Sh mustafa alle ha ku xafido muwadin #soomaaliyeed ayad thy olahay cimriga iyo caafimaadkana ha kuu parakeeyo adiga iyo inta umada #ISLAAMKA AHPA. #Soomaaliyey sh mustafa hadalkiisa qaata oo aynu wadankeena cadowga ethopia ka d8faacano
Itoobiya dhul somali ma awoodo. Way ya qaan naan somali. Lakiin inta keliya ay rabaan in ay somali isku soo dhowaan. Somalia ee aan aqood yeyalan. Marka ineey muuse iyo deni ay soo maraaan . Ay isku diraan somali un bay rabaan..
Sheikha banaanka ka mara runta ayuu idin sheegay iyo sida ay danta idin kugu jirto Hadaad iska naxaysaan dantiina ka fakara ee qabyaalada ka taga ee midooba ee itobiya iska dhicinteeda u midooba hadaydaan yeeleyna hade adeer ninkii tashanwaayo waa loo talinayaa. Warka wuu dhanyahay.
Maashaa Allah tabaaraka sheekheena ilahay ha ku xafido
Masha Allah sheikh mustafe jazakumulah qheir
Wa Ruuntiis shiekh Mustafa xaji ismaciil , somaali hamidowda 🤝, yanan lagafaideysan . Qabiil iyo qabyaalad Aya meshaan nadhigtay ! Somali waa mid 😍 waa walalo , wa Islam ☪️ ee inta wax maqleyso ha maqasho oo hafahanto !
Sh mustafa alle ha ku xafido muwadin #soomaaliyeed ayad thy olahay cimriga iyo caafimaadkana ha kuu parakeeyo adiga iyo inta umada #ISLAAMKA AHPA. #Soomaaliyey sh mustafa hadalkiisa qaata oo aynu wadankeena cadowga ethopia ka d8faacano
Allahu Akbar. Wa runtiis
M.a shiiqeenaa allaha ku xafido
Manshallah waa runtii Sheekha 😊
Somali somali somali all muslim
Guul alle hana siiyo
Waa sidaa, ilaahay hogaan Kitaabka iyo Sunnada Ummada ku xukuma hanawaafajiyo.
Ilaahay awood aanu cadowga islaamka uga guuleysano hana siiyo.
Ilaahay Diinta hanafamsiiyo Xaqana hanawaafajiyo dhamanteen
mashallla shiikhu runbu shegayyy qabiiilllll ayaaa ina baaabiiyeyyy walina aaan dabada haynaaaa s waxaaaba ka siiii xunnnn madax kushegggg halkay umada jihaynlahaayeen iyadiiiii isku jihaysayyy
WAIN SHANTA LAYSKAGA CELIYAA SOMALIA 🇸🇴 ETHIOPIA 🇪🇹 XUN YEY KU GAADAIN UUF XASBUNALAAH WANICMAL WAKIIL SHARTODA IYO KUWAKALE ILAHAY HANAGA QABATO BLAYO
Itoobiya dhul somali ma awoodo. Way ya qaan naan somali. Lakiin inta keliya ay rabaan in ay somali isku soo dhowaan. Somalia ee aan aqood yeyalan. Marka ineey muuse iyo deni ay soo maraaan . Ay isku diraan somali un bay rabaan..
Tola’ay soomaaliyeey Anagoo isku Isir ah oo walaala ah miyaan cadaw isku noqon
Ethiopia was cadawga umadda Soomaaliyeed muda 600 oo sano
2006 ayuu duubay. Hada afaarahaas ma galo wadaadka
Wuukahadlayo Waak Wiigiilasoodhafay Lahaa Ethiopia Sidajiirka Bisadu Ucalashatey Ucalaash
@@proudcitizen4883 Bal keen aan aragnee. Sh mustafa waayahaan danbe wuu ka gaabsaday siyaasada.
Hadalka horuuba uyidhi inagana kaasa inagufilan wax macna ah kumajiro in uusheekhu makatafoonka ag istaagnaado
@@kamaalamarre5519 Macno weyn ayaa ku jira maxaa yeelay 2006 dadka badankii itoobiyaanka waakasoo horjeedeen xitaa wadaado kale oo asaga saaxiibadi ah waxey taagnaayeen cabdulaahi yuusuf iyo itoobiyaanka ninkii ku safnoqdaa waa murtad meeshii lagu arko halagu dilo maantase isla wadaadihii ayaa horboodaya gaalaraacyada una sharciyeenaya shalay waxey gaalnimo ku tilmaameen marka sheekha waa muhim inuu mowqifkiisa cadeesto bal aan fahano dhanka uu naga jiro asne
2006 weeeyi kii waday ayaa maantana naleh waa cadaw cidii kaa yeesha
WAA CADOW MAR WALBA
Sheikha banaanka ka mara runta ayuu idin sheegay iyo sida ay danta idin kugu jirto
Hadaad iska naxaysaan dantiina ka fakara ee qabyaalada ka taga ee midooba ee itobiya iska dhicinteeda u midooba hadaydaan yeeleyna hade adeer ninkii tashanwaayo waa loo talinayaa. Warka wuu dhanyahay.
Saaqu ma ninkan madaxweyne u doortaan
Too old speech
2000000006
Wax kale oo cusub noo raadi zxp.
لم افهم هذا الرجل ۔۔۔۔ يدخل فى مواضيع اكبر منه ۔۔۔ وماذا تفهم عن القانون ۔۔۔۔
طيب علمنا انت ... ي هاشمي
مادا تعرف عن هذا الشيخ يارجل اتق الله
Soomaali Soomaaliyeey hadaad maqasho meeshaas waxaa ka socdaa, waa been, munaafaqnimo iyo sixir.
adiga iyo shikha 2 diina adaa munaafiqnomo uga dhaw inan gumaad
amuuz waryaa soomali waa soomaali difaaca dalkuna waa waajib