadiqo1043
    @lifewithsadiqo1043 Рік тому

    Asc xabiibti qof caajis farabadan hayo ila oo an rabinbo inuu waxqabto maxad kulatalin lahayd jazakalah kheer

  • @fatumobarkadle9098
    @fatumobarkadle9098 Рік тому

    Asc abaayo Nimo kaabo aad iyo aad baad u mahadsantahay dadaalka aad noo dadaalaysana illaahay khayr badan hakugu abaal mariyo macaato waa sidaa aad sheetay oo saliigye ayaan ka waday

  • @umunimco2208
    @umunimco2208 Рік тому

    Asc nicimo waa ku salaamaya walalo alla haa ku barakeyo wallale mudo dher ban kula socdaya wallalo gabdha wallal ban ka sida farinta gabadhu waxaya gadhaya xilgi kala warega ee ayaa nimcadi kaa dhamataya marka waxaya tir waxana daremaya kulaya badana haben iyo malinba waxna raba wax dabic ahaa oo ii buxini kara halki hormunka yaradaya qali

  • @rahmbillan9886
    @rahmbillan9886 Рік тому

    Waxan ka dhegeeste marhore waraq lagu qoro magaacda alabta jikada sida dhalowinka ama cagadaha xawajiga cuntada magacdowda lagu qoro si lo kala garto ee noguso ceyli mahadsanid walalo

  • @yasminsadaqh8134
    @yasminsadaqh8134 Рік тому

    Asc walaal Kollageeni qof uurleh macabikaraa

  • @isracali6111
    @isracali6111 Рік тому +1

    Walaal naciimo waxaan rabaa inaan kulasoo xiriiro waxbadana waan kuraadiyay siden kula hadlikaraa

  • @juweriyaalahi3550
    @juweriyaalahi3550 Рік тому

    Asc mamo allaha kudhoro waxaa ku weydinaa daawo ayaa qataa oo ah polysitol. TSH waxa uahaa 2.25 sadax bilod kadib TSH ka waxa uu noqday 7.4 qalqalka dawada maa kadhigtay mamo

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 Рік тому +1

    Hooyo alle haku dhawro addunyo akhiraba waxan kacabanaya timaha oo Ii data si aada bishmaha oo igal dhacay daal haaro hada igu cusub ilko xanuun iyo cirid xanuun joogta Marka habo maxa keena

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Рік тому +1

      Waxaasoo dhan waan kasoo hadlay hooyo, soo daawo muuqaalada inshaaAllaah wixii aad fahmi weeysid waxaad igala soo xiriirtaa +358 40 366 5082

  • @bisharoadan7977
    @bisharoadan7977 Рік тому

    sokur Gabo midakale wxan isku arki timaxa iyo jirka

  • @hamuunaragsan4862
    @hamuunaragsan4862 Рік тому

    Asc hbo wajiga Catada ah maxa kudaryeela misan mudhawad 42kg ban iska ridey Hal sano

  • @rahmbillan9886
    @rahmbillan9886 Рік тому

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💟💟💟

  • @bisharoadan7977
    @bisharoadan7977 Рік тому

    Dawoyki vitaminka magacod wllo

  • @bisharoadan7977
    @bisharoadan7977 Рік тому

    Wxan kadawa magalad Nairobi ayan kaso salama

  • @makaayabukar4795
    @makaayabukar4795 Рік тому

    Mamo wankusalamey lugaha colola maxakeno