Waa ayo Cadowga Gudaha Somaliland: Dadweynaha oo ka Hadlay sida looga hortegi karo.

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 60

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring Місяць тому +6

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉thank you so much for your hard working guul iyo gobanimo somailand iyo Etoupia insha allah

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Місяць тому +7

    Mansh Allah abtiyo you are our hero keep going work we love you every thing you did for us and your country God bless to you and your family ❤ guul Somaliland

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret Місяць тому +5

    Masha Allah guul insha Allah

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 Місяць тому +4

    Masha Allah Tabarakalah. Abdirahman Ubaxle Media 24 . Gaadh hayaha dalka.
    Guulayso

  • @ayaanismail4951
    @ayaanismail4951 Місяць тому +5

    Thank you walalo noloow Geesi

  • @jmo4410
    @jmo4410 Місяць тому +5

    Mashallah inta ka soo dashey Sweden so fiican ayey u sharaxdey cadaga guradaha. And I hope dadkeenu inuu sidaas oo kale u arkaan huwanta gudaha ee uu Wadani u hogaameneyo.

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring Місяць тому +6

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉good job and great 👍 working guul iyo gobanimo insha allah

  • @MarwoAyan-ni7ix
    @MarwoAyan-ni7ix Місяць тому +2

    Mansha Allah abtiyo keep going somaliland

  • @RodaAli-mg1en
    @RodaAli-mg1en Місяць тому +5

    Thanks ubaxle media mujaahid dhaba

  • @AhmedYusuf-uo2ef
    @AhmedYusuf-uo2ef Місяць тому +1

    Guuuuuuul Somaliland insha Allah

  • @galebmuna871
    @galebmuna871 Місяць тому +2

    Thank you ubaaxle media, RED SEA NETWORK and Ibrahim Aidiid🎉❤❤❤ pure SOMALILANDERS🎉

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Місяць тому +4

    Mansh Allah Guul Somaliland guul muuse biixi cadowga Somaliland ilaahey ha jabiyo ugu horayo cukusa iyo xildhibaanad ushagaya iyo kaah iyo wadani oo ushaganaya jabuuti iyo xamar shacabka somaliland waa in cadowga gudah lalaayo kalabta guul Somaliland ❤

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Місяць тому +3

    Maansha Allah Guul iyo Gobanimo JSL 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
    Keep Conig Saxafi Ubaxle Media 24❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lj9cw6mq8z
    @user-lj9cw6mq8z Місяць тому +2

    Masha allah ubaxala wa madaax alla ha kubarakyu❤❤❤❤❤

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w Місяць тому +3

    Guul somaliland ❤❤❤

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 Місяць тому +4

    Guul guul guul Somaliland 💚🤍❤️🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Місяць тому +3

    Guuuul somaliland cadowgu hareeraheena ha ku indho beelo

  • @galebmuna871
    @galebmuna871 Місяць тому +2

    MachAllah,Ina adeer Guul Iyo Gobonimo 🎉❤❤❤💚🤍❤️SOMALILAND 🎉

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Місяць тому +4

    ❤❤mansha aallaah somaliland Guuuuuuul ❤❤insha aallaah ❤❤❤

  • @user-bz6uj4yj9c
    @user-bz6uj4yj9c Місяць тому +2

    MANSHA ALLAH SOO QABQABTA CADAWGA SOMALILAND CUKUSE WAA GARAC MARKA HORABA INAGU DHEX KORAY

  • @madarcali122
    @madarcali122 Місяць тому +2

    MASHA ALLA ubaxle media

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 Місяць тому +3

    Mujaaaahid ubaxle mahadsanid

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +6

    Cadowga Guduhu waa Xisbi ku sheega Wadani. Waa Xisbi Qayrul Masuula. Siyaasiyiinta iyo Shaqsiyaadka Qayrul Masuulka ah waa laga ilaaliyaa Masuiliyad oo dhan. Waayo ma arkayaan waxaa ka dhalan kara ficiladooda. Wadani iska ilaaliya reer Somaliland.

  • @اهلان
    @اهلان Місяць тому +1

    Mashaa allah

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 Місяць тому +4

    CADOWGA GUDUHU REER MAAHA WAA .
    XISBIGA WADANI. REER KASTA WAA LEEYAHAY.

  • @user-wl4rg6dh3x
    @user-wl4rg6dh3x Місяць тому +1

    Guuul guuul somaliland ❤❤❤❤

  • @AhmedYusuf-uo2ef
    @AhmedYusuf-uo2ef Місяць тому +2

    Waa runta geesiyad qaraan
    Waa qaraan dumis

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Місяць тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 Місяць тому +2

    Marar badan ayaynu soomaray marxal ka adag xaaladan maanta ookale obaxlaw waynu ka adagnahay cadawga soomaali land dhamaantood soomaali land way guulaysatay waanay dhamaatay waana la aqoonsaday soomaali land ubaxlaw adiguna halgamaa wayn ayaad tahay taariikhda soomaali land ayaa kuxusi inaadeer waa caaqil ismaaciil.xaaji from sacadmuuse nuux ismaaciil reer gadiid jooga hargaysa qarankeena waynu difaacanaynaa ilaa keeyna udambeeya soomaali land guul guul guul markasta illaahay idankii aamiin aamiin aamiin

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret Місяць тому +2

    ❤❤❤❤❤

  • @madarcali122
    @madarcali122 Місяць тому +2

    Cadowga guduhu waa xisbiga wadani oo kaliya reerna maaha

  • @rashidmuse1349
    @rashidmuse1349 Місяць тому +2

    Inantaas Swedan waa runteed waana qof dhisan garaad ahaan.

  • @madarcali122
    @madarcali122 Місяць тому +2

    Balayo aan xirsi ahayn Somaliland maaleh

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz Місяць тому +2

    Hanbalyanleenahay ubaxle m d guul iyo gobanimo kuwaar halyay qaran madaxweyne muuse bixii hanbalyanu leenahay guulah qaranka somaliland usoo hiiyay waanu ku faraxsanahay guusha usoo hooyay qaranka somaliland cadwgii wuu ka naxay muwadilķa xalashii waay soo dhaweyen horumarka ukeenay madaxwayne muuse bixii jiro jog banulenahay soo noqo marlabad guul iyo gobanimo kuwaar somaliland hajabo cadawga guudah iyo kadiibaduba haku qustan

  • @اهلان
    @اهلان Місяць тому +2

    Waa dhukur miidhan oo khaayin wadana codowgakudaha banana

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n Місяць тому +3

    Fariid waa bargain waa tuug dhuuni qaatayash somaliland inay dumiyaan doonaya alaah haligo

  • @saedhamse660
    @saedhamse660 Місяць тому +2

    Walèe waa geesiyad

  • @farah.418
    @farah.418 Місяць тому +3

    Codka ubaxlow kor uqaad

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Місяць тому +3

    Dammir lawayashaa illahay baa karanka kakabaan

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p Місяць тому

    Walalo Somaliland yayna amino Ethiopia Bank geeda dadkasi Latah Amin bangiyadooda

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t Місяць тому +1

    Cadawga guduhu cidwalba wayleedahay halkay kudhuuntaan waa wadani

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 Місяць тому +2

    inaadeer waxa soomaaliland walaaqayaa waa kuwii berigii aynu ahayn SNM ee dagaalka ku jiray inala dagaalamayey ee markii aynu dalka qabsanay aynu saamaxnay ee aynu nidhi iska noolaada dowladana ka mid noqda ee markay dalkii ay la dagaalamayeen ay shaqo iyo hanti ka heleen ayey inagu kibreen oo ay inagu noqdeen cadowga gudaha ayey inagu xoojiyeen

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 Місяць тому

    Geesi qaran

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh Місяць тому +1

    Kkkkk

  • @munajax822
    @munajax822 Місяць тому

    Asc
    Waa ruteed laabsalax
    Cadoga ku daha

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

    kkkkkkkkkkkkkk

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 Місяць тому +1

    Viva garxejiz viva Djabuuti

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Місяць тому

    wiixii maangaab iyo indhokugaaradle waxmaagarato
    Joogtay somaliland waxay isugutagen wadani wadhab
    Miidhka ay inaantaasishegtay
    laakin waxabakaqadayan
    somaliland

  • @kfdhakal6271
    @kfdhakal6271 Місяць тому

    Ninkaasi waa oroomo

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa Місяць тому

    Waa beenalii qarniga

  • @amalos3435
    @amalos3435 Місяць тому

    Dadkan qaylinaya waa dadka raba inan somaliland lacitirafin somaliland markahore maay sugeyn huwanta guduu citiraf ayay kaxunyin dadka muwadininta wadanku meel haloga soo wadajesto dadkan il ngu soo dulay

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @Togdheerman
    @Togdheerman Місяць тому

    Cadowga ugu weyn ee Somaliland wa UBAXLE . Wuxu ku caan baxay isku dirka beelaha Somaliland .Wa afhayeenka Musa Bixi .

    • @Caweys-pt3qs
      @Caweys-pt3qs Місяць тому +1

      HUWANEEY halkan lacag laaluushu laguma hayo ee huwan laguma hayo wadada ku qulqul

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Місяць тому

    😂😢😢😢😢😮😮😮

  • @اهلان
    @اهلان Місяць тому

    Waarunteed

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 Місяць тому

    Waa feker madhaleys ah reer Xamar ayaa maqaaxi lala fadhiistey. Baasaboorka Simaliya ayey reer SL meel walva ku maraan.
    Ethiopia waa shuuci shilin bangigooda gala lagama,saari karo

    • @ubaxlemedia
      @ubaxlemedia  Місяць тому +2

      Xildhibano reer Somaliland ah oo Cukuse Horkacayo ayaa Maqaaxi kula shiray Xildhibano reer xamar ah ma aha arin sahlan waxa loo shirayaana waa hagardaamada Somaliland.
      Qofka ay madhaleys la tahayna waa qof ku raacsan hagardaamada ay u shirayeen

  • @اهلان
    @اهلان Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤