BISHAAR AWAL IYO UBAX DARAJO DHAANTO CUSUB 2025
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- DHAANTO BISHAAR AWAL IYO UBAX DARAJO 2025
Ereyadii- ABDI WALI XASAN DHUUX
LAXANKII ANWAR TOOTI
MUSIK -HAYNOK
Codadkii UBAX DARAJO IYO BISHAAR AWAL
Axmed budul Ali dhaanto Cali dhaanto
Abwaan jaango nuur caraale Anwar toti dirgax muxyadiin shaahid Cabdi wali xasan dhuux Cabdiwali xasan dhux Abwaan Eesh calaa Abwaan baadiye Calidhaanto Idil Ayruush
xasan yare nuur gosaar Nuur Gosaar dhaantooyinka sanadka cusub ee 2024
hees cusub Heesaha sanadka cusub
halkan kala soco Riwaayad gabay Gabay 2023 heeso cusub Dhaantotin cusub Abdiwali xasan dhuux
👊SHARE 👊LIKE 👊COMMENT AND 👊SUBSCRIBE
DHAANTO
This is absolutely brilliant, amazing & sensational 🔥👌
Dhaanto Ogaden ❤️❤️❤️❤️
Viva Ogadenia💪💪💪💪💪
Ubax darajo isha halagu hayo dhaanto wayn ayay soo wadaaye
I love seeing this two together, they look so good together and sound amazing! Listening from London ❤❤❤❤❤❤❤
Mashaaa allah barakallah oubah darajoo ilaahye hakuu barakeeyoo adigaa iyo wllkey bishaar awal❤❤❤❤❤
Cabdiwali abwaan dhamaystiran erayada is iyo codkaba wayn fadhiyaan
Waaa jigjigo dhulkeena Hooyo macaan iiaahya guumasyisgaa haynaaga kuuxaeeyo ninkaas waa ♥️
Waaw waa shidan tihiin boroq iyo boqorad❤❤🎉🎉😊
Has 🎉 3:34 🎉
Best best best dhaanto
Dhaanto Ogaden ❤
Bbbb dhaanto iga dheh habtu waa meel sokee laabta hoo baan ku iri adey hoy gaariyo anti ku tahaye ❤❤❤❤❤❤❤❤
Best dhanto in the world 🌎 👌 ❤ 🙌 💙 ♥ 🌎 👌 ❤ 🙌
Dhanto WaY DhaftaYyyy Tani ❤
inaba caadi maahan xulka dhaantada Reer jigjigo bay talaa😮❤😊
Ubax qabkey u ciyarayso iga gadan ❤
Woow wax kle❤
Ardaygaagi wuu soo xaanbaxay sxb
Cabdi wali legend
❤❤❤ dhaanto igadheh😊😊😊
cabdiwali magac hajiiro inaadeerkey qaali guuleso waligaa farxad kunolow 😢😢dhaato cusub jaah
Maasha allaah waa dhaanto jacayl ah
Waaaw waaaw codmacanaa hablaha somaliyeed from duriyada idinka soo salaamayaa❤❤❤❤
Xalashii rer sheikh isaq ❤
Waaw dhaanto.iga dhe
Erayda C/ wali xasan dhux laxanka Anwar totti music 🎶 henok cajib sheikhow ilen ciyar kumeyna mcn dhantadu wa la isku gu tagay
Woow way dhaanto dhaftay run ahanti❤❤❤
Laabta hoo baan ku idhi❤❤
Waaw dhanto dhanto dhaaftey war tolow aan ini weydiiyee unax malaqabaa intaysa maradu igadhicin 😅😅😅
😅😅😅😅 nuurdiin mxa maradha karidaya huno mcn
Hhhhhh,wlhi bahjaay ina ader qali si bay iiga dhexbaxdey waa midan layaabanahayba😂😂😂@@bahjabahja-8805
@@bahjabahja-8805hhhhhh,bahjaay ina adero si baa laiimaraye igadabagee saxmadaan intaana dhex harsan😅😅😅😅😅
Abwan abdi Wali xasan dhuux keep going sxb ❤❤❤
XIDIGTA SANADKA UBAX DARAJO HOREY USOCO INA ADEER QALI DUMAREY🎉❤❤
Wow dhaanto iga dheh
I'm in love with this dhantoo❤❤
Jah way dhaanto dhaaftay
Dhaanatadii anan wadad sugayanay waay soodhaacaday😊
Habtu Waa Meel Sokee Labta Hoo Baan Ku Iri
Dhaantada Intaasa Dhadhanka Uyeleysa❤✅
Bishaar awal cali what a voice 😍 👏
1m markay xidho liketa hayla dhaafina.❤
Haasab haaaab kasiiii 🎉🎉🎉🎉
Hortayada la isku balansanyaa esh calaa romatic
jah dhato mcn
Dhantadiii ugu shidneeed abid
masha alaha walahay ubax darajo.iyo bisha r awala. haray usoca wll
imbadan maxan sugayay dhantadan ❤❤❤
Wa socota shaqadu
Manshaallah boqortoyo allaha idinxafidho
War musigu waa waxkalee
Xasan aadan ❤❤❤❤
Abdi wali xasan dhuux noolow sxb nin aan aad utaageero hore usoco
The best dhanto in 2024
Woow wiilka iyo gabdha sanadadan dambe qabsaday dhantada bishar awal iyo ubax darajo HAD BA HAAD KICII
I’ve been waiting for this song to drop ❤
Habku waa meel sokee laabta hoo baan ku idhi ❤❤❤😊
Alove cagdheer 😂😂😂😊 frm isaaq ARAB
Dhaanto way dhaaftay tani❤
Ma la ishelay❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Alla halgan dheero
Hambtu wa mel sokee labta hooba kuyiri inaba cadhi maahan ❤❤❤
Hablyo.kun.iyo.kaw.jjeer.cabdiwalixassanddhuuxu.waan.ku.faraxasanAhhay.in.aadd.100kun.gaadhay.❤❤
Waa lafiicanyahay
Cabdi waliyow keep kowing brother
Codkii Axmed Eesh miyaa ku dhex jira Dhaantada mize Anaa Mooday 😅
Waw dhaanto igadheh❤❤❤❤❤
Dhanto dhanto dhaftay❤😊
BizHaa🎉😅😂rawl
wow eshcalaa dhanto ❤️
Dhato mcn ❤😢
Awal❤falow 5😢
Why😮hanbtu wa melsoke labta hoban kuiri😊 wallahi cadi ma aha lkn
Wooow waxaasa jacayl ah
Really sensational 100%
Dhaanto mcn
Waxan ayya laga leh❤❤🎉
Bisharyare lxb kadhin
Waaaw my cousin
i love this dhaanto
Mnsh allha keep going
Dhaantaad maa waxa kujira Axmed eeshcakaa
Bishar Awal iyo ubax darajo wax badan on dhaqanka ogaden ka mid ahyn ban arka awowgin lagubye Anshxa ila liya
Shanties shidandhe❤😊
❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ayyy love dhaanto
Habku waa meel sokee laabta hoo baan ku idhi aday hooy gaarahiyo hanti kuu tahaye
Eeshqiyaasak war gabadhu fariidsanaa
3/Nov/2024 am back time 5:12PM galab axad sii baxeyso😢😢
Soo daa bal San u dhowraay wan dalay bee abwanoo
waw waxas dhanta dheh
Fannan iyo badh
Fvdhaanto 😊😊😊😊
Mudo kadib waa dhantadi Ugu Horeysay een Laso Dago
Qurux way leedahay laakiin
Waa danbi maxaytari
Dadkii dhaantada lahaa waye waliye bile
Wx kale nogadhigten waba ebr waxbo kuma dhaxjiro
Dadkii soodhaha lahaa bashiir awal &ifraax darajo
Ubax darajo weeye ❤❤❤
Dhaantada way fadhisaa liph
Bishaar awal iyo ubax darajo horay ucosda wan idin tageraa
Fanaaninta dhaantadu waa is badal dooon wey wadani yeysanyiin
hab isii mcn
Asc intan kaso wada horeyay
Alla Halgan Dheeron U galay,
Helistaada Qura,
Alla soma Dhalin Hadeer,
Guuulla Lagu Harsado.
Alla Hanadkii Raggeen,
Ku Hamiyi Jiroow,
Alla Haakkah iri,
Hadaan Kol,
Halyeeyow Ku helay.
Alla Halgan Dheeron U galay,
Helistaada Qura,
Alla yaa Hirgalay,
Wuxuu Kolba,
Heer Soo Maraba.
Alla Hanadkii Raggeen,
Ku Hamiyi Jiroow,
Alla Hurda Laday,
Markaan Nafta,
Kuugu Hubsaday.
Sida Hobal Kaliil,
Oo Hilaacday Ban,
Kuu Hamoon Qabaye,
Hab Isii Macan,
Aan Haraad Baxee,
Hab Isii Macaan.
Habtu Waa Meel Sokee,
Laabtu Hoo baan Ku iri,
Adey Hoy Gaara Iyo,
Hanti Kuu Tahaye.
Alla Dumar Iyo Hablahaan,
Ogasoo Haajirayee,
Alla Heego Muuq Dheer,
Ragoow Iiga Mara Hareer.
Alla La Haweysan Waa,
Hormarkaan Gaadhnayoo,
Alla Waxey Hadal Hayaan,
Dadku Heerkeynu Mari.
Alla Dumar Iyo Haween,
Ogasoo Haajirayee,
Alla Habla Dhaan,
Ragoow Iiga Mara Hareer.
Alla La Haweysan Waa,
Halka Aan Gaadhnayoo,
Alla Waxey Hadal Hayaan,
Dadku Heerkeynu Mari.
Sida Hobal Kaliil,
Oo Hilaacday Ban,
Kuu Hamoon Qabaye,
Hab Isii Macan,
Aan Haraad Baxee,
Hab Isii Macaan.
Habtu Waa Meel Sokee,
Laabtu Hoo baan Ku iri,
Adey Hoy Gaara Iyo,
Hanti Kuu Tahaye.
❤❤❤
Sida hobal kalihi maahe waa hobal kaliil
Midda kale heego muuq dheer waaye sxp inta kale sax
@@abdikadirabdullahi1914mahadsanid sxb, inta waan yara maqli la'aa oo musiga ku badan heestu👊🏽
Horay usuvu
Dhaantaadaan Waxaa Ka Dhex Yeedhaya Cod Uu Leeyahay Abwaan @Axmed Eeshcalaa😂
dhAnto mcn
Jah way dhantoh dhaftey
Labta cadi maaha bala ku cetarta😮
Jah inaba cadi ma ahan