FILO PART 51
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi
Wallahi musalsalka kaliya ee Somali ani ahan iqanciye waa Kan inta igu raac San 😂funny waaaye 😂😂🫶🏾🫶🏾🤏🏾
Maarkino
Ifurtaye xita wa firsade😢😂❤
Kuwa kle jiro sida mid ladhaho sir iyi caad oo lagaso daayo xogmal media musalsalo shidan lga sodaya soo fiiri kooxdana musalsalo bdn ookla kacsan soo dayan masha allah wye
Anaa kuku raacsan walahi❤❤🥰🥰🥰🥰
Filinaa soomli eheen mabaa igu soconaayo😮😂
Filimka qeybta muqdisho inta uxiistay👍❤️
Ani😂
❤❤❤❤😂😂😂p
@@ubaneyadan9981😂🤟😘
Hooyo waa cajiib Nin waalan Bay leedahay xagee gabar uga raadiyaa Aan u guuriyo Illaahay hooyo ha xafido Aduun iyo Aakhiraba ❤
Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin ❤
My team Gurmad sidaad nooga farxisaan , Alle ha idiinka farxiyo.
Thanks Ustaad Abukar Mahdi.
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
Salallahu calleyhi wasalam ❤❤ Ameen
Salalahu caleyhi wasalam
Csw
Abuukarow wll Daqiiqadaha ama maalmaha mid no badi wan ognhy ina no dadaaleysid Allah ku Sharfee❤
1 kaso bilaway 2 days 😂😂51 waa soo gary best show ❤❤
Ani kula mid Ah 45 kala so qabsady ila 1malin iyo bar ku dawafy😂😂
Same here 😂😂
Aduun waxksta ka filo❤ thanks abukar Mahdi and mY team ❤
Fariinta maanta
Dadkeenu waxay u baahan yihiin in la baro sida lola dhaqmo qofka haduu xanuun maskaxda daareemo
Ta kle xanuunada ku dhaca maskaxda iyo kuwa qalpiga ku dhaca makala naqaano
Wacyi galintiina wan jecelnahay my team gurmad ❤
Wallaahi sharmaarke wuu iga qosliyay 😂amazing film so far ❤
Thank you guys 😊
illahayow Ramadan nebed nagu gaarsii 🥺🤲
Wan aroosi raba iso duceya asxabey 😢in ilahey ibarakeyo😊
Barakallahu fikum InshaAllah
Masha Allh ala hakula garb galo abyo guri barwaqo O buxo la hidika dhiga ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
Allah hakula garab galow washey ilahey hakubarakeyo❤❤❤
Ilaahay haku barakeeyo
Ilahay ha Ku barkayo
Kkkkk jamal jecliyaa jabkaaga😂😂😂😂 shaqee adiguba waadigii gumaysan jiray maxamed aamin
Soo ma ahan waa ku macdahy jamaal
😅😅😅😅
Usheega gabadha in xijaabku madaxa yahay mahan qoorta iyo luqunta waxaaa utaqaanid😢😢😢😢
So sad coz am going back to school boarding school again will miss filo😢 last episode Inshallah iwill watch next holiday Inshallah 😊 thanks 🙏 everyone see you April date 3
Came back midterm
@@FAIZAYUSSUF Inshallah
Bytha nimesahau Kuna midterm 😅
Schooley miya tahy kenya jogta abyo
No problem I will watch it on behalf of you understood
😂best actor sharmarka is very funny 😂
Wll kusali nabigena
محمد صلي الله عليه وسلم❤
Ilaheyow muslimiinta oodhan meel walbo eey joogaan ku amaansado amiin yaarabi
Hoos baad u soo dagi baa igu soo dhacdey 😅 ayaa filmka laga faaidaya 😢 filo wax kasta aduunyada 😮
Ilaheyow waalidiinteena unaxariisto janatul fardowsa allha ku bishaareyo amiin yaarabi
Thank you team filo ❤🎉
Ilaheyow waalidiinteena qadaabul qabriga ka xijaawo amiin yaarabi
Sharmake qofka keliyee filmka iga qosliya😂
Kutee hooyo gacantay ihaysaa😂
😂😂😂 Haa funny weeye
😂😂😂 Wlhi qeebta mamo feynus io Aj Aya.ku heesta qosolka ka dhamanayo
🎉waxano qofa shimey iga hormareen m.a guuleyso wllkey abukar Mahdi 🎉❤❤❤🤝🤝👏👏♥️💋🌹🥰❤️ hooray usoco dhaman koxda gurmad cafimad kuwara Insha allllah galb ☕📿 wangsan👏👏✋✋✋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha Allah Sharmarke Iyo Dhamaan Team Gurmad Iyo Brother Abukar Mahdi Thanks.
Team muqdisho inta uxiisty😢
I enjoy watching filo thank you so much team gurmad ❤
اللهم بلغنا رمضان 🤲🏻
Ilaheyow umadaada umaciim ugargaar unaxariisto amiin yaarabi ilaheyow falistiin ugargaar umaciim ku amaansado amiin yaarabi
Thank you, for another amazing episode brother!! 😊❤
🫂🫂🫂🫂🫂🫂♠️♠️♠️♠️♠️🫂🫂🫂🫂♥️♥️
AS C, waxaan idinka rajaynayaa in fanaaniinta qaarkood ee musalsalkan ma dhaystiraan laa illaah ilaa allah,thank you very much 🙏
Ninka meesha ugu jiliin Fiican waa AJ wow best acting 😮
Musasalki igu horeyey oo somaliya Aan lasocdo😮xita page.ka waa iska so boqda😂❤waa idin wata guleysta🎉
Baxsan iyo Maxamed Aamin inta isla jecel like ta dhac ku siiya hhhhh team gurmad hore u socda...
Waaa isla dhasheen
Wa isla dhashteyn isku Aabo waaye lkn isma ogo hada gadaal ayee iska ogaan donaan
lama socotid qisada filmka wll waa wada dhashen isma oga lkn
Naa waa walaalo 😂
Maad fahmiin miiyaa kkk
52 iyo 53 can’t wait 😮 omg abukar Mahdi ❤ thanks boss
Mashallah
Ayyy thanks abukaar mahdi iyo dhamaan teamka❤😊we love you 😊❤
Ayyyy aniga qofka afarad ah manta😂 m.a thanks alot abukar mahdi and team gurmad ❤
Comment hakuu soo ordine filmka dhameyso wll😅😅,Thanks Abubar walaalo❤
Wlhi anigo akhrinaayaad pause igu qabatay 😂😂
@@zelma_ahmet 😂😂hada miyaad imaaday iska fiirso hee
Thanks director abukar mahdi iyo team gurmad ❤
Waa inoo jimcaha iyo Gurmad team Mogadishu inshaAllah ❤❤❤
Keep them coming brother!! Waiting for the next episode 😍😍 am soo hooked
Team gurmad waa mahdsantihin malmahan waan mashqulay sikasto u mashqulsanahy xataa comenti wan qoraalee guleesta ❤❤❤
Thank you director Abukar mahdi❤❤
❤
@@Malabotarabi thank you
Filmka kaliyaa aan jecelhy tnx dhaamn teem abukar mahdi ❤😊
Mashaallah thank you abukar mahdi and team filo❤❤❤❤❤❤
Kaliya dumarka somaliyeed oo muslimka ah please tintiina qarsada waa cawro
Film somali award 👏🏿 inaa uu diyaarniino wayee abukar mahdi iyo kooxda dh,amaaan gaar ah,aan film duubaha faraha lagaa gubtay abukar mahdi nolow wallo adiga iyo family farxad badan ku rajeeyay ❤❤❤
Sharmarke is funny😂😂😂😂
Sharmaake iyo baxsan way is guursan doonan sida aan u malaynaayo 🎉
Director you’ve outdone yourself as usual 😂❤😮😅 these emojis sum up my emotions throughout the episode 🎉well well well done team❤ I hope we get to see more “Bureeqo and Sharmake interactions soon!!!!!
Salaam Alaykuma Wowe qofkii 41 Ee daawada video gan daawada million thanks
13:18 13:19
14:30
Team gurmad wan idin salamay ugu horeyn abukar Mahdi ❤
Masha allah horey usoco Abukar mahdi gulayso👑🙏
12mnt 1k, Masha Allah waa horomar wngsan 🎉 team gurmad
Nice video you are legend keep it up abukar mahdi big actor 👌👍 Bro
Heesta filo intee ka helaa i liked❤
Aniga xita waan waye
Hees maahe wa in yaroo gooso loogu talo galay films
Filimaanta at sameeyaan gurmad ayay u samaystaan
Madaxda fillo no so Badiya o nogu so dhakhsada❤😊 thank you ❤wan idin Wara gulaysta
Masha.allah team gurmad hore u socda filim xiiso leh aan jeclahay abuukar mahdi umada soomaliyed wax fiican u heysaa hore usoco from hirshabeelle❤❤
Adun waxkasta maxan jeclahay Masha Allah lkin waxan ku mashquley ina wiil ina aderkeybaa iga dhintey ee igu so duceya alle ha u naxaristo qabrigisana alle ha u waasiciyo
Machallah ❤❤❤ je vous suit depuis xujo 😍😍 vous cet irremplaçable Team gurmade ......keep going
Nosobadi walla
Marka hore asc groupe filo khasahan wan tageersanahay " Baxsaan" i like Baxsaan
Thank you abuukar mahdi io Team gurmad❤❤🥰
Saliga nabiga xasuusta asxaabey
Keep going Team Gurmad and Abuukar mandi we love ❤❤
Aj filmka wuu jilay wlh filmka haduu macnanaaday ❤❤❤
Asc dhaman inta ku xiran team gurmad malin wngsan io hbn wngsan waxey idin tahay 🙏🙏🙏😊😊
Tha😢all kooxda gurmad hal codsi wataa kooxda gurmad aad iyo aad idiinjecelnahsy hadaanu nahay shacabkiina oo ksmid ahay ood jiif udideen inaad dhibkasto umartaan oo waqtigiina xataa noogu shaqeesaan anigoo dariimo karo qurbo in qofkasta maahquul San yahay anigoo aan kalasaareen kooxda gurmad aad umahad santihiin cirmirigiin hajiro keep going hadaad noo awoodaan maalin maalin axada noogu dara thanks
❤❤❤❤❤❤
😂😂Aj soo funy weye aniga madaxyga ayaad ku hesheen Giriga 😅😅
Wll ado rali ah love isaar adoo mahadsan❤❤
Allah is one ❤
Sanad wacan o wanagsan 🥳 Abo abukar mahdi waxan Ku rajeynaya cafimad cimri dharar iyo cibado suban sanadka sanadkisa cafimad ku gadh inchallah
Nolow Abo sharaf iyo cisi igu nolow
Asc kusali rasuulka scw❤❤❤❤
Allah jecliya mama faynus cimri dheer iyo cibado suuban allaha kasiiyo mama mcn😢🎉❤
Mama fenus funy qarastis kacdy kulah😂😂😂😂😂😂
Wuu qooqay camal yaah 😂😂
Waxan filim mahe wax kale ubixiya team gurmad dhigey noshuben wallhi❤gul wacan
What a film. Thnks abukar & team gurmad
Masha Alllaaaah Allaah haidin xafido team gurmad ❤❤❤❤🎉🎉🎉
😂😂😂😂
Alla madaxa Bood bood yeey😂😂😂 faynuus waaba funny 😂😂
Koocda wan u daawada ninkaa masLax ah wlhi
Codkiisa in qaabkiisa wan iska jeclahy ninkaas ❤😍
Maslax baxsan oo caadi uqabaa byo😂
@@yusrabashiircumar8864
Qacaa iga yeedhay hadaa😃
@@yusrabashiircumar8864uma qabo
Ay San usugaye lee mahasanid teem gurmad❤
Walhi mrwalba iyo mrksata waan idin jeclahy waxna rajeeya mar iin aan idinla kulmo oo wad shekaysano on jila kanoqdo mantana dawadee al irumeeyo
❤
Asc everyone❤
Waxba maadan daawane maxakutaagay😅
😂😂😂 marhore dameestay saxib
Wcs
Wcz
Wcs wll
Thanks team Abukar mahdi iyo dhamaan dadihiyaasha Musalsalka FILO 🫶❤️📽
Sharmaarkay funny waye
😂 😂
Qeybti mogdishu ba rabna❤
Waaw sharma arke walee waa fani😂😂😂😂😂
I love watching it is everything we need to learn
Kii horaa naga soo saartee kane ma jaceyl iyo midiq midiq baa nooga saari rabtaa 😂😂
Abukar Mahdi isku xeraha umada somaliyeed guuleyso ❤
Thanks 😊 daractor abukar❤
Badenu iib maaha 🇸🇴🇸🇴
Lakin siilkagu waa iib
Aduun wax kasta ka filo been maha walle✅️🥺
Thanks abukar mahdi iyo guemadba❤❤❤
Wwwwww films kan wan ka helay wlhii 😍❤
AYY THNKS ALL MY TEAM GURMAD AND ABUUKAR MAHDI❤❤
Waaw
What a great actor AJ
Maasha'alah he is the best actor really amazing
Thanks team gurmad
Mahadsanid Abukar mahadi ❤❤🎉
Reer filo waa idhiin salamey
What a amazing show thank you team filo 🎉🎉❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Mashallah
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد