Vlog hooyo iyo gabadheeda by Hami Official

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 39

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 3 місяці тому +3

    Asc abaayo macaan hadda aan kula qabsaday ee waaba kaa helay farxaddaada maash'allaah tabaarakallaah macaan badaney allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 3 місяці тому +1

    Mashallah Mashallah Mashallah abayo Marayan 👍 👏 good ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayuushdaymoddiamond9218
    @ayuushdaymoddiamond9218 3 місяці тому +1

    Manshalah adiga iyo gabdhaheena allaha idin xafido

  • @FrxyoAli
    @FrxyoAli 3 місяці тому +1

    Masha Allaha

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 місяці тому +2

    Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉amiin amiin yaa rabi salan sare walaashaye Allah ha idena xifdiyo adga iyo ilemaha dhamantineb amiin amiin yaa rabi

    • @hamiofficial9884
      @hamiofficial9884  3 місяці тому +1

      Amiin sidookle abaayo waa kusalamay qaaliyeey 🥰🥰🥰

  • @ashaherow139
    @ashaherow139 3 місяці тому +1

    Asc Maryan qali waa ku salaamye congratulations 🎊 for your baby mashah allahii Allahey haku barkiyo family ka quruxda baden safka xajii igu salaam keep going my sis 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤😂😂😂

    • @hamiofficial9884
      @hamiofficial9884  3 місяці тому +1

      Wcs qaali dumareey thanks 🙏 🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲

  • @ayanehassan9305
    @ayanehassan9305 3 місяці тому +1

    Free

  • @FadumaAhmed-e5r
    @FadumaAhmed-e5r 3 місяці тому +2

    maryaney iskadhaf farbaradkagi waaye hani qurux Alaha desto markey no gadanto aan lacagta helena insha Allah mel qeyr qabto

  • @HafsaCabdicasiis-vi1lq
    @HafsaCabdicasiis-vi1lq 3 місяці тому +2

    Habo wankusalaamay caafimaadka hakusiyaadiyo

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 3 місяці тому +3

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @maymamohamed8987
    @maymamohamed8987 2 місяці тому +1

    From hani freee😂 habo maryan wa idiñ slamay

  • @rahmomohamed3155
    @rahmomohamed3155 3 місяці тому +1

    Wcs habo maryan markaan aa magaala fiican ooqurxoon dagtay ani ahaan ❤❤❤❤

  • @haniahmedali6475
    @haniahmedali6475 3 місяці тому +1

    Hani waa free ❤❤❤❤

    • @hamiofficial9884
      @hamiofficial9884  3 місяці тому +1

      Waaa samidaa mahinoo sas uleedahay waa notalaa 😂😂🥰🥰🥰

  • @rayaanofficial9688
    @rayaanofficial9688 3 місяці тому +1

    Wcs aamiiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤

  • @UmuSuheyma
    @UmuSuheyma 3 місяці тому +1

    Masha Allah tabarakalah ❤❤❤

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 3 місяці тому +2

    Very nice 👍

  • @deqoisse8830
    @deqoisse8830 3 місяці тому +1

    Masha Allah maryan shib iskadheh waa taktay Haighway hadaaba saartay wakula socday marka soqadesay niyadaan kugu dhisan jiray 😂😂😂ani mar dhawa lesinka qaatay Haighway wali makorin ee sewaye dhibmiya. Caafimadka allaha kusiyadsho walashay❤❤❤

    • @hamiofficial9884
      @hamiofficial9884  3 місяці тому

      Thank you xabiibti ha cabsan iskana fiiri speed camera 📸 🥰🥰🥰🥰

  • @som1
    @som1 3 місяці тому +1

    Freeeeee Hani hooyo ❤

  • @queensaafi
    @queensaafi 3 місяці тому +1

    Mashaa alllah abayo

  • @Umisamiir
    @Umisamiir 3 місяці тому

    Mashaalaah maryaniyogabadhaan aayadauahay waidisalaamey ducada ankugu jeclahay abaayo macaanto

  • @Farh940
    @Farh940 3 місяці тому +1

    Masha allha ❤❤❤

  • @hoodoahmed7463
    @hoodoahmed7463 3 місяці тому +1

    Asc wall london ayan jooga xojabadi ayan u baahany

    • @MuslimahOfIslam-b6r
      @MuslimahOfIslam-b6r 3 місяці тому +1

      What’s xojabadi

    • @hamiofficial9884
      @hamiofficial9884  3 місяці тому +1

      Xijaabada somahan abaayo waa diyaar igala so xariir Snapchat keyga si aa u doorato kalar kaa rabtit maryanca7👈mahadsanid

  • @Ftima-d4f
    @Ftima-d4f 3 місяці тому +1

    Hani bixi lacgta😂😂

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 3 місяці тому +1

    Mashallah ❤❤❤

  • @sucdiarif9878
    @sucdiarif9878 3 місяці тому +1

    Kkkk nin ka iyo naag tisa wa isku ekadan aa kkkkk i think waa qoyan ka is ku daadanaayo kkkkk😂

    • @hamiofficial9884
      @hamiofficial9884  3 місяці тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🙏🙏🙏

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 3 місяці тому +1

    Wcs

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 3 місяці тому +1