ADAA MUNAAFAQA ILAAHAY BAANA KAAGA BARYAYAA INU MEEL XUN KU DHIGO NACABYAHAW SHAYDAANKU WA TO DHIIGA ISLAAM QUBASHADIISA IYO DAD AAN WAXBA IDIN KA GALABSAN BUU DHAGARTIINA KA DIFAACAYAY WUUNA U SHAHIIDAY BAL ADIGA IYO NAJAASTA AAD TAAGEERAYSO MAXAYDU KU DHIMAN OON AHAYN NACDASHII ILAAHAY O DUSHIINA AH
لا حول ولاقوة الابالله Ilaahay swt beddel khayr leh ha siiyo reerkaas waa u tacsiyaynaa. Dowladda waxan ka codsanayaa iney reerkaas murugada la qaybsadaan oo booqdaan aabbahaasna la baadi goobo oo Dowladdu xil iska saarto, samir iyo iimaan Allaha ka siiyo ehelka iyo qaranka Soomaaliyeed ee uu ka baxay way ina taabanaysaa geeridiisu. انا لله وانا إليه راجعون
Ashahaado la-dirir bakhtiyey baan u dirayaa, wuxuu bakhtiyey asagoo ilaahay diintiisa la dagaalamaya. Waa murtad ku dhintay Murtadnimo. naarta Allaha ku fogeeyo, asaga iyo noociisaba.
Dhallinyarada qaarkood si qaldan ayeey uga fal celiyeen oo beni aadnimada iyo islaanimada ka fog. Midbaa yiri live noogu soo duub adigoo is dilaya oo naftu kaasii baxeyso
Ciidan markii ls dhaho somalida dhanka xun baa kusodega wan garan wayey sabab ta iyo waxa ugu wacan arinkaas warkoda naga Daya kuwa xun AA no ilaliya gabadha iyo cunuga halyeygu dhaley
Allah unaxariisto walaalkeen Qabriga Allah uwaasiciyo gabadhiisana Allah soobarbaariyo waalid iyo walaalba Samir iyo Allah kasiiyo iyo dhamaan umada soomaaliyeed oodhan Aamiin Aamiin yaarabi 😢😢😢
Allaah ha unaxariisto
Allah hakasamirsiiyo wiilkana allah haunaxariisto
Allaaha u naxaristo illahay na waxan ka baryayaa urka aay xaskiisu u ledahay marxumka in u will uga dhiga amiin
Allah unaxaristo shahidkah
Inaa LILLAHI wa inaa ileehi raajicuun ALLAH unaxariisto samir iyo iimaan ALLAH nagawada siiyo
Allaha u naxaristo. Mujahidka. Familkisana mustaqbal wanagsan ayan u rajeynaya
Qisada Askari Fanaan Cabdul qaadir aargute ka soo hadla SsTV
Allaah ha unaxariisto 15:17
Allah ha u naxariisto
ilaahey haunaxariisto
allaah subxaanah watacaalaa ayaa kumahadsan shacabka somaliyed ee muslimiinta ah kaqabtay dhagartiisa waxoow ahaa munaafaq America sooraacay
ADAA MUNAAFAQA ILAAHAY BAANA KAAGA BARYAYAA INU MEEL XUN KU DHIGO NACABYAHAW SHAYDAANKU WA TO DHIIGA ISLAAM QUBASHADIISA IYO DAD AAN WAXBA IDIN KA GALABSAN BUU DHAGARTIINA KA DIFAACAYAY WUUNA U SHAHIIDAY BAL ADIGA IYO NAJAASTA AAD TAAGEERAYSO MAXAYDU KU DHIMAN OON AHAYN NACDASHII ILAAHAY O DUSHIINA AH
@@onkodhilaac3516 sxb mujaahidiinta iyagaa dadka iyo dalka difaaciisa nafta uhuray oo masuulka ah kuwa keenya iyo itooobiya wadankena kuwareejiyay waa laciqaabayaa Inta mujaahidiinta joogaan Somalia waxey noqotay qubuuraha maleeshiyaadka calooshood ushaqeystayaasha ah ee ah wakiilada Israel iyo gaalada jinsiyadaha kaladuwanleh dagaalka waa soconayaa ilaa wadanka laga xoreeyo ilahey cadawgsiisa
Shabaab lama dhamayn karree, Maalayskala heshiiyo, intay dhalinta Somaaliyeed isdhamayn lahaayeen? Intii dhimatay Allaha unaxariisto, amiiin yaarabi
Inta dhanka wanaagsan wax ka fiiriso love ii sara ❤❤❤❤❤
الله يرحمه ويغفرله ويسكنه فسيح جناته اللهم آمين يارب العالمين
Abdirashid waa sxpky malinka u geeriyoday labo (2) bari ka hore ayan isla joognay Allah unaxaristo
Alle ha unahariisto wllshana allaah qalbiga ha u qaboojiyo
Aleh haunaxariisto
Insha allaah sidii Afghanistan ayaa dalkeena looga xoreydoonaa yahuuda iyo yahuud kalkaalka
Allaah haa unaxanisto Willilan allaah hakasamirsiyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Waa edeb daro in gabadh somaliyeed la af lagaadeeyo, wiilku waa shahiid aun.
لا حول ولاقوة الابالله
Ilaahay swt beddel khayr leh ha siiyo reerkaas waa u tacsiyaynaa. Dowladda waxan ka codsanayaa iney reerkaas murugada la qaybsadaan oo booqdaan aabbahaasna la baadi goobo oo Dowladdu xil iska saarto, samir iyo iimaan Allaha ka siiyo ehelka iyo qaranka Soomaaliyeed ee uu ka baxay way ina taabanaysaa geeridiisu.
انا لله وانا إليه راجعون
AFAARAHA QOYSKA WAX MEDIA LAGA SHEEGO MABA AHA
Yaaaaaaaaaab walhi waxaan wax lo dagalamo ma ahan ilahee ha unaxriiste doolada somaliya qoyskaas ma saacidi doonaan.
Ilaahay haunaxariiso intii kudhimatay dagaalkaas
Waa aduunyo wadashahii ah oo isku aakhiro segtay waar shahiidmajiree waawiilal Somali ah oo la iskudhameyey
Ok
Halakala joogsado shisheeyahana wadanka halagasaaro dadkana halaheshiisiiyo hadiikale qiyaamuhuhadhaco inagowarnaxdinleh tebinayna
Ifrah mohamed ilaahay qalbiga hauqaboojiyo..waa dadka aan fb ga kubartay, kasakoow inay wiil ree jubaland ah xariir lalahayd.
Ashahaado la-dirir bakhtiyey baan u dirayaa, wuxuu bakhtiyey asagoo ilaahay diintiisa la dagaalamaya. Waa murtad ku dhintay Murtadnimo. naarta Allaha ku fogeeyo, asaga iyo noociisaba.
Ina adeerka xogtiis waa soo ogaatay
almuhiim wa ehelkiina ogaden kaliya sowmaha
Deg dg dowlada mareykanka iyo Israel ayaa sheegay ineey maleeshiyaadka calooshood ushaqeystayaasha ah ee Danab eey kajarteen raashinka eeysiin jireen kagadaal markii lagu eedeeyay musuq maasuq xad dhaaf ah ciidamada qalabka sida ee xarakada mujaahidiinta alshabab ayaa dilay boqolaal katirsan wakiilada Israel xarakada mujaahidiinta alshabab ayaa ah ururka kaliye ee diinta islaamka iyo dalkeena kahortaagan wakiilada Israel
Somali maskaxdaa lagaxaday meelwalba shaydaan waayn ayaa ufadhiya oo ushegaya in uu mujahid yahay wala isku akhiro segay
Soo fiicnyan inaa dhinacaga kalana
maaha wax laga murugo waa wax lagu farxo alxamduliaah alxamduliaah
mara beya cuneysa waxa la cuno marka walca layahay wlee ani maalinkaas waa ka diiday walca ma ahi
Xarakada mujaahidiinta alshabab qawarij maaha waa ahlusuno waljamaaco waana salafiyiin waxeyna dalka kadifaacayaan yahuuda iyo yahuud kalkaalka
Nuurow edo Telephone lama arko
Dhallinyarada qaarkood si qaldan ayeey uga fal celiyeen oo beni aadnimada iyo islaanimada ka fog.
Midbaa yiri live noogu soo duub adigoo is dilaya oo naftu kaasii baxeyso
Aad ayaad u mahadsan tihiin sidaad dadka u shaafiseen
Cakdheer kasoo duushay jig jiga ayaa kismaayo kuhabsatay waligiin waxaad aheeydeen gumeysi kalkaal
Ma afbaad ku ciil bixi hadaadan tabar haynin iska dhuus dhuus.
Ciidan markii ls dhaho somalida dhanka xun baa kusodega wan garan wayey sabab ta iyo waxa ugu wacan arinkaas warkoda naga Daya kuwa xun AA no ilaliya gabadha iyo cunuga halyeygu dhaley
Waaa run taas walaal maxaa yeelay walhi xamar markaa tagto waxay shacabka kusamenayaan waa layaabeesaa inkastoo dad fiican kujiraan.
Marku loo ogolaado isago wali aroos uu dhicin waxaa la yidhaadaa: DOONIS. WAY U DOONANAYD . Waa sidey ila tahay.
Waa gaal murtad ah oo baqtiyay
Shut up,ruux waalan oo aan bini aadan ahayn ayaad tahay
Adhiga Gaal Gaal dhalaay ah
Shahiid maahee waa baqti gaalka
Adiga oo qawaarij baqtigaaga urkiisa mardhow baa wadanka la idnka nadiifinaya insha allah
Nacaala jawariijta tahay ku taala
@@hassanhujale2111 hooyadaa aa qawarij ah iyo gaashii kudhashay
@@menhee7408 hooyada caayi maayo ee waa hooyadey adhiga ayanaa hooyada caaye jaahilbyaahow al shababka ah
@@hassanhujale2111 waryaa mawaxaa wax looduceeyo ah nimanka keenya oo ah cadwga shacabka somaliyed oo ah cadwga ilahey oo ah dowlad kirishtaan dalkeena ugacan galshay iyo kuwa Danab laleeyahay oo America iyo Israel ushaqeeyo waraa diinta islaamka soobaro dadkaan gaalada daba dhilifyada u ah maaha muslimiin
Asc gabadha yaa number ka haayo please igu soo caawi
Allaah ha unaxariisto