3 VITAMIN OO U WANAGSAN XANUUNKA NEERFAHA DHABARKA ILAA LUGAHA (SCIATICA)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • WAXII SU AALO AH AAD QABTID QEEBTA HOOSE EE COMMENT NOOGU DHAAFA WAA IDIN SOO JABAABI DOONA IN SHA ALLAH

КОМЕНТАРІ • 63

  • @naturewithluul
    @naturewithluul 5 місяців тому +13

    Vitamin B6 esp beef liver/2mg if tablet
    B12 dabici/methelocobalamine
    Foods vegetables n fish
    B1thiamine/best bentvitamin
    Green vegetables and fish and all meats

  • @geelqaad9160
    @geelqaad9160 12 днів тому +1

    Anigu waxaan arkay dhakhaatiir aqoon badan u leh oo ka sheekeyneysa "Sciatic nerve" mid sheegaya vitamin baa loo isticmaala ma arag, adigu xita UA-cam ka daawo.

  • @naemahmohammed8626
    @naemahmohammed8626 Рік тому +6

    Intaa shegtay way hayan wll Allah ku xifdiyo aamiin

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 3 місяці тому +1

    Masha allah baaraka laah fiik
    Alle hakuu siyaadiyo cilmigaaga ..

  • @Abdifataaxmuxuyadiin
    @Abdifataaxmuxuyadiin 4 місяці тому +1

    mashAa allah Dr cilmigaga alah kubarakeyo

  • @macdanmaal2631
    @macdanmaal2631 5 місяців тому +2

    Mahadsanid
    Intee laga heli karaa 3 vitamins

  • @LeeFelix-u7w
    @LeeFelix-u7w 2 дні тому

    Habeen wanaagsan dhakhtarka waxaan u baahanahay lambarkaaga wattsapp haddii aad mid leedahay su'aal baan ku weydiinayaa

  • @iimanabdiqadir7721
    @iimanabdiqadir7721 8 місяців тому +1

    Lanbarkaaga isoodir dr

  • @HanicaliHanicali
    @HanicaliHanicali 8 місяців тому +1

    Intas hoyo ayuu haya wll lambar laka so xarirn ishg ama isbital lagu daweyo nosheeg

  • @jatarjatar136
    @jatarjatar136 Рік тому +3

    Dr waad mahadsantahay qaabka aad u shegtay aya aabahay loo haaya eee intee lagala xariira fadlan

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 4 місяці тому +1

    Maasha Allaah waa mahadsantahay

  • @Daganabdirahman-y5h
    @Daganabdirahman-y5h Місяць тому

    😢 Hada ku jiraa xalada Dr zhukran

  • @hiboahmed8208
    @hiboahmed8208 11 місяців тому +1

    Asc dr vitaminada shagtay marquda ma qadan karna

  • @QadanyusufQadanyusuf-qg8kc
    @QadanyusufQadanyusuf-qg8kc Рік тому +1

    Masha alaa neerfaha lugaa aad ixanuna

  • @FadumoAli-mc8dk
    @FadumoAli-mc8dk 5 місяців тому +1

    Mahadsani Dr❤

  • @FilsanOlad
    @FilsanOlad Рік тому +1

    Mahadsantid doctor

  • @AbdiAliOsman-k7g
    @AbdiAliOsman-k7g 5 місяців тому +1

    Doctor marka sadaxda ba hal mar miya la qadanaya

  • @hodoabdiyussuf9262
    @hodoabdiyussuf9262 7 місяців тому

    Asc wan kusalama wall waxan ahay dadka xaninka nerfah qaba adban ugu dibanhay waxdawah uman qadan dhaqtar uxu idiray masaj maxad ugula talin lahayed wall sawirad feytaminad sosar sha shad insha allah

  • @dhuuxcali606
    @dhuuxcali606 7 місяців тому +1

    Asc digtore ber l'o meshan jogo lagamahelo

  • @SacdiyoSiciid-kq9xv
    @SacdiyoSiciid-kq9xv 3 місяці тому

    Dr aniga xaamilo ayan ahy sinta xanuun ka dareemayaaa mxa keena dr fadhiga wuu idhibaaa socodka sidokle wuu idhibaaaa @Dr fahad daahir jwb ayan karabaaa dr pls 🙏 😔

    • @hindanuux858
      @hindanuux858 25 днів тому

      markad umushid dhakhtar u tag aniga ayaa la nool xanuunkas hno

  • @xawonur-g8j
    @xawonur-g8j 7 місяців тому +1

    Masha allah mahadsanid dr

  • @UgaasCade-y1u
    @UgaasCade-y1u Рік тому +1

    Mahdsandi Dr ani leka haya

  • @khadijaahmed683
    @khadijaahmed683 3 місяці тому +1

    Mahadsanid

  • @naimamohamed8488
    @naimamohamed8488 8 місяців тому +1

    Gabar yar oo 7jir ah baaa maalinkasta idhahada hooyo dhabarkaa ixanuunaya maxaa ku sameeyaa

    • @nimcoahmed2977
      @nimcoahmed2977 4 місяці тому +2

      dhakhtar kee ilmaha yar dawo laykama siin kato

  • @huddamaxamedcali7827
    @huddamaxamedcali7827 Рік тому +1

    Shukran hadda ayaanba dareemaya xanunkasi wan qaadanyaa vtmka

    • @BaabaaBb
      @BaabaaBb 10 місяців тому +1

      Halkee laga helaa szp pharmacy malaha hela

  • @falisnor6391
    @falisnor6391 9 місяців тому +1

    Fadhiga badan keeno ,

  • @maalikibookshop5823
    @maalikibookshop5823 Рік тому +1

    mahadsanid diktoore

  • @JuweeriyaOsman
    @JuweeriyaOsman Місяць тому

    Wllo xage kalso xidhidha

  • @suusaancabdiraxmaan8529
    @suusaancabdiraxmaan8529 4 місяці тому

    Asc maansha allaa aniga kaar badan iyo fadhiga oo idhiba xanuun

  • @ciiltirecabdimacalim28
    @ciiltirecabdimacalim28 4 місяці тому +2

    Walaal waxa aan ahay qof xanuunkaas ladhibtooneyso intee kaheli karaa dawadiisa

  • @SacdiyoxasanApdi
    @SacdiyoxasanApdi Місяць тому

    Dr ilmo 3jira mala sinkaraa

  • @maxmedcigeNuur
    @maxmedcigeNuur 10 днів тому

    xageen kaalan xidhiidhikaraa

  • @ismahaanismahaancusmaan7019
    @ismahaanismahaancusmaan7019 Рік тому +1

    Wahi wan ka xanuusahye

  • @hodanhasan5054
    @hodanhasan5054 10 місяців тому +2

    Asc

  • @istabraaq
    @istabraaq 7 місяців тому +1

    Ala aniga saidey ixanuney sinta midik ila luuktamaxan ssmeeya xita mafadhiin karo uurna wan leyahy 7 biil ah waa matki labad an isku arko 2023 bishi 5naad ayan wiil dhalay wuna iga saqiray urkasa isku arkay siin xanunka ano 4 biil ah hadana siidi ahay alx wilka iga saqiray gabar igaga horaysay waxas xanuun ah iskuma atkiin dadka wexey ileyihin ilmaha galo lakiin xanunua ihaayo ilmo kawayn😢😊

  • @hodanmahamud383
    @hodanmahamud383 5 місяців тому

    No sawir dr please adigo mahdsan

  • @AstaanQaranTv3171
    @AstaanQaranTv3171 4 місяці тому +1

    Dr Vitaminadaas ma baabi.inayaan neerfaha Oo dhan

  • @Kifinyare
    @Kifinyare 9 місяців тому

    Sz an lugah iga qloociye

  • @mahuraanchanneltest7135
    @mahuraanchanneltest7135 Рік тому

    Walalyaal ciriqa sidee loo daaweeyaa ama xididka

  • @NasirAbdi-yz6yq
    @NasirAbdi-yz6yq 6 місяців тому

    Acs sawerkisa isudiir walal

  • @Halima-v8h
    @Halima-v8h 6 місяців тому

    Acs xanunk aad kahadlisid ayaan qaba faytamiink hal kahilkara

  • @xamdimahadhassen8460
    @xamdimahadhassen8460 9 місяців тому

    War xanuunkaa anaa qaba misig baan kadhaqaaqu la.ahay murquhuna way lasocdaan

  • @DeeqaDagan-wv9gs
    @DeeqaDagan-wv9gs 9 місяців тому

    ani hooyadeyda ayaa iga xanuunsan igu soo duceeya😢

    • @YurubOdowaa
      @YurubOdowaa 8 місяців тому +1

      Ala hacafiyo wll😢

    • @Kiiney
      @Kiiney 8 місяців тому +1

      Alle ha caafiyo wll aniba hoyaday xanunkan bay la rafadsantahay

    • @sentfromheavenomar
      @sentfromheavenomar 5 місяців тому +1

      Alle ha caafiyo

    • @fahiimaMaxamuud-e5j
      @fahiimaMaxamuud-e5j 5 місяців тому +1

      Alle haku cafiyo wll

    • @AmalAil-m5q
      @AmalAil-m5q 3 місяці тому +1

      Alle ha caafiyo walaal

  • @quenluza2832
    @quenluza2832 9 місяців тому

    Lugaha iyo dhabarka anaa udilan😢

    • @fatumamohamed3097
      @fatumamohamed3097 9 місяців тому

      Walaley anigawa wan dareymayaa wax dawah isheg😢

  • @MustafaYuusuf-ql6op
    @MustafaYuusuf-ql6op 4 місяці тому +1

    Mahad sanid

  • @khadrohussen2950
    @khadrohussen2950 5 місяців тому

    😢

  • @farhiaadey369
    @farhiaadey369 5 місяців тому +2

    ani waan ka hitiyaa lugta 😢

  • @sokoreyshariff543
    @sokoreyshariff543 8 місяців тому

    Dr nitumanie number Yako please