MAREYKANKU MA WUXUU KA FAA'IDAA DAGAALADA DUNIDA KA HOLCAYA? XOG YAAB LEH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 15

  • @HassanCali-r5w
    @HassanCali-r5w 7 днів тому

    Maansha allah hbn@online TV falastiin guul insha allah ❤❤❤❤❤

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 8 днів тому +2

    Asc wll hadii dunida aan kunool nahay laga heli lahaa maxkamad qaban karta mujrimka weyn ee mareykanka waan ku dacweyn lahayn waa argagaxiso isiga ayaana hooyo iyo aabe u ah argagaxisada Allah burburiyo aamiin

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 8 днів тому +2

    Maraykan waa wareeray dunidii oo dhan ayaa fahamtay khiyaamadiisii

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 8 днів тому +2

    Allha lajiro xamaas iyo xulfada caawinya yaarabi suniyiinta kadgalmaya suriya allha guleeyo

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 8 днів тому +1

    Reer galbeedka ilahay ha jabiiyo. Yaga Dunida Dagaalka Ka Wada,,,

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c 8 днів тому

    Mareykaku isaqa arqaqaxisada uqu weyne ee dunida ah allah balaayo ha qu ridee

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 8 днів тому

    🥺.. 🥺.. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 7 днів тому

    Asc mowliid subax wanaagsan

  • @alimehamud31
    @alimehamud31 7 днів тому

    Haa Warshada hubka soo saara ee USAsow did ugulamasoo jeedsanayaa , markasta waa inuu Calaad uriyo, hadii aysan jirina isaga iyo xulufadiisa yaa Abuura .

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 8 днів тому

    Asc wll haa mujrimka weyn ee mareykanka wuxuu kafaaida daadinta dhiiga dadyowga isiga ka Soo harey aniga waxaan qabaa hadii dunidan mujrimka weyn ee mareykanka laga waayi lahaa in wax isdagaalana laga waayi lahaa dunidan mahadasanidiin

  • @anmh4287
    @anmh4287 8 днів тому

    Maxaa nagagalay gaalada ha isku madhaan hayrabaan😂😂😂

  • @Fartuun2
    @Fartuun2 8 днів тому

    Wardagaalkii sadexaad waa socdaa laakiin waxaa dhiman nukleerkii ee wuu socdaa nin og iyo nimaan ogayn aduunkii waa kharaabay reer galbeedkaana sababay

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 8 днів тому

    Waa iska cadahay marka la eego xaqiiqda aduunka ka jirta 2bada wadan ee US iyo Uk waxe ka macaashan dhiiga umada siiba kuwa islamka balaayada aduunka waa labadan wadan 😂