KIIS ADAG: MAMA FARANKO WILKEDA SOS KU KORAY OO AABIHIS SHEEGTAY IYO KIISKI OO WAJI CUSUB YESHAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 жов 2024
  • ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
    ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow.
    Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
    Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
    ●tik tok Cadaalad
    ●tik tok Challenge
    ●tik tok Sadaqo
    ●Tik tok Qaraaxo
    ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
    ▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
    ▪SUBSCRIBE

КОМЕНТАРІ • 161

  • @HanaanBtss
    @HanaanBtss 19 годин тому +3

    الله يحميك ويحفظك ي طاهر ويخليك مع الشعب الصومال

  • @bosteyaabdulle1078
    @bosteyaabdulle1078 День тому +6

    Masha Alaah Dahirow Ilaahow Kheyr badan ku sii,marba hadi Foowsi aad Aabahi helay u tol yeeshay Alxamdulilaah,lakiin ogow arintan oo dhan waxaa qaribaya Franko oo qof kasto lacag ey ku bixineyso suuna sirta u bixin.Lakiin markan Alxamdulilaah Fowsi adoo Ilaah ku so diray suu xaqisa u helo.

  • @Cadeey
    @Cadeey День тому +10

    Cajiib muxu majeerteen dhaan u aflagadeeyna ninka hadu dhalaay oo xalaal ku yahaay maxaad farango darteed majeerteen ugu af lagadeeynayaa Subxanallah

    • @D-izzy00
      @D-izzy00 20 годин тому +1

      Majeerteen Noloshay kuciileen. Caro aan dhamaanayn iyo Calolyow baahaya.
      Koley caafimaadi maahee, Ha iska qaras baxee iskadaa.

    • @HiboAbdiShakur-c5g
      @HiboAbdiShakur-c5g 18 годин тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂 cida shidalka ma cilan ​@@D-izzy00

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 День тому +4

    Mansha Allah waaba la kala jaray wiilka aabihiis iyo edo xataa mum farank cajiib Daahir is not easy ❤

  • @akfamily7916
    @akfamily7916 День тому +2

    Ma Shaa ALLAAH TABARAKA Rahmaan ILLAAHAY Jano Hakuugu Badilo

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ 13 годин тому +1

    DNA WIILKA AABIHIIS AYAA LAGA QAADAYAA HADUU DIIDO ILMAHIISA KU AABAHA AH FOWSI BAA LAGA QAADAYAA❤WAYO WAA AABAHA DHAXALKA DHIIGU EE MAAHA WAX LA HOOYO AH❤

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 22 години тому +1

    daahir calasow shaqada aad somaali u heyso waa muhiim ee garabkada allaha galo ha ujoojin dadka qaladkoda aan rabin ineey saxaan

  • @xaawodheer1768
    @xaawodheer1768 22 години тому +1

    cuniga in ay dhashay way cadahay naagta mreexaan cunigeeda hasiiso xaq ayaa u soo hadlay maasha allaah wiilkeedana icafi hatiraahdo hana u tashato xaq afka hadii laga qabto feerahuu ka dilaacaa allaahu akbar ducadaydi allaah waa aqbalay fowsi cadi cali guul isha allaah aabahaana allaah ha kuu caafiyo isha allaah from mr

  • @xaawodheer1768
    @xaawodheer1768 22 години тому +1

    wuxuu u egyahay aabahiis maasha allaah😍🙏♥️

  • @ismailali4274
    @ismailali4274 День тому +4

    Adeer sxb Mama frank wiilkii ay Australia latimid waa hore baa gaalo ka qaadatay nin somalida soo dhex gala ma ahan xitaa wuxuu aamin sanaa in aysan dhalin aniga waa Ismail ku nool Melbourne Australia

  • @ZahraAbdullah-nx1lt
    @ZahraAbdullah-nx1lt День тому +9

    HADUUBA ABIHIIS HELAY MUXUU ISLAANTAN DIIDEYSA UDABA SOCDAA

  • @fowsiamohamedhussen1649
    @fowsiamohamedhussen1649 День тому +5

    Wiilka waa wiilkii mama franko

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane День тому +5

    Wiilka abihiis wa u egyahy 100/100

  • @Duqabto
    @Duqabto День тому +5

    Managaa walan mise mise tadka isbadalay Subxanallah

  • @munoxirsi8797
    @munoxirsi8797 23 години тому +1

    Waa ok waa wiil ree ayaanlaa waa maasha allah

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 День тому +2

    Sos wa iney u cadeyan ilmaha waridka meesha ugu qoran ilmaha ha raadsadane mida waxa laga yaba in ilma isla dhashay ay kuwda jiraan meesha isna garaneyn war ilmaha u naxariista oo laradiya waridkood

  • @balqeysa7209
    @balqeysa7209 День тому +2

    ❤❤wilka maskinka hooyadis hadey tahay DNA haiska qaado

  • @lionsxxx3968
    @lionsxxx3968 День тому +2

    ASC dahirow io kuligood AA isku wada Eg mamma franco Intee Ka kentay nin u Eg kkkkk waba wada san

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey День тому +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @MaxmedDaahir-y3h
    @MaxmedDaahir-y3h 16 годин тому +2

    Cunugan ugey dahirow ha canshuuree asaga talinaa mardhaw mama faranco

  • @laylasicid8762
    @laylasicid8762 День тому +1

    Maaaaaaahadhaaaahaliiin maaaahadhaaahaliiiin

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 День тому +3

    WEY CADDAHAY, IN AY YIHIIN QOYS IS HELAY, HABARTAAN FRANKA EE SAQRAANSAN, CEEBEY TACAAL.

  • @MulkiCadaawe
    @MulkiCadaawe День тому +1

    Congratulations Fowsi 🎉🎉🎉

  • @mohamedsheriff109
    @mohamedsheriff109 День тому +5

    Who is flank it’s franko

  • @muhuboelmi4662
    @muhuboelmi4662 День тому +3

    Wiilka nin iyo naag gafuuro waaweyn baadhaley marka xagee quruxda kakeenayaa

    • @spongebobsquarepants4079
      @spongebobsquarepants4079 День тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Maria28832
    @Maria28832 День тому +2

    FARANKO HA LA DACWEYE HOOYO AWLADEEY DHASHAY TUURTEY NAXARIIS DARANA QASAB DHIIGA HA LOOGA QAADO FARANKO WAA DANBILE LAMNA OGOLA ADUUNKA QOF IN UU DILO TUURA WAA ISKU MID ILMIHIISA DANBI WEYN WEEYE

  • @MulkiCadaawe
    @MulkiCadaawe День тому +2

    Aawey kii dhahaayey anigaa Ceyr ugu foolxun oobinkiraayey wiilka inuu ceyr yahay hahahah Guriceel

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 День тому +2

    Franco iyo isaguba Waa isku egyihiin

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 День тому +3

    Hadii aabe haysto muxuu raadinaa?

  • @jamilaisaackabdullahi6057
    @jamilaisaackabdullahi6057 День тому +3

    Waxaa lasiiyay lalush

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 День тому +2

    Faranko labada wiilba haysku qaadato waayo xaqbay ku leedahay kaykorisay xataa maxay wiilkeeda u inkiraysaa qalad dhacay waa lasixi karaa

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey День тому +6

    Meesha waxan ka arkaa iljeex oo u soo kabo gashatay in ay mamo franko inay isbaaro u dhigtaan oo bililiqaystaan

    • @Maria28832
      @Maria28832 День тому

      Naaya mj dhabayaco habrahooda awladooda tuuray baa ceebtoida bananka la geeni shaydamada ah

    • @shukrinoah3987
      @shukrinoah3987 День тому

      Naa ma dhabayaa cunug kugu in kirtey yaa qaxba😂

    • @sahroxassan6814
      @sahroxassan6814 23 години тому

      Yaaa bililaqo uga bahan iyadaba dhasheda inkireysee alkalustada aan diinta laheyn

  • @Drawinggirl4121
    @Drawinggirl4121 День тому

    Sos waxaan moodi jiray
    Goob lagu xannaaneyo
    Caruurta aan aabaha laheyn
    Illeyn waa meel lagu bahdilayo caruur waalidiinti dhalay
    Iska baashaalayaan
    subxaanalaah caruurta dulman halla soo ogaado soomaaliyey!

    • @munoxirsi8797
      @munoxirsi8797 23 години тому

      Anaaba hada kahor cunug baan meelka heley baan geeyey macaan u qorey xataa waan hilmaamey

  • @hawosaid139
    @hawosaid139 День тому +1

    Daahir wiilkan shaqo abuur haloo sameeyo

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 День тому +2

    Wiilka waxaa dhalay labo mafia ah

  • @AxmaddeeqCabdiaar
    @AxmaddeeqCabdiaar 45 хвилин тому

    Waa jareer dad kaan maxkamada jareerta hala geeyo

  • @fowsiamohamedhussen1649
    @fowsiamohamedhussen1649 День тому +2

    Waa u ekyaha aabihiisa

  • @mahadnuur1348
    @mahadnuur1348 12 годин тому

    Xaqiiq mama farankaa dhashay ninkan kiskan iska soo xira

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 День тому

    Wiilkii maxamed siciid mire xaydar baa maasha allaah

  • @balqeysa7209
    @balqeysa7209 День тому

    ❤willeyga maa qariin karaa

  • @MohammedAli-j9d
    @MohammedAli-j9d День тому +1

    Waa abihis aad ayu ugu egyahay

  • @laylasicid8762
    @laylasicid8762 День тому

    Maaaaamada baaaaaaahana haaaaaakashaaaahagiiin

  • @laylasicid8762
    @laylasicid8762 День тому

    Waaaaahabaaaaaaaahana maaamo faaaaaaharago maaaaha dhaaaaahaliiin

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b 21 годину тому

    Wiilka iyo eedada aad ayey isugu'egyihiin, lama'kala yaqaan wajiga waa isku'mid.

  • @khalidahmedshide3433
    @khalidahmedshide3433 День тому +1

    Maamo farango u eegyahay ok labada qofna markay is guursadaan oo mudo wada dhaqmaan dhecaankodana isku milmo waa isku ekaadaan

  • @mohamednur3320
    @mohamednur3320 День тому +2

    DAHIROW NINKA WILKA DHALEY WAXU U EG YAHAY FARANKO

    • @maryan4436
      @maryan4436 День тому

      Jiniyaha franko baa laga dhex arkaa

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 День тому

      Waa Eedo geesiyad ah maryan Abuukar haday xaqa cadaysay

  • @calicarab940
    @calicarab940 День тому

    Wariyaa hadii hooyadaa heshay say alxamdulilaah

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 День тому +4

    FOWSI AYU U EG YAHAY.

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg День тому +1

    Qaladka waxaa galay sos oo wax is waydaariyay ms franka waxay aheyd in ay xaqiijiso wiilka dhabta ah ee ay dhashay

  • @balqeysa7209
    @balqeysa7209 День тому

    ❤codka hooyadis wuu qabaa

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 День тому

    Waaw aabaha xataa waa sanwey. Yahay

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 День тому +2

    Mashallah wad dashay❤ dahir wiilkaaan cawin ayuu u bahanyahay diif aya ka muqato😢 hala cawiyo boqoroow cawi❤

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c День тому

    Daahir Daahir maaha ee waa wasakh Bulaacada oo isagaa Garaca waxa uu Qabiilada usoo kiraystaa Dadka Masaakiinta ah xoogaa intuu siiyuu yiraahdaa umada u gafa iyo Qabiilada Cuqubo Allaah kugu rid dheh

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 День тому

    Jareer Bu Uegtahay

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 День тому +2

    QOMULUD CALASEY IYO ABKEY MAQNUUD BAA MEESHA ISUGU YIMID OO UGU HOREYO ODEYGA MORYANKA AH EE DULIGAA DOFAAR MA DAAHIRO HADUU DURDUR IYO DABAALGALO ABIDKIIS MA DAAHIRO ABKEY XAARAMI WECELO IS URUR SADEY BAA TIHIIN ARAGIIN NACTAR AQAS CALEEG UF

    • @Amaal905
      @Amaal905 День тому +2

      Mamo franko caadi iska dhig wiilkaga ha inkirin😂

  • @muslimohh1001
    @muslimohh1001 21 годину тому

    Waxii folxun jarer ayad uheysatan 😮bal arka farango iyo wilkeda iyo abahiis wa dad jarer ah kabasi folxun mad caysan heee😮 ogada qabil walba inow leyahay dad folxun 😮

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День тому +2

    FOWSI WA U EKYAHEY HOYADIIS FRANKO IYO ABIHIIS

  • @shukrishacni6666
    @shukrishacni6666 22 години тому

    Canjeex moohoo qofkaan oo sos kashaqeyn jiray

  • @aaminoxasan2619
    @aaminoxasan2619 20 годин тому

    Faruuryaha maama faranka ow uga eg yahay aabahana sanka igo wajiga

  • @MustariyyaMohamud
    @MustariyyaMohamud День тому

    waa jarer

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 18 годин тому

    Odhaga wiilkooda iyo Franco waa isku egyihiin Subxaanaka yaa Cadiim??? 🤔🤔🤔

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 День тому +1

    Frango hadey cunugiina idiin dhaaftey maad ka hartaan saas ba ceyneysaan maxey ku faleysaa

  • @miiganchannel6061
    @miiganchannel6061 День тому +2

    AABAHA BUU U AGYAHAY

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 День тому +1

    Wiilkay korsatay ha haysato kan ay dhashayna ha ogolaato

  • @MARTALGEMINIG
    @MARTALGEMINIG День тому

    Walaahay.wuu.iga.qosleyey

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 День тому +1

    EEDO, DNA WAXEY KU DHIHI DOONAN, AYEEYO , HABARYAR AMA EEDO, MIDKOOD AYEY KU SHEEGI DOONAN.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День тому

    FOWSI HADU HELEY ABIHIIS EDADIIS FAMILKIISA WAXBA UGAMA BAHNA HABAR CABTOY O QATUMO XUMEYSEY

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A День тому +1

    Wajiga sanka faranko uga eg yahay laakiin wuu ka madow yahay

  • @Maria28832
    @Maria28832 День тому +1

    DAHIR DHAARTA JOOJI DADKA HA DHAARIN

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 День тому +2

    wiilkan iyo hooyadii iyo aabihii wa 3 shilin oo isu eg siiba hooyadii bu indhaha afka uga egyahay ale ka baqa wiilka jaanis siiya DNA in aad la martan

  • @calicarab940
    @calicarab940 День тому

    Waa aabihii runta ah

  • @MaxmedDaahir-y3h
    @MaxmedDaahir-y3h 16 годин тому

    Wiilka aan aragnay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День тому

    FRANKO WA QASAB INEY SOOS GEYSEY ILMO KALE

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 День тому

    Ninkaan daahir mj buu frango ka dhex arkey

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j День тому +2

    Maxa cunuga lo dhiba hadu aabe yahay oo cunuga u dhalay mu so dhoweyo ileen cunugu danbi malahane

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День тому +1

    EDEDAN ABIHIIS LA DHALATEY WA EEDO FIICAN

  • @bosteyaabdulle9940
    @bosteyaabdulle9940 День тому

    Fowsi waxuu aabahis u diidayo waxaa weeye mama Franko ayaa maskaxda ka heysato,masknka mel u raaco ayuusan garaneyn saa hooyo ayaa runta sheegi karta really

  • @siraddhoof5813
    @siraddhoof5813 День тому

    Sadexdooba way isku ekyihiin

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 День тому

    Hadey hooyadaa tahey ceydeeda
    Ku ma raaxeysteen

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День тому +1

    XATA EDEDIIS AYU U EKYAHEY

  • @SaynabMaxamed-r5i
    @SaynabMaxamed-r5i День тому

    Wiilku aabihii iyo hoyadisba wuu u egyahay ninku wecelba maahan ee aheydanka hayska naaro

  • @fowsiamohamedhussen1649
    @fowsiamohamedhussen1649 День тому +1

    Wuxuu eg yahay aabaha iyo franka

    • @Nadifo-gm4dr
      @Nadifo-gm4dr День тому

      Subxanalah xishoid wiilka hooyadi ja ku ag caayin waxa tahay nin Wayne xishood oo ilhsy u noqo shalay baad lahaydeen waa wacal hadana waxad leedihiin wuu guursadey qabilka iska dash daahir iyo mj baad ka dhex aragtay ilaah ka cabso

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 День тому

    Fowsi wuxuu rabi lahaa inuu dna lamaro cabdi cali

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 22 години тому

    Bisinka abihiys isku ekaah mama faranga uma eko

  • @ilyas6638
    @ilyas6638 23 години тому

    Wiilka faranko ayuu u ekyahay

  • @miiganchannel6061
    @miiganchannel6061 День тому

    Daahir waakii hooyada kadhalay

  • @LovelyGrassyMountain-lw8vz
    @LovelyGrassyMountain-lw8vz День тому

    Eedada xata waa u egtahaay

  • @MulkiCadaawe
    @MulkiCadaawe День тому

    Kidnapped ayaa lagu soi charge gareeynaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День тому

    FRANKO WEXEY ILOWDEY JACELKEDI KOWAAD OY U DHASHEY WIIL

  • @SaidMohamedElmi-z9l
    @SaidMohamedElmi-z9l День тому +1

    WHO IS FLANKO😊

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День тому

    AABO DAHIR HALA CAWIYO BECMUSHTAR HALO SAMEYO FOWSI

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 21 годину тому

    Hadda wa nin wayn abbe iyo hooyo xooray oo ka tegey muxu ku falaya ha dafiro wiilku wa saxanyahay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День тому

    WIILKA AUSTRALIA JOGA XATA HALO SHEGO INEYSAN DHALIN HA ISKA QADO DNA

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 День тому

    Isbaaro frango waa hadey inka yeesho wiilkeeda oo baari uah ay heysataa

  • @amanimusa4960
    @amanimusa4960 День тому

    Somali Bantu

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День тому

    FRANKO WA QASAB INEY JECESHAHEY FOWSI ABIHIIS

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 День тому

    Maamo faraco waxaya guurusatey Lab Nin Oo wallohe waa Qiisoo

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 День тому

    Wiilka

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 22 години тому

    Dahir alasow isagaa wicila wicilna wicilbuu raadsadaa marka wiciladu way is ogyihin meelkastay jogan

  • @mohamednur3320
    @mohamednur3320 День тому

    Somali o dhan baa isu eg xaqiiqdi Franko iyo ninka dhalay wiilkaa aad isagu eg