FARIINTII AHU IBRAHIM GADHLE U DIRAY RAJIIMKII SIYAAD BARRE IYO DARDAARANKII BAARLAMAANKII SNM.
Вставка
- Опубліковано 10 лис 2024
- FARIINTII AHU IBRAHIM GADHLE U DIRAY RAJIIMKII SIYAAD BARRE IYO DARDAARANKII BAARLAMAANKII SNM.
CIIDAA LAWADA JIIFAA WAA MARKII AHU CABDIRAXMAN AXMED CALI UU XILKA KALA WAREEGAY GUD AXMED MAXAMED MAXAMUD SIILAANYO 1990-KII
FAALO-MALEH
BY: XASAN SHUKRI
Qiimihuu lahaa lama soo koobi karayo. Waxuu ahaa philosophy aad dalka ugu soo halgamy Ilahay ha u naxariisto aamiin
Ibrahim was god send anlage RIP
Hogaaamiyihiii iyo Abwaankii Ruuxiga ahaa ee SNM, Wuxuu ahaa Niyad Dhise, Dhiirigaliye iyo fariimo gudbiyo wayn ayuu u ahaa ururkii SNM.
Janatul fardowsa allah hagaliyo.Amiin
Amiin amiin amiin
Amiin
Ibraahin ilaahay naxariistiisa jano hakuugu deeqo mujaahid dhaba abwaan aan ujeclaa suugaantiisa
C/Ramadan Axmed Cali tuur ayaa fadhiyay Allaah yarxamu dhammaan tood
Illaahay ha u naxariisto Mujaahid Abwaan Geesi IBRAHIM Gadhle iyo Mujaahid SIYAASI Alcadaala Abdirahman Tuur Illaahay jano Fardausa ha ka waraabiyo waa Real SNM Aamiin Aamiin
Alle ha u naxariisto Abwaanka iyo Dhammaan intii Somaliland u soo halgantay ee diiday dulmigii afwayne. Alle haynoo adkeeyo Nabadda iyo isku duubnideena. GUUL SOMALILAND.
Ala maxaa jab loosoo maray Somaliland 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹 inta dhimatay ILaahay ha unaxariisto inta nool cimri dherer iyo caafimaad
Wlshy maad iswaydiisay dadka ku dhibtay colada somalia inay kakyi kasoo jeden waqooyi galbeed mise somali o dhan
Allah Yarxma Ibrahim Gadhle. Libaax. Gabeygiisii Mulaaxo ayaan Aad U dhegeystey kalawada Daran Sugaantiisu
Walee waa loo darsaday jalle siyaad allaha unaxariisto kuwii dowladii dumiyey ilahay ayaa xisaabin doona
Gudoomiyihii ururka
muj Cabdiraxmaan axmed cali
(c/raxman tuur) waa ninka loogu hor dhaarinayo.
Waa garxajis muuse care.
Kolay qaar intaa aan xusay ka xunbaa jiree Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo. Amiin
Ka ku xigaa waa gudoomiyaha gudoon shaha golaha dhexe Ibraahim Maygaag Samatar alla haw naxariisto.
Ibraahim gadhle iyo intii dhimatay alla haw naxariisto.amiin
Illaahay hawnaxariisto abwaan ibrahim gadhle
Ilahay ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo Mujaahid Abwaan Ibraahim Gadhle halyey nagabaxay ayuu ahaa
alle ha naxariistee abwaan ibraahin gadhle
Dadkayaw dalkeena dhib badanbay ragiii inagahoreeyay kasoo doojiyeene inana aynu xilkiiisa uwada guntano.
Allah yarxma ibrahim Gadhle. Iyo Siiilaanyo iyo A raxmasntuur, Halkaa. Kamuuqda Rag culus baa isheley
amiiin aderkaay ilhaaw u naxariiso amiin waa Baligu habadle meeshashi
Ilahaow qabriga u nuur
Allah hownaxariisto abwaan dhabu ahaa
allow unaxriiso abtigay ibraahim gadhle alow janada kawraabi
Ma habaryoonisbaad tahy walal
*ALLAH HA KU NAXARIISTO ABWAAN SOMALILND*
ALLOW SOMALILNAD DHOWR
Allaw unaxariiso isaga iyo mujaahidintii snm oo dhan
ILLAAHOW UNAXARISO IBRAHIN GADHLE
MUJ
ABWAN
HALYEY
ILLAAHOW UNAXARISO
alle ha kuu naxariisto
MaashaAllah ALaayaa raxma Abwan Gadhle.
Allah ha u naxariisto
Ax
Allh tan mxaa rag ugay maantana Ciyaalo maraaci ku raaxaysanayan illaahow ku naxariiso #ABWAAN_IBRAHIN
Faqashtii salaanba la dhacay
Alleha U Naxaristo
Allah haw naxarsto abwan Ibrahim
Alle hawnaxariisto ibraahin gadhle
Alle hawnaxariisto ibraahin ragani iyo ismaqal Allah ayaa hibo noo siiyey
Allah ma a rag wimp leh meesha fadhiya. Allah yarxam kuwii dhintay❤️
Rabow u nqxariiso intii dhimatay Aamiin
Abtigay Ibrahim sh.sulaymaan Gadhle
Wuxuu ahaa ilaah u soo dir fikirkaaga qaran❤❤❤❤
Alle ha u naxariisto ibraahim gadhle
Alle ha naxariisto Ibrahim gadhle
horta hadraawi 1988kii markii dalka la soo galay jiidee ayuu ka dagaal galay?
Anyone know where was this historical event took place?
wale waa rag
Siilaanyo oo sigaar cabaya ayaa meesha ka muuqda.
Maadaa waxba Og huuno..
Sigaar daayoo bahlahaa la cunaayey
@@cawilayaanle2440 kkkkkk waar indr waa ogay wax walba oo waan joogaye kaftan uun baan Ka dhiganayey
Cabdiraxmaan Axmed Cali Tuur ayaa lagu dhaarinayey iyo gudoomiyayaashii kale waa markii Tuur la doortay.
Alle hawnaxriisto
Inaan ruuxna looburin maantan way iloobeen gabaygaa
Waanu xasuusin insh tcaalaa,, for ever Somaliland rep
Ma hooyadoodaa calanka keentay raaciyad ingiriis bay ahaayeene
horta ninkani ma dhintay mise waa nool yahay dhiigus kolba waa nin habaryoonisa
Yaasiin Axmed waa nin samaroon ah oo makahil ah wllo iska soo sax halkaas
waa nin habar awal sacad muuse ah
Waar islayaaba oo iskadaaya beenta
Abwan gadhle waa CIDAGALE waana abtigay alla hawnaxariisto qabrigana alla hawaasiciyo aamin
mar aan soo xaqiijiyey waxan soo ogaaday inuu habaryoonis yahay
Kkk kkk Ibrahim gadhle AUN wa nin habaryonisa
Ilaahay hawnaxariisto ibraahin gadhle
Alow manta yaa ogaysiiya wAxa uu sheegayo dhanba waxa kadheceen goojacade
Waar kaasi ma siiraanyaa muusena wuu jooga
Bil xaqiiqa ninkani walaahi oo habar yoonis oo wuxu ka sii yahay gunbuur wll dadka yaan la khaldin waa ceeb waxaad ku hadlaysaane
Ma cidbaa muran ka keentay inuu habaryoonis yahay aun Ibrahim gadhle
wala yaqana ibrahim gadhle qabiilba futada ka galaye
Wuxuu Ku dhashay tuulada cadaada waa tuulada gumbuurka
Beenbaad sheegaysaa oo kun jeer waa beentaa uskag foowqal uskag,, ibraahin sheekh saleebaan wuxuu ahaa nin SNM ah, wuxuu ahaa mujaahid iyo halyeey is biirsaday, wuxuu ahaa nin reer sheekh isaxaaq ah(waligiina hoos uma dhaafin) oo wuxuu ahaa somalilander dhab ah reer jabuutina ka soo jeeda, intaba waxaa Sal u ahaa islaam nimo dhab ah,, waxaa jirtay inuu( ruuxa issaaq yaad ka tahay ku yidhaahda) ku xanaaqi jirey amba dhirbaaxi jirey dibna u salaami jirin(95% xoogagii SNM iyo cuqaashoodiiba way Ka sinaayeen nacaybka Kala gurka reer sheekh isaxaaq) alle ha u naxariistee ibrahim gadhle isagoo cadawgiisii ka guulaystay, oo faraxsan oo mabsuud ah oon xamdiga ilaahay salaadda fooda ka qaadin ayuu xijaabtay AUNtee,,
@@buuxciise2167 walaal asalmaaha ruuxaasi somalilanderna maaha noocaasi,, for ever Somaliland rep,, thanks
Libaaxyo
Bun baa itobiya kakenaa naag nin madax qabo mataqana maxa karabtan qori baa karabna sidan mey aheed ser badrol gunbitar lacageye yaailayaqan ana mamule kahahan siyadbare waxanu wada tagnay dibada qolol batono leh baa ogabaxnay wuuaqon wayay iskashihi kuxaray sidas dunidi nogadanbeysa aqonta dignalojiga shinaha buruj ley
Soomali xage lagu kal gar qaadi Allow somali mide oo qalbiyadod isku so jeeci
ilahay nama mideyo hoyada iyo midnimadaba was ina dhilo
qudhmis ururtay
Nacdal sawtAan saano kuu wasay faqash fooqal saqash
waa ragii libaaxi afrika cunay la waseeniya
Faqash futadaadu halkay ololaysaa naanta tolow 01/24/2020
Cay waxba kuu tari maysee dhagaha ufue gabayga
Alle ha u naxariisto ibraahim gadhle