7 ARIMOOD JOOJI HADII AAD RABTO INAAD NOLOSHA GUUL KAGAARTO Dhiirogelin motivation

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • waad kumahadsantahay daawashada muqaalkan !!
    fadlan channelka subscribe saar / shuayb8pack
    i can not wait 100k
    iguso darso instagram shuayb_8pack
    IG / shuayb_8pack

КОМЕНТАРІ • 295

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack  4 роки тому +278

    Waqtigaaaga hadii aad dhumiso noloshada ayaad dhumisay

  • @rafiid-pg3ex
    @rafiid-pg3ex 4 роки тому +53

    1.Jooji luminta wakhtiGa
    2.Ka Fogow dadka negative ka ah
    3.Jooji fudayDka
    4.Jooji marmarsiiyaha badaN
    5.Joojih waxyabaha aad qabyada kaga tagasiD
    6.Cabsida yaysan ku kantaroolin
    7.Iska joojiH caajiska badan

  • @نجمه-ر8ز
    @نجمه-ر8ز 4 роки тому +3

    Waa runtaa anaa arkay jaamacada ayaan Waxaan isladhiganaa qeybta engineering science gabar chinese aad bey udadaal badan tahay hadana aqlaaq badan tahay waqtigeena wuu xisaabsanyahay ayada kahoro saaxiib intaan noqon lazy ayaan ahaa hada ayada ookale ama ka dadaal badan ahay mashallah alx waqtiga waa muhiim inaad waqtigaada wax galiso thanks waad isii dhiiri galisay Waxaan you tubers somalida aad utaageeraa suhaybsaajid iyobwiilka Ali khadaab ayagana aad bey dadka udhiiri galinayaan

  • @amranaden3058
    @amranaden3058 4 роки тому +6

    wadku mahadsantahay fikradahada quruxda badan oo waxtarka ah walal wayo wa ficilo aad mihim u ah shuayb thanks mar kle cimrigaada ALLAHA dhereeyo

  • @haytamking3977
    @haytamking3977 4 роки тому +3

    Zhb hormar ifaya kuu rajayn sida noo dhiira galinaysana waad ku mahadsnthy

  • @daganmohamed7609
    @daganmohamed7609 4 роки тому +3

    Walalkay qali waxan rajenaya inaa kaka dhabenaya inshalay hobikayga waaa mahadsanid wll qli

  • @cabdicaziizmooliid2257
    @cabdicaziizmooliid2257 4 роки тому +13

    Hh shu'eb 8 back m'a sxp qof lacag kusiiso waad heleesaa lkn qof wax kuusheegto maheleesid bro i suppurt you team shueb 8 back waaidin salaamay

  • @drisseabukar9688
    @drisseabukar9688 4 роки тому +6

    Masha allh aad baan ku jeclahay wlhi waliba saaid saaid saaid ayaan ku jeclahay inaloow intii nolali jirto shuceyb

  • @farahaprilahmett9680
    @farahaprilahmett9680 4 роки тому +7

    Maaansha aallh waa talo wangsn qofkii qaadnya ee kudhaqmya waxaana rajynyaa in aan kudhaqno oo kamidhakeeno qofkii 7qodib sameeya eedhaqqn galiya wuu guulaysnayaa insha aallh 🤙🤙

  • @nimconuura1044
    @nimconuura1044 4 роки тому +5

    Maasha alaah walaal waad mahadsantahay ilaaheey caqliga hakuu siyaadiyo inaad aniga iga hadleeysaad moodaa

  • @cabdirashiidmaxamed2409
    @cabdirashiidmaxamed2409 4 роки тому +2

    Jasakalaah wlky shucayb
    Dhinackasta dhiri geliye ka tahay
    Alle haku xafido

  • @alaskajegod4366
    @alaskajegod4366 4 роки тому +3

    @shuayb8pack thnks my bro dhiiro galintada👏

  • @addisoncadceedxasan4604
    @addisoncadceedxasan4604 4 роки тому +2

    Wllky shuayb alle hakaa abaal Mariyo zhp, wxn ku rajaynayaa in aad Gaadho 100k insh allh

  • @Keyow12
    @Keyow12 4 роки тому +7

    Masha allah allah kuxafido my brother

  • @boosh2109
    @boosh2109 4 роки тому +2

    Sxb Shuayb8back mahadsanid madama vdg kan inoo soo duubtay tan kale sxb video kn ilama fiicnid xogaha jiro ma jirto tn kale hda jiran caafimad ku rajeyna sxb

  • @yarmalinkocade92
    @yarmalinkocade92 4 роки тому +5

    Hada dantada fiirsa Waydo no one qof wax ku qabanaayo mjiro been ma aha🙏🥰

  • @nasriinsaam7952
    @nasriinsaam7952 4 роки тому +2

    waad kumahad santhy dhiiri galintaada walalky shuceb jazakallah

  • @Hassan_islaaw
    @Hassan_islaaw 4 роки тому +7

    Thank you shuayb for your motivation

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 2 роки тому +1

    Thanks Wally cadooyin baden oo aanleeyahy bad ii shegty in ay yihin kuwa lugaha ihayo an la guul gari la ahy 👍👍👍🙏🙏

  • @muhanadmuse6017
    @muhanadmuse6017 4 роки тому +3

    Dhirigeliye shuayb8pack horay usoco bro👌👌👌

  • @nastexproduction
    @nastexproduction 4 роки тому +2

    Wll shuayb horey u soco waaa waxaad ka hadashey wax run ah oo na loo bahanyahy in umadeena somaliyeed lagu dhiri galiyo
    Aniga hadii laidhihi lahaa dhirigaliyaha ugu weyn umada somaliyeed yaad sii. La heed adiga ayaan ku siin lahaaa bro keep going

  • @imaany5879
    @imaany5879 4 роки тому +2

    Woow Shuayb Masha Allah broh Horey Usoco alle haku xifdiyee. cant wait the next one. Peace

  • @zabriinamohamed4269
    @zabriinamohamed4269 4 роки тому +2

    waa run qof walba wa inuu xisaab tamaa waqtiga

  • @TestTest-lr4zj
    @TestTest-lr4zj 4 роки тому +2

    Dhiirigaliye wan jeclahaY wllo muuqalada zoo galiso channelkaaGa sbbto ah samayn fiican ayey ku yeelanayaan qofkazta daawada kolaY

  • @RiGaax_22
    @RiGaax_22 4 роки тому +8

    ZhuaYp wllkyaw wllhi waxaaD thY
    dhiiiriGeliYeH dhaYztirina
    mudanaH in lagu daYdOh 🌍 I miss you wllkYw🤙

  • @aminmohamed8806
    @aminmohamed8806 4 роки тому +2

    Shuceb aaad Baan ku salamaaa horay u soco brother keep Going always

  • @najaxabdirahmanbidhanqurux1748
    @najaxabdirahmanbidhanqurux1748 4 роки тому +5

    Waqti waa qali lkn dadku maoga

  • @faafinta_tawxiidka7850
    @faafinta_tawxiidka7850 4 роки тому +4

    Shuab sxb mcn run shaanti waxad bedeshey dareenkayga waxana thy qofka kali ah ee ii ah motivation sxb nolasha ayaa ah waqtiga oo laga faidaysto
    Midaa kle sxb mcn shuab waxan kuga mahad celinaya sidaad dhalinyarada mar walbo u dhira galiso

  • @MohamedHassan-sx1yq
    @MohamedHassan-sx1yq 4 роки тому +2

    Yeah saaas waaye MASUL horay usoco Shueyb

  • @hananomar8771
    @hananomar8771 4 роки тому +2

    THanks my dear bro soo noqoshadaada waa noo farxad

  • @mohaisacka
    @mohaisacka 4 роки тому +2

    Mash Allah Allax huku hifdiyo aqligaaa saliimka ah ustaad 8 pack

  • @anisoshardi1725
    @anisoshardi1725 4 роки тому +2

    Thanks my Brother shuayb8pack 🙏🙏🙏🙏 hor mar wacan❤❤❤

  • @maxamedcabdifitaax5786
    @maxamedcabdifitaax5786 4 роки тому +4

    waa run wale qofkaan waqtigisa xisabin noloshisa ma xisabin

  • @ahmednuurcadde5302
    @ahmednuurcadde5302 4 роки тому +2

    Ma.sh sxb qli Allh ku xafido waa talooyinka loo baahnaa

  • @shuceybshaafaa6251
    @shuceybshaafaa6251 4 роки тому +2

    Sami ku dayashaa mudanthy sxp horay uzocoH 🙏🙏

  • @liibaansalaad6622
    @liibaansalaad6622 4 роки тому +2

    Waa talooyin fiican sxb waxbadan iga anfacay

  • @cabdikariinnaaleeye7588
    @cabdikariinnaaleeye7588 4 роки тому +2

    Shuey 8 pack 100k hala gaarsiiya

  • @cayuuniqurux3951
    @cayuuniqurux3951 4 роки тому +1

    Thanks wllky mcn allaha kaa raali noqodo waa nalataliday wlhi allaha kuu daayo caqaligaga

    • @asmaosman6366
      @asmaosman6366 2 роки тому

      Mnsha allah wll alle caqliga ha kuu barakeeyo

  • @OMARXAREED
    @OMARXAREED 4 роки тому +1

    Horey usoco walal Shuab

  • @naciimasaleeban9225
    @naciimasaleeban9225 4 роки тому +4

    Mnzhallah akhii long life Allah keep you

  • @caishamaxamed5264
    @caishamaxamed5264 4 роки тому +2

    m a wallkey wad mahadsnthy sida wangsan e ad nodhiri kalise

  • @kaynanshire9982
    @kaynanshire9982 4 роки тому +2

    M.a shucayb wall wad mahad santahy keep going bro

  • @nimcomohamed6746
    @nimcomohamed6746 4 роки тому +5

    Masha Allah wllky keep going aan kuleeyahay

  • @nimcoladan251
    @nimcoladan251 4 роки тому +2

    M.a shyp run ahanti wax badaan ka faiday. Sida push up bilow hda wax yar iidhiman inaa push up caadi sameeyo thnks

  • @softwareman3292
    @softwareman3292 4 роки тому +2

    Zxp wan ku tagera hormarkaga horay ha usodo

  • @cudoonbeautychannel2472
    @cudoonbeautychannel2472 4 роки тому +7

    Mash allah dag daga ma fiicno waxa ladhaha sheydaan ayaa dag dago illahay hana xasiliyo Aamiin...

  • @zakariaabdirahman1005
    @zakariaabdirahman1005 4 роки тому +2

    Masha allah wax badan ayaan ka faa iday noo soobadi insha allah

  • @raxmoruxii7408
    @raxmoruxii7408 4 роки тому +2

    Sax wllhi runtii anigaa ayaa igu dhacarey tas lakin waxbo uma arak lakin hada ayaan raba inaa kuguulesto insha Allah wan rajeeneya inaa kugu leesto insha Allah

  • @mohameddek3103
    @mohameddek3103 4 роки тому +2

    Msha allh mhd santahy
    Zhp shuayb 👍👍👍

  • @SalmaMohamed-ve4zz
    @SalmaMohamed-ve4zz 4 роки тому +2

    Wll huray usoco wll hurmar wacan ayan kurajeyna i.aa 👍👍👍

  • @kaafitube8898
    @kaafitube8898 4 роки тому +2

    Shuayb8pack wll sare nolow
    Sxb mudan in lagu daydo

  • @biglion8031
    @biglion8031 4 роки тому

    Thx zxp qali wax badan aya nofa ideyso nolow bro ebid

  • @sacdiyocakariye546
    @sacdiyocakariye546 3 роки тому +1

    Mansha allah allah haku sharfo wax yaalo badan oo aanin ogayn baad ishegte 👍🙏

  • @TestTest-lr4zj
    @TestTest-lr4zj 4 роки тому +2

    Malinkazta waxan jeclahaY in aad muuqaal noozo galiso qalbiGa ka salamaY wllo sbbto ah izkuma haysto kaliya fanskaaga waxan isku haystaa familygaaga☑

  • @abdulnasiblegends6920
    @abdulnasiblegends6920 4 роки тому +2

    Aad iyo aad legends mahadsanid

  • @kasaare
    @kasaare 2 роки тому

    Alla hakaa Ajirsiiyo Sxp Mcn❣️❣️❣️

  • @muniiramaxamed750
    @muniiramaxamed750 4 роки тому +3

    Thanks sidee ila tahay waa qoralki igu horeya horeyay dhab ahaanti anigon muqaalka dhanesan ayaan soo qoray qoraalka waad kumahadsan tahayhy muqaalka sida aad nogu soo duubtay runti waa 10 kii daqiiqo ee igu qimaha badnaa abid so aaad baan kaga mahad celinaya wll qaali ah waa 7qodb ee nolosheda badli doonta inshalah adigana ajar allha kaa siiyo guuleeyso pro😍😍😍😍

  • @filsanmed6639
    @filsanmed6639 4 роки тому +1

    Wa rounta shuab walal

  • @muhiimqurux
    @muhiimqurux 4 роки тому +7

    Masha allah wllkey wlhi waa sax wan dhuminaa waqtiga insha allah wan kafa i deysanayaa insha allah adna wad ku mahadsantahy wanadadana wan ku qancay wllkey mcn wad mahadsantahy ilahay dabigaga ha dhafo amiin amiin insha allah

  • @qaaliqurux1108
    @qaaliqurux1108 4 роки тому +3

    Masha Allah walakeeyga thanks keep going

  • @user-bi8my4gu4j
    @user-bi8my4gu4j 9 місяців тому

    Masha allaah guulayso walal qaali ah ❤❤❤

  • @yarmalinkocade92
    @yarmalinkocade92 4 роки тому +2

    Wlhi tuna waxy tahay ad noo sheegtay zxb shucayb

  • @abdullahiabdi9743
    @abdullahiabdi9743 4 роки тому +2

    M.a sxp aad baan ugu helay wlahi wana arkay dad sidaas ah

  • @farhiyaabdullahi7191
    @farhiyaabdullahi7191 4 роки тому +2

    M.a walalkey shuceyb txnz

  • @abdifatahmohamett6316
    @abdifatahmohamett6316 4 роки тому +2

    Shuayb sxb video noocan oo kale ah no so badi bro

  • @zhucaybguray8758
    @zhucaybguray8758 Рік тому

    Legend aad Ayan ula socdaa casharada aad bixito

  • @maxbuubibnuaxdar8681
    @maxbuubibnuaxdar8681 3 роки тому

    Pro wax wayn ayaad iigu kordhiisay wllhi wado aan ula.aa maaro ayaad unoqotay fure

  • @zaedaliyussuf2616
    @zaedaliyussuf2616 4 роки тому +2

    Waxd tahay UA-camrka kaliya eeen wax ka faaiido alle hkudhowro

  • @queenbushayra9787
    @queenbushayra9787 2 роки тому +1

    mahadsanid wll qali

  • @shaficimohamudhusein6047
    @shaficimohamudhusein6047 2 роки тому

    m.a wll shucayp waan ku tageeraa guul gaar zxp\\

  • @aavlogs6683
    @aavlogs6683 4 роки тому +8

    Thank you so much 😊🙏🏻 king 🤴

  • @abdirazakmohaa8350
    @abdirazakmohaa8350 4 роки тому +2

    Aaad ayaaa umahadsantahay wllkey

  • @Yussufofficial12
    @Yussufofficial12 4 місяці тому

    Laa ilaaha ila laahu mohamadurasululaahu salalahu caleyhi wasalam

  • @zakariaabdirahman1005
    @zakariaabdirahman1005 4 роки тому +2

    Sxpow videogaada walaalhi waa I qanciye sida aad u edit gareesay ee noo soo gudbi insha alla

  • @gaboose114
    @gaboose114 4 роки тому

    Ustaad shuceyb dhiri galiye wanaaagsan

  • @soosproduction3305
    @soosproduction3305 4 роки тому +2

    Ku mhdsnd taladaada wll Shuayb

  • @sucdiciise6505
    @sucdiciise6505 4 роки тому +2

    Hore usoco

  • @sacdiabintuabdikadir7560
    @sacdiabintuabdikadir7560 4 роки тому +2

    wlalkeyga mhdsnid suheyb8pack

  • @phaizabeauty8862
    @phaizabeauty8862 4 роки тому +3

    we’ll said? aqliga Allah hakuziyadiyo wll

  • @madinaosman4584
    @madinaosman4584 4 роки тому +2

    Masha Allah waa Runta bro keep going

  • @saciidmataan1161
    @saciidmataan1161 2 роки тому

    M.a waxbadan ayaad nabartey shuceyb

  • @NajmaClaahi
    @NajmaClaahi 4 роки тому +2

    Mahadsanid 💯💯💯💯💯💯💯wllky

  • @MaryamXasan-k1o
    @MaryamXasan-k1o Рік тому +1

    Thanks brother 😊

  • @maxamedaxmedmaxamuudxuseen7243
    @maxamedaxmedmaxamuudxuseen7243 4 роки тому +1

    Mansha allah Gore usoco wll ale haku gaadh siiyo 10000000000000

  • @mariyazola6804
    @mariyazola6804 4 роки тому

    Woow masha Allaah masha Allaah ilhy haku barakeeyo noloow inteey nolo jirto

  • @amaalsabriye9741
    @amaalsabriye9741 4 роки тому +3

    Masha Allah wll qaali things

  • @abdiazizjanagale6106
    @abdiazizjanagale6106 4 роки тому +2

    Thank you bro

  • @foosiahmed9110
    @foosiahmed9110 4 роки тому +2

    Wuu muuqalkii iiGu fiicnaa een ka daawadey channel kan

  • @Amalkaaba
    @Amalkaaba 4 роки тому +2

    Thanks Legand👍👍

  • @maamecabdalla3356
    @maamecabdalla3356 4 роки тому +2

    Scw

  • @amiinahmed6746
    @amiinahmed6746 4 роки тому +5

    Wllky zhuayb 8 pack keep going zhp qaali waa Ku tageer zanHy👑💟

  • @qanitripplea7784
    @qanitripplea7784 4 роки тому +2

    Masha allah bro thankz

  • @hafsayurub9392
    @hafsayurub9392 4 роки тому

    Maasha allaah. caqliga. wanaagsan alle. ha kuu barakeeyo wlllo

  • @fartuunmaxamed281
    @fartuunmaxamed281 4 роки тому

    Keep going wll shucyb ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎

  • @salmodheeman1365
    @salmodheeman1365 4 роки тому +2

    Mhdsanid ugas waxd no sheegtay points muhiiim u ah nolosheenah

  • @waarikoz2638
    @waarikoz2638 4 роки тому +2

    Sxpo maanta colour kaaga waxbaa ka qaldan

  • @wllmaareye
    @wllmaareye Рік тому

    Waligaa ha quu san nolosha si kasta oo ay kugu gaartid guul

  • @ridwaanhaji3054
    @ridwaanhaji3054 4 роки тому +3

    Motivation man keep going wllky

  • @nimconalka2830
    @nimconalka2830 4 роки тому +1

    Mnsha alal ale haku xiftiyo walalkay

  • @YouTuber_shorts2023
    @YouTuber_shorts2023 4 роки тому +2

    Keep going pro 8pack