Haji soo Dhawoow waa runtaa cod wanaagsan ayuu ku soo biiriyey fanka Somaliyeed waxaan isku daynay in heesaha Somaliyeed lagu ciyaaro sida Qoobka ciyaarka iyo music aad u mac mahadsanid
Jaceeylka kolkaan jiro iyo kiisee kurbo loo maro waaye heeheey aniguu i kabaalee waa i soo kediyee kushka ii galayee shabshabloow shiinka quraanka ninki sheega ma shalaayee
waa xuxuus aad u wanaagsan iyo waqti fiican ayaan ku soo qaadanay mahadsanid Legend Salah Bonge
Mohamuud soo dhawoow aad baad u mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad noo xasuusatay mahadsanid
Xusuus is killing me now
Xasan Axmed Shariif Bass guitarka waaye okey , aabihiisna waxuu tumi jirey koorneetada , Alaa yaraxmo
Leone soo dhawoow waa runtaa Ahmed Shariif trumpet ayuu tumi jiray mahadsanid
Music inaba caadi maaha allaah ha idin wada barakeeyo dhaxal umadeed ayaa ka tagteen. Waxaa tihiin rugni ka mid ah kuwa ay taagan tahay umadda soomaaliyeed. Sulfa codkiisu wuxuu ahaa mucjiso
Haji soo Dhawoow waa runtaa cod wanaagsan ayuu ku soo biiriyey fanka Somaliyeed waxaan isku daynay in heesaha Somaliyeed lagu ciyaaro sida Qoobka ciyaarka iyo music aad u mac mahadsanid
Jaceeylka kolkaan jiro iyo kiisee kurbo loo maro waaye heeheey aniguu i kabaalee waa i soo kediyee kushka ii galayee shabshabloow shiinka quraanka ninki sheega ma shalaayee
Maxa laa ka wada?
Thanks Saalax waxaan is leeyahay sawirkan waa adiga, Sulfa iyo Xasan Sharif
Waa runtaa walaal Mahadanid
Saalax Bonge Mahadsanid. Markan durbaanka ayaad tumaysaa.
Soo dhawoow maadama aan ahay rhythm nin ku shuqul leh drums, Congo drum, bongo ,rhythm box , mahadsanid
Maxaa kurta loogu shubaa kuleeylka isoo karkaraaya kub loogu siiyaa?
good
Waqtigii fiicnaa yaa soo celiya
Insha ALLAAH waqtigii fiicnaa waan heli doona
Xoorkii laga dhamiyo xusuusbaa geela lagu xero geeyaa. Saalax thanks
@@ayanahmed1487 waqi wanaagsan ayaa na soo maray Ayan Ahmed
heestaan xus
Iderow soo dhawoow heestan aad Bay u wanaagsan tahay mahadsanid
Saxophanka yaa tumooyo ? Muse miyaa ? Alaa yaraxmo
Saxophonka waa A.U.N Muse Mohamed
Wa xasuus qali ah mirahan danba waxa iska allaah nin ah aadeya salax magac Soo sax maho wuxu daganeya iskulkiga boodhare madax toyada agteda iyo tawakayadi lamiga saran kkkk
Guitarka maqal