Hamdaay habo sheekoyin kaada iyo dhiira galintaada wax bdn wa dawanayay adaa u mahadsan thy habo ane markan youtube aa furtay waxa rajeyna ina iso dhaweyn doonto habo❤
Ala marawaxoy cawa fara i xanuujisay 😂😂😂😂 wa run inta adiga ku baray waqti badan oo an lacag ku so ciyaarnay yaa dib igu caliyo but don't worry manta marawaxo aqli noo keentay shukran qeyr allaha ku siiyo illamaha allaha no fixdiyo dhamanteen
Scw Abaayo Shiafurew Dukaanka ga Soo gado 1Qaado Yugot ama biyo ku Qado .Calooshada ,Lafah Maqark jirka hilibka waxa dhan wallhi Anig 3Sanaa Cunaayey.Timaha xataa way ii Bexeen.miro yar yar madoow waaye. Shiafureer Dukaanka eaydii😂 Ha en findt dag kjare sis❤
Faloga cuntada ad karisaa ka horaysay marka maxaa vedio gaas usoo hor marin wayday takale waxaa tiri maalin hore iima qorshaysna skin care inaa iibsado bishan
Wax yalaha ka bartay bay ka midtahay Habo mcn bisha 11 kahor ina Shopping 🛍 samaysanin ban goan ku Qatay bishan 15 dollar 💵 kaliya waxyaro an ubahna kugatay😂😂😂 Habo wax badan iga badashay❤I love you moma❤🫂
Mashalaah my dear sister🎉
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw الهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
Masha allah Abayo ❤🎉
Mashaallah abaayo hore u soco Gabadh soomaaliyeed hor mar tiigsaneyso .
Yaaba kadaalo hadalkada ilaa dhamadka waan jogay 😂❤🎉
Mabrouk mourawaho😂😂😂😂 wlhi bilahi funny bouho yatahay mashallah tabarakallah maladhey
Masha Allah gabdheheni ❤🎉
Masha Allah ❤❤❤ wax nool Abaayo
Maraxo fariid hambalayo anaga alle ha naga dhigo kuwa kugu daydayaha
I like to shop everywhere. But I have to stop that habit.tnx handing for your advice ❤❤❤❤❤❤❤❤
Tnx xamdi ❤❤❤❤❤❤❤
Cadawga ugu xun qofka u leyahy wa naftisa.hadad ka adkato,u winner.
Your right Abaayo xamdi me too wan is control from Minneapolis ❤
Mashallah self cantrol hadad barato waa guul weyn Hamdi waa hagaha dumarka 💯
Masha Allah abaayo hanbalyo hanbalyo sax ❤❤
Masha allaah abaayo wlh inta habeen hore dukaan tegay ayaan hal shey kaso qaatey anigoo wax badan iska rabo inta eeegay ayaan kaso dhaqaaqey, qeyr allaah ha siiyo hooyo mcne I baratey❤❤❤ aad ban ugu faaidey
walee ani waxa u bahanahay inaa kaso tageen aduun waa 2 bari ka dhiman maa😂
Hamdaay habo sheekoyin kaada iyo dhiira galintaada wax bdn wa dawanayay adaa u mahadsan thy habo ane markan youtube aa furtay waxa rajeyna ina iso dhaweyn doonto habo❤
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk xamdi kort shuunkoow ii igu xiranyahay jah ku jecliyaa naag nool allaha ku xifdiyo abyo ❤❤❤❤❤❤❤
Maasha allaah abaayo xamdi ❤
Fariidthy hamdiyeey dhaqaalaha noisobadi qaali ❤
Alle hamdi waad iga qoslisaa inadeer❤
Mashallah good job u have done really well ❤😂
Thanks Boqorada eydii ❤🎉❤
hamdi qosal ayaa ugu dishay kiiik kiik kiiik❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah abaayo
Masha allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Good job sis ❤
Mashallh hore u soco ❤❤
Masha Allaah❤
Naag nool walashy mcn guulayso ❤
Maasha allaa❤
Naaa xamdi sidan ku jecehalhy hadad ogtahy ❤
@@asmafaysal7345 ilaah haku jeclado mcnto 🥰🥰🥰
Hanbalyo xamdiyeey alle hanoo kaa daysto la,aantaa abaar❤
Wixii aan muhiim ku ahayn laguma meereysto waa runtaa.
Hambalyo marwoxooy😂😂😂 teydha hada tarbiyadhas kuwadha❤mahadsanid dirigilisadheyda❤❤
Hambalyo zhp marawaxo naag iska adag baa tahay wale 😂
Suleekha waa gabadh afgaab hadalkeeda yaryahay mash Allah
Masha Allah
Ala marawaxoy cawa fara i xanuujisay 😂😂😂😂 wa run inta adiga ku baray waqti badan oo an lacag ku so ciyaarnay yaa dib igu caliyo but don't worry manta marawaxo aqli noo keentay shukran qeyr allaha ku siiyo illamaha allaha no fixdiyo dhamanteen
naag nool hambalyo 👏😂👌
❤well done 👍 ❤hamda hambalyo
Walaahi waa runtaa. Aniga Australia aan kasoo guuray. Hada aan shalaayaa. Hadaan meel wax dhigan lahaa oo naftaan aan qaban lahaa, maanta lacag fiican waan heysan lahaa. Markaan dibada aadno, sidii wax xarig laga soo furay ayaan u adeegana. 😂 Ninkeyga siduu iila yaabi jiray 😂
Alla beerka iga tag musiibayahay 😂😂 wad iga qoslisay ina adeer 🫂❤️😂
Mabruuk marawaxo❤️
Hej sister i am new här keep going ❤
🤲Alxm calaa kulli xaal 🤲
Alla maxan wax gaday o kard keyga udiday iney wax kujiran xiligan taajirad ban ahan laha🤣
Xamdi bayo MCN. Isdhuub❤😂😂
Haye abyo mcn ❤❤
Manshaallah ❤🎉❤
Abaayo Starbucks coffee wax aya tagerran Israelis marka dhiga wllahen falaestin aya gacamahoga ku jira iska jir marka wll
Xamdi xarako❤
lipstick aad marsatay magaciis abaayo? Aad iyo aad buu kugu soo baxay mashallah🤩
Alx waxbadan ayaan ka faaidey wllo ilaa io markii aan kubartey waxaan rabo oo muhiim ii ah lee gataa alle hkaa abaal mariyo
Scw Abaayo Shiafurew Dukaanka ga Soo gado 1Qaado Yugot ama biyo ku Qado .Calooshada ,Lafah Maqark jirka hilibka waxa dhan wallhi Anig 3Sanaa Cunaayey.Timaha xataa way ii Bexeen.miro yar yar madoow waaye.
Shiafureer Dukaanka eaydii😂
Ha en findt dag kjare sis❤
@@zihaamhfarah takk qalbi manta radina
Abyo chia seeds miyn Kan markaa search gareyo ima so baxayee
Walaahi abaayo wanku tageera
Hamda love ❤
Mahad
🇰🇪
Abaayo xamdi❤❤❤❤
Abyo wxa sample ka ha marsan xanun haka qadin dadko dhan aya marsada
Mansha Allah wllo aniga sidaas ah wlhi
Mashallaha ❤will
M. A❤❤❤
Nice vlog 😊😊😊
Mashallaah Hamdiyeey anaa kula mida imika wixii anoo rabaan lacagna haysta ayaan nafta u sheegaa inaanan hada ii qorshaysnayn, misaan ka tagaa.
Berigii horena lacagna iimaso hadho meelkastana waxaan muhiimba ahaynbaa ii buuxa.
Waan ku faaiiday arinkaa.
Abaayo Starbucks waxba hakagadan. Ma ogi inaad lasocotid laakin yahuud baa leh oo lacagta waxay kushubaan in falasteeniinta lagu baabi'iyo.
Faloga cuntada ad karisaa ka horaysay marka maxaa vedio gaas usoo hor marin wayday takale waxaa tiri maalin hore iima qorshaysna skin care inaa iibsado bishan
Wax yalaha ka bartay bay ka midtahay Habo mcn bisha 11 kahor ina Shopping 🛍 samaysanin ban goan ku Qatay bishan 15 dollar 💵 kaliya waxyaro an ubahna kugatay😂😂😂 Habo wax badan iga badashay❤I love you moma❤🫂
اللهم صل وسلم علي سيدنا محمد وعلي ال محمد
Hanpplyo marawaxoy ❤😂😂😂😂
Masha allah 🎉I like you lady
Masha allh naawalaleey mucjisaa tahay wlh 😂😂😂😂😂 alla adigaayeey waad iga qoslisiiseey naag nool naag nool nafteeda tee waaye taas 😂😂
marawaxo gatiidhada idhaa banaaga geentid lama ogolo quruxdaada idha muujisaa ladiidaa
Ano gari wadan ku daawa kawarn he 😂😂 abayo ku jeclieya
Abyo coloured badan ma qurxano
Kylie Jenner makeup keda haga daanin yuhuud aye takuleysa
Lajanad Igadheh marawoxo abayo kusoco
❤❤❤❤❤❤❤
Waxay nafatu Rabatu ma dhafiya karo
marawoxo mabruuk
Cunatada lacaga ma ku bixinaayi
Ani lacagta markan xawslada ka so qado kirada kaliya ayan ka so reba inta kale waxan micno lahen ayan ku so gada wn iska gon wayay wlh
Hamdi maykabka nosoo Samir walaalo
Abaayo cuntada caloosha lagu bixiyo inoo soo sheeg please😫
ROUTIN bari ku jirta qalbi
Wararkaasa i galay😂 habalyo marawoxo😅
ereyga ilahow ilmahayga -------------- afkaga ka daa walalo dhaarna mahan xumana kama wadid lkn ma wacna. mahadsanid walahi wayadan suuqan ku xiimi jiray wan iska dayey lkn weli heerka isxakamaynta maan gaarin oo hadan boxoba tii magalada soo rarataan ahay 🤣
Hhhhh😂😂😂😂😂😂😂
Biyaha istaga lagu ma cabo
Maroxo caadimaha 😂
😅😂
😂😂😂😂😂
Naa hedhe xamdaay mnta waiga qoslisay sasa kaa rbaa anigana waigu ogtahy waxaa ubahanahy bis inaa gato nayaada xamdi wrkeeda mqla
❤❤
❤❤❤❤❤❤