FILO PART 50
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi
Kii rag ahaa haduu huu yiraahdane hawo kama dhamaato 😂😂😂😂
Team gurmad welcome back guys intaa idiin sugeynay manta ku hilmaanay film abukar mahdi sameeyey oo shidneyn lawaa hore u soco walalkeey ❤
Waxan umalaynaya atoraha filinku waa maxamed aamiin 😊
Asaga weye atorah
Amiivq Axmed
Haaheey
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
Scw Scw
Salhu calehi wasalm❤
.
SALALAHU CALAYHI WASALAM ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
Mashallah the only thing we can tell you is we couldn’t wait one and another brother thank you gurmad team.
Nabiga kuwada saliya (s.c.w.)
Waxa ka baq baxsan iyo maxamed amiin ineey isa gursdan kadibn ogdaan ineey wllo yihiine taas ka baqaay😂😢 Thanks team gurmad miss you ❤
Qof igu fikira ada kaa arke
Aduun waxkastaa ka filo
MashaAllh waxaan ka helaa filmkan siduu xaaladaha jira toos inoogu tuso Aduun wax kasta ka filo❤. Lkn sharmaake waa Funny ee sidiisi hore ku Celiya😂
Ilaahayoow Bisha barakaysan Ee Ramadaan Bash bash iyo barwaaqo nagu gaadh sii Allaahuma Aamiin 🤲
Insha allah❤❤❤
Amen yarabi
Allahuma Aamiin
aamiin
Aamiin
Thank you Abukar Mahadi masha Allah filmada Somali noo soo badi.
Filo daqiiqadaha masha Allah 50 daqiiqo waa nagu filan yahay saas inoogu wad😊
Thank you Marlabaad Ustaad Abukar Mahadi
Malii jeedaa 😂Filimkan saa u jeclahy lee 🎉❤
Laa aniga kujode San ma ahey happi😂
Filo wax walbo ka filo😂😂baxsan iyo sharma.arke jaceylkooda sugaaaa❤❤❤waa isku soo baxayaan😊😊😊😊
Waa walalo
sharmake😂
Maaha wallo isku hooyo iyo isku aabo toona maaha ee baxsan iyo mohamed amiin ayaa walalo ah xagga aabo weliba😂@@FatoumaMOUSSA-gw7pq
Ķkkk❤❤❤❤❤❤
Haa sax waye sharmake waxba iskuma aha baxsan maxamed amiin ayay isku aabe yihiin sharmake iyo maxamed amiin xitaa waa Isla soo Korean
Thank you Dhamntiina Kooxda gurmad Alle ha idin Xafido ❤️❤️❤️💓💓
Allah is one ❤
Masha allah Axyaaa filim ❤hore usocda kkoxdeena
Wiif jug hadaa soo dhacay 😂
Soonoqosho wacan
Team gurmad and director abuukar Mahdi 🎉❤
😂
😂😂😂😂
Samiyey Anigne hderban soo dhacey Salada Anigo Tukana Firsdey Wlhi allow iga Cafi Jaceyl aan U Qabo Dartisa u Dawadey wllhi M.a Muxu Dad bdan Is barey Filmkan❤
Mesha ma what’s up miya modey 😂
Hhhhh
Ku saliya nabiga scw scw❤🎉
War maslax ninkan iska buri sharif halagoow Ka xaxaabi hee waxa kugu dacay😂😂😂Baxsan oo Bureeqo loo baxshay🎉🎉🎉Aj isn't easy😅...Thanks teamkeena love you All❤❤
❤
Hhhhhhhhh indho dheeq
Nasteexo qaran magacyo qurxan lee loo bixiyaa wey u qalantaa indha deeq baxsan bureeqo 😍
M.a baxsan iyo mama feynus cimri dheer iyo cafimad igu salan abukar mahdi qasatan abukar mahdi cimri dher alaha kusiyo wllo
Mashallllh weeye filimku lkn Waxan halkan kasalaamayaa baxsan hadaad comments ka akhrisatit ilove you qurxey dar alle ku jeclahy
Bahsan is kind hearted so proud to see her
Aad iyo aad ayaan uga helnay musalsalkaan turkidi iyo hindidi ayaan ku ilaawnay noo soo badiya muslsaladaan soomaaliga ah si caruurteenana dibadaha ku dhalnay uga bartaan afkooda hooyo sxb ku jcl
Waaw👑⚘❤ thanks all team Gurmad esp.Drc Abukar Mahdi❤👏❤ it is amazing a day after a day 💯👏good job keep going 👏💯 soon waiting from mugadisho part ❤💯❤🇸🇴🇨🇦
Amazing Film.
Jasaa'aka laah ustaad Abukar iyo jilayaasha dahabiga ah ee kooxda Gurmad, wada jira waligiin.
Baxsan deserves better husband who is honest. We pray for Sharmake well being. Then Sharmake to be next groom. ❤
we are addicted to this show , such a fantastic story line, pls keep it coming Insha'Allah ❤
Kfjfjfjcjfmngjgkkfkrkrorlkrkk🎉❤k
❤❤
Waqti aan qalbiga ku hayn lakin an kala fahmi wayay in manta ey tahy malinka aat nabalamisen mahatsanidiin❤
Salaam Alaykuma masha Allaha jummah Mubarak Mubarak qofkii 152 🎉🎉🎉 million thanks my dear team
😂😂😂😂waxan uqalmaa shararkay wlhi qosol kudintay😂😂manshallah team gurmad wanaiwataa
Mama cajabo ❤Allah cimri dheer hasiiyo 🤲
AJ ninka kaliyeen udaa wado Gurmad riwayadohoda❤❤Juma mubarik
Wow temakey ❤❤❤ masha Allah horay
Filo one of the best 👍💪💯
Filo is not easy 💪💪💯💯💯💝❤❤❤❤❤
Jimco wanaagsan bahweynta soomaliyed iyo team gurmad iyo Abukar mahdi.
Mashaallah Hormar wacan.
Adun wax kasto ka filo walahi keep going abukar Mahdi thanks
Abukar mahdi iyo team gurmad insha allaah waxan rajeena inaad filim igu cimaamadan UK Marka imado😂
Actarada filimka maalmahan ma kala dhacaan qof walba kaalintiisa si la yaqaan ayuu uga soo baxay.
Nastexo the best atarisho waaye❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
Baxsan quruxdeda waka helay labis keeda iga gadan ❤❤❤❤
Bahsan is amazing lady ❤❤
A.J man’shaa’allah Walal, wad ka so baxda meelwalba lagu diiro. You’re funny always and everytime.
Madhicikartee ma infhaheeygaa mise waafilimkii maasha allaah 🎉❤❤❤❤❤❤❤
Waaaw .mashAllah thNkz derictormr Abukar Mahdi iyo teams Gurmaad Guul wcn🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🙏
Ala Hoyoooy Mxan Sugayey Sharif halaag Oo Naf heyso Oo Sagxada ku soconya Hayaaay😂😂 Aduunyo wax kasta ka Filo 😢😮
Film aan jacelyahay wllhi😂❤😢
❤
Mama fayanus so funny aniga foshaya waya kameramerasaa korinataa kadaran kulahaa😂😂😂😂 Allah ku xifadiyo Mama
Thanks abukar mahdi iyo dhamanteen team gurmad 🎉🎉🎉❤❤❤
Baxsan magicii Bay labooday 😅, mama faynuus qosol badanaa ❤❤
Sharmake waba funyy wlh 😂😂 mansha allah wa mahadsantihin koxdena tem gurmad iyo abukar mahdi love you yaqey dad sharaf badn ba tihin❤❤
15:05pm South Africa johannesburg Salaam kooxda gurmad
Maasha alaah jumca mubaarak dhamaantiina maamo faynuus ilaahow noo xafid dhaantiina guuleysta ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Ilaahayaw nolol ka filo ah oo ta maxamed aamiin ah isii niyada waxan ku dajista filmkan
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
WAAW ABUKAR MAHDI YOU THE BEST DARECTOR THANKS HAVE GOOD WEEKEND😊
Masaakiin kaa kibir bdn waligay maisoomarin noloshayda ima soo marin romiyo😂😂 wlhy funny waa
Sida u jeclahay filimkan😢❤
Sharma arke sifiican bu qebtisa ujile walahi
Axadana noogu soo dara pls . Thank you Abuker and team ❤
Kaaf iyo kala dheere, Xujo iyo kan ba wow amazing bro A.J
በርቱ ❤ continue more language❤worldwide🎉
ilaahow caruur isii🤲🤲🤲
Team gurmad and director abuukar mahdi mhdsanidin ❤
filmku somalia ayu ku socdaa aduun wax kasta ka filo somalia aya laga yaba inaay malin dhow tirahdo inshaa allh somalilnad wax iga caawi
Ma gobolka
Baxsan iyo sharmake way is jeclan donan ❤😍
Hhh
😂😂😂😂
😂
Hhhh
Masha allah rabi ha ini xafido❤❤❤
Mnsha allah baxsan quruxdi o qofa waye ❤
Jumca mubaarak🤝👏 kusaliya nabigeena muxamed❤ csw❤ saliga nabiga ❤csw ❤oo labadiyaa waxa lagu helaa sacaado fidunyaa wal"aakhirah salluu calaa nabiyi❤ csw❤
Warbal durug 😂 jimca wngsn dhmantin team gurmad iYo dawadayasha❤❤
Marka ugu horeso abti abukar mahdi iyo dhaaman gooxda Gurmad waan idin wada salame اسلام عليكم
Marka labaad asxabe ii aamina baxsan waxa gursandono sharmarke wasida ay ilatahay insha allaah 🤗😍🥰😘
😅 caqliga aniga mia iga raacdy😅
@@XafsoClcaziiz-rd2wk walaka yaba lkn waxa gadareme qaabka uu filimka usocda fikradeda waxalaka yaba inay sax noqoto ama inay qalad noqoto waan sugena lkn baxsan waxa kusobaxayo sharmarke 🤗🥰😍
Of course 😆
Mahadsanidiin dhamaan team gurmad 🙏
Qof maanta fara maran hadu beri faqriga dhigo ha u arag fajacise adun wax walba ka filo waa xaqiiq wlhi😢😢
12:00 xitaa xaaskayga hadad noqoto waan iska aamini laha❤
Thanks again dhamaan kooxda gurmad
Msha allaah shurkan sxb abukar mahdi ❤
Waw wlhi San idn sugayay wn Daly lkn ugu danbeen wey soodhcty thanks abukar mahdi
❤ congratulations 900K Abukar maHdi
Bureeqo wax alaala wixii ay keento waa Cunaa Legend AJ
Aniga baxsana jeclahy wlhi edadey uekgtay ❤
Masha allha jimco wangasan mahad sanid wll qali abukar ❤❤❤
Keep going my team and abukar mahdi horee usocdaa
Ruwayadaan wax bdna ayaa ka baranesa wlhj😊
Jumca Mubarak dhamaan cid kasto filimka dawanaysa
Alle haynoo suubiyo khatumada🤲❤
Amiin ya rabii
Ii amina horey u socda reer gurmad qaran 🎉
Kaladaran team Filo, thanks ❤❤❤❤
maasha allaah maasha allaah maasha allaah team ka abuukar mahdi gurmad waad ku mahadsantihiin kun jeer team ka gurmad
Masha alah barakalahu fiikum axbabi keep going 💪 👏 ❤❤❤❤🎉🎉🎉😊😊😊
Maxamed amiiin weeye heestaan ku socota qof faramaran hduu u biri faqriga dhigo ha u arag fajac
Bureeqo wee gacan gashay Qaladaadka film kan inosoo gali boss 😂😂😂😂😂😂😂
Jumca kariiim inta So fiirsatay part 50❤❤,heesta filo intaan Ka helaa 😮
Thnks Abukar Mahdi Iyo My Team Gurmad❤❤
Wlh wan sugaayi anoo daalan Amazon iso tunte from USA 🇺🇸 ❤❤❤thanks
Yusra iyo xamar banba uxiisnayba 😂❤
Sanad cusub io soo labasho wacan team gurmad jira oo joga 🙏🙏🙏🙏
Mashaallah ❤❤❤
Masha allha film somalida oo ga macan filo filo m.a film xamar Noga sodara inasha allha ❤❤❤❤😊😊❤❤❤
Another fantastic episode, thank you❤❤ p.s. we need more episodes in a week .
No one can imitate sharmake's acting skills
Waw m.a teamkeygiii jumca wngsn qofkii 176 ayn noqdy wn salamaya inta iga horeysa io inta iga dambeysoh❤🥰
Waa kaa qaaday
Nabiga ku saliya asxabey
Thanks team abukar mahdi ❤garabgiina alle ha galo ❤