FAADUMO LAYAABKII ADUUNKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 Місяць тому +2

    ilaahey qalbiga ha u qaboojiyo inshallah laakiin dad halkaa degen hooyada quraan hala saaro waayo ilaa yaraantii sixir baa lagu baa biyey caruurtaada la soo baxso oo African ku heyso

  • @MiaLabe
    @MiaLabe Місяць тому +1

    May Allah make it easier for you sister. May Allah reunite you with your beautiful children Ameen❤

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Місяць тому +1

    Naagaha Nimanka jacal Xad dhaafhi
    Kudhaco Dulinimo ayey qaataan
    Sixirka Yaan lahafarin Soomaaliyeey

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Місяць тому +2

    Jacayel kaaba Falka ka Ayaa 10 Sixir
    Ka daran waalogu Nasoobaa damiirkana wuukaa dilaa aqoon bayenaan ulahayen Asalkeena
    Cools dhaqato ah

  • @NalkaNuurka-q6l
    @NalkaNuurka-q6l Місяць тому +1

    Sheekadan inan aagranayo ayey haysataa😭😭😭😭 jacayloow quburaha lagu gee

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 Місяць тому +1

    habartii ma nooshahay ilaahey aduun iyo aaqiro ku cadaab

  • @FadumoMaxamud-ll2jz
    @FadumoMaxamud-ll2jz Місяць тому +1

    masheko yinkii horad kuso celisen😮

  • @NajmoJimalle-bk3cd
    @NajmoJimalle-bk3cd Місяць тому +2

    Baryahan maxad noogu socelisan sheekooyinkii aad horay usoo daysan waside xalka mahaysiin miya shoko cusub kalaya aniga iga qora mid aad layabtaan oo badan

  • @marshalpologne
    @marshalpologne Місяць тому +4

    wa sheeko ben ah walaahi oo fadumo ba samaysay markay mirqanto waxay sheegan wa been iyo bufis. groupkan waxay u shaqeeyan fathia absie wa sida waxay u faafiyan bufiska iyo beenta. waxan ay jaqayso wa badeecaadi yaabka adunka

    • @rodakayf2307
      @rodakayf2307 Місяць тому +3

      Mala ada markad mirqanto wxa donto so qora xolayhow noga lexo tamandho🙄🗡

    • @marshalpologne
      @marshalpologne Місяць тому

      @@rodakayf2307 yaabka adunka roda nololshaadu ilen waba been naa lis bu ilaahay ku siyay ee orod ku raxayso oo fadumo beenteeda nolol kuma nogonayso yaabka adunka

    • @laylomaxamed1279
      @laylomaxamed1279 Місяць тому

      Subxaanallh wll malahaaga wanaaji xagee gabdha shiishad ugu nabta

  • @FaizaAhmed-rk3jy
    @FaizaAhmed-rk3jy Місяць тому +1

    Sheekadan waa kusoo celiseen horaa u dhagaystay

  • @Kowsar-mw4vj
    @Kowsar-mw4vj 5 днів тому

    Wlhy ma ahen iney ka so tagta ciyalkeda wx kasta ha qabte

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 Місяць тому +1

    May Allah make easy for you sweetie 😢😢😢😢😢😢sorry sweetie

  • @user-tg2bg1wu3b
    @user-tg2bg1wu3b Місяць тому +1

    Ilaahoow caruuteda lakulmo ayagoo caafimaad qaba caafimaadna ilaahay haku siiyo meel quraan saar ah tag walalo😭🤲❤️

  • @hindaawad1234
    @hindaawad1234 Місяць тому +3

    Sheekooyin kii hore waaye sheeko kale miyaa waydeen😅😅😅😅😅😅

    • @FaizaAhmed-rk3jy
      @FaizaAhmed-rk3jy Місяць тому

      Haa sheekadan mar hore ka sheekeyeen 😂kaligay is moodayay hadaa ila aragtay waa khayr

  • @Quruxsa
    @Quruxsa 27 днів тому

    bisinka rerku xuma balayo sixir badan ilahow kuwas adanka magan galnay

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 Місяць тому

    waa doqon naagtan maxaa ka qaldan oo ma tukato miyaa bisinka

  • @user-tg2bg1wu3b
    @user-tg2bg1wu3b Місяць тому

    Habaryartaa waa qeeyrmasuul amaano mataqaano aqas waxaasoo kale habaryar ma aha ee waa cadow

  • @mohamedosman6526
    @mohamedosman6526 Місяць тому

    AMEEN!

  • @najiibmohamed403
    @najiibmohamed403 Місяць тому

    H