Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Horta asro jilic sanaaa. Asraay goor maad dharbaaxi. Naagahaan
Naa waa fiilin wax
@@qadijo-famil waan ogahay. Lkn wll waxa my. Naga macaa neeyaan
Asro jileca tolow miyay udhalatay inyarna miyay kululato tani waba barafba mar hadalkagu hayara socodo inta kale qofkasta waxu yidha wuu fulinaya lakin iyadu waa salid😮😮😮
Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️❤️
Scw scw
Scw❤
Scw scw scw scw ❤
Alla filimkan intay asra guulaysanayso sugu la ahy wllhi maanalaga afjaro filimka❤🎉
Naa uma ee ka mid guuleysaneysa waa mid dulman markasta😂
Haa wlhi 😂@@NaciimaJano-l4t
Haaa wllhi qali❤
Asro ma guleysaneyso ee sagalba guley saneysa mida iga qor sagal iyo nagtu qababa banankey tagayan sagal bu ulabanaya
Asar way dulowi donta guul sagal
Filimkii waan soo nacncyaa asro awgeed😏😏
Team sagal soo baxaa😊😊
maxan soobaxnaa nagaaba nootashadaye
Mashallahi Asia Quxur too much clearly Habo Mcn ❤❤❤❤❤❤
❤❤
Naa waa filin wAx
Allah waan nacay filimkan naagaha badan iyo gabadhan laduminayo marwalba ee anlahelayn kuwa waxkhal days ama waxdulminaya
Sagaleey nagtan 24/7qaylo mee wadee ikar qabto😂😂😂😂😂😂sagal guul abaayo
First❤❤🎉
Hodanta garaac ayana dil sagalna buried anfacna jiid dhamaantood buried asraay weykuu tashadeen maastariinta
Naagtan waalan yaa reerka kaqabta. Indha shaydaan bay leedahay 😂
Sooma,aha wayqastay filimka😂
She is the 3rd wife
Filinkan dhanba asro lekawada 🎉❤
Filimkan waa ka hary wlhi ❤ 😢zapap ta buuq baz wye
Anaa igu horeeya❤😂
Alla asra dhiig isu yeel
Asad wax fahmimayo miya asro 10 Sano waxey samen miyey manta meynee❤❤❤❤
Tan dhuban ya dilaa wan nace
😂😂
Walaal. Kayk. Soomaali. Asad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aasiya fariid hooyadewd bay u sheegtay❤
Sagal naag adag weeye ma. Quruxdeydii 😮
Jah sas waye wllhi🎉😊
Sas waye walahi❤❤🎉🎉🎉
Anfacey iskudirka jooji kalabad baatahay❤😂
Asro guul magarto mana amusto ixtiraam kuma heysato filimka
Walahi waaba nacey
@nasramohamud2549 aad iyo aad
Sagal io gebdheda guul❤❤❤
Asro way duulmantahay marwalbaa gormay guulaysaan Asro waxan guurajaynayna guul goor dhaw insha allah
😮😢😮😅😊😊
Alla caawa qosol bad naa sunta dawacada ku lahaa hhhhh😅😅😅😅
Naagtan qosolka badan wan nacay qosolka badan uuma ficno gabdhaha
Asro naag ad iga dhi❤❤❤❤
Haaa Ma ARagtayyyyy
Filmkijkers waa lalabo 10 cushion maa Waxaa nagu so da naag o Guriga aniga ka taliya marba midi la’ soo taga tahay war sheekada socodsiiya si ay xiiso u yeelto mahsanid
Anigu shaah Ku shubi lahaa Anigu samirkaas ma lihi bah Wllhi
Asro guul guul
Ilaahay Muraad kaaga ha kuu Sahlo indigo iyo intii muslin ah
Aaaamiiiiin abayo
Anfac dulmi badanaa😂😂
Mcn❤❤❤❤❤❤❤
Tani waa tii asli matali jirty mala qaylo bdna 😂
Filmkan halkaas ban kaga hadhay ika dambeyoow wan ku salaamay waxan film maaha😂
😂😂😂 inamari meel bilaa ixtiram ah weey
Allah haydin nabad yeelo meel dhaanta hadaad aragtaana ii soo sheega😂
Haduba macan noqday ladard aa atori iyo atirishadi o jawi ku jira so dhax gashay filimba wa inta😅😅😂
Aaway gabadhii asro walaasheed naa karifa naagahan
Indian movie 😅
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Manshallah Asia way badbaday
Naya azro naagta shibir walanta u eeg meel iska saar ciilbaa iga hayaa dayuusada xun😂
na WA riiiwayad waxu dee rer badiiye yahy😂
Kkkkkkkkk Alla sagal way iga qoslisaa😅😅
Sagal wn ku xisey ❤
Waar naaghn waN nacy wlhi waxn hodn la leeyhy iyo tan kle ee iska qoslysa wlhi filmka halg zaaro ish waxn maxaaa asr ku diry akh😏😏😏😏
Abayooy filimka lagu jiliyaa😢mida kle family sas ahnaa wey jiran wana argaay😢
🎉🎉🎉🙏👀👀👀👀
Sunti dawacada see u egthy😂😂
Filmkii xbb xayti .markuu dhamaday wuu sii madhaca noqoqyaa
Wwwwwwwwwwwww. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cvwll ❤
Musalsalka ❤❤
Sagal is not easy
Asmkyd😢😢😢😢
Waxaan film maaaha akh
Asra ❤
Caawa asad iyo asra sifiicn bay u sheekaysanayeen ee way ka qastay 😢😅
Asro dulan leee miyaa laguwadi😢😢😢
Naa anfac maxaa ninka hoosta ugu gali intuu kayaabay ayuu kadurqay naa hooy meeshaa wax dhiganeysaan ogaado😮😮
Haa maAragtayyyy
Asroy cusbada anfaac afweyn ba kaga,dartay Ana arkayay😂😂😊😊
ASC JUMMAA MOUBARAK SCW SCW SCW SCW
ala waa fully
Masha Allah ❤❤🥰🥰🥰
maaansha alaah aasiya yar
Woow❤
Jilninka anfac 😂😂😂😂😂
Hodan 😂❤
Dumarkani kuwo isku booda maaha miyaa maxay iska hor taagan yihiin oo isku maagaan
❤❤❤😂
❤❤ Team. ismujiya
Naag saaxib maleeh wa wada kha imiin
Nin rag ah maahin kan Asad ladhahaayii akhas
Asro😂qeylo lee😂 wada naa mad iska celisid
Waa halayseen
😂😂😂anfac mucjiso wye i dhaf dheh wlhi wee iga qoslisay
Naakuso dhexdhacdoy Sagal inanteeda hakaqadan 10 saney raadineyse hadad doonto asro kaqado teeda
❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅
Asra maskiin waaye balayo Ku aragtay dheh nagtan Walan baa Ku soo biirtay filmka
Ayaan saxibteytede khiyaantay maxay soo toontay iyada iyosagal😂😂
Aniga qoftaan Anfac la leeyahay.iga hor timi , uf aad baan u nacay, masiibadaan qosolka xun leh.
Ayaan shaydaan caadiya waaue wallhi
WAA LAHEYSTEY QEYBTII AAN NICBAA ILMS XAFOOW BAA SOO GALEY ASAD IYO SAGAL ILMAHA LA XADAAYO KII HORAAN KU NACAYE MAXAAD UGU SOO DARTEEN KAN
Masha allha ❤❤❤❤
Walahi dulqaad aan ku daawado malihi mar horaan tumi lahaa sagal iyo feley fuuqsan taan qeelada badan intaan is ilaawo
Na wuxu wa filin ee muslinka ha jijiwinin dulkad yelo atarisho😂
Ish War wadaan Film maahan warwaxa naga macaaneeya asra wax caawiya keena naagtan xuneee änfàc laleeyahy naga badala wixii qudhun buu noqday 25 daqiiqo maalaayacni ah baan daawanaa asro mooyee waxan kaloodhan dhadhan maleh
Haa waa sax 😅😅
Xafadan e filimka kujiran yaa I sheegi karo magaceda asxabey
Shekada dhadhan u yeela wamaxay isra unba Cadzow ku think laba dhinac ka dhiga dumaashi dangerous isra unba ku jeedane faragalin kale sameya
Filmka galabta maxaa helay 😂
Tan dabada loxoox ah lihi hadal badanaa horta 😂😂
Uf filim inu yahay hita wan ilowe ciil badhan
Sagal ma nucas aa thy sucdi maxaaa ka rabtaa
Waxaan film maaha Naga joojiya fadlan
Asra goormey guulysanysaa hadaba wakane😢
isalanta dhugdhugsan maxa ka qaldan horta 😂😂😂
Naaa tan xuyuugsan halkay ka timid . Xaaji kuulahaa
Anfac masiibo balayo ku qade dhib badn😂😂😂
Sagal ha ilaawin ninku waa ninkaagii saxda ahaaa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Naagah flimka dhan maxay asro ugu goobanyaan dhiiga igu kariseene idhaafa
Akh filimkan asra jilayceeda ayaan u nacay naa naagaha iska celi
Asra inaan dilo ayey iga haysa naa dhiig usu yeel shit😂
Edebna uma fadhiyayso waxna iskama celiso ciilbaa iga haya kkkk
Inta hamenka udhiggtay fillimka iso raca😂
Iyada iyo Ayan ba uugu folxuun uuguna bilaa akhlaaq badan
Naa naga dhaafa mayacda iyo doqonimada ay asro sameeynii naa nagaaha kab kaga shaqee

Kkkkkkkkk
Alla sagal way iga qoslisaa😅😅