Reer Somaliland waa iin aad xoolaha ka iibisaan ama siisaan danyarta oo dadka isleh isticmaara reer SL ha ku hadho oo iyaga ha ka waayaan wax aay guneeystaan. Idinku gumeeysta ha arkaan xanuunka
Lacag badan baay qaadataa Soomaliya oo any bixin. Xisaab ta ku daraa dadka dagaalka aay galiyeen waa iin la dul saaraa kharashka iyo khasaaraha xoolo iyo lacag iyo baniaadam iyo dhulka cimilida ku dacay

Mee hurdaaye hasan shiiq ayaa isbalaarinaya sidii uu muuse utagay lkn reeyr Somaliland inta yamanta joogta hargeisa halaga xidho ganacsiga
Intaa somalida isugu dhiibilahaydeen rasaas ha la idinka xidho
YAAD LADAGAALAMAYSÀN
War xasan umada alle haka qabto ishii keli ahayd ee soomaali u furnayd ee neefka adhiga 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dee wadiiya Faysal Cali waraabe iyo C/dirwal Halkani ma aha Dac awalay
amaynu jeclaano ama nacno Xassan sheekh ayaa inoo taliya Somaliyana waynu kamidnahay
@@da8660 isagaana waax qacanta ku hayan maxaad ka hadleeysa 😂😂😂😂
@ waraaq iyo qalin ayuu gacanta kuhayaa....
@ waa illusion warqaad ku leh wax ku ma tarto huuno. 😂😂😂😂
Hakuwaso xasan sheekhad shegayso
Hadii uusam ofin xukumin iska daaya soo hadal qaadkiisa ee dhoofsada xoolaha
Isaaqow hanagula xoqanina boosaso waa caadi Cali salerban baa dhoofsha xoolaha
BUUR MADOOW WAA DILAAL DHIIGA SOOMALID KU DHERGA OGAD DARBIJIIFKA BUUR MADOIW
Haduuna xukumin somaliland maxay lacabaadayaan
Madaxwayne Federalka Somaliya wa Hasan shekh
Somali land wa mamul goboleed hos yimada Hassan shekh Maxamud😂
Waar hadaad rag tihiin maa xoolihiina dhoofsataan maxaa gidaarada uga qeylisaan umad kale oo cabaadeysa ma arag howshiina wata
Argagaxisadii way jabtay
Ciro muxuu qabtaa markaa
XAMAR MAXAA IDINKA GALAY MAMULKIINI WAXBA MAQABAN WAAYEY
XOOLIHII HABARJECLO😂MIYAAN MAQLEY MISE😂?? MARKAA IIDOORKII WAALAYDINKA REEBAY😂AGGGGGGGGGAH!!!
koonfurtu markay burbursanay ayay ahay inaynu Dowlidnimada laso wareegno....
Meeday dawladdii war yuu xasan dal xaraashe idinka ka qaadin xoolaha guryo iyo badba wuu gataye
War xasan sheq mawashay maxa daba dhigay shacabka soomaliyed o u wax walbo ugula daganyahay wax walbo wu siyasadeyay wayab
😊😅😅😅😮😮😢😢😂
Ķķkkkkkkkk hadaanu nahay dhinta somaliyed mee wixii 33sano inoo sheegi jireen
Waar gaajo ha isku dilina Xasan Ayah meesha uu ku habsado kama fuqoe. Ma ninka qabuurihii ka badbaadi waayeen ayey rabaan inuu wax ka maqlo.
carabka xun inga saara horta
Kkkkkkk
amaynu jeclaano ama nacno Xassan sheekh ayaa inoo taliya Somaliyana waynu kamidnahay