MAKEUP PRANK ADNA KUSAMEEYI QOSOLKA ADUUNKA😂 || amira qurux ||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • Follow my instagram ( amiraqurux7)
    Follow my tiktok ( amiraqali)
    Add my Snapchat ( amiraqurux79)

КОМЕНТАРІ • 2,7 тис.

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  4 роки тому +1552

    Adna waa gaadi 😂😂 team amira 💓😹

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 4 роки тому +334

    😅😅😅😅😅 kal iyo laab aan u qoslay siixun augashay Amiira rabshooleey 🤣🤣🤣🤣

  • @madadaalooficial9517
    @madadaalooficial9517 4 роки тому +367

    Ciyaari waa galin dambe team adna like isaaraa 👍

  • @simanstyleofficial570
    @simanstyleofficial570 4 роки тому +48

    Naag jinool cml umarina inta kuqososhay like

  • @naimamusa5023
    @naimamusa5023 4 роки тому +13

    I swear this was the funniest make up I have never seen Subhan Allah 😂😂😂😂😂😜

  • @taqwaabukarahmett4597
    @taqwaabukarahmett4597 4 роки тому +128

    😂😂😂Adnoy Waxaa Dad Prank Ku sameyso Camero Qarsato hda ado Camero u jedo Prank Lagu samenoyaaa😂😂😂Ma anaa Nol Bo

    • @aishasheikh4amalow351
      @aishasheikh4amalow351 4 роки тому

      Calashan kamirada wasi jeedaay

    • @wardoisse2360
      @wardoisse2360 4 роки тому +2

      😂😂😂😂 wey arsan doonta team adna

    • @muniirmuniir2747
      @muniirmuniir2747 4 роки тому

      @@aishasheikh4amalow351 camaradu halka wax laga arka waxay u jeeda qofka wax duubaya
      si u arko wxu dubya inay sxyiin
      lkn qof lga duubaya ma arkyo ilaa loo soo jeediyo

    • @haniarbush4215
      @haniarbush4215 4 роки тому

      Hhhhhhhhhhhhhhhh exactly

    • @taqwaabukarahmett4597
      @taqwaabukarahmett4597 4 роки тому

      @@wardoisse2360 😂😂😂aragaani

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 4 роки тому +72

    Amiira nagama aadan xishoon 2 prank isku xigaa 😭team adna wa aarsanena😊💖

  • @qaayasiman4545
    @qaayasiman4545 4 роки тому +20

    🤣🤣qosolka iga dhamaaday maanta see sameesay amiira waa kudhe dheeshi Adna maskiin 🤣🤣🤣

  • @munaahmaanka8418
    @munaahmaanka8418 4 роки тому +9

    Waligy pranki ka qosol badan ma daawan 😂😂😂😂😂😂😂😂adno wllhi waa kaa inkaar galbsatey amiiro 😂😂😂😂

  • @umumahir7975
    @umumahir7975 4 роки тому +8

    Adna markey dhadey wanbaxa murayada ikeen wlhi qosolkeyga dariska lagamaqley amira dhib badana😂😂😂😂😂😂😂

  • @kowtharal8052
    @kowtharal8052 4 роки тому +143

    Jecliyaa prank inta ila jecel waa idiin salamay❤️😍

    • @bidhanabdirahim4495
      @bidhanabdirahim4495 4 роки тому +2

      Wakaqadne huuno wan jeclahy prank
      🤟🤟🤟🤟🤟🤟🤟🤟🤟🤟🤟🤟

    • @nacimocarabow971
      @nacimocarabow971 4 роки тому +1

      @kowthar ali🤣😂

    • @umurayaanxuseen2448
      @umurayaanxuseen2448 4 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣adban u qoslay

    • @ismaaciilkaskey7854
      @ismaaciilkaskey7854 4 роки тому

      Wll subscribe ii saar

    • @kowtharal8052
      @kowtharal8052 4 роки тому

      Umurayaan Xuseen 😂😂😂ooo ma salanta ku qososhay

  • @umeemaahmed6819
    @umeemaahmed6819 4 роки тому +43

    Prank igu qosol ka badnaa 😂😂😂😂hadaa nahy team adna waa arsaneynaa❤☝️

  • @hafsajupiter4669
    @hafsajupiter4669 4 роки тому +57

    Bismilaaahi raxmaani raxiiim
    Cajuuzatu mina shaydaan kasoo saartay gabadhii 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @maryanbunjabshi9631
      @maryanbunjabshi9631 4 роки тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @samiirakhadar2054
    @samiirakhadar2054 Рік тому +6

    Maasha.allah qurux aa tahay 😍🤩team amiira
    Qosolkii wuu iga dhamaadee mid iga yar oo nuunaa oo walaashayaa baa ila daawanaysoo way ooyday 🤣🤣😂

  • @halimaahmed6450
    @halimaahmed6450 4 роки тому +18

    Adna dar alle Iska jeclahay wajigeda butuc Mashaalllh adna🤣🤣🥰❤️💋

  • @khaalidmohamed4510
    @khaalidmohamed4510 4 роки тому +80

    Team Adna io team amira like isaara hadaa jiif ku daawaneyziiN.....❣❣❣❣

  • @munitasaid6369
    @munitasaid6369 4 роки тому +57

    Dad saan cml u mariyo ayaa UA-camka ku jiro 😁😁🤣🤣🤣🤣

  • @naemaahmed644
    @naemaahmed644 4 роки тому +19

    😂😂😭maskiin waye walh adna but I swear their bond MashAllah👭🥰

  • @somalilandpure1461
    @somalilandpure1461 4 роки тому +7

    😂😂😂😂😂😂😅😅 wlhi qosolki adunka imtax wye adna waa lagu gaday🤣🤣🤣 makeup Adna lo mariyay wx dhama lawaa😂😂😂😹😹😹

  • @asmaali2805
    @asmaali2805 4 роки тому +6

    Amiira waan sii qoslaa inta Anan dawanba 😂😂😂😂

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv 4 роки тому +33

    Masha Allah Ridwaan Alle hanii Xifdiyo my family😂😂😂😂😂Sorry adno😂😂

  • @axlaamabukar206
    @axlaamabukar206 4 роки тому +83

    Team adna hada nahay waan arsan doona😂😂😂😂

    • @amiraqurux
      @amiraqurux  4 роки тому +8

      Axlaam Abukar 😂😂😂 waajiiftiin hurdada ka kaca 😹😹

    • @quenalbrko3545
      @quenalbrko3545 4 роки тому +4

      @@amiraqurux waa run amiiradena hdlkeys axlamey jifka kakaca😂😂😂😂wyo 1bil aa 2 prnki isku xikto idinkusameynay😂😂😂😂war time amira lama garo😍😘😚

    • @bilancabdifitax6894
      @bilancabdifitax6894 4 роки тому

      Team adna hada naday waan arsan doona😁😁😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @amran12abdulle97
      @amran12abdulle97 4 роки тому

      Team adna gusha waa caadadeena😂💖amiira is diyari heee

    • @fadumomaxmed5015
      @fadumomaxmed5015 4 роки тому

      @@amiraqurux time adna saan kaga ma harayaan away adna uurka iska ilow markaa parnk arsaneysid

  • @duush2000
    @duush2000 4 роки тому +20

    Ala waligey prank maku qoslin maanta waa fuuray🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sihaamnuur8675
    @sihaamnuur8675 4 роки тому +30

    2:36 make upp oo qafiif eh iyo taarikhda lagu dhigay

  • @ahmedc.a652
    @ahmedc.a652 4 роки тому +20

    Hhhhhhhhhhh Adna saxirad eekadhigeen hhhhhh Amiira qurux keep going intii tagerto like saar

  • @istabraqibrahim9236
    @istabraqibrahim9236 4 роки тому +43

    13:15 HAHAHAHAHAHA walahi caloosha dhan aa i xanunooso. miskiin Adna hahahhahahaha

  • @الوردةالصفراء-د8ب
    @الوردةالصفراء-د8ب 4 роки тому +14

    Omg amiira Walhi qosol ma igu harin 😂😂 Adna ayida dhan goonka qof laga jabiyay cm aa modaa.🤣🤣.. one million like for amiira qurux and Adna ❤👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @mohamednourhappy-qeys5805
    @mohamednourhappy-qeys5805 4 роки тому +25

    🤣🤣🤣
    Dhib bdnaa Amiira
    Sorry Walashey Adna
    Daamanka Qof bir lagu Tumay Cml Ayey kaa dhigtay
    Hhhhh

  • @ikraanshuaibu8692
    @ikraanshuaibu8692 4 роки тому +5

    Saxaf xita prank kusamey 😂😜😜😂

  • @isradayib1215
    @isradayib1215 3 роки тому +2

    Team amira qofki ilajiro like ta 👇

  • @كمنتيتر-ش6ص
    @كمنتيتر-ش6ص 4 роки тому +10

    😂😂😂 kolna wa qosla kolna waka naxa maskinta uurka leh lkn team amiira hda nahy way socon hawshaan ❤❤❤❤

  • @amlapeachannelamlapeachann6295
    @amlapeachannelamlapeachann6295 4 роки тому +15

    Wan arsanenaa team adna💖💋✋🔥

  • @faatimaabdikadir1804
    @faatimaabdikadir1804 4 роки тому +21

    Adna wallahi maskiiNTa Quruxe isku umaleysid 🤣🤣 amiira hda kuu DhamàTy oo kapaaHaga Adna soo Gishaty

  • @faizashukri9349
    @faizashukri9349 4 роки тому +6

    Wlhi wan ka helay prank iga dheh in my life waligey ma arkiiin make up sidan cml😂😂😂dacat nimo ayan u qoslay 😆 wlhi

  • @fatumawali6039
    @fatumawali6039 4 роки тому +4

    Waa aarsaneenaa Adna kawaal amira prank xanuun bdn ku samey😭

  • @nurtabariise3124
    @nurtabariise3124 4 роки тому +4

    adnd prank waxey sameysataba walhii Amiiraa loo helay keep going queenza

  • @kuusowbilaajo8891
    @kuusowbilaajo8891 4 роки тому +17

    adno adaaba ilahey make up kadhigay maxaa kadoneysaa🤣🤣🤣🤣

  • @leyluujichannel7651
    @leyluujichannel7651 4 роки тому +21

    Kkkk m.a allaha idin siyadiyo farxada🤲🙏 farxadina jclhy😂❤

    • @umimucaad370
      @umimucaad370 4 роки тому

      leyluuji qurux subscibre isaar

  • @imranmaxamed9800
    @imranmaxamed9800 4 роки тому +3

    Ar ma nooli 😂😂adna N amira idin jeclhy wlh xpptiyal😂😂😂😂

  • @ikraamomar9476
    @ikraamomar9476 4 роки тому +7

    😂😂😂 wlh adna qurux aalagaa dhigy saan cml ku imaaw arooskeyga yaaaah

  • @Honey_sweetlikethat
    @Honey_sweetlikethat 4 роки тому +14

    Hhhhhhh istaqfurullah amiro dhib jecela adna see uu ekatay makeup kii hore cml aa moda 🤣🤣🤣🤣

  • @sacidomohamed143
    @sacidomohamed143 4 роки тому +68

    Asc amiira abyo schol magdisho soo ma dhigan jirin adigo runta ka hadlayo oo xamr ku yaal hadaa iska sheko mclimadada safa magarane aheye iso jwb ama soo qosol😣

  • @nimanbaylechannel3287
    @nimanbaylechannel3287 4 роки тому +11

    Walahi wan qoslay in. Badan 👌👌

  • @hanixaji5577
    @hanixaji5577 4 роки тому +4

    Prank wa leysla iga adna makaroofankeeda u jeeda hhhhhhh ar amiiraa waana gaday wlhii

  • @eymanqaali9264
    @eymanqaali9264 4 роки тому +2

    Ala adno waa laga gashtay waxan soo xasuustay samiixa sidi loo galay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waxba fahmi mayso adno miskiin 😂😂😂

  • @hibomohyidin9470
    @hibomohyidin9470 4 роки тому +11

    Amiira uurka nagu gaadosaye aa dhalno le🤣😂😃
    TEAM ADNO wa arso donaye ha niyad jabina

  • @sabirinmoha4456
    @sabirinmoha4456 4 роки тому +4

    Team amiira love isaara
    Angaa ku wadano labiyo ever 😂❤

  • @ikraamhappy2411
    @ikraamhappy2411 4 роки тому +15

    Wllhi prank ayaa arke hosha xita waa ilowe prank jcl leee 😭😭😭

  • @aishamohamed7446
    @aishamohamed7446 4 роки тому +4

    😂😂😂😂😂astaqfurullah sixun uu gashsy wlhi ina adertyda😂😂😂😂😂markada so genaa amira iska sug😂😂😂

  • @farxiya4585
    @farxiya4585 4 роки тому +5

    Hadaan kusobiray tiam amiira Qurux masha Allaah allah maxaan qoslay 😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Adna walahi waxay uekatay fartuun balbalaarka 😅😂😂😂

  • @najmanashaad7642
    @najmanashaad7642 4 роки тому +17

    11:20 adna bahal lee u eeked wlee make up dhan inac siiseen

  • @bintuhusein4801
    @bintuhusein4801 4 роки тому +24

    Qabow waaye kulahaaa in lama laaasooyo maba oga 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @umulkheirabshirmohamed4544
    @umulkheirabshirmohamed4544 4 роки тому +37

    Allah qofaa wax ogeen rabi macadaabo goonka wuu ihuhurooya kulhaaa hhhhhh goonka muxuu uhuriwayey ileen wax ka wena la miriyeee hhhhhhh😂😂😂😂😂😂

    • @ahmedabdi5456
      @ahmedabdi5456 4 роки тому

      Umulkheir Abshir Mohamed 🤣😂😅😅😅😂😂😂😅😅😅

  • @saalimkey3284
    @saalimkey3284 4 роки тому +2

    adna waa ku ci ciyaaren wllhi😄😄😄😄

  • @axmedmaxamed2771
    @axmedmaxamed2771 4 роки тому +1

    Makeup fududsamee abaayo

  • @ahmedabdiwarsame9365
    @ahmedabdiwarsame9365 4 роки тому +44

    gabar yar oo wllshy ah ban tusay maskiin waa naxday oo hin waa la amusin wayay hoyoy bahalka bay ku walatay hada kadib markay sexan diido hayay adno bahalkii ban oranaynaa 😂😂😂 mahad sanid amiira saad warabaha mac malkaa noogu samaysay

  • @sumayocabdi5347
    @sumayocabdi5347 4 роки тому +4

    Team Amiira hada nahay wan guuleesanay keep going xapipti😜😜

  • @k_y07
    @k_y07 4 роки тому +23

    15:35 Sidaan u fuuray Lol 😂
    Iga Tak Waryaa Qurux Ma’ihiyee
    Iga Tir tir waryaa, Istaqfurullaaah

  • @xasanmaxamedmaxamed7334
    @xasanmaxamedmaxamed7334 3 роки тому +1

    Wallhi qosolka IGA dhamaday masha Allah Allah ha idinbarakeyo

  • @abdiadde4015
    @abdiadde4015 4 роки тому +1

    Wlhi adna waaiga qoslisey qurux badanidaa wlhi waalaku cayuumayaa masha allaah 😂😂😂 kula haa naag afka laga qaniiney cml 😂😂😂😂

  • @naimaabdillahielmi9804
    @naimaabdillahielmi9804 4 роки тому +8

    Qosal dartiis waan oyay caaawa 😂😂😂😂

  • @hamdasheikhdahir8138
    @hamdasheikhdahir8138 4 роки тому +10

    Wallaha wada gaaday, amira sidaan uqasali maant intee sefeecan aya uxsiisay makabaka

  • @Warsanhupo
    @Warsanhupo 4 роки тому +8

    Ax miskin gabadh uurka leh tabcank waad dhibtahy Amiira 😂😂😂

  • @nalkaabdulahi8649
    @nalkaabdulahi8649 4 роки тому

    Team amira qurux taageera weyn ayaan ku ahay

  • @simanibraahin7941
    @simanibraahin7941 4 роки тому

    Teamka adna hadaan ahay qosol iguma harin runtii waan daaley sidaan u qoslayey maskiin adna amiira waan ku salaamey

  • @sucaadmuuse3854
    @sucaadmuuse3854 4 роки тому +14

    Miskiin wlhie dacad weye☹️♥️😂😂😂

  • @sagalshow886
    @sagalshow886 4 роки тому +17

    15:00 iscajabiskiii aduunka🤣🤣🤣🤣Adnaa qosolkaa igadhamaaday sheenadan weynaga gadantahay 🤣🤣🤣🤣

  • @fadumoali7289
    @fadumoali7289 4 роки тому +5

    IstaQfurulah wllhi peeerka icasaaaday sis amiira ilaaahy haka Farxiyo😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣adna cashar udhigte

  • @naimagabowcooking9996
    @naimagabowcooking9996 4 роки тому +1

    Ala cawa manooli hada xanaqsanahay xataa video shidana walhi 😂😂😂😂. Amiira dhib badanida 😂😂😂

  • @nihalhuseun9643
    @nihalhuseun9643 4 роки тому +2

    ANI WXA KU HEYSTAA AMIRA TEAM AMIRA LIKE🥰🥰

  • @qaaliluula2593
    @qaaliluula2593 4 роки тому +15

    Prank Makeup saan waa ii dhinaa kal iyo laab wlhi waa fuuray 😂😂😂
    Adna&Amira one love❤🙏

    • @umimucaad370
      @umimucaad370 4 роки тому

      Qaali qurux subscibre isaar ina soboqo

    • @qaaliluula2593
      @qaaliluula2593 4 роки тому

      @@umimucaad370 Waakuu saaray Wlshy Qali adna i saar

  • @yaasmiinCali
    @yaasmiinCali 4 роки тому +6

    Awoow aniga haloween kuwi sammeyhayi ayaa ka dhigti amiira 😂😂

  • @hamdaabdirahmaan4134
    @hamdaabdirahmaan4134 4 роки тому +4

    Ar amiira umadeena maahan keeping going hayaati😂😂😂

  • @salmanmohamed942
    @salmanmohamed942 4 роки тому +1

    Make up shidan waye abayo hore uu soco amira qurux

  • @naziimodhalsuldaan3012
    @naziimodhalsuldaan3012 Рік тому +2

    Ma Nooli Amiiro Adna wa ka Gashatay 😂😂😂

  • @nimaahmedeey4676
    @nimaahmedeey4676 4 роки тому +6

    Hhh miskiin Make-up
    Oo khafiif ah kulha ma oga jabka u dirisey Amiira 😂😂😂

  • @ikraanifka2647
    @ikraanifka2647 4 роки тому +5

    😁😁😁istqfllah adna kulha ani wax afka lka qaniinay cml 😁😁 time Amiira🤘🤘

  • @srk6186
    @srk6186 4 роки тому +8

    *#waxaas** isku xirkaa ladhahaa😂😂*
    *war amiiro ilaa waa mixnad*

  • @abdalamuniir303
    @abdalamuniir303 3 роки тому

    Adna iney daacad tahay inta aragtay like dhac sii🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ubahchannel1730
    @ubahchannel1730 4 роки тому +5

    When I watch you guys i Remember of my sisters we used to do funny stuff together 😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 4 роки тому +13

    Wlhi waan furaay saa uqoslaye😂😂Qabow waaye Ayeey Iska ledahy Maa oga inaa wajiga laaga kufsan haayo😃😀😀 Astaqfirullah Adno Soo arso inshAllah💪

  • @ruwaydoabshir4248
    @ruwaydoabshir4248 4 роки тому +20

    ❤🥰🥰🖖Abyo sida qamaarda Loo Xirto Noso Gali lovena iiisar🥰

  • @nawalnalka4759
    @nawalnalka4759 4 роки тому +17

    😅😅😅😅 astaqfurullah 15:07 sidas hadad wadada iga hor imaan lahed qof waalan ba ku moodi laha 🤣🤣🤣

  • @aaminataha3738
    @aaminataha3738 4 роки тому +2

    amiira iyo adna inee is ogyihiin qofka ila arkay like isaaro 😂😂😂

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 4 роки тому

    Amiiro qurux channel kaaga maantaydaan kuusoobiiray awal adnokaa arkijiray

  • @nasraqali328
    @nasraqali328 4 роки тому +7

    😂😂waligay saan uqosalay uma qoslin team adno😂😂

  • @najuum2489
    @najuum2489 4 роки тому +7

    Hoos markee fiirineyso igu daran😂😂😂😂

  • @muniir_official
    @muniir_official 4 роки тому +9

    Prank kusamee atariisho paadiyo abayo amiroy😂🤣🤣parnkigaaga iskajeclhy🤙

  • @zainabfarax1992
    @zainabfarax1992 4 роки тому +2

    😂😂😂😂boqol jeer ban ku ceshtay ila hada wa qoslayaa

  • @amrandahir5430
    @amrandahir5430 4 роки тому +2

    😂😂😂😂😂 Alla Waa Raftay 😁😁😁 Naag Afka laga Qaniinay 😂😂

  • @misszuhra6487
    @misszuhra6487 4 роки тому +16

    🤣😂wlh naaga malin dhawayd xariifad inty iskaga kay dhigty sanlee igu marisay waa is ciijin gaadhay lee😂😂

  • @gayowsharaf4667
    @gayowsharaf4667 4 роки тому +6

    Am just inlove with you amira qurux🥰

    • @muhanadcade8580
      @muhanadcade8580 4 роки тому

      Gayow sharaf ka xishood waa marwo sharaf kaa mudan wiiloow

    • @asmahasan9498
      @asmahasan9498 4 роки тому

      Wlhi ilig iguma harin😄😄😄😄

    • @gayowsharaf4667
      @gayowsharaf4667 4 роки тому

      @ Asma @cade why u guys are complaining yet ur not amira qurax, no hard feelings..

  • @zuzanomarofficials198
    @zuzanomarofficials198 4 роки тому +8

    Ar adna funny wlh makeup qurux masha Allah 😂😂😂😂😂

  • @monanikashmir31
    @monanikashmir31 4 роки тому

    Anigoo cadhaysan baan clipkan daawaday wlh waan qoslay😂cadhadii wayba iga duushay Amiira hno alle haka farxiyo

  • @asmanasapo1207
    @asmanasapo1207 4 роки тому +1

    Adna waxbaa helay mnta😂😂😂😂😂😂 lkn waan kaa aarsaneynaH hadaanu nahay team adna😂😂😂

  • @basrabilan1169
    @basrabilan1169 4 роки тому +15

    😂bisinka Amira dhib socota weye wlhi 😂suniyaha shinbir balashedi bay uga dhigtay😁team adna haydinku tagnaato❤👋

  • @ayshaalii33
    @ayshaalii33 4 роки тому +5

    Hadno walhi maskiin waaaye daacad ilhy 😂😂😂😂

  • @noloshuwaamaalmakoban4396
    @noloshuwaamaalmakoban4396 4 роки тому +12

    Kkkkkkkkkkk markee amiira dhahysa wax baan ilaawi sidii u fiirinaysaan ka helay wllhi waa arsanaynaa hadaa nahy team adna 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @amalali3699
    @amalali3699 4 роки тому +2

    😂😂😂 Amiira umadeena mahan sida ey ka dhigty lee

  • @farehaosman9764
    @farehaosman9764 4 роки тому

    Amira abyo atariisho badiyo prank nogu soo samee
    Bes ka dhe adna maskiinta wad dhibtee