15 SU’AALO - GURI BARWAAQO YO YAHYE HUNTER..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waa kan channel kayga: • Video
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yayaviv1
    Last subscribers: 213,263

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 3 роки тому +630

    Guri-Barwaaqo inta Sugaysay Inu Channel ka so MuuQdo👍

    • @guure
      @guure 3 роки тому +1

      Subscribe

    • @muwahipyyy_2929
      @muwahipyyy_2929 3 роки тому +2

      adi meeL wlpa wa iga zi horayza 😹😝😂

  • @mohajeeri3061
    @mohajeeri3061 3 роки тому +1199

    Inta guri parwaaqo aragiiza ku qososha sideyda like zaar😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @prettyamuun2721
      @prettyamuun2721 3 роки тому +3

      Qoraalkaaga markaan Akhriyey Waan Qosley wlhi link moji Waxaan Ku qoslay😀🤣🤣🤣🤣

    • @mohajeeri3061
      @mohajeeri3061 3 роки тому +2

      @@prettyamuun2721
      OMG TNX QUEN😂😂😂😂😂😂😂😘😍

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 роки тому +2

      @@mohajeeri3061 walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin

    • @hawomohamed431
      @hawomohamed431 3 роки тому

      0000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @hawomohamed431
      @hawomohamed431 3 роки тому

      9

  • @xaawoali8912
    @xaawoali8912 3 роки тому +507

    Ninkan tageerihiisa number one ahy guri barwaaqo 😂

    • @guure
      @guure 3 роки тому +2

      Subscribe iisaar sxb qali

  • @khalidkaraamo4806
    @khalidkaraamo4806 3 роки тому +484

    Reer Hargeysa is muuJiya wareysigu waa kabtankeni🤣❤️❤️✋

    • @haldhaaizmael9351
      @haldhaaizmael9351 3 роки тому +3

      Gobolka raga weeye

    • @naciimaabdillahi1977
      @naciimaabdillahi1977 3 роки тому +5

      @@haldhaaizmael9351 wa isla inagiune haynakala gurina

    • @manaldhalgobeed4255
      @manaldhalgobeed4255 3 роки тому +1

      Caaac war waa burco

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 роки тому

      @@haldhaaizmael9351 walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin

    • @MohamedAbdi-wk8gr
      @MohamedAbdi-wk8gr 3 роки тому +2

      Kuwan waxaad moodaa inay caawaan yihiin waar burco iyo hargeisa waa isla inagii caqligaa ka jirantihiin

  • @haniitaqali4362
    @haniitaqali4362 3 роки тому +756

    Inta ila sugaysy Guri barwaqo is muujiya dee

  • @hudaali2574
    @hudaali2574 3 роки тому +156

    Guribarwaaqo qofka kaliya ee aan ku qoslo xataa hadaan xanaaqsanahay 😠😡🤣🤣🤣🤣🤣

  • @havzaahmed8818
    @havzaahmed8818 3 роки тому +743

    😂reer burco is muujiya💪

  • @shiikhulkulitube1788
    @shiikhulkulitube1788 3 роки тому +557

    War heedhe wxan idin idhi.maad aragteen liketa buluuga Ahaan jirtey iney madow noqotey.dee maxaad sugeysaa like dheh.👍

  • @abdiwahababdilaahi5986
    @abdiwahababdilaahi5986 3 роки тому +825

    REER HARGSIA IS MUUJIYA WAA LA IDIN SOO GALEE😃😃🇮🇹

  • @calanleboychannel81
    @calanleboychannel81 3 роки тому +3

    Inta yahye hanter taageerta iyo inta guri barwaaqo taageeta please hadaad muslimiin tihiin kusaliya xabiibkeena (muxamad scw scw scw scw scw scw)

  • @lifeofmelikah
    @lifeofmelikah 3 роки тому +138

    Inta markay Guri barwaaqo maqashay soo carartay ☺️🥰❤️

  • @heesostudio997
    @heesostudio997 3 роки тому +56

    HOOYADA IYO ABAHAA ILAHAY JANADA HAGEEY0 EE LIKE INAS00 B0Q0 ADIGA OO MAHADSAN MEESHA CASNA IGA CADE MAHADSANID

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 роки тому +324

    Team guri barwaqo izmuu jiya
    Iyo reer burco
    Zi gaara ayan idin zalaamay

    • @wll__dc1856
      @wll__dc1856 3 роки тому +1

      Legend

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 роки тому

      @@wll__dc1856 walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin

    • @zalmaankoke7227
      @zalmaankoke7227 3 роки тому +1

      Waan kaqadnay wll

  • @khalidupdi2885
    @khalidupdi2885 3 роки тому +71

    Reer burco isMuuji ( kulaha way i cabsan yihiin)😅😅😅😅😅

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 роки тому +118

    #Guri barwaqo inta sugeysi ismujiya
    #Guribarwaqo Heestas markuu qadayi damaad ayuu ahaa #RIP your past🤣🤣🤣watan Heestas👇👇14:20 full song
    ua-cam.com/video/30Tv0DTZGxI/v-deo.html
    #3:00 islaan kulahaa hooyadeey muu daha🤣🤣🤣 lama yabayi meela qaar xumaan Loma arko
    Sidhokle #habar xumaan Loma arko melal qaar melal qaarna xumaan ayaa lo arkaa
    #Guribarwaqo iyo #Boqorka gambiska runta kashegay sanadkeey jiraan

  • @zamiirasulaimanraxaab9944
    @zamiirasulaimanraxaab9944 3 роки тому +119

    Nin gobalka ragga u sugan caasimadiisa burco✌️

    • @naimanajah3031
      @naimanajah3031 3 роки тому +1

      Gobolka ragga actorka

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому +1

      BURCO 4.5 BAY 2020 KU GAADHAY Ceebtiina Markasa Rag Sheganaysan XisHooda.Nio

    • @hawomohamed431
      @hawomohamed431 3 роки тому

      000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @mohamedabdi8393
      @mohamedabdi8393 3 роки тому

      Wan kaa helay

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 роки тому

      @@naimanajah3031 walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin

  • @haboonahmed2277
    @haboonahmed2277 3 роки тому +218

    Yahye hunter
    Nin rageed buu ueegyahay wajigiisu wllow aanan aqoon balse waan taageeraa wlhi good luck bro💋💋💋💋

  • @zakivlogsother3736
    @zakivlogsother3736 3 роки тому +62

    Keep going guri barwaaqo wlhi waa qosol miidhan weeyaan reer HARGEISA 💚💭❤ reer HARGEISA waa iska qosol miidhan

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 3 роки тому +66

    Waku farxay wlhi Guri Barwaqo
    Somalilander from Xamar💋♥️👑

  • @kinglove5272
    @kinglove5272 3 роки тому +57

    Yahya waa legend dadka hada barnaamij yada wato badan kood asagee copy dheheen wuuna ku faraxsan yahay legend waa ku wataa 🙏🙏

    • @hamdamohamed232
      @hamdamohamed232 3 роки тому

      Ilahy amarkiisa marku dhahaayo inta jcl is mujiya

  • @z012y
    @z012y 3 роки тому +171

    Nin culus baa meesha maraya
    Mr Guri barwaaqo legend 👏👏

    • @mohammedhusseincade1940
      @mohammedhusseincade1940 3 роки тому +3

      Boqorka commentiga thy mr walba difaac qarankaga ka difac wixi qadaadawayna

    • @z012y
      @z012y 3 роки тому

      @@mohammedhusseincade1940 Mahadsanid libax

  • @najaxahmett2171
    @najaxahmett2171 3 роки тому +63

    Reer purco ineY khaamahooda wataan Halka laGa garanaYa

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan8945 3 роки тому +49

    Way hoyoooooooooooy l love guribarwaaqow wlhi aaaadban utageeraa marwalba waan dawada waad mahdsaatahy yaxye habtar ❤️❤️ anaa ugu horeya ee like ta yaxye nokala qaybiya

  • @abdirahmanjoker9575
    @abdirahmanjoker9575 3 роки тому +17

    Nabiga inta jecel kusali scw scw scw scw

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 роки тому +42

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 6k oo👉subscribed igarsiya inata kalena allow soo hanuni amin dhaha🤲j

  • @abdiwakiil2263
    @abdiwakiil2263 3 роки тому +94

    Qosol iguma hadhin Madrid iyo Barcelona isku taageeraa 🤣😂 Anigu dadka waxbaan kaga duwanahay🤣🤣 tiibadisaba waa aniga 😂🤣 war ninkan waa funny 😆

  • @carafaadmaano66
    @carafaadmaano66 3 роки тому +53

    Wee wee inta ku faraxsan in la so qabto guri barwaaqo is muujiya like iyo subscribe isara

    • @ciiirka
      @ciiirka 3 роки тому

      Subscribe fadlan

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 3 роки тому +28

    Ayyyy wlhi waa sugaayay *Guri barwaaqo* barnaamijyo bdn ba ka sugayay in lasoo qabto 😂❤

  • @hilaac1164
    @hilaac1164 3 роки тому +117

    Muna feysal ciise diin noso qabo wllky please

  • @abdurahmanisse8675
    @abdurahmanisse8675 3 роки тому +45

    Xafada jarmalka dhaqtarka wey qolka jifka daqada ... Sariir 1 😅🤣 walhi waa fani
    Ho ray usoco..

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 роки тому +73

    Yaxye hantarow wllahi nio guri barwaqo markale noogu soo cali aadban utaageernaaye

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi 3 роки тому

      Ama markalE barnaamijyo kale nooga soo same codsi bayna iga tahy

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 3 роки тому

      @@Shin-wu4mi wl subscribe isar

    • @ansihaji6665
      @ansihaji6665 3 роки тому +2

      Haa🥰🥰🥰

  • @cumartaajir208
    @cumartaajir208 3 роки тому +5

    Inta nabiga jecel n.n.k.h
    Aynu kuwada saline
    Scw.scw.scw

  • @Wordklips
    @Wordklips 3 роки тому +37

    Wow classic cod / who's with me 🤚🤚🤚

    • @guure
      @guure 3 роки тому +1

      Subscribe iisaar sxb qali 40

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 3 роки тому +4

    Guri barwaaqo Legend Legend weeye wlhi Waad Garanaysaa meesha Nin weyni Yimi
    Guri Barwaaqo

  • @salmanmohamed8187
    @salmanmohamed8187 3 роки тому +57

    Barcelona and Real Madrid kkkkkkkk guri barwaaqo waa mucjiso

  • @capaasemedia547
    @capaasemedia547 3 роки тому +26

    Legend Guri Barwaqo NinKa KliyaFarxada Agtisa taalo 🥰😅

  • @fuadinhoabdi6141
    @fuadinhoabdi6141 3 роки тому +70

    😌 Like ii saar hadaad comment keyga Aad aqrineyso

  • @amalali7104
    @amalali7104 3 роки тому +5

    Hayaaaay manta nin adag bad keentay♥️🤍💚 guribarwaaqo nin adag o khaamihisa wata 😅💕💕

  • @skillhup_Som
    @skillhup_Som 3 роки тому +8

    Hada igu Horeyza an Ogady Guri-bawaqo inuu Carur lee thy mnzh allah❤🔥🍒🌹

  • @nooradinfarah7563
    @nooradinfarah7563 3 роки тому +14

    Legend GURIBARWAQOO my man YAHYA HUNTER

  • @munaparkhad812
    @munaparkhad812 3 роки тому +41

    Welcome to the office😅😅😅😅😅ar guri barwaaqo umadeena maha🤣🤣

  • @mohmetamin3472
    @mohmetamin3472 3 роки тому +17

    inta Liverpool taageerta Like dhac ku ziiYaa 😅

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 3 роки тому +8

    Masha’Allaah waa wiil funny ah interesting illaahay ha xafido Yaxye Baranaamij aad u fiican waaye Masha’Allaah ❤️🤣🤣

  • @jannoduniya5931
    @jannoduniya5931 3 роки тому +5

    Mera Mann qosol iguma hadhin guri barwaaqo our legend from burco❣❣❤

  • @najuuosman1732
    @najuuosman1732 3 роки тому +4

    Walhi Aaaada ugu faraxsanhy Guri Barwaaqo inaaa ku casuumto barnaamijkan 🥰Aaadu iga qosliya walhi sida ugu qoslo ninka waligay qof May iga qosliyo walhi😂

  • @ansihaji6665
    @ansihaji6665 3 роки тому +3

    Xagga da'da wuu ka runsheegay 28 ilaa 32 waa runtiis mashaa allah❤🥰

  • @eng-abdinajiibmohamedfarah5197
    @eng-abdinajiibmohamedfarah5197 3 роки тому +2

    Yahye zxp youtubers ka dhaafo fanaaninta bilow dhanka fanka barnaamijku waa barnaamij fiican ilhy haku sharfeee

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh 3 роки тому +35

    Guri barwaaqo ninka keliyee iga qosliya😂😂 khaamaha iyo jiniyada

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 3 роки тому +41

    Daxiin baa tahay bilaa buur buura ilaahow Yahye haduu intaas wax ka fahmay maxan dhahaa 🤣🤣🤣

  • @halimo.osman63
    @halimo.osman63 3 роки тому +91

    Hhhh sacuudiga qodaxda leh ninkii yaqaan baa yaqaan

  • @musehassan2677
    @musehassan2677 3 роки тому +18

    Guri barwaaqo inta khaamihiiza taageerta liketa ha ila dhaafina......

    • @prettysagalsweet1778
      @prettysagalsweet1778 3 роки тому +1

      Koley reer burca tahay hadad khaamo garaneysid🤣🤣

    • @musehassan2677
      @musehassan2677 3 роки тому +1

      Haaheey saath sheekty weeyi reer burco dhaladaa

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 роки тому +46

    Inta sugeysay oo ku faraxsan majaajileeste guri barwaaqo fadlan farta taaga

    • @guure
      @guure 3 роки тому +1

      Subscribe

  • @filsancawad7408
    @filsancawad7408 3 роки тому +45

    Sucuudiga qodxa leh cidii fahansan ☝🏾

  • @manizaomar7385
    @manizaomar7385 3 роки тому +14

    Ado lagu wareysanaya hada ka dawanaye Asad hajio midkaga iso dhacay wan so cararay big fan ku ahay bro keep going 🥰

    • @amuuncilmi1282
      @amuuncilmi1282 3 роки тому +1

      Wlhi KULA mid ahay

    • @manizaomar7385
      @manizaomar7385 3 роки тому

      @@amuuncilmi1282 m.a bayo hunter waa will fcn dadka dhana jacel 💖

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 3 роки тому

      @@amuuncilmi1282 wl subscribe isar

    • @dayaxentertainmentofficial1306
      @dayaxentertainmentofficial1306 3 роки тому

      *ISOO* *BOOQDA* *KING* OR *QUEEN* *plz*

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 роки тому

      @@amuuncilmi1282 walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin

  • @AliZakiMowliid2024
    @AliZakiMowliid2024 3 роки тому

    Ninkan Guribarwaaqo Waa Nin Qalbi Wanaagsan Xaqiiqdii Mana Aha Qof Isla Wayn m.a

  • @rashyan.1080
    @rashyan.1080 3 роки тому +8

    First Love you Yahye Hunter iyo guri Barwaaqo❤🙏

  • @ikraanaxmedxuseen9709
    @ikraanaxmedxuseen9709 3 роки тому +58

    War hantroow somaliland wadba soo gashee fadumo riyaad io hibaaaq gobaad noo so qabo please😂🥰🥰

  • @muhibohassan1365
    @muhibohassan1365 3 роки тому +4

    the one and only 💕💕guri barwaaqo waa legend 💕💕

  • @degganibraahim6839
    @degganibraahim6839 3 роки тому +41

    Hhhh alla reer burco soo qabo yahye hantaroow😂😂😂🤣

  • @sidra857
    @sidra857 3 роки тому +13

    Boqortooyo Guri barwaaqo mnsha alh keep going bro

  • @ladaneey509
    @ladaneey509 3 роки тому +5

    Guri barwaaqo aad iyo aad ban u taageera wlhi lenged❤🙏😍

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +11

    😂❤guray barwaqo qofka kaliye iga qosliya xata sawirkiso qudha❤😊🤴🏻😍

  • @maahirmuhumed8370
    @maahirmuhumed8370 3 роки тому +1

    Guri barwaaQo inadeR araGtidaada ayaN ku Qozlaa inaaDer dar illaHay ayN ku jecelaHay 🤝🤝🤝🤝

  • @apdiqanihaldhaa1516
    @apdiqanihaldhaa1516 3 роки тому +6

    From gopolka raga -Wll guri barwaaqo legend of legends -🤣🔥🔥

  • @wacanesse5654
    @wacanesse5654 3 роки тому +20

    Hadan lacag haysanlah waxan hadayad u keeni laha yahayhe hender
    Waxan u keeni lahaa camer earphone iyo laptop
    Waxan jecelan aha inaad arko isko haysta intaas

  • @marwaibrahim8484
    @marwaibrahim8484 3 роки тому +7

    Wwwaaaaaaaawwwwaaa mashallah guri baarwaaqo Salam from jarmali jecliya wadankiga Somaliland lakin ninkan ku warisanya manhin somliay ee waxnhi Somaliland🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇧🇪

  • @prettyo3851
    @prettyo3851 3 роки тому +6

    Yahaye I’m big fan
    You’re doing great 👍 bro guul iyo gobanimo

  • @randamuse5079
    @randamuse5079 3 роки тому +9

    Yahye Hanter nin jira hore u soco wlllo manta guri barwaaqo ayaad nosoo qabatee

  • @liibaanbashirahmed4607
    @liibaanbashirahmed4607 3 роки тому +4

    Reer buuloxubey siiba tiitinley is muujiya yahye ozil si qaas u tageeri jiray hadane yahye hanter baxsaday👐👍

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno6204 3 роки тому

    ismaciil abdilaahi Ali guri barwaaqo nin jira marwalba anku xidhany alle haku sharfo wllo qali 💯💯💯♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍👍🙋🙋

  • @asma22waliid35
    @asma22waliid35 3 роки тому +35

    Rer xamar hadanhy islaanta iinaa hooyo lagu dhoho wan layaba lkn rer somaliand waxee layaban habartey walisku maqanyhy

    • @mohammedhusseincade1940
      @mohammedhusseincade1940 3 роки тому +2

      Hooyo waa hooyo zxp
      Anigu islana ma isticmalo habar na maya

    • @farduusxaashi2916
      @farduusxaashi2916 3 роки тому +2

      Habar waa habar jin hhhh balse hooyo mcn ayaan idhahadaa anigu

    • @israidil9375
      @israidil9375 3 роки тому +3

      Hooyo waa hooyo mcn lkn magaca habar waa habar jin oo waa cay waxasiye Isla xishooda reer xamarow

    • @apdiaziizjama2601
      @apdiaziizjama2601 3 роки тому +1

      Anagu hooyo ayaan odhanaa wllo laakiin anaga hooyooyinkeen way ka xanaaqaan in lagu yidhaahdo habar mana isticmaalno

    • @abdirsaq7299
      @abdirsaq7299 3 роки тому

      Habarta Dugaag miyaa Hooyo waa Hooyo Habar iyo islaan midtoona maahan.

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 роки тому +2

    Legend soo qabatay wllhi yahyow caawa Aad baad u mhdsan tahay✅💯
    Maxamed qadar Ibrahim daahir soo qabo waa markii labaad Een soo codsanayo.

  • @milosharafkamil2300
    @milosharafkamil2300 3 роки тому +23

    Still iam waiting shadiyo sharf 😔😔😔😔

  • @mohamedsalah4682
    @mohamedsalah4682 3 роки тому

    Masha allh Masha allh Allha Ku Barkeyo Caruurta Iyo dumashiba

  • @Mia_plazys
    @Mia_plazys 3 роки тому +7

    ala guryow garacsanidaa 🤣🤣🤣🤣 From Burco wynu is fahmynaye comntigaygan hadd argto like sar🙏koley shaah ilamasoo gaadhayside

  • @zahraqasim7175
    @zahraqasim7175 3 роки тому +29

    Wewe yaxye from burco 😂😂

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 роки тому +28

    Madrid io Barcelona Waan Tageera kulaha😂😂

  • @nuraomar5990
    @nuraomar5990 3 роки тому +3

    Mashallah Guri barwaqo walahi funny waaye😂😂 keep going bro

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому +10

    Inkazto an ka habzamay Anyway 😂
    Mancha allah 4 children's 🎁

  • @apdirahmanrakatic2719
    @apdirahmanrakatic2719 3 роки тому +32

    Guri brwaaqo makaa qosliYaa farta Taag😁✌

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria3577 3 роки тому +10

    Hada aragti qoralkega alle kugu dharshe i so boqo wll mcn like iyo samiskarab

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 3 роки тому

      waan kuu saaray wll lkn xujada dadka kadaa waa codsi allah haku dhaarin wax maalaa yacni ah subscribe na sifiican ubaro hadaad youtuber noqonaysid samskrab maaha

  • @filsanabdi3946
    @filsanabdi3946 3 роки тому +20

    Wllhi maanta iigu horayso in uu guri barwaaqo xaasle yahay 🙆‍♀️😂

    • @najaxhena
      @najaxhena 3 роки тому +1

      Jaar ayanunahayba 4cruura iyo hoyadod ayaa ujoga

    • @filsanabdi3946
      @filsanabdi3946 3 роки тому +1

      @@najaxhena wllhi ani maanta iigu horeeysa qli ma moodi jirin xaasle😂😂

    • @nasraslbnduale4221
      @nasraslbnduale4221 3 роки тому

      Xaaskisa baribaan isku class noqonay🤣🤣

  • @kinghanadftm2215
    @kinghanadftm2215 3 роки тому +5

    Inta igu racsan in soraan kasoo qabto like ta dhac kusiiya

  • @aamiral-hussein9651
    @aamiral-hussein9651 3 роки тому +14

    BarcBarcelona vs Madrid kulaahaa waa legend

  • @mohafaradarofficial3769
    @mohafaradarofficial3769 3 роки тому +29

    WLHI NIN ADAG AYAA CAWADA NOSOO QABATAY OO FUNY AH HORMAR WACAN YAHYE TAEM YAHYE WAAN IDIN SALAMAY
    ua-cam.com/video/o7BmvDOgY4M/v-deo.html

  • @munamaxamed3042
    @munamaxamed3042 3 роки тому +27

    Waar ninki guuri barwaaqo aya laso qab tayi cawa 😂

  • @hoodokalgacal3882
    @hoodokalgacal3882 3 роки тому +5

    Inta guri barwaaqo kahesha qosolkiisa like dhac igu sii

  • @ahmedwaliabdirahman6194
    @ahmedwaliabdirahman6194 3 роки тому

    بارك الله فيك

  • @suhayb_saanjo
    @suhayb_saanjo 3 роки тому +18

    Maba ogayn inuu Madrid iyo Barca isku tagero 😂😂😂

  • @fatoumah8907
    @fatoumah8907 3 роки тому +2

    Mansha Allah keep going bro yahye hunter

  • @zaadaqvlogs2342
    @zaadaqvlogs2342 3 роки тому +19

    Sxp qurux ku dhiigle noo soo qabo waa codsi

  • @cabdirisaqqoorgaab4007
    @cabdirisaqqoorgaab4007 3 роки тому

    Legend Guri Barwaaqo Afatahan ❤❤❤❤❤❤ si Daacada iga Qoslisey

  • @nasraapikadir849
    @nasraapikadir849 3 роки тому +22

    Nin da,diiza si sax u sheegay inta igu raacsan Like😂

  • @yazirabdirizack4889
    @yazirabdirizack4889 3 роки тому +2

    Yaxye Hunter Keep Going Baan Kuu leyahay Brother❤

  • @najmanajuu6300
    @najmanajuu6300 3 роки тому +43

    Ala kanaa guri iyo burco isla googonay 😂😂😂😂😂

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 3 роки тому +3

    legendiyaadii waaweynaa ayaad soo qabatey

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 3 роки тому +5

    Guri barwaqo iyo yahye hantar like isara hadi kale🙅‍♂️😡

  • @yaxyehtayga5103
    @yaxyehtayga5103 3 роки тому

    Wewe best actor an taagero guri barwaaqo

  • @rahmashukri1770
    @rahmashukri1770 3 роки тому +3

    Legend man🙏keep going bro

  • @zeinabhassan2602
    @zeinabhassan2602 3 роки тому +2

    My town togdheer 😘🙌jilagayagii guribarwaaqo xaraabo weeyaan😂😂😂