MA ANIGAA NAAGKALE DARTEED GURIGA LAIGA SARAA!!!!😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • Asha iyo Shay iyo maseer

КОМЕНТАРІ • 589

  • @Ashaandshay
    @Ashaandshay  4 місяці тому +34

    PLEASE SHARE DHAHA ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @TsehayneshTesfaye-su2jh
      @TsehayneshTesfaye-su2jh 4 місяці тому +5

      I just did mcto keep going ❤❤

    • @sowdabinufindhee7357
      @sowdabinufindhee7357 4 місяці тому

      Inader waxN kuleyahay guurga kashaye iyo korkag

    • @munadeg-aware1022
      @munadeg-aware1022 4 місяці тому

      Share iyo like hadii anuu kugu caawin waynu maxa kale oo aanu ku qaban lahayn ❤

    • @deqasheikh5396
      @deqasheikh5396 4 місяці тому

      Mcnto qalbiga Allah kuqabojiyo

    • @S.USAwg6ux
      @S.USAwg6ux 4 місяці тому +2

      Abyo kolka hadalka dhahaysid yacni Sasa noqonaa aa dheheysid Insh.Allah ku dar Allaha ku barakeyo dhib walbo ku haysto Allaha ka dul qaado

  • @badrabashiir185
    @badrabashiir185 4 місяці тому +29

    Abaayo saliga nabiga iyo istiqfaarta badso wllhi wax walba way kuu hagaagayaan ilaahay is hor dhig qalbi😢❤

  • @XamseMohmud
    @XamseMohmud 4 місяці тому +15

    Asha waxaan manta arkay adoo yar oo Faysal iyo filsan wata oo dhoocil Yara ileen gabadh yar tahay😢😢❤

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  4 місяці тому +1

      2014 kii wayey markan marekan so galay🙂

    • @XamseMohmud
      @XamseMohmud 4 місяці тому +2

      @@Ashaandshay m.a adigiiba yaa ku mooda TikTok kugu arkay wax kale ahayd wlhi

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 4 місяці тому +7

    Wixiii kheyr kuuu ah allaha kuu sahlo, naagta iga cun naag karooon baaa tahay waliba gabar somaliyeeed baa tahay, cadaan muxuuu sheeegaaa, is adkeeey Date naga sooo adkeee inuuu naag qabo xitaa sooo xaqiiji laga yaabeee inaa wax tuhuntay lkn wax cad nooo keen, runtiii waad qurux badan tahay masha Allah, reerka allaha kuuu barakeeyo Shay allaha kuuu sooo jeediyo

  • @safiyaabdiaziz1829
    @safiyaabdiaziz1829 4 місяці тому +4

    Masha allah wale gabadheenu soomaaliyeey waa fariid isqurxi adigu waad kusaxantahay naag xunoo cadaana miyaa gaadhaysa gabadhayada ale hakuusakhiro ninkaaga nina naago lagaraacye hadalo macmacaana kusoojiido xabiibtii khayr baan kuurajeeynayaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanHassan-c2w
    @MaryanHassan-c2w 4 місяці тому +2

    Aashooye Allah kuuyeelo saad rabto boqoradeen

  • @Hamkiz
    @Hamkiz 4 місяці тому

    Asc Caasho danteed garad noqo mar hada Ilahay iskuxirto ninkaga sifican oladhaqantid you wl be good, naag kale waxba kama gelin ilmoley tahay mansha'Allah tabarak'Allah big up gawar farxada io quruxdaada io hormarkada Lee firso wixi kale Allah kudaa 🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @dekaahmed6738
    @dekaahmed6738 4 місяці тому +1

    Walaley duceyso waxba asaga haku kalsonan Allah ku kalsoo now maxaa waxaawaye ninka ninka😢

  • @ShukriIbrahim-u3t
    @ShukriIbrahim-u3t 4 місяці тому

    Casho rabbi sidaad jeceshahay ayay ku noqoni, inshaa allaah.❤❤❤

  • @dhaldarwish123
    @dhaldarwish123 4 місяці тому +17

    Please Shay come back your home and beautiful and strong wife 💔 you never get women like asha

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 4 місяці тому +21

    Ilaahay gacmaha kor uga taaag oo bari saliga nabiga akhri istiqfaarka akhri ku celceli yaajabaar ujburnii ku celceli allah samirka hakuu adkeeyo

  • @MUMTAZSEID-t1w
    @MUMTAZSEID-t1w 4 місяці тому +10

    Kkkkkkk alla caasho dhibadanaa hadan masero xoogan yeshaa xabibti ilahayaw icarbi dheh dintenu gabdhuhu ha isqurxiyan bay tiri saasuu udharerini waligaa saliga xabiibka haka tagin

  • @MeimunaabdiMohamud
    @MeimunaabdiMohamud 4 місяці тому +14

    Abyo sirtaada iyo waxa damacsantahay ha sheegin yaa lo fasirine somali Amin malahanee

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 місяці тому +1

      Waa talo fiican

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 4 місяці тому +2

      DADKA dhahayo SIRTADA qarso CASHO waxan sirmaahan bentan dhan lacagey kuradineysa ok

  • @sahraelmi9387
    @sahraelmi9387 4 місяці тому +15

    Asc naag gurigaan ha iskakeenin waayo wey in sumey kartaa meel kale kafakir jaceyl waad helikartaa waxaa tahey gabar yar oo qurux badan mash Allah waa ilo talo

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 4 місяці тому +18

    Ashia abaayo wax jeceshahay kheyr ku ah ilaahey ha ku sahlo arinta way adag tahay ilaahey xagiisa wazba kama in quluubtiisa badalo sida sgakay ku ahay si wanaag ku noqdo rajeena family farxad wanaag ku wada joigo noqotan

  • @fadumojama5716
    @fadumojama5716 4 місяці тому +6

    🌹🌹🌹abaayo waxyaabaha qaarkood Xafido Waayo waxa aad leedahay wuu turjuman karaa. Marka waxwalba aalad lama dhigo. Wixii damacaagu yahay adiga hayso. Arimahaan muhiim Maaha inaad Nala wadaagto.

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 4 місяці тому +11

    insha Allaah ma tiraahdo! M
    Ninka’Adaa iska saaray !! Waayo !!
    Adaa Sidii Somaligii ula Dhaqmay !!
    Jirkaaga haku mashquuin Baryada -
    Allaah ku bashquul iyo inaad ilmaga -
    Diinta ‘Bartid, Si’Ay kuu Angacaan iyo-
    Aakhiro iyo Adduun

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 місяці тому

      M.A TALO FIICAN ODIINI AH
      MAR HORE AYAN DHAHAY INSHAA ALLAAH MA TIRA MIYAA

  • @umuraashidhassan6973
    @umuraashidhassan6973 4 місяці тому +3

    Asha nabiga kusali Scw, wanku soduceynaynaa adigana duceyso insha Allah. Ilahay culeska fudeed hakuugu badalo.

  • @cebla7849
    @cebla7849 4 місяці тому +1

    Inaa Ilmahaaga iyo ninkaaga aad been iyo kidbi ka sheegto maa irzaaqada kaa gashay😂😂😂😂😂 Balaayada a aad sheeganayso Yaan laguu aqbalin xabiibti. Aaqirka Ninkii uuraa ii sooceliyay in nala dhoho aa rabtaa 😂😂 Kuwo guriga u joogo muu kugu xishmeeyo 😂😂😂
    Nin Soo zinaysanaayo oo naag xaarana La hurda aan ka hadleenaa calashaan 😂😂😂😂😂😂

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 4 місяці тому +9

    Cashoy horta hadey run katahy ninkada ilahey haku so cesho family qurux badan ayad ehedene❤❤🤲🤲

  • @Beingme541
    @Beingme541 4 місяці тому +5

    Asha Somali drama we jecel yihin lakin wax kale noso Gali minfadlak marar Ka qar mowducan Ka dhac

  • @ismahandeksan7492
    @ismahandeksan7492 4 місяці тому +1

    On a voit pas réel et on a connaissance pas si il est bon ou pas comme on a voit UA-cam ton mari a aimé beaucoup toi et tes enfants c’est difficile comme on trouve un homme qui faire pareil tes enfants et ses enfants l outre personne comme ton mari mais il y’a l homme comme ton mari c’est rare comme on trouve disant alhamdouililallah tout les temps n oublie pas ; on a voit UA-cam fille qui parle comme toi après histoire faux juste pour faire pour trouver beaucoup abonnés mais on a connaissance pas ton histoire si c’est vrai ou bien faux c’est le dieu seul qui voit à toi mais nous sommes confiance à cause dieu et nous sommes la a cause dieu si nous sommes islam et aussi somali …
    t inquiétez c’est un petite chose c’est examen dieu c est Dieu qui regarde ton passionné ça va finira bon c’est toi qui vas gagné tout les temps et c’est toi seul qui belle tout les monde ❤❤❤ si nous sommes islam et aussi tous somali mahamed: Djibouti ; Somalie ; hargeisa ; éthiopien ; kenya nous sommes tous avec toi et nous sommes là à côté toi toujours …
    Je souhaite bonne chance et bonheur infiniment toi et t’es enfant et ton mari Incha allah

  • @QueenXaawa-w3l
    @QueenXaawa-w3l 4 місяці тому +1

    Asc Ashy marka hore Abaayo tala naso way disay amaba inaan fikrad kugu darsano mar ka ani ahaan tayada waxn kugu la talinlahaa La dirir la heshii ba ka roon adiga ninka sasabo sojiidasho same marwalba dhanka wanaaga fiiri hadan lakala roonayn roob mada aa layiri dantaa da maqaar ay ba loogu seexda ninka hada ada ubaahan isagu kuma baah na ilmo aan Aabo kula korinayan waad wadata marka dantaada aqood oo ku dadaal inaad mar walba isku buuqdan oo isdagaashan inaad heshiisan ba ka roona iskuna samra xita hadaad dhib isku qabtaan ilaahy wuxu jecelyahay kuwa sabra

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 4 місяці тому +1

    Oo hada sir maba kuuqarsano soo UA-cam makaa arki doono koley wax ufasiro mawaynaayo

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 4 місяці тому +4

    Waxaan ogaadey naagaha Somalidu in aay raga somalida kaliya isku waalan bahdilaada ajanabi aan diin lahayn waa lugu taageerin Gabadhaan wareersan hadii uu wiil soomaaliyeed Naag xalal ah la guursan lahaa waa la caayi lahaa 😊😊😊😊

    • @FaizaAbdi-qd2tp
      @FaizaAbdi-qd2tp 4 місяці тому +2

      Haa walahi bal gabdhan waxay dhureyso dulinima uerkaa

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 4 місяці тому +1

      @@FaizaAbdi-qd2tp hadii uu nin Somali ah guur xalal ah la guursan lahaa way is waali lahayd mid aan diinlahayn oo Zino ku jira baan guriga keensan bay leedahey

  • @ugbaadaragsan4852
    @ugbaadaragsan4852 4 місяці тому +7

    Abayo nadafada ku dadaal wlhi isaga yaabi doona

  • @ShabcaanAadan-u5z
    @ShabcaanAadan-u5z 4 місяці тому +5

    Wlh tan.adiga kuhaysata mid kadaran ayaa ihaysata rabbi qalbiga hanoowada qaboo jiyo abaayo❤

    • @nooranoor7774
      @nooranoor7774 4 місяці тому

      Amin walalo

    • @fatimamohamud7555
      @fatimamohamud7555 4 місяці тому

      Ilhy qalbiga hauqabojiyo astaqfaarta badi io saliga nabiga I.n ilhy qalbiga kuqaboojin❤😊

  • @XamdaCabdi-wd3mk
    @XamdaCabdi-wd3mk 4 місяці тому +6

    Illaahay wll ubadka hakula koriyo nin faido male sidaad ubadkaa kukorin karto kumashqul qalbigaagna allaag kuxir

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 4 місяці тому +4

    Abyo horto wan kuso ducena lkin nak haso dhawesan yey kusumen adika iyo carurt nak faido maloho cadan iyo madowba inshallah samir adkeso❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 4 місяці тому +2

    Brother Shay should appreciate this beautiful family and very strong wife that he has, I think both of you have amazing healthy children that you should be grateful to Allaah the blessing that he bestowed on you, Pls both of you should protect and provide security this young children and forget the rift between you two , but first these amazing gift that you both share your children, May Allaah bless you and protect you both and your children ❤❤❤

  • @sadiaabdi7511
    @sadiaabdi7511 4 місяці тому +1

    Naag idin so dhaxgasho kuguma duceynkaro ee baby iskukiin soo dhaweeyo oo cafimad qabo Allaaha keeno Aisha abayo Naag waa musiibo Allaaha kaaqabto sharteeda & shar kale ❤❤❤❤❤

  • @QadroMxamed
    @QadroMxamed 4 місяці тому +1

    Abaayo adiga iskufilnaaw oodanahaaga garo haduu inka qeerkuugujiro ilaahay hakuusoocaliyo😊

  • @suhadheman6644
    @suhadheman6644 4 місяці тому +2

    Naa casha waad waalantahay cidku qabata miyaad wayday ninka haba guursade lkn mida gurigaan soo gashanaya waxaasi waa waali

  • @soowe166
    @soowe166 4 місяці тому +2

    Say ان شاءالله sister

  • @hilaacdaahir2254
    @hilaacdaahir2254 4 місяці тому +1

    Abayo mcn waxa layiri duqsigu dantisa ayuu faraha ugula jira ee abayo dantada eego oo caruurtada ku korso waxan wa bila aadam marka sidas ayuu kugula talinlaha

  • @siraadsiciid9123
    @siraadsiciid9123 4 місяці тому +3

    Samirka badso guulbaa lagu gaaraa dagdag sheydaanbaa iskaleh❤

  • @AragsanAhmed-go3rb
    @AragsanAhmed-go3rb 4 місяці тому +1

    Caisha waa markii u horaysay ee comment kuso qoro wanan la sacday arintada waxan kugu dadrasnalaha inaadan ku dagdagin arinta gabadha oonadkala hadlin check gare inad uur ledahy hadadledahy I hope inuu kuso noqdo hadii anad lahayn kalahadal arinta gabadha waxa xun inad arinta gabadha kala hadasho oo uu ogolado gabdhina giriga keeno adna aad uuryelatid marka waxan ku odhan laha horta uurka ku horee inaad hubiso inad ledahay wll wanan kuusoo ducaynaya

  • @FarhiyaGele
    @FarhiyaGele 4 місяці тому +2

    Naa naag beesho naagtaan faraha ka qaad hadayba naag jirto ee nin ka si kale u soo dhacso kheyr badan baan kuu rajeeyey ❤❤❤❤❤

  • @SahramursalXasan
    @SahramursalXasan 4 місяці тому +2

    asc abaayo caasho labo hawlod baa isku kaa galay alleha saqiree walac iyo masayr

  • @bashirqasim7054
    @bashirqasim7054 4 місяці тому +4

    Asc walaashay meeshii khayr kugu jiri Allah ku wafajiyo, anigase waxaa iga talaa inaad tirahdao Allah 4 Dumara ku baneeyey ee aniga iyo Caruurtayda xaqa aan kugu leenahay na sii, wajigana ha u badalin markuu imado soo dhawee, adigana waa ceeb inaad qol kale seexato hadaa xanaaqdo ama Umul tahay dhinac kale u jeeso balse waligaa hays barin dhaqankaas walaashay, ldhibna kulama rabo waxa khaldan ayagaa isi saxaaya hadii Allah idmo. Canaadka iyo xinkana iska Ilaali, iskana Cafi Qofkasta oo khalad kaagalay. Khayr baan ku rajaynaa🎉

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 місяці тому +1

      M.A WAD WANISAY QAYR ALAHA KU SIYEE
      CASHA WA FARIID HORTA LAAKIIN ANIGA WAN QOSLA MARKAN DAAWANAYO WAAYO
      CASHA WA SOMALIYAD SAX HOYADED WA AMHARA SAX GABAR HABARYARTAY DHASHAY ISKU DHIIG YIHIIN O AY SOKORISAY AAYADED O AXMARA AH KULAYL FARIIDNIMO WAA DAB DADNIMO LIBAAX MODA WALHY HABAR WADAGTAYO MARKEYSO SOCOTAN SII FADHISAN JIRNAY
      WAX WALBANA SIDAY URABTO AYAN UGU QABANAA EEY IGA WEYNAYD REER JABUTI WEYE MARKA CAASHO
      LAYAB MALEH LAAKIIN NINKA INU JECEL YAHAY WEY CADAHAY
      DADNIMADEDA
      E WALACA SII GUBAYA

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 4 місяці тому +1

    Samirka badso inshallah

  • @Koorre
    @Koorre 4 місяці тому +1

    Nin cadana ma waxad sugeysey inuu waliga kula joogayey cadanka ma shalay ayad baratey

  • @umuabadi
    @umuabadi 4 місяці тому

    Markaad tagtay. Wadankaagii. Ayaa. Lagugu. Ileeystay. Ee quraan. Aqriso. Maslaxadaadana. Fiirso. Ninkaan. Waa. Nin. Fiican. Ee Illaahay. Insha. Dadka. Allaha. Kaa. Qabto. Illaahay. Saa jeceshahay. Allaha. Kuu yeelo. Ireland’s. Allaha. Kuu adkeeyo. Waa. Hadiyad. Illaahay. Ku Siiyay. Naadhal Insha. Allaah

  • @ImanHassan-w6z
    @ImanHassan-w6z 4 місяці тому +2

    Caasho Masayka jooji abaayo maraykan ayaa joogta nin baryadiisa kor uga bax afrika ma joogtid nolashaada Hore u Wado

  • @HamdaYusuf-f4j
    @HamdaYusuf-f4j 4 місяці тому +5

    Ilahay arimaha khyr hakaga dhiigo intaanad naagta so galin texti gare uurka kadiib goaankaga qaado

  • @Hamda-s6x
    @Hamda-s6x 4 місяці тому +4

    Inshallah dheh wley ilaahey baa og waxaad noqon inad 2sano gaareyside

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 4 місяці тому +2

    Ninkaagu haduu kuu fiicnaa markii hore imikana ilaahayoow isku kaaya sakhir dheh wllo ❤

  • @umuabadi
    @umuabadi 4 місяці тому

    Marka hore. Waakusalaamay. Caasho. Habaryareey. Wax yar I ayaan. Kula wadaagayaa. Mida. Koosar. Mascaras. Fiirso. Maheleeysin. Nin ilmo uusan dhalin. Korinaaya. Waayo ilmahaaga. Agoon. Maaha. Baladii. Dhalay. Wuu raaxeeysanaayaa. Marka. Gurigaaga. Joog. Maslaxadaadana. Fiirso. Ninka a. Haka tagin. Hana cayrinin

  • @Nanuu-ny7ri
    @Nanuu-ny7ri 4 місяці тому

    Ha degdegin wll quruxeey. Arrnka naagta totally ha samaynin. Albaab qaldan ha isku furin fadlan. Ducayso in Ilaahay wanaga kuugu soo celiyo

  • @SahraAli-b1c
    @SahraAli-b1c 4 місяці тому

    Maalin,kasto,ninkaaga,lee,hakasheekenin,usamir,ilmahaaga,AA bahood,waaye,ama,wadan,fiicana,joogàye,shaqeeso,si,aad,oga,maaranto

  • @maryamomaanka1289
    @maryamomaanka1289 4 місяці тому

    Ashaa mcnto rabi talada saaro wlhi wad guleysaneysa saliga nabiga iyo istaqfaarta bad so sunada badso salatu leylka tuko mcnto aniga waan kuu soo duceynayay ubadka allaha kula koriyo ninkagana alle ha ku soo celiyo qalbigisana ha ku soo jeediyo 🤲🏻🥰guuleyso abayo mcn🫂💋❤️ naagta xunta ah na quruxu iyo dadnimo kuguma gaarto haka wal walin wey niiga dhax bexeysa doofarta 😏😠

  • @SacidoAhmedMahamud
    @SacidoAhmedMahamud 4 місяці тому

    Please my dear brother Shay come back your home and beautiful wife asho never get woman like asho ❤ nolosheydii istareska iska dhaf mcn wllhi wan iska oya markan ku arko wllhi 🥹

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 4 місяці тому +2

    Shaydaanka naar wllo allah sawjkaaga hakuu barakeeyo ducayso❤😢

  • @mariamhashim9014
    @mariamhashim9014 4 місяці тому

    Fariid good thinking Asha💯👍🏽❤️‍🩹
    Waliga lakiin naagta guurigaga ha keenin walal iska ilaali

  • @SacidoAhmedMahamud
    @SacidoAhmedMahamud 4 місяці тому

    Asho abyo mcn wllhi wax kasto kula dharemaya nolosheydii inshallah wad guuleysani qubax kasto labo maro oo Quran laa aqriya oo sadaqo aa culumada kugu shegi arinta falfican ku dhamani abyo wax kasto ilmaha dhartot usamey ilmahada dhartot baqtiga loo cuna aniga 2jir lii furey hadana iska sabreya wllhi wuu idili jirey lkn hada qater rabii ku dhacde waa curyan aniga wax iga suga alxm 😢

  • @shackzsharif1629
    @shackzsharif1629 4 місяці тому

    Asc abyo plz pray to you lord.u know when you make noise on men they might not forgive you.they need cool words be careful.shakiga iska daaf laga yaba inuu naag laa joogin oo athiga kuguxumeynayo marka abyo hadii naag guriga keen tirahdoo u don't know what will be your tomorrow ninkaaga hakuwayniin sithass .marka kulankaas waxaad kadigtaa inn aad sasabta oo radhi galisaa oo aad rirahdaa waan kaa qaldanaa iga radhi noqo u see.u muji inn aad jeceshahay.hadii uu kaa dido waqti sii assa soo labanayo hadii aad kucelcelisid baryada lkn hadi uu kaa diido adna aad haysanin option kale waad iska try gareen kartaa wayo hoyo shaqeysa matihiid.Allh na iskuxir shanta salathod waqtigoda tuko soon suna ahh soon.Allah bari salatu leyka isku diib waad guleysaneysa saliga nabiga badhii waliba midka ibrahimiyatha naag athigaba ogolanwynin inn eey guriga kula joogto marka maxa iskugu qasbi waxaad awood uhayniin marka habibti Allah hakufududeyo idea gaas haduu kheyrka kuugu jiro

  • @XasanYare-qt4kg
    @XasanYare-qt4kg 4 місяці тому

    Abayo macn niyada khayr usheeg wana kusoducayna qurux leydayda❤❤❤❤❤

  • @زمنيفة
    @زمنيفة 4 місяці тому

    Xbbt m.a waxaano dhan waqti buu galiyay xirxiritaankoda qarash ka sokoow e waa nin kujecele niyada kheyr usheek xbbt naagna hakeensan farxadooda inad ar aragto xitaa wey kudhibi doonta hadhoow

  • @allinonechannel-foreal
    @allinonechannel-foreal 4 місяці тому

    Asc apyo mcn... apyo ani waxan donaya in an hal wano kugu darsado.... tas oo ah .. shay lafadiso kadaadici in ay ilmaha Daman adiga wada dashay.. ay iskuga kamid yihi.. odna wada jeceshahy Daman oo adna uogolanyn Mid kod in uu basement tiga ladajiyo . oo as familka gana jeceshahy oo sinaba in uu burbura donyn .. tan labad abyo waxeytahy.. adi mardow aya ilmo kasolabteyn. Waxna wad barataa marka contraceptive pills isticmal ila ad wax barashadada kadameysid .. teda kale ninka kahar muda hal isbuc ah .... routine na nosodub . Challenge ilamahaga lasodub .. sodub adiga oo ilmahaga games ladelayo .. .. sirtadana yu oganin

  • @ikramali3433
    @ikramali3433 4 місяці тому

    malinba sheko cusub Nola idow dad ka ilmo me umalesa na walaga aqli badanhay naso🤦‍♂️🤦‍♂️😏😏

  • @zuzuqurux6828
    @zuzuqurux6828 4 місяці тому

    Asho guriga naag ha iska keeniin caruur yaryar baa ku joogto niinkan faraha ka qaad ilaa uu isaga isaso garto

  • @nasramohamed9086
    @nasramohamed9086 4 місяці тому +1

    Hal arey imadafo abyo illhi saa jcshy hakusameyo

  • @mansoorhasan6880
    @mansoorhasan6880 4 місяці тому

    Musasel weye shekadada wan kugu cusbahey abyo so abet Somali karti badan weeye lkn Naag guriga ha keeni please Carurta korso isaga. So dhawe bilkga ka qaado sida shegey so isaga shaqeey adkarta badso ilhey isu xir shib ka dhah ilahey aya kula jira alhdulil dheh isaga irdayaa imanya laaxawala wala quwada badi abyo cibadeyso nagta cadaanka ciyalka ha dhax keeni wan kuso duceynaya Alle ha ka qabto qumada

  • @ZaynabIbrahim-bp5hj
    @ZaynabIbrahim-bp5hj 4 місяці тому +1

    Mnsha allah isku tasho xbbti hantaadane dhexda uxidhnaw ilaahayna baryadiisa badi insha Allah khayr

  • @QamarAbdulqadir-zn4pb
    @QamarAbdulqadir-zn4pb 4 місяці тому +1

    Abaa Aisha wllhi waxbadan ka faiiday ewal gabar xun kugu heestay blse caqli leey thy m .a

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 4 місяці тому

    Dee soo cesho ninka balo iska dhig ninka soo sasab caruurtada Ku korso reer xamarku waxay dhahan isjilci qof yahay is jilci illahy ha kula garab galee

  • @ismahaan12
    @ismahaan12 4 місяці тому

    Waa aniga oo mar labaad kuu soo noqday si kastoo aadan u jecleynbinaad uur yeelato isku day inaad uur qaado haduu jecelyahay ilmo laba gooraalaba adigaa faaiido qaba ubadku waa Nimcooyinka Alle bixiyo Tan ugu qaalisan ee hadiidin hadiyada Eebbe 🎁balse Naagta ha la wadaagin ee macanto jooji page naagta aad leedahay guriga keenso miyaanad arkeey naaga la waasha istareeska macaanto naagta borogaraamkeeda bedel please and please.❤

  • @FosiaIssa
    @FosiaIssa 4 місяці тому

    Assalamualaikum Aisha waran
    Walashay naag gurigaaga ha keenin noloshaada ayay kaa baa bi in
    Ha kaafogato
    Illahay adiga iyo caruurtaada ha idin xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 4 місяці тому

    communication kuso jidan karta. la fadhiso u sheeg jacaylkaga iska sasabo abayo. naag dhan ha isku so dhisin. fikrada naagta way ila qaldantahay, ma jirta horta nagtu ?

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855 4 місяці тому

    Asc
    Abaayo Macaanto
    Talada wanaag san Allaaha ku wafajiyo laakin waxaan ku odhan laha naagta hadey jirtoh gurigaaga ha keenin laakin nin kaaga labalan oo suu"aalo weydi sidey wax u jiraan Because hada wuu didsan yahay wuxu isu arkaah inu khalad ka galay oo aad u dhaar san tahay ama u xanaaqsan tahay marka Adigu isdaji hadu kugu yidhaahdo nagtaan warabaah Adigana waa ku rabah okej ku dheh markas gurigisa haku so noqdo nagtana meeshu rabo ha u joogto ee Adiguna nagtaas haso hadal qaadin wakhti gaana nookala qaybi ku dheeh si aydan iskugu dhiciin ee qofkasta tiisa u ilaal sado hadu sidaad sheegeysid u ilmo jecel yahay na dhan kaagu kuso badana hadaad ur uledahay na uga farxi
    Laakin naag hakeen san biley sunku siisey yaa og gaaladan markay maseerto wax kasta kasuur toobah ileen diini celin meyse iska jiir🤔
    Subxaan Allaah
    Ilaahayow xaqa nagu suug

  • @rukiaelmiabi3645
    @rukiaelmiabi3645 4 місяці тому

    Eedo Saliga Nebiyulaahi Calayhi Salaatu Wasalaam maxamed akhri 100 jeer

  • @fashion20001
    @fashion20001 4 місяці тому

    Asho ilmahaga dhan hoos uso rar adine lasexo qolka hoose quruxsada sariro iskor saar udhig wilka iyo gabadha weyn gabadha yar iyo adi sarir quen ah dhigta 2da qol ninkan free uga dhig ilmihisa hau sharxo tusi qol inu wax weyn kala maqnen yanyurta ne iska saar meshas clean kadhig taladeyda wata is aruri adi

  • @yasmiinomar724
    @yasmiinomar724 4 місяці тому +3

    Waleee in uusan nin soomali ilmahiisa waqti intaan la eg siinaynin abaaayo allah ha ku soo nabad celiyo xajigaag buuq la aan inshallah

  • @FaadumoAli-qs8bh
    @FaadumoAli-qs8bh 4 місяці тому

    Abayo mayelayo nagkeso guriga waxu isdhah way kudacawen ilen waxad gudube hadu keno guriga nakale

  • @xawocali2841
    @xawocali2841 4 місяці тому

    rer qurux badan ba hystaaa abayo xajiso caruuro kala aabaaa faido malahan wa stress miran ninka wax kasta uu yahay ilmihiisa cid uma dhaanto adna wax kasta aad suubineyso inshlh ka horeysiii best family ❤🎉💋🙏

  • @FowsiyoDd
    @FowsiyoDd 4 місяці тому

    Asc Asho please markad la kulanto adiga waxad daremeyso dib dhigo asaga ku dheh maxa ku qorsheysan in u badas ba ku jirin baba laga yaba xoga wa default ina ad guriga nag kale kento

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 4 місяці тому

    Please waarkisa dhaan iskajooji waayo dirtadhi iyo plans kadhi oo idhil baa tafsir lagudhufanaya

  • @hanaanjamal1084
    @hanaanjamal1084 4 місяці тому +5

    Abaayo illah haku siiyo guul inshaa allah iyo samir

  • @caydaruusibraahim4395
    @caydaruusibraahim4395 4 місяці тому

    Asc Asha horta ninku ma muslim.ba mise waa gaal
    Naagtasi kula soo degi mayso aqalka ciyaalku ka buuxan
    qolka u doonayo waxaad wada seexisa Carruurtiisa iyo wiilka yar ee kale faysal saw carruurta adigu maad wada dhalin

  • @aragsanbashir2377
    @aragsanbashir2377 4 місяці тому +1

    Sorry 😢

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln 4 місяці тому +2

    Ninka ninka nink 😂😂noloshu nin maaha😂waxaad jeceshahay allha kuurumeeyo❤

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 4 місяці тому

    Wiilka Diinta bar gee mazaajidka wada barta Diinta please marka reerku wuu idiin hagaagi haduu Qof diin leh

  • @raxmodeeq188
    @raxmodeeq188 4 місяці тому

    wlley ani go aankays ah inaa nagta gurigaga keenaysid waxuu iila muuqda go aan halis badan wax walbana in aad looga fiirsado ayay Ku fiican yihiin hoyo somaliyed baa tahay waxa dhuci kadha adigoo ilmahaga canananaya inay feedyow kaa dubto kadibna police ka ugeyso oo dhahdo naagtan ilmaha waa disha galadu waa Qatar badan yihin ee fikirkaga dib ugu noqo waxa kuula talinaya sidaa ani naftayda ugu talib laha hadii tani oo kale iqabsato guulayso ❤❤🎉🎉

  • @MohamedMohamed-pf4tb
    @MohamedMohamed-pf4tb 4 місяці тому

    Ha uu jojin waxas dhaan abyo dantada fiiraso horay usoco abyo ka dhago xiro ogw ninka marku arko ina daneneso wuu iska sii walala lkn hadu uu ka arko ina dan iyo xajo ka lahen asag ka dawo oradayo lkn mareska iska joji is daji plz bayo qali baa nugu tahy ogw taas❤

  • @imans3899
    @imans3899 4 місяці тому

    Maxaan kuugu soo ducaynaa ma inaad naag kale gurigaaga keentid? Intaa nin raadinaysid ciyalka yay kaa kufsan ninkas aad leedahay naag ayuu la joogaana HIV yaanuu kuu keenin. Naftaada jecloow oo ciyaalkaaga iyo naftaada priority ka dhig wixii kale aad samaynaysid aday ku jirtaa.

  • @NasroCabdirahman-qu4pv
    @NasroCabdirahman-qu4pv 4 місяці тому

    Haa wlhi abyo waxy dantaada ku jirto aa kuu wngsan waayo kligaa ma tihid caruur ayaad heysataa iyagu u sabar dadbaa u maleyo inaad vediyoga uso galineyso dabaal nimo balse dad ayaad dhiira galineysa o sidaaso kale ah dadne wxkasta ka filo xbibti ducooyinka badi is astur is adkeey🎉🎉🎉🎉

  • @haa8793
    @haa8793 4 місяці тому

    Abaayo hakufirsan ninka nagta ajnabiga ah si ilahy ciqabtisa idinkaga reebo adinka din maba barane aniga intas oga tagi lahaa lkn inu mehersadho kuboori hamehersadho please si ilmahaga iyo damantin ubadbadin ciqabta ilahay wey adagtahy

  • @nasromohamed8582
    @nasromohamed8582 4 місяці тому

    Abayo ninkan ha ucalacalin naag somalia tahay nin uur kugu sonoqday kuma rabo eh caruur badan wad haysata iyaga diinta kadhis wadan gala jogta tasa muhima ninkan hadu sonoqdo is okay hadu boqkenona say get out tas watalayda walalnimo.

  • @mohamedsalah1819
    @mohamedsalah1819 4 місяці тому

    Naag aad iyo been badan oo beenley ah baatahey marka Somali way kubaratey qashin Beenley ah stop stop go hell

  • @FaizaAbdi-qd2tp
    @FaizaAbdi-qd2tp 4 місяці тому

    Abaaayoy gabdh somaaliyed oo qurux badan baatahey nin xunoo futo cad haisku jabin ilmaheena somaaliedna nooga ilaali adoo america jooga oo ehel iyo dad leh inaan income ima sogelo fhahdo anigu doqonima uqabaa shaqeyso naag noqon waxaad gaareysaa here aad cidna ubahan

  • @AshaHajiahmed
    @AshaHajiahmed 4 місяці тому

    Naag cadaana ma guri carur ku jogto geysane hadu danesty ma daneysatid ja isku nabnabina ku dhihi laha hadu caraf kugu rabo kaama tagene yeku dhibateyn dadkan

  • @hibomohqmed5672
    @hibomohqmed5672 4 місяці тому

    Magacaygu waa Hibo oo joogta hargeisa somaliland! Waan Ku dawadaa waxaanan kugula talin lahaa inaad reerka si fiican u haysato hooyo waligay maan arkin nin sida fiican manshaAllah ee kula dhaqmo adiga iyo ubadkaaga mida labaad diintu ma ogla in ninkaaga aad kali shakeyso waxaan kali codsanya inaanad so ban dhigin sita ninkaaga idinka dhaxaysa. Asalama alikum

  • @AsmaQalbi-rb9ml
    @AsmaQalbi-rb9ml 4 місяці тому

    Caasho wllo horta Alle ayaan kagawa baryayaa inuu waxkastoo shara aka ilaaliyo midakale xbbt ducada Alle badso saliga nabigana waliba ibraahimiyad Akhriso wllo was its talo walaaltinim

  • @GaraneAli-yx7ri
    @GaraneAli-yx7ri 4 місяці тому

    Asc asho tartanka wuku furanyahay e latartan nagta cadanka ah e ismuji e gurigaga cesho

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 4 місяці тому

    Doqonyahay waa loo turjumi ogow
    Danaysato inaad iskutilmaanto waa laga fiicanyahay naa xishoo oo orodoo iska fariiso

  • @sucaad104
    @sucaad104 4 місяці тому

    Sidee damiirkaaga kuu siiyey inaad tiraahdo Naagta Keenso gurigayga Cajiib!

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 4 місяці тому

    Inshaa Allaah, dheh mana xuma qofka inuu dantiisa gaaro oo uu ilmahiisa kula korsado… Abaayo naftaada ku dadaal inaad horumariso oo iskuulka aad dhigato dhameyso hana ka harin…

  • @rukiaelmiabi3645
    @rukiaelmiabi3645 4 місяці тому

    Waxaad akhrisata 10 Quluwale - akhri - 100 - Laa Xawla Walaa Quwati Ilaa Bilaahil Caliyul Cadhiim

  • @Muhiimey
    @Muhiimey 4 місяці тому

    Caashooy abaayooy Wlhy aniga ninka aamusan inuu farxad isiinkaro maba umaleeyo 😅😅

  • @Fariidacabdulaahimaxamed-jl2ps
    @Fariidacabdulaahimaxamed-jl2ps 4 місяці тому +1

    Qeebta danbe muqaaalka waa ku farxe ilove my sister ilmahaga allah kuudayo labadiina qalbiyadiina galgaceel ku ogahay 💗💗💗💗💗