YAA SHUKAANSI BADAN YAASE QABEEESAN SUAALOOYIN BARTA ASXAABTA DABEECADOODA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +1821

    Haddii aad u jeeddo
    Magaca Allah love saar
    الله💗

  • @aliyazein2472
    @aliyazein2472 2 роки тому +123

    Fadil halka mid uga helay salada waqtisa ayu ku tukada MashaAllah ❤️

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 2 роки тому +425

    Asad hagio keep going bro🥰
    Part two arimaheena io AMK yaa igu racsan😂

  • @sahalabdi7421
    @sahalabdi7421 Рік тому +25

    Hadaa ujeedo magaca nebigeena Muhammad صلي الله عليه وسلم 😍😍❤❤
    Like saar

  • @queens5170
    @queens5170 2 роки тому +427

    Ceyda gabdhaha beenta usheegesid dhaaf😂🙈
    Part2 inta rabta in Arimaheena iyo IMk lagu soodaro😩❤🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 роки тому +2

      Abayo subscribe iisaar

    • @queenyduriyadih4299
      @queenyduriyadih4299 2 роки тому +1

      Beentu ushegy hopti

    • @Ahmtnicoupdate
      @Ahmtnicoupdate 2 роки тому

      Hhh sidee ku ogaatay nh

    • @queens5170
      @queens5170 2 роки тому +1

      ​​@@Ahmtnicoupdate😂😂
      Kaftan uunbee iga aheyd boowe ayaga asi kujeesten maahoo🤦‍♀️😂

    • @queens5170
      @queens5170 2 роки тому

      ​@@queenyduriyadih4299 kaftan waaye baayo🤦‍♀️😂

  • @اااتا-و5ي
    @اااتا-و5ي 2 роки тому +128

    Masha Allaah faadil salaada waqtigeeda dhowrta Allaah ku dhowro Ceydana Xishoodka wax fiicn Allaah idin wafujiyey Allaah yaxfadkum

  • @abyandalel2837
    @abyandalel2837 2 роки тому +167

    msha allh waa qof fiican faadil salada waqtigeda hadaad ilaalisud

  • @raaxilaa.a9234
    @raaxilaa.a9234 2 роки тому +51

    Masha Allah Faadil cibaabada sida ugu dadaasho waan kugu farxay walaalkeey, Ceyda gabar danbe amee ku aamini weydaa

  • @AbdirahmanDestivano1011
    @AbdirahmanDestivano1011 2 роки тому +93

    masha allah faadil salaada ilaaliyaa😍😊

  • @bashiiraxmed9474
    @bashiiraxmed9474 2 роки тому +11

    Masha Allah Faadil ilaahay haku jeclado ilaahay waxa u dadka ugu jecelyahay kuwa salada wakhtigeeda ku ilaaliya

  • @umukhubybmohamed5494
    @umukhubybmohamed5494 2 роки тому +34

    Masha Allah asad haji allah hakuuziyaadiyo fikradahaada aad ugu duwantahy dadbadan ee isku shaqo tihin iyo sida aad wiilasha kula jogo aad midba daveecadiisa gaarka adkuladhaqanto wallkey waliga sida dhalinta walalahaada sida ugarabtaagnow mahadsanid

  • @najahfarah1679
    @najahfarah1679 2 роки тому +50

    Fadil manshlah la isku raac inu salada ku wacan yahy keep going bro

  • @asma____team2749
    @asma____team2749 2 роки тому +37

    wllhy asadoo in lais haqiro ma fiicnee youtuberka ugu wngsn ayaad thy☺😚😇love you wllhy part 2 arimaheena&fariha sayit kuso dir plz 😌

  • @DARK-dc9oc
    @DARK-dc9oc 2 роки тому +242

    Faadil bro keep up the good work😻🌸 allahuma barik♥️ team ceyda 🙈iska sabra 😂

    • @Cimra_F70
      @Cimra_F70 2 роки тому +2

      Walasheyda aan jeclahay hal subscribe ma I awodaa 😥

    • @kpsalma2089
      @kpsalma2089 2 роки тому

      Ok waa sabreenaa

    • @asmamaxamud8435
      @asmamaxamud8435 2 роки тому

      cayda is the best😉❤

    • @asmamaxamud8435
      @asmamaxamud8435 2 роки тому +1

      @@Cimra_F70 ha apoe😟

    • @Cimra_F70
      @Cimra_F70 2 роки тому

      @@asmamaxamud8435 haye queen 👸, Mar danbe ma ooyayi ,thanks

  • @carfoonofficial9416
    @carfoonofficial9416 2 роки тому +17

    3:40 faadil .masha allah salada wa wx ugu fcn wliga sidas ugu dhagnoow intena klena allh ha nga dhigo kuwo on time ku tukta♥️

  • @aminohasssan3244
    @aminohasssan3244 2 роки тому +27

    Masha Allah Everyday gaining 1k subscribers another level
    Only Asad Hagio can do
    Hats off to you brother

    • @Cimra_F70
      @Cimra_F70 2 роки тому +1

      Walasheyda aan dhalashada wadagnow , hal subscribe biz ma ii awoodaa

  • @raxmocaraale1362
    @raxmocaraale1362 2 роки тому +68

    m.a salaada xiligeeda faadil 💖💖🥰

  • @naimaneeruus1390
    @naimaneeruus1390 2 роки тому +74

    Masha allaah faadil salaadu ku wngsnyhy 🥰

  • @malabey197
    @malabey197 2 роки тому +9

    War Faadil haloo duceeyo
    ILAAHAY Salaadiisa haka aqbalo
    Wiilasha kalena ILAAHAY ha wafajiyo

  • @haniali6680
    @haniali6680 2 роки тому +6

    asad hagio dad badan oo qurbaha stress kuhaaye ayaa stress relief unoqotay mash all chanalka kaliya oo dadka fiirsada ayagoo qoslin kabixin waye ❤❤❤ thanks adiga iyo teamkaada aa isla shaqeesiin

  • @-_-yourbrother4849
    @-_-yourbrother4849 2 роки тому +79

    Run ahaantii caawa challenge-gan xiiso gaar ah ayuu ileeyahay Team 27

  • @faduumofalsan4164
    @faduumofalsan4164 2 роки тому +13

    Haddii aad u jeeddo magaca Allah love saar

  • @Princess-qb7pm
    @Princess-qb7pm 2 роки тому +81

    Cumeer have the best characters❤️🥺

  • @mushtaqahmed7904
    @mushtaqahmed7904 2 роки тому +25

    M.a salada xiligeda fadil👏❤part2 sugeena i.a😅❤

  • @QueeN-ps2vw
    @QueeN-ps2vw 2 роки тому +26

    Wow 👌 challenge qurux badan asad waan ku wataa adi iyo asxaabtaada legendary 👏 cayda igu SaaLaan si Qaas ah

  • @haniali6680
    @haniali6680 2 роки тому +15

    😂😂😂 abeera waa wiilka kaliya xanaaqin qof dulqaad badan ayuu u egyahay lkn ceyda asigoo yar oo dilaay yahee haduu weenaado naag dhaaxa beerte kujirtaa shukaansi eber oo ugu dhigay 😂😂😂 fadil mash alh siduu salaada rabigiisa u ilaaliyo ilaah ha u ilaalsho waa tan ugu muhiimsan wlh ❤ cumeer qolka iska yaree😂😂

  • @bintushukri6933
    @bintushukri6933 2 роки тому +30

    Wlhi markasta aaan daawado wilashan way iga qosliyan free stress waligay waxan taaageri jiray ilaa hadana wan taaagera❤️😍keep going bro

  • @nuramohamed392
    @nuramohamed392 2 роки тому +5

    mashaa allaah tabarakallaah wllkn faaadil salaada aad ku dadaalaysid waa si fcn allaah hakaa aqbala adinka klena salaada halagu dadaaala salaada qofkii hagaajiya wax walba oo kle waa ay u hagaagayaaan faadil salaada allaah hakaa aqbala anaga dhamaantenana allaah hanaga aqbala 😍😍😍

  • @baniilofficial1152
    @baniilofficial1152 2 роки тому +86

    one of the best Comedian in Asad hagio youtube❤😂

  • @Hinuush
    @Hinuush 2 роки тому +2

    M.a wll faadil sidey asxaabtaada kuugu marqaati fureen oo ay wanaaga kuugu tilmaameen ayey aakhiradaadu u wanaagsanaan doontaa wllkey alle hakuu aqbalo salaadaada iyo dhamaan cibaadooyinkaaga I.a

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 2 роки тому +35

    Another leve keep Going my Bro Asad
    Best Challenge waaye Part Two 😂🤣 soo samey

    • @Cimra_F70
      @Cimra_F70 2 роки тому

      Sxb sare hal subscribe biz ma ii awoodaa 😥

  • @raqiyoabdi1948
    @raqiyoabdi1948 Рік тому +5

    ilaahay hanookaa cafiyo aamiin soodhaha walaalkeen asad liketa hanaga la dhaafin

  • @ayuubcabdiqaadir9966
    @ayuubcabdiqaadir9966 2 роки тому +8

    Asadow arimaheyna waa dhaaftey masha allah,waxaan ogaa asoo dhahaayo intas hadaad gartid hadiyad ayaan ku siinayaa ,keep going bro

  • @Shacni.
    @Shacni. 2 роки тому +14

    Abeera waa dabeecad miiran MashaAllah ma uusan xanaqin!! Lkn waraa weysada wahsiga kadaa . Areebanimada joji 😂😹

    • @habicabdiofficial2365
      @habicabdiofficial2365 2 роки тому

      areebsan maxaa looga jeeda?

    • @Shacni.
      @Shacni. 2 роки тому

      @@habicabdiofficial2365 waxa loga jedaa rasta ama gudafad mise nadafad darro

  • @zakikobciyeofficial4767
    @zakikobciyeofficial4767 2 роки тому +17

    Soo badi zxp 🤣🤣🤣💯qosol cumeer aamusane lamodaa ee gabdhaha qurxoon buu kahadlaa🤣😆😁

  • @moo__saami
    @moo__saami 2 роки тому +21

    Legend always legend asad hagoi keeep it🔥👍✅

  • @abdishakuuraadan728
    @abdishakuuraadan728 2 роки тому +40

    Asad part 2 soosamee wllhi fanny waaye keep going pro🥰🥰

  • @ahmedabdulle1157
    @ahmedabdulle1157 2 роки тому +15

    Faadil waan wataa asoo cajis badan uu hadanah salaada waqtigeeda uu tugtaa 🙌❤️

    • @munomanka5509
      @munomanka5509 Рік тому

      Haa wllhi mash allh waye fadil allh hajeclaado

  • @asmaahabiib9104
    @asmaahabiib9104 2 роки тому +81

    Legend keep going my brother Asad♥️👑🥀

    • @aliizacaday6805
      @aliizacaday6805 2 роки тому

      Bart two Bart two

    • @shaafiofficiallmedia687
      @shaafiofficiallmedia687 2 роки тому

      🇻🇬🇺🇿🇻🇪🇺🇳🇸🇦🇵🇾🇸🇩🇸🇮🇷🇺🇰🇵🇮🇱🇮🇳🇰🇪🇯🇵🇨🇭

  • @mahdiaabdinoor8450
    @mahdiaabdinoor8450 2 роки тому +18

    Do more of these wlhi it's interesting 🥰🥰🥰

  • @saafiabukar7763
    @saafiabukar7763 2 роки тому +8

    Mashallah ❤ faadil salaada xiligeeda kutukadaa💖💖💖

  • @iqrakiin6647
    @iqrakiin6647 2 роки тому +2

    Masha allah faadil alle hakuxafido waajibaad alle In marwalba la ilaaliyo wayficantahy adinka dhanna alle hadin xifdiyo aamiin

  • @nawaalcalixaydar8179
    @nawaalcalixaydar8179 2 роки тому +3

    Mnsha alh 🥰callangegan qadar waye qofkey sLadisa hagagto adunkisa iyo aqiradisa hagagta mnsha alh fadil ❤️

  • @mohaisakh4019
    @mohaisakh4019 2 роки тому +148

    Abeera is a funny man 😂😂✊

    • @shadiyaxuseen6638
      @shadiyaxuseen6638 2 роки тому

      🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣😂😂😂🤣🤣😂😂🤣😂😂🤣😂😂😂🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭😂😂🤣🤣🤣😂🤣🤣🤣🤣😂😎😎😎😎😎😎😎

    • @zawdafuadmaxamed8166
      @zawdafuadmaxamed8166 2 роки тому +1

      yes

  • @nuurohassan2544
    @nuurohassan2544 2 роки тому +43

    qebta 2 kala Mel farisiy yaaa iguuu raaacaaasaaan 😂😂😂

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 2 роки тому +3

    Abeera qosol badana Horta farxaan Yar weeyan Masha allah

  • @bilananshuur4429
    @bilananshuur4429 2 роки тому +7

    3:50 😂😂😂😂😂 qosolka aduunka abeera wlhi waa funny 😂😂 kaftanlee waaye bro qosolkaga kuhastaa

  • @Fardooso76
    @Fardooso76 Рік тому +1

    Ku sali xabiibkeena muhamed scw

  • @musaybaaadan9863
    @musaybaaadan9863 2 роки тому +13

    Abera dartisa udawday videogan 😍😅

  • @ilyasabdiabdullahi4764
    @ilyasabdiabdullahi4764 2 роки тому +1

    Best UA-camr is asad Al haji qaabka aad oo latimaado fikradaha cusub waa wax aad mudan tahay in laguugu amaano guulayso bro😍

  • @farxiyofaraxsan2163
    @farxiyofaraxsan2163 2 роки тому +7

    Hhh😂😂😂😂😂soo badiya niyow waan ku hesanaye Asad legend keep going pro🥰❤❣

  • @queenquruxwanag1241
    @queenquruxwanag1241 2 роки тому +1

    Fadil Mansha allah wajigisay kaa muqata dintisu

  • @hopekook7210
    @hopekook7210 2 роки тому +29

    I can’t wait part2😂😂😂😂

  • @charmakehoussein2204
    @charmakehoussein2204 2 роки тому +3

    Wlhi is another level challenge midkale inogu soceeli asadow from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯♥️

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 роки тому +26

    Keep going brother welcome back asad hagio legend❤👏

  • @nawaaraimraan641
    @nawaaraimraan641 2 роки тому +2

    Abeera wil qalbi wangsn mshlah👏🤗❤❤❤❤

  • @mulkiqueen1993
    @mulkiqueen1993 2 роки тому +21

    Another level Asad hagio😊👍

    • @Cimra_F70
      @Cimra_F70 2 роки тому +2

      Walaasheyda aan jeclahay hal subscribe ma ii awoodaa

  • @axmedaxmed207
    @axmedaxmed207 Рік тому +1

    Asad alle ha ku caafiyo wllkey sallad waliba waan ku duceeyaa 😐😢😢

  • @muniirmaxamed3101
    @muniirmaxamed3101 2 роки тому +20

    Asad wiil style inoyahay maisku racnay 🙏💯❣

  • @dhirigilisoumada5452
    @dhirigilisoumada5452 2 роки тому +2

    Inta xanuun San allah ha cafiyo amiin isoo boqo walalkeyga ama walasheyda 🙏🙏

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 2 роки тому +6

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣masha allah 💯 asad fikradaha ala kusiyadiyo funny challenge 🤣 😆 😂 walhi

  • @fathiyafathiya8599
    @fathiyafathiya8599 2 роки тому +1

    Mashaa Allah asad waan ku salaamey walal
    ✋✋👋💯❤️ plz part too soo samee
    From Belgium 🇧🇪

  • @xaawafaarax5670
    @xaawafaarax5670 2 роки тому +6

    WoooW mar walpa waxad keenta challeneg funny ah keep going wlloh

  • @kowtharmohamed1072
    @kowtharmohamed1072 2 роки тому

    www m.a fadil salada ilaali waliga allah ku xafido

  • @ismadhibto8172
    @ismadhibto8172 2 роки тому +26

    Waaw another level asad hagio😊😍

    • @ruwaydacqanih8988
      @ruwaydacqanih8988 2 роки тому +1

      Walaaley magaca halkee kasoo gadatay😂😂😂😂

    • @ismadhibto8172
      @ismadhibto8172 2 роки тому +1

      @@ruwaydacqanih8988 farmaaja mgcan ii zaxiixay😂😂😌

    • @wllmoh1862
      @wllmoh1862 2 роки тому

      @@ismadhibto8172 🤣👈

  • @sandirelajeemis9172
    @sandirelajeemis9172 2 роки тому +1

    Masha allh faadil allh ku xifdiyo wall salaada waa nuurka qalbiga iyo qabriga

  • @abdirahmancarab9025
    @abdirahmancarab9025 2 роки тому +26

    Asad we all love you keep going brother

    • @Cimra_F70
      @Cimra_F70 2 роки тому +1

      Sxb hal subscribe ma ii awoodaa wllkeyga aan dhalashada wadagnow 😥

  • @aaishamohamed8141
    @aaishamohamed8141 Рік тому +1

    Kusali nabiga scw❤❤💕💕💕💕

  • @qoranecadde3007
    @qoranecadde3007 2 роки тому +7

    We can't wait part two legendaries

  • @haniabdi734
    @haniabdi734 2 роки тому +1

    Masha Allah Allahuma barik Fadil Allah haku siyadiyo imaankaga

  • @haashimyarre3404
    @haashimyarre3404 2 роки тому +16

    Asad Adigo Abeera Game 🎮 Ubaxayo So Duub Ee Garaac Madama Uu Kigu Qabsaday 🤣

  • @nasriinyusuf6746
    @nasriinyusuf6746 2 роки тому +1

    Waxbadan ayan koganay noloshin hhhh ma ninka aan uhisano miskiinka ugu shukansi badan cayt hhhhh hora loodhahay qofka aamusan waxa ayuu lamusan yahay faadila adan hanbalayo marhadaad salad ilahay aad xifdiday adigan ilahay ayaa ku xifdinay🥰🥰🥰😍❤

  • @nimcoxasan1452
    @nimcoxasan1452 2 роки тому +15

    Fadil m.nzhlllh keep going brother ❤️👑

  • @samiraabdi3534
    @samiraabdi3534 2 роки тому +1

    Wow waa kahely
    Wlky Asdow so badi Plse
    Dhmn tiin waan id salaaamy

  • @zahruujaahmed9331
    @zahruujaahmed9331 2 роки тому +5

    Faadil masha allaah salada😻

  • @queenamriita0120
    @queenamriita0120 2 роки тому +1

    Wall asad video kale soo sameyaa fadlan waa cudsika asxaabta mid kamid ah 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 2 роки тому +3

    Ayyy sxbkey abera miss you wllhi qalbiga kaa jeclahy walaalkey😍

  • @katiac8085
    @katiac8085 2 роки тому +1

    Masha allah fadil salada inad ilaaliso wa arin ad qaali ah

  • @istarise1773
    @istarise1773 2 роки тому +7

    Kkk ayy wa kehele video gan
    Part 2 sugena I.n
    Wilsheena❤

  • @hamdibarrefiidow4727
    @hamdibarrefiidow4727 2 роки тому +1

    Bart2 1Arimahena 2iamk 3Cabdullahi hagio 4 ibra kadarba plz aboowe

  • @anisomohamud5406
    @anisomohamud5406 2 роки тому +7

    Parti 2 so samye wll asad ❤😂✌

  • @sacdiyocabdigaab4502
    @sacdiyocabdigaab4502 2 роки тому

    Asad Hagio WLL part 2 soo samee kana soo Dhig
    Arimaheenna,Ceyda,IAMK IYO cumeer

  • @Prinsess-q5j
    @Prinsess-q5j 2 роки тому +6

    Abeera mar danbe kuwan challenge hala sameen🥺🥺

  • @haponnazer7227
    @haponnazer7227 2 роки тому +1

    Wlhi Chanel kan waa mesha kaliyen dawsheded ku qanco ama si wngsn aan ugu bogo all of guys keep going ❤️

  • @shamsomaxamed887
    @shamsomaxamed887 2 роки тому +53

    LEGENDS ALWAYS LEGENDS ♥❤

  • @baniilofficial1152
    @baniilofficial1152 2 роки тому

    Abeera is the one best comedian in Asad hagio youtube igu salan waan ku qosla Areebanimada iska daaf

  • @mansourofficial9032
    @mansourofficial9032 2 роки тому +17

    We can’t wait for part two 😅

  • @aadanxasan8927
    @aadanxasan8927 2 роки тому +2

    Kkkkkkk asadow cumeer ileen waa waxa caatada kadhigay waanin intaa soo jeefa😁😁✋

  • @aaminomohammedapiip3621
    @aaminomohammedapiip3621 2 роки тому +10

    Ceyda cawa goda ku jirtaa ilhy ka baq shukansiga bdan dnbi wye iska dhaaf🤣🤣

  • @sabaahazuuz2688
    @sabaahazuuz2688 2 роки тому +1

    Asado prt2 sida uga dhaqsiyaha bdn nowgu so geli🤴🙏

  • @princessdhamoali5286
    @princessdhamoali5286 2 роки тому +17

    🤣🤣🤣🤣🤣,wlhi waa daacad qoslay,yaa ugu areebsan iigu daran, kuwaan caadi isku fashilayaan 🤣...love u guys🥀

  • @kiinmohamed5479
    @kiinmohamed5479 2 роки тому

    Ya jecel asad hagio ismujiya like 👍

  • @BASHKA___CADE1
    @BASHKA___CADE1 2 роки тому +7

    King ceyd legend📌

  • @sabirinmuqtaar
    @sabirinmuqtaar Рік тому +1

    Ilaahy abeera nin maiigadhigo dhuuni+baqiil+areebo😮😂😂😂😂

  • @abbaazlaaami2323
    @abbaazlaaami2323 2 роки тому +7

    I can't wait part 2 🤣🤣😄😄

  • @queenaysha9811
    @queenaysha9811 2 роки тому +1

    Asad abwe qeyb 2 so same lkn ayaga kala foge si aysan isku arkin waxa ay qorayan 🥰😍

  • @123mohamedh
    @123mohamedh 2 роки тому +4

    hahah 😂😂 Abeera waa fuuny
    haha😂 Ceeyda sir badan ayaa soo baxday 😂😂😂

  • @Suldaanluqman
    @Suldaanluqman Рік тому

    Asxapta channel key ibooqda kheyr Ilaahey ha idin siyee

  • @ayuubka-Xuux
    @ayuubka-Xuux 2 роки тому +6

    Another LEVEL CHALLENGE 😂😂🔥🔥

  • @sadiayasiin2671
    @sadiayasiin2671 2 роки тому

    obeera ka dhamada inusan nadaafad xunayn way ka muqata tan kale intoda qofka ugu so jidashada ban ugu farxada ban intaba waa abeera msnha allh tageerihida 😍😍😍😍😍