Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Ibraahi H.saleebaan Oo loo garan ogaa "Gadhle" waxuu xagaa baxa iman jiray Hargies Xaafada Sabaxareed gurigii Reer xaaji saleebaan
riwayadii Raggow aarsi Haween u adkaysta Markiina aHN ibrahin Gadhle waxa uu Kamid ahaa mujaahidiintii SNM
10 sano iyo 2 bilood baa laga joogaa markii aan UA-cam-kaga soo geliyey riwaayadan. Ilaahayow khaatumada khayr noogu khatin aamiin
Alle ha u naxariisto isagiyo dhaman umada muslimiinta intii dhimatey
Nin ka murti badan xitaa gabayada ma arag alle ha u naxariistee
Alahayooow una udanbi dhaaaf marxuunka iyo marxuuumada
Illaahay naxariistii jano haka waraabiyo phelassofer abwaan ibrahim gadhle
🙏🙏🙏🙏🙏🙏✅️
Allah ha u naxariisto abwan ibrahim gadhle
alaha unaxariisto xabiiba balbalaf iyo ibrahim gadhle
(Mohamed Hirsi Yaassiin(Ismail Diiriye SettlementsMaansha Allaah Maansadan Docnaagood Abwaanku Barteeda Ayuu Dhigay Ibrahim Saleeben (Gadhle) Illaahay Godka Ha'unuuro
Illaahay ha u naxariisto ibraahim gadhle
Wa maxamud tukaale maha ibrahim gadhle
magaciisi saxda aha iyo kanu kumatalayo maa iikaalawada legenow
Allow u naxariis balbalaf🤲🤲🤲😭😢
Murti iyo xigmad dhamays tiran ayuu inoo tiriyay Marxuum Abwaan Ibraahim Gadhle markaa waxaad is waydiinaysaa raga sugaantaa quruxda badan so bandhigay iyo manta oo aa arkayso qof heesaya ama gab yaaya afsomali ku hadlayaa balse aanad fahmayn ba ama qodob muhiima ku jirin markaa mays odhan karnaa dadku waa xigmad guureen
waxaasaa murti lagaa dhahaa aad yaan ula dhacay maansada abwaanku tiriyay illaahay ha u naxariisto oo janadii ha ka waraabiyo
ilaahay qabriga ha u waasiciyo albaabada janada ha u furo waa ragii aqoonta abwaanimo ale ugu deeqay ilaahay ha unaxariisdo dambigiisa iyo ka muslimiinta intii dhimatayba hadhaafo
yaa salaam waxaas murtiya ilaahay ha naxiirsto ibraahim gadhle
Jhhhhhhhhhh gaw
ilaahaw haw naxriisto marxuunka uu asiibey
Ibrahim Gadhle aun
Legend
Tukaale
Ibraahi H.saleebaan Oo loo garan ogaa "Gadhle" waxuu xagaa baxa iman jiray Hargies Xaafada Sabaxareed gurigii Reer xaaji saleebaan
riwayadii Raggow aarsi Haween u adkaysta Markiina
aHN ibrahin Gadhle waxa uu Kamid ahaa mujaahidiintii SNM
10 sano iyo 2 bilood baa laga joogaa markii aan UA-cam-kaga soo geliyey riwaayadan. Ilaahayow khaatumada khayr noogu khatin aamiin
Alle ha u naxariisto isagiyo dhaman umada muslimiinta intii dhimatey
Nin ka murti badan xitaa gabayada ma arag alle ha u naxariistee
Alahayooow una udanbi dhaaaf marxuunka iyo marxuuumada
Illaahay naxariistii jano haka waraabiyo phelassofer abwaan ibrahim gadhle
🙏🙏🙏🙏🙏🙏✅️
Allah ha u naxariisto abwan ibrahim gadhle
alaha unaxariisto xabiiba balbalaf iyo ibrahim gadhle
(Mohamed Hirsi Yaassiin(Ismail Diiriye Settlements
Maansha Allaah Maansadan Docnaagood Abwaanku Barteeda Ayuu Dhigay
Ibrahim Saleeben (Gadhle) Illaahay Godka Ha'unuuro
Illaahay ha u naxariisto ibraahim gadhle
Wa maxamud tukaale maha ibrahim gadhle
magaciisi saxda aha iyo kanu kumatalayo maa iikaalawada legenow
Allow u naxariis balbalaf🤲🤲🤲😭😢
Murti iyo xigmad dhamays tiran ayuu inoo tiriyay Marxuum Abwaan Ibraahim Gadhle
markaa waxaad is waydiinaysaa raga sugaantaa quruxda badan so bandhigay iyo manta oo aa arkayso qof heesaya ama gab yaaya afsomali ku hadlayaa balse aanad fahmayn ba ama qodob muhiima ku jirin markaa mays odhan karnaa dadku waa xigmad guureen