Haa abayo sas ba la dhaha beri ba hooyo ilmo agoon ah Shan ah dukanki ucarartey wilkeda toban jirka kutiri Isi ilali nag kirada qadata timi oo ogatey hooyo iney maqantahay social ki police ki ba yimi hoyadina dib ka timi waxey tiri ayada ushegey isi ilali 😅wilkina Haa hooyo ayade noga tagtey bu yiri 😂sidi ba ayadana mesha loga mamnucey Hoyadana ilmaha Wey ibadbaden
Hanna ilaahey haka soo saaro calaamad degdeg ah eyna ka kicin waa sheydaamad weyn waxan ka shakiyaa diinta Hanna iney ku gabaneyso khimaarka Wabilaahi tawfiiq
Walaahi naag oo dhan gurigeyga ma keeno mana tago alxamdullilah mana usocto naag saaxiib iyo soo dhaweysna ma lihin ka carara banaankaas haddii aad isku aragtaan salan laakin no more saaxib naageed
Walaaley isku mid nahay naag uma tago ima timaado. Banaanka markan isku aragno wa Isa salaana that's all. Waayo dumarka way sharbadan yihiin illahay ba swt ina sheegay. Dhakarteenu ma yara. Illahow na xifti.❤
Maskin waan ka xumahay Walaahi Hana dadka wey dhibtay cimrideda aah ha yaa with maxey ka rabtaa Maskin taan dadka Qaar cadow sanaa maxey ka hela Yan waan ka xumaaday🙉
Naagtaas waxay u joogtoAllaha ka qabtee wa inay gabadho faraxsan oo hooyaded la jogto ay is bartan gabadha is jecleysiso aysan ka qaloon Allah Kama dhige gabadhas hadi la ceshto qoftan ay boski hoyada gasho
lambar qofakii ka haya xubi ha u sheego minadida gabadha yaa u dhiibay qofaka video ga kaduubay miyaa masa ayadaa qaadatay waa inaad isa difaacadid waad ku saxasantahy inaad la saaxiibatay gabadhaada aabaheed waraka badana daa dadaka waxaba kama galin waxay dhahaayan
Naa test kugu socoto ee fahan,Oo is daji. Lacala hadey wax kugu dhacaan ba da'dkas ay urabaan in ay la xariiran.Cunugta lakuguma caawinayo es wa adiga aya caafimaadkada nus qaamey bey kula joogan.Hafa caafimaad qabto waa ku filan tahay waa hal cunug intas ba laguma imaaden .Ee stress ka iyo taxadir la,aanta lakugu heystaa ee deganan kudhamee.
OGEYSIIS COGNITIVE IYO ATTENTIONKIINA AYAA LAGU BAADHAA SWEDEN NEURO SCIENCE IYO PSYKOLOGYO ISTICMAALAYA AALADA ELECTRONICA AYAA IDIN BAADHA MOST OF YOU ARE EXPERIMENTED ON
Like saar pls waa codsi thanks
Qofka muslimka wa ka mamnuc inu gal qof walalkisa ujajuso wlhi xubi is a good mom she cares a lot about her daughter 😢
Ilaahow hadin kala wadin Aduun iyo Aaqiro ba Amiin
Mashallah ❤
Fadlan adiga is deji oo markey kula hadlaan si taxadar leh u hadal oo ha is waalin adiga haddii kale waxaa laguu arkayaa inaad isku dhex yaacday anigu intaas ayaan kugu biirin mahadsanid insha allaahu waad ka guuleysan doontaa
Naa naagta iyada gacanta u saartay mindida qofka sawirka ka qaaday ayaa u dhiibay dheh
Haa abayo sas ba la dhaha beri ba hooyo ilmo agoon ah Shan ah dukanki ucarartey wilkeda toban jirka kutiri Isi ilali nag kirada qadata timi oo ogatey hooyo iney maqantahay social ki police ki ba yimi hoyadina dib ka timi waxey tiri ayada ushegey isi ilali 😅wilkina Haa hooyo ayade noga tagtey bu yiri 😂sidi ba ayadana mesha loga mamnucey Hoyadana ilmaha Wey ibadbaden
Waa hal incident dheh wa is badelayaa dheh taxadir badan ba muujinaya dheh.Waad ka guuleysani insha Allah.
Illahow kabad baadi yaarabi
Insha Allah waa guuleysani gabadheeda lagama qaadaya
Daaya gabdhaha ax ax 😢 waa hoyo karta leh❤
XUBIYEY ALXLILAH HADUU ALLAAH GABADHAADA NABAD KUUGU SOO CELIYEY
Alle ha kuu gargaaro dhexdana xidho
Ilaahay ha ka qabto sharka qoladaas
Ilaahow noo hiili kulahaa inuu iga xanaajiyuu doonayey oo aan cunaha ku dhego
Hanna ilaahey haka soo saaro calaamad degdeg ah eyna ka kicin waa sheydaamad weyn waxan ka shakiyaa diinta Hanna iney ku gabaneyso khimaarka
Wabilaahi tawfiiq
Masha Allah
❤❤❤
Waa loo digey iyada iyo malyuun rooble iney naagtaas xaafadooda keenin
Inshallah
Illahow ugargar yaarabi
ilaha yar yaa u dhiibay midida qofaka duubay ilamaha amuu gacanata u galiyay mididana xubiyey si fiican u fikir minadida gabadha yaa u dhiibay
Aniga Hadii iyada Ahaan lahay social media ka baxi lahay
Maxey mindida ugu so cel celineysa subxanallah gabadhan hospital bey u bahan tahey iyo quran badan
Walale nagtan yar, iyaada live soo gasheye iyadoo qabsan. Mohamedoy tan haaku dabaabin
Ilaay ku soo qabay hanna
War ninyohow aqligu hashaqeeyo sidee qof aan colnahay inta 📷 keeno gurigeeyga ugu xirayaa
Subxaanlah ilaahey umada haka qabto wixi dadka dhiba
Abayo iska tuur midiyahay hal xabo kasoo reebo please
Ilaahay bari waxaadna tiraahdaa mar dambe u noqon maayo haddii khalad kaa dhacay
Taas lagaa yeeli maayo gaalo calaacal ma yaqaaanaan naagtaa udhiibty oo ku sawirty ana waa tukanaaye ha dhahdo ayada kiiska haku soo rogto
@ maxaan ka kasayaa waan ka naxay qoftan yar ee ooyaysa waa ogahay caddaankani waxaa ma qoraan alle ha u sahlo
Qofka sawirka qaaday xabi wali ma ogaan ee maxaa haano ula soo booday Mahamed Buskud
Ssad😢😢😢
Walaahi naag oo dhan gurigeyga ma keeno mana tago alxamdullilah mana usocto naag saaxiib iyo soo dhaweysna ma lihin ka carara banaankaas haddii aad isku aragtaan salan laakin no more saaxib naageed
Walaaley isku mid nahay naag uma tago ima timaado. Banaanka markan isku aragno wa Isa salaana that's all. Waayo dumarka way sharbadan yihiin illahay ba swt ina sheegay. Dhakarteenu ma yara. Illahow na xifti.❤
@@safiyanuura2954aamin abaayo masha Allah guuleso
HAANA ABUBAKAR ADUUNKA UU NIIBCAHEEY WAA NAAG UU SHAQEESO KUWAA ILMAAHA QAATO
Maxey mindida ugu so cel celineysa subxanallah gabadhan hospital bey u bahan tahey 24/7 live hadii lagu jiro walidan le idin danbeyso wlhi
Wajigeeda nacalad baa ka muuqato nagta Hani la baxday 😅😅 yaahuu
Ilaay ku soo qabay Hanna
Hana jaajuus marhoraa gabadhaan loogadigay xubiqaali way madax adagtahay
Hana waa gablan gabar yar oo caruur haysataa ma arki karto qofey ka baqdo mooye qof kale bohol ayey ku ridaa
Hanna mafiyo masiibo alle ku rida umada allaha ka qabto qumayada sarqaamada ah
Amiin INSHAALLAHA wall
😢😢😢
Maskin waan ka xumahay Walaahi Hana dadka wey dhibtay cimrideda aah ha yaa with maxey ka rabtaa Maskin taan dadka Qaar cadow sanaa maxey ka hela Yan waan ka xumaaday🙉
Alxamdu lilaah hadii mar loso celiyay ayada dhqan keeda ayay fiirinayan
Maskiin waa gabar yar inay wanisa ayey aheed ma aha inay cungta gaalo siiyo. Waxaa fican dadka is qaba inay waxooda private ka dhigta guurka somalida siiba kuwa caanka ah ma waaro. Sheydamada ilahay unada hka qabto Bisinka gabadha yar maxaa mindida u dhiibay.
Maskiin waa gabar yar inay wanisa ayey aheed ma aha inay cungta gaalo siiyo. Waxaa fican dadka is qaba inay waxooda private ka dhigta guurka somalida siiba kuwa caanka ah ma waaro. Sheydamada ilahay unada hka qabto
Waxaan is wey siiyay cunugta yaa u dhibay mid Ida yaab waye filming a ma fiicna
Ada nolosha is galiyay o Tiktok candho calasow o carurtisi dayacay ku dayay
XasunaLah..Wanicma..Wakii.Lan
Naagtaas waxay u joogtoAllaha ka qabtee wa inay gabadho faraxsan oo hooyaded la jogto ay is bartan gabadha is jecleysiso aysan ka qaloon Allah Kama dhige gabadhas hadi la ceshto qoftan ay boski hoyada gasho
Gaalada ilaahaye qabato aamiin yaarabe sorry sister 😂😂😂😂
Hooyo qayra masuul aa tahay oo intaad ilmahaaga iyo gurigaaga ka adkaan lahayd ayad tik tok ka dhax niikinaysa 24h oo fusuq ku jirta .
Ilmuuhu haag buu leyaahey. Hubi waye walatahaye
Camerad laguma xidhi karo sharci ahaan.
Waa inaa laguu sheegaa.
Hana waa duliyad laakiin qofkii sharciga iyo luqada yaqaana waxba kama qaadi karto
Because sawirada dadkaleh kugu dhagan
Tan allaha idinka qabta hadii ay tahay
Way kugu fiirinayaan ee dadaal
lambar qofakii ka haya xubi ha u sheego minadida gabadha yaa u dhiibay qofaka video ga kaduubay miyaa masa ayadaa qaadatay waa inaad isa difaacadid waad ku saxasantahy inaad la saaxiibatay gabadhaada aabaheed waraka badana daa dadaka waxaba kama galin waxay dhahaayan
Sag
Allahu Akbar
Naagtaas adiga maxaad u soo dhawaysatay naagtaas dahir baa soo dirsaday nayaa
Hanna balo kugu dhacaday
Tuur midiyaha dhan hal xabo uun kasoo reebo markaa waad ogaanaysaa walaal ani hal midi gurigayga taala iyadana waxaan galiyaa macrawave ka dabadiisa itaas waxaan ka cabsadaa in haduu tuug soo dhaco nalagu dilo ama ilmuhu intay ciyaar ciyaar usoo qaataan wax kasoo gaadho taxadarku wuu fiicanyahay huuno so iska wada tuur midiyaha mid uun mooyaane
Waxii run ah sheeg oo ilaahy kugu ogyahay
Naa is ilaali adiga xubiyay lafka iyo TikTok iska yareeh gabdhaada ilaasho
Naagtan way Ku fican tahay arintan inay ku dhacdo waa saqajaamd wllhi oo edeb daran oo been badan
War Hana waa naag waalan jaajus ah iska ilaaliya
Naa test kugu socoto ee fahan,Oo is daji.
Lacala hadey wax kugu dhacaan ba da'dkas ay urabaan in ay la xariiran.Cunugta lakuguma caawinayo es wa adiga aya caafimaadkada nus qaamey bey kula joogan.Hafa caafimaad qabto waa ku filan tahay waa hal cunug intas ba laguma imaaden .Ee stress ka iyo taxadir la,aanta lakugu heystaa ee deganan kudhamee.
OGEYSIIS COGNITIVE IYO ATTENTIONKIINA AYAA LAGU BAADHAA SWEDEN NEURO SCIENCE IYO PSYKOLOGYO ISTICMAALAYA AALADA ELECTRONICA AYAA IDIN BAADHA MOST OF YOU ARE EXPERIMENTED ON
❤❤❤
😢😢😢😢